-
Content Count
17,573 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Dedicated to ATT - the Shabeelnagood of SOL
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to SayidSomal's topic in General
Originally posted by Foolxumo: waraa jiri doone wiishakale hayeero! I never thought that hees' phrase inay sarbeeb tahay. Banaadiri iyo heesahooda hoosta la iskugu gilinaayo lee. Heesta. -
Awbaare went viral, oo youtube ayaa lagu feature gareeye, see waaye. Ka cabso. Macmacaanka Xamarweyne.
-
Amsterdam airport ku arkay qalabkaan. Caadi ila ahayd, and the line of waiting was faster than manual check up. I guess Reer North America, once again, wey dambeeyaan. Tii nuursaneyso u shaqeyso inay aragto, she is very welkam. Yee isku nixin lee waxee aragto daraadiisa.
-
Originally posted by Tuujiyee: loooooooooooooool How come I never seen this!!! Pucca ileen coontaan waa ii ganbaneed and all this time in 2006 Edmonton aan isla joognay..xitaa ma iisheegeesid yaah loolxaasidun waxasadaa!! waraa MMA horta adiga ganbar gaaban aan kugu fadhiyaa maanta ka bilaabato loooooool walaahi islaamahoo aan arki jiray building kaas kasoo bix bixi jiray aa isoo xasuusisay looool waraa shakti kabuur! ma joogtaa wili? qandha kula su'aalo badnaatayee? Wareer Badanaa!!! Maba xasuusti having wrote that ka waran, ayeeyo. Qoftaas wey kuu gaftay waraa, ee 'duleelkeeda' soo xir.
-
Shariif Hassan loses his citizenship.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoonLight1's topic in Politics
Suu ku qaatay markii horeba horta. Oh, I guess, $$$ did its tricks. -
Alshabab: Bans Sports in Merca and Baardheere
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Meiji's topic in Politics
Dhubad, isbishaal jihaad ku qaad kuwaas. Your hometown ayee ku amartaagleynoyaan. Jameecadii Baardheere aawey yaaqeey, wax ka nool ma joogaan miyaa. -
Originally posted by Najmudin: If you guys noticed they edited the word "playboy" to "playbyy". These guys definitely know what the word means. LOL I am not xeeldheere yaqaano waxyaabahaas like our residents-in-chief, such as Duceysane iyo Che, but I guess that's playboy's bunny logo.
-
A 44-year-old Toronto man with swine flu died...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Aaliyyah's topic in General
just stay away from Mexicans and you'd be fine. Reer Meksiko iska dhaaf, duqa. -
Originally posted by Indhoos: ^^^Ma ka cabsatay, waa strip tease gaa-gaabey. LADIES PAY UP, YAAH!!! Sidee iskugu dareen ciyaaraha Shabeelle laga ciyaari jiray iyo tan hip-hopka ku cusub la yaabay. Waaw.
-
Suicide bomber targets government 10 dead
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Cawaantaan isqarxineyso ayaa 'political solution' soo wado dad ka aaminsanba. Diin ayee haddana sii sheeganayaan. Maxee diin iyo midba ka ogyihiin. Markuu isqarxiska bilowdo, though, it says more about their desperation than anything. And I am sad to realize that more of this demonic act will come in the near future and in more frequent. I hope I am wrong. -
Tuujka, duleelkaas wali ku qoslooyaa. Balaayo ku duleelisee. Xariiftaada xishmee waraa. Stoic, I don't know about American ones, but on here these days nice shirts yaalo ee check garee.
-
Originally posted by hamza9163: Video of today's fighting Ignorant, brainwashed young men, who do not even know waxee u dagaalamayaan, ka dagaalamayaan. Yaa ogaado haddee hal xabbad ku dhacdo the most they will ever do for him is taking him to isbitaal and leave them to suffer or succum to their injuries on there.
-
Much ado about nothing.
-
Originally posted by Abdillah: You gotta love this.
-
The War has just started in Xamar...
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to xiinfaniin's topic in Politics
Is the name-calling necessary, fella? Easy on it. -
The picture is a file one, from last month in that same occasion he was smiling.
-
Originally posted by Tuujiyee: Abaa kor iyo geesaha aan kaa salaamay horta.. Baryahaan duleelkoo oo odaykaste ka wardoonay aan ku maqnaa laakiin isbuucyadaan danbe leersasho doon aan bilaabay in aan raadsado nooh... Ani hada kohor aan isku gashte H&M surweel, madax adeegnimona maku labisanaayiyo oo bajaq makaxeenin; kaalay adiga qari hee nooh!!! dhibaato maba isdhaheen saqajaanka in la arkaayo nooh.. laakiin bajaqda ha umaleeso in saqajaanka farxadaraadeed shaati bixiyoo gali rabyo oo kuleel haayo calaashan excitement... Duleel ku dilay, duleel kulahaa. Waraa gabdhaha faraha ka qaad, adigaba duleel iyo godba waa kugu yaalaanee. Maxaa tirina? Bajaqda ha u maleyso in uu bahalka daraadeeda usoo fak fakanaayo? Waaloow dheh hee. qatar afkeyga maku noqonaayo Lacoste...Sansamanik adooda xataa $30 majoogto maclaa funaanadahooda... [Razz] Naga daa hee, American Eagal aan kugu ogahay... Miyaa. Yaa waaye dadka u gadanaayo marka oo dhoore ah?
