-
Content Count
17,573 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Laakiin Lacoste wax kale ka dhigtee. Yaxaaskooda logo'aha u ah aaba necbahahay. Labadaan beri, though, American Eagle polo shirts ka dambeeyaa.
-
So what happened to dagaalkii socday? Mise new strategic ways ayee bilaabeen kuwii fag fagta badnaa. Inay Shariifka ka xiraan jidka hubka, ciidamada iyo dhaqaalaha kasoo galo ee Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan ayee u wareegeen miyaa? To isolate Shariifka oo go'doon giliyaan? I guess that is Korneel Turki's new military tactic, but it might backfire. One other fact Soomaalis had not realized is that dhalintaas waalan meelna ma gaareen had they faced many different fronts. Dagaaladooda hal hal u galaan, oo iskugu tagaan meeshee ka dagaalamaayaan. That had worked for them in the past. Laakiinse waa lala fahmi doonaa, oo many fronts at the same time dagaalo ka holcaan ka cabsanaa.
-
Compared with dhalintaas waalan la baxay Dhalinyarada -- compared to them, Aweys maskiin suufi ah uu noqonaa. Xataa haddee ku guuleystaan to unite the country -- which will never happen -- iyaga iyo asaga isma fahmi doonaan from day one. Wuu ka dibacsanyahay kuwaas. A bit, I suspect, Soomaalinimo ku jirto odeyga, unlike them meelo kale loogu soo shubo waxee aaminsanyihiin. _____________ nothing new but the foreign minister with credentials is kind of doopy and definetly not a good speaker neither a debater Mudane Awmaar is a soft speaker, oo waxgarad u eg. What is wrong with that? I guess xaley Aljasiira fiirsaneysay, on Inside Story. Koo la dhaho Sakariye Max'uud Xaaji in uu qeyliyo camal maa rabtay. That guy, waa Sakariye, was ranting and lived, according to Md. Awmaar's words, "in the past." Lost the respect I had for Sakariye.
-
Yaa ku sheegaayo hee. You never know. It might have happened. It might not. Balaayo wax tuntay laakiin. Tabarba ma u haayiyee. Ani waaka retire gareeye waxaas. Wax tuujis ka badan xaaraan.
-
Galkacyu: Puntland forces clean city of criminals
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Laakiin Soomaaliya saas looguma maarmo, at least virtually, I see. Coming all the way and typing the words "somaliaonline" out of the plethora of online sites out there -- and yet still saying hell to it. What is it? Some kind of drug, irresistible miyaa. -
War wiilka arooska haye. Toddobaadkii shaqada qaran ku jirtay makuu soo dhamaatay? Welkam back macalinka.
-
Mum's Shock At Twins With Different Dads
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Ms DD's topic in General
Ciyaalka si fiican ma iskugu ekaan u maleynaa. Hadduu midkood noqon lahaa caddaan kaba sii darnaateen. ______________ "Out of all people in America and of all people in the world, it had to happen to me. I'm very shocked," Miss Washington said. Dah. -
Mexx balaayo ayaa ka dhigtee. War haddii la igu baryaayaba ma galeen dukaankaas. Lacoste amaa soo fiiriyaa taloow now. Meeshaas raqiis waaye maqlee. Libaax ayaaba ila fahansan shaatiyadaa ka hadlaaye. Darn do they have some high-quality casual shirts with reasonable prices.
-
Afsoomaali ayaa laga dhigay miyaa this joke. I see.
-
Soo weydii abaayadiis. Dadkaas dhaqan kale ayee wataan ee diin ma wataan. My mother's long-time friend is complaining about that jilbaab and how it is giving her a headache markee gishato, but she can't go outside without it haddii kale waala karbaashaa iyo dharbaaxo. Can you believe dhalin teenage ah oo qaarkood ee ayeeyo u noqon karto saas ula dhaqmaayo, where is the xishmo iyo ixtiraan loo haaye for elders? Adiga lee sheeg.
