-
Content Count
17,517 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
313
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Explosion rocks the TFG convoy Baydhabo
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Paragon's topic in Politics
Waa qaraxii ismiidaamin u horeeyey Soomaaliya laga fuliyo. Hadda ayaa la soo bandhigay qofkii ka dambeeye: -
Fahad Yasin: Open Letter to PM Hamza
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Fahad waa qoraalyaqaan. I used to read qoraaladiisa two decades ago on Somalitalk. -
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
-
Garaad Jaamac Garaad Cali says it all
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
They are staying in very secure Decale Airport Hotel, which is right in front of garoonka Aaden Cadde's arrivals gate. Laakiin transportation is another whole issue. -
Cunaqabateyntii ina adeerkiisa Gedo saaray inay u shaqeysay muu moodaa Axmed Madoobe?
-
mahad canbaashe clan rejoins his division
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Game changer's topic in Politics
Reer Maakhir saxarada xoolaha ee ka gadaan see cariishka iyo mundulka ugu dhistaan, which is environmentally good. Kudos to Reer Maakhir. -
Garaad Jaamac Garaad Cali says it all
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Spot the difference. Qoraal yar kooban lala rafanaayaa. -
After secessionists, Kiikuuyada are the second most worshippers of anyrhing Ingiriis Cadde did during gumeysigiisa xumaa. This same author used to cheerlead Axmed Madoobe and was fervently against a strong Soomaali nation for years. After Xasan Socdaal's selection, seeing how suddenly Soomaaliya's rise made a reverse, he changed his opinion because he doesn't think Soomaaliya is a threat now under Xasan Socdaal.
- 1 reply
-
- 1
-
MBB online assassination have started
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Dowlad ku sheeg dhan hal shaqsi la dagaalsan. Yaab. -
Markuu yiri Reer Waajid ayaa tahay, which is I am not, ayaa ka shakiyey inuu yahay a banned wretched character who used to say Waajid as well. No secessionist marqaanle knows degmada Waajid meeshee ku taalo, let alone a self-admitted badow. I was wondering why Galbeedi was referring to him to that banned character. Now I understand. About IP addresses, it is easier to hid nowadays.
- 383 replies
-
- 1
-
- somaliland
- somalia
-
(and 1 more)
Tagged with:
-
Soomaali iib ah, ifkana ka iib ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Shilimaantii yareyd la soo tuugsanaaye ayee isku heystaan. Waa wada ognahay barakacnimo, abaaro iyo daadad waa mashruucyo aanan dhamaad lahayn lagu hanti yeesho la rabo. Wasiirka wuxuu qortay: Ra'iisul wasaaraha ka daba qortay: -
Prez. HSM attempting to extend his term
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Baarlamaanka cajalkaan lee ha laga shido bas. Wax kale looma baahno: -
Prez. HSM attempting to extend his term
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Wey ogyihiin xataa hal sano hadduu ku darsado in hal sano kale dheeraad isjiid jiid ah ku sii darsanaayo. Marka xulashada inuu ka dhigto 2028 rabaa Xasan Socdaal. Waxaas yaaka yeelaayo. -
MBB online assassination have started
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
MBB qaji gabax ku dhacday again. Dowlad bilaa dulqaad ah. And wasiirkii dhamaa qofkii sheeganaaye. -
MBB online assassination have started
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Once more moooryaanta lobbyied Facebook to close Cali Yare's influential page after he exposed the connections between kuwa afka duuban iyo dowladda. Cali Yare reported yesterday a secret agreement between kuwa afka duuban and maamulka Banaadir. Maamulka Banaadir pays lacag laaluush ah bishii to kuwii qaraxyada geysan jiray, just the same way they openly admitted paying Ciyaal Weero to stop isbaarooyinki. He also reported xasuuqii shirqoolka askarta Eritareeya laga keenay loogu geystay Masagawaa iyo hubkii faraha badnaa gacanta loogu galiyey kuwa afka duuban. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 ______________ Updated. Leading geedi socod countries bolded. -
Frequent flyer madaxweyne
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Waaka war haaye safarkaan, inkastoo war la hubo uunan ahayn. Hadda waa rumowday. -
Demos in Burco re free Bushaara Baanday
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Illyria's topic in Politics
Only the waaloow thinks everyone else is kuwa lagu jiro oo qaca ah. Waraa marduufka iska yaree.
-
Popular Contributors