-
Galkacyu: Puntland forces clean city of criminals
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Hannibal: Poker, I think MMA felt offended when you said 'hell to somalia' and rightfully so. MMA, Adeer I agree with you that poker was bit out of line. But know this SOL is a tool where anyone with any views can come and try to advance his/her propaganda and that doesn't define lack of confidence but rather conveying the messege for Somaliland's independence to not only the world, but the somalis here as well. Think about it. If there were no opposing views here, rer koonfur iyo Buntland would ran the show and Somaliland would be bashed from left and right and no one to defend it. Somalilanders are here to take the messege to their political oppenents as well as to express their voice. That is the great thing about the cyber community. Shabakadaan qofna kama xigi, iyagana kama xigi, iyagana igama xigaan, oo waa ka wada simanahay. Wuxuu rabo qof dhiiban karaa, which includes my own aragti saan u arko too. Qof laga xigsanaayana ma jirto on this site. Reer Waqooyi sharaf iyo heybo leh ku jiraan inta, walina aamisan aragtida Soomaaliweyn, kuwaasna kama hadleynin. Kuwa aan aaminsaneyn jiro as well, oo si wanaagsan aragtidooda usoo gudbiyo too, oo aan xishmeeyo. Laakiin the trolls, rants and hatreds based on frustration and vitriolic posts looma dulqaadan karo, at least not from me. That needs an equal response lagu kululeeyo and put them where they are. -
Puntland delegation to conference on piracy return
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Aawey Cadde horta? Is he back in Kanada? A "Canadian" waxaa badalay an "Australian." Soomaali leadershipba waxaa qaribay dadkaan labada baasabooro isku wato, siiba Reer Kanada oo dowladii la dhisaba sizable ugu jiro. -
Originally posted by Che -Guevara: ^I use to laugh when I listened this song as kid, the line where Sahro Dawo sings "Igaaryaho guudka weyn", for some reason, I thought she was saying something else...God bless me Igaaryahoow qooraha weyn maa moodi jirtay heesta. Dirty-mindedka aa tahay maxaa dhahaa. Geelle, arag adiga. Heesaha Xasan Aaden Samatar kusoo caanbaxay ku jirtaayee. Qalanjana see isku walaaqeyso fiirso. Kuusha, heesaha Sulfa cajiib ayee ahaayeen. Aabana, Eebba ha u naxariistee, had a good taste. Siiba taas Muxubo muuna beeshayee gabar xaafadeedana ku dhibi jirnay, oo Labamiira ugu wici jirnay. Ar maxee na bursatay. Personally, hobalada Durdur aniga hobalada Iftin ka jeclaa. Sulfa, Shimaali, Luul Jeylaani, Axmed Rabsho, Jeeri, Killer -- yaaba gaari karo dadkaas. I guess Sahro Dawo iyo Baastoow wee iga badbateen since arooska walaashey ka heeseen at Hoteel Jubba in 1988, mar walbana Xamar ku fiirsan jirnay oo ilaa hadda haayaa cajalka arooskaas.
-
Fufu, Aaliya meel walba wey walaaqdaa iska dhaaf.
-
Waraa Tuujka waaku salaamay. Intee ka dhacday, ma nooleed? Waa maqlay in lagu af, xabad iyo lugaduubtay. Surwaaladooda kama hadleynin iyo dharkooda dressingka ah. Kuwaas wax la gishto ma'ahee. Casual polo shirts iyo shirts ka hadlaaye. High-end quality kuwa ah haayaan.
-
Islii: The most expensive slum
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Originally posted by Fu-Fu: lol nuune, horta isli ado jaago maxaaba night club kufale ,, the number 9 aaba club lugu leh oo socdo ah lol...abkeey bajaq oo dhan intey jalbaab so gishtaan maxeey si raaceen so raaceen no.9 ka LoL. Walaalkey, who hadn't set a foot in Afrika for 30 years, save a week in Xamar in '85, ayaa saarnay baskaas last month when he came to Nayroobi. Mareykanka ka yimid. Asagoo kala firirsan ayuu kasoo dagay when downtown gaarnay. Kuwa basaskaas wado iyo dabakafooladooda dhagahooda ma u naxaan miyaa taloow? Weyba kibreen haddana kuwa ugu dhawaaqa culus oo 12th ayee kasoo kala jiireyaan, oo qofkii u socdo 4th iyo 3rd meelahaas ma kala jecla. That is why 6thka u raaci jiray ani, madax xanuun ka sakoow meesheyda i geynaayo. Nuunka iyo night club Islii ku yaalo waxa baray ayaaba igu daran. War Nuunka waaka qaraaban jirtay yaah mahaas? Yac. Sharmaarke will recognize Southlands, Langatta, in the following images. My family used to live there from 1992 to 2000. Southland jidadkeeda xaafadaha wey burburtay ka waran. Clean iyo without potholes ahaan jirtay. The green-gated one is the house we lived back then in '90s. -
Galkacyu: Puntland forces clean city of criminals
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Poker, this daily ritual of calaacal iyo kalsooni la'aan reeks desperation. It is pitiful. We all know this daily ritual of aah iyo ooh will prove nothing to us. Nothing on the ground will change, regardless how one wails daily on online, on this site. I don't see on here Reer Jabuuti, wailing about nonexistent daydreams. They are confident, oo wey isku kalsoonyihiin and do not have to prove anything to us. On the other hand... It seems like naag ninkeeda abuse gareeyo, who daily wails about him, who laments about him, who howls about him. Yet at the end of the day, u dhaxleyso that same abusive husband of hers. Unnecessary analogy, yet aptly fitting. Frankly, it is bordering into a psychological problem with kalsooni la'aantaan. The dejection of not getting aqoonsi for so long seems too much for some to handle. It is kalsooni la'aan oo cabaad iyo calaacal dhaaftay that is getting worrisome.
-
Popular Contributors