-
Islii: The most expensive slum
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Originally posted by Shar ma'arke: quote:Originally posted by Sir-Qalbi-Adeyg: quote: Originally posted by Malika: Okay,the place smelled terribly! Endend up ruining a pair of good shoes,still trying to get rid of stains on my clothes...I mean is that dust on those roads or something else,it stained my clothes.I kept expecting the tires on the car to bust,the pot-holes on the road are filled with stones! I loved the food though in the restaurants,ciil baa hiliib uu hayee, waan kaa soo deergee! The Somali beggers aa raxadaa igaa qaadee,Somali children and old ladies begging on the streets was hard to see. The nightlife of Eastleigh is something to write home about! am still shocked. I might be heading there in a month or so, what are the good night clubs? There are no nightclubs in Eastleigh. But if you wanna explore Nairobi's nightlife then got to Westland(a neighbourhood in Nrbi, locally known as Westy). There you'll find the most popular and booming clubs in one junction. That place rocks at night. And you may meet Nairobi's finest in everything, from chicks to hammers. They've Red tape, Pavement, Rezorus, Black diamond all opposite to each other. You'll surely find many khat-chewing maryooley sitting in their cars. Mark that they only drive tainted Toyota corollas although it's a no no for other kenyans to drive such cars in a posh area like westy. Casablanca(in Hurlingam if am not wrong),with arabian taste, is worth visiting too. But you may pay a visit to Simba saloon in Canivore (Langata) to get a state of Africa's wildlife, from crocodile meat to ostrich oil. This is a serene and a quite restaurant suitable for a night out. Next to it is kenya's famous canivore night club, though outdated lately. Ar Sheekh Sharmaarkena maxaa baray night clubs? Waa wareey. Nayroobi has some good, pretty appealing coffee houses. I had been to all three in the tourist area of downtown, just besides the Hilton hotel, who all are isku wada dhow. One of three, Coffee Pub, is owned by Soomaalis. The other two being Java House iyo Dormans. They reminded me Williams Coffee Pub in Koronto. -
Even ayeeyooyinkii ayee jilbaabka ad adag ku qasbooyaan according to my hooyo who went earlier this month to degmada Waajid, a town controlled by dhalintaan wareersan. Eebboow. Waa wax wareersan diinteena suuban hal iyo laba waxee ka yaqaaniin jirin.
-
ALSHABAAB COMING TO YOUR DOORSTEPS.soon
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoonLight1's topic in Politics
Geedkii orod lagu fuulo orod loogu soo dagaa. Of all people, they, waa kuwaas dhalinta la baxee, should have been aware of that fact. Tii ku dhacday 2006 wey ogyihiinee. -
AC interviewed Ethiopian Prime Minister Meles Zenawi
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Che -Guevara's topic in Politics
Soomaali haddaan nahnay maba jeclin haddii nala soo faragishto arrimaheena. Haddii faraha nagala qaadana still we complain. Intee naloo raacaa marka. -
Thus spoke the 'general.'
-
Somaliland strives to distinguish itself in troubled region
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Sidii naag xaamilo oo toban iyo toddobo sano dhali la'. Buuqeeda iyo quuqdeena dadka kale guriga kula nool qaraabadeeda ka joogi la'. Ama u ekaa cunug suu afka u kala taagaaye, diif iyo dhareerna isku darsaday oo baroorkii kasii dhamaaday, qof maqashana jirin ka ahayn walaalahiisa la joogo; koo shisheeye soo dhumay markuu kusoo dhaco meesha, laba ninacna siiyo cunugaas oo qeyladiisa la yaabanaa, diifkiisa ku cunaayo ninaciina farax daraadiisa. Berina isla meeshii ka bilaabaayo baroorkii diifka miirnaa. Waxaas ayaa 'distinguish' la dhahaa? Hayeba hala sii wato geeraarka ooyineed. -
Mogadishu: Heavy mortar exchange reported
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Maxaa lagu qosloyaa in this thread. Dad daacdaacsigii ka batay oo ka damqaneynin walaalahooda Soomaaliyeed dhibka heysto iyo dhiiga ka socdo. Unbelievable. -
Toloow dadkiinaan hada H&M and Zara sheeganaayo, I wonder intee laga adeegan jiray pre-2004? Intee kalee, Jacob iyo Mexx nooh. Mise International Clothier ahayd? Yaa kuu sheegaayo hee. Gabdhahana probably at Fairweather iyo Costa Blanca lee. Cunuga kulahaa. Kaas hadduu cunug yahay, anigana nuune aan ahay.
-
Ninyaaban iyo qolkaas maxee isku arkeen taloow. Kuusha, gadaal ka gaarta aaba loo baahanyahay toogtaan.
-
Islii: The most expensive slum
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Jaamac mosque at downtown. -
Always waa pleasure to see halyeeydaan usoo halgamay dalkeena. Aabiyaashii Gobonimodoonka, indeed. Eebba ha u wada naxariisto, oo janadiisa Fardowso haka waraabiyo inta geeriyootay, aamiin, aamiin.
-
Islii: The most expensive slum
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Originally posted by nuune: Woow, MMA, is dat Gantaal Bus, at boosteejada Gaarisa, that bus surely got some speed, no wonder they called it Gantaal Gaarisa is quite and hot, even at night you can't sleep, kaneeco & dhidid. About islii, it will never change. MMA, how are askartii dadka qashqashaadi jirtey, dhowr jeer aa anoo leen qaboow xilli galab ka imaadey dhakab isiiyeen kuwa dharcad askar ah, marna dhagool baan iska dhigey oon ku fakadey, marna qof waalan baan iska dhigey kuna badbaadey, markii kalena af ingiriis baan kula yoomey waa markan markey Shauru Mooye station i geeyeen halkaas oo la igu soo jeebeeyey laakin isoo daayeen markaan dhahay taano iyo nus ma heesto boqolkaa qaata oo quudkeeyga ahaa Meeshaas, waa Gaarisee, hal habeen ayaan seexday, oo subixiina isla baskaas kusoo dhacay. Eebboow, kululaa meesha oo kululaa. Meel ka kulul ma arkin ani koley. Dhididkii igu bilowday markaa ka dagay baskaas habeenkii uu iga joogsaday, only because meel dhulal banaan ah oo magaalada ka baxsan ayaan seexday oo ku fakaday. G-Coach inay Gaarisa Coash u taagantahay moodee, ma Gantaal Coash u taagantahay? Waxaa maqlay e-Coach ka mashquul badan G-Coachka. Askartaasna waligood maba isku saqajaamin. Dhowr jeer iska soo horbaxnay, waa kuwa hubkooda wataan wali. Wax ila hadlay ma arkin, oo xataa dhankeyga masoo fiirineynin. Markaa Gaarisa kasoo socday -- ar maxee jidgooyin badan u taalaa. Lix isbaaro soo marnay, oo lacag laaluush loo laabaaye mar walba. Isbaaro caadi waaye ka waran. Ar iga wad Keenyaati shiirkooda iyo dhidid kooda meeshooda iyo meel dheer ha'iga joogo... Not so fast. Nayroobi ma aadan arkinee. Nayroobi wey shidantahay, abaayadiis. Will share the pictures of downtown Nayroobi in a moment. -
Not all Somalias are created equal
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Mintid Farayar's topic in Politics
But, they assured me, they could put Internet on my phone. I sat in the airy second-story customer service center, surrounded by a whirring bank of computers, while the guy worked on my phone. He fiddled with it for 10 minutes before I realized he had no idea what he was doing. When I walked over he was staring at the keypad blankly. "Have you ever programmed one of these before?" I asked. "No," he said finally, and handed the phone back apologetically. So the BlackBerry has yet to reach Somaliland. But it will. Soomaalida qaarkood indha'adeygooda. Inay qirtaan wax aynan garaneynin habeenkii xaley tagay. -
The webmasters of Dayniile, Hiiraan, Waagacusub -- you just name them -- read this forum as well. It is not only the Soomaalis -- non-Soomaalis as well, and not less being than the heavyweights of The Guardian, The Minneapolis Star-Tribune and BBC. BBC used to recommend this site on their site whenever they reported Soomaaliya news.
-
Popular Contributors