Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,573
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. LoL, sister. I guess I should have expected inay Minnesota waxaas ka imaatay, meeshaas ayaa reero marax buuxaanee. A random sawir: Toronto Reference Public Library at downtown Koronto. Not good quality since it was pictures taken on a cellphone. That building must've been designed by a great architect. The pictures do not do justice of how inside that building really looks like.
  2. Btw, I hate the double standards of somalis on SOL. If you wanted this kind government, why were you calling for the downfall of Abdullahi Yusuf????? Widaayoow, are you serious with this question? Honestly. Kamoon. C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Shariif Sheekh Axmed both waa individuals, qof shaqsi ahaantoodana kasoo horjeeday ma jirto, from my personal. Isma naqaano, waxee yihiina Soomaali weyn see u taqaano u aqaanaa. Having sufficiently written that, I for one welcomed C/llaahi Yuusuf's government, back in 2004 markii loo caleemo saaray. Even though he would have never been my best choice or second best nor third best or any choice in my 'best category,' I had to accept him and his transitional regime for the sake of Soomaali people's lack of government. Nin madax adag oo macangag uu ahaa, a dagaal'ooge oo nabad iyo waxaasba raadineynin, oo xabbad ma'ahee wax kale garaneynin. Still for the sake of Soomaaliya's lack of dowlad and Soomaali people's plight dowladiisa uguma soo horjeedi jirin. All that was fine until Xabasho keenay meesha. That wholly changed the equation. My personal support for that government meeshaas ku dhamaatay. That was my number one issue, wax kale ha wada xumaadaan ee wax la iska samri karo ahayd, but not Xabashi la keenay meesha and their brutal occupation. Same with this Shariif, mana la jiri, kama soo horjeedi, but waxaa u arkaa the last, best chance Soomaaliya dowlad dhab u dhalato, otherwise dalkeena jiritaankiisa magac ahaan xataa qarka u saaran inay ka baxdo dunida. Hadduu berina Shariifka keeno Xabashi, uma maleynaayi inay rayigeyga isbadalaayo of my Xabashi stance -- that won't change. Hopefully, Shariifka wuu dhaamaa kii ka horeeye warlordka ahaa, oo nabad iyo xal raadis hal ka garan jirin ka ahayn dagaal.
  3. Waranle should put aside what his username suggests and should come up some concrete, constructive criticism that can be warranted. One time you accuse Shariifka being a clanist, quite in the same post you are accusing him not appointing someone from the named regions you mention, because ostensibly of qabiil reason. How can he be 'qabiilist' when he didn't name anyone from his clan in the prime ministerial position, which you advocated. [i hope I misread your someone from Muqdisho sentence, but that is how I interpreted.] Maxaa si ka ah that logic of yours? Are you solely against because he appointed Ina C/rashiid, and not somebody from Xamar, whoever that can be? And if Ina C/rashiid cannot claim to be from Xamar, where he was born and bred, yaa Xamar sheegan karo. Soomaalis should grow up from being mucaarad for the sake of being of it or saa u arko hadduu ku dhaqmin qofka I must be mucaarad. It is about time dalka laga hormariyo suu qofka u arko. Shariifka and his nascent regime are far from being angels -- just wax dhaamo xaadirkaan in the political scene of Soomaaliya lama arko.
  4. "Cruyf, Boyal..." Mayee booyad. War magacyada dadoow sax. Darn it.
  5. What is the fuss? Gabdhaha Soomaaliyeed maalin walba laga gooyaa bahalkooda iyagaba, masaakiinta. Faruureey ka dhigaan waliba, then la tolaa to shut it off. I guess at least wax ku yaalo or u haray, some of you might say. Still same cruelty.
  6. Both sought and did this stunt for their respective publicities, methinks, though it might've gone awry. Eminem's recently released album and Baron's upcoming movie.
  7. Taalada Axmed Gurey at Lambarafar (KM 4). Taksiyada see u safanyihiin in the far back. Xamareey. What a lovely place it was.
  8. I think only the first two images date from pre-civil war. More of Xamar: Ex-parliament
  9. Another ka cabso one. Wiiw. Aalaada aada. Ciyaaraha hore iyo tan cusub see iskugu dareen wali la yaabanahay.
  10. Professionally designed and great music too. Some rare footage as well on there. Xamar caddeey lee iga dheh. Jasiira ahaa. Is that Masaajidka C/casiis' minaret? Xamar Caddeey bilaash ma laguu dhihin. Alcuruba ahaa.
  11. A beyond seven-year-old Soomaali girl. Waxaas ayaan u aqaanaa caqli, and she is cute too. "Kilik hiya..." What a flawless British accent.
  12. Originally posted by Uniqueness: Fine, I am her. I am Somalia. Yippie! How wonderful. Seriously though, I feel offended. I am not a qaniisad, wasaqyahow farabuutka ah. What in the earth and heavens, can there be between me and her? huh, huh!? Did you click on the link that the topic starter posted? If you did, you’ll see that the link will direct you to “ilike” so of course, I know. Secondly about her facebook fan page, nowadays 80 percent of Somalis in Facebook have her added? Besides, I just like her music, and think she is cool. Sue me! at 'faarabuudka.' Talyaaniga i dilee. Relax and iisi on there, sister. Kuusha was kidding and you misunderstood or misinterpreted her little joke, I think. See u turjuntay kama wadin, ee inaa istaqaaniin qoftaas ka waday, wax idinka dhaxeeyo. Wa salaan, ee kaftanka waa furanyahay ha xumaan. And my apologies if you are offended.
  13. Originally posted by Fu-Fu: MMA, Cunugtaan quruxleeda ah cajuusyaasha SOL iney cayuuman maad rabtaa Yac. Dhaaf gabadhaas. Dharkeeda hidaha iyo dhaqanka iyo qaabka u xiratay wonderful ila ahba.
  14. Naga daa. How many ciyaal kuus kuusan kaa daba ordooyo? Should I say 'maashallaah' yet?
  15. You have my vote to be the moderator's moderator, awright? Ka waran taas, maxaaba ka fiican. Moderate the SOL'S Office section.
  16. I didn't know Sabriya was a hooyo yet. Hooyo waa lama huraan, indeed.
  17. Kuuseey, marqaati beelee xaa kusoo jeediye xiligaan.
  18. Actually, these days Soomaali jilbaab waa weyn ku arkaa iyagoo telefoonada saas u surto. Jilbaabka iyo dhagtooda inta u dhaxeyso dhexgiliyaan, walking on the street or driving cars. Their version of bluetooth u tahay, but so marax waaye. Wax u sheego mee waayeen fiilo telefoonka ku xiran iska gata or bluetooth ama gacanta ku qabsada. Wah.
  19. Camels come top la yaabanahay. Soomaalida qaarkood doorooyinka amaanaan, which the author didn't realize, I guess. Diiq maxaas yiri -- kuukuu Dooro maxaas tiri -- kiikii Saas camal.
  20. Ms Unique is very interested about qoftaan Soomaaliya la baxday. By any chance, you are still claiming not to know her and she is not you? Kamoon hee. Wax ayaa idinka dhaxeeyo adiga iyo qoftaas since every post of yours is about her, knowing her facebook page, and now her particular site on ilike.com, too. You are doing a reserve advertising, aha? You go girl, do your thang.
  21. Originally posted by Recovering-Romantics : Here is the video of the picture The gates Filla Soomaaliya looks great. Waala dayactiray, very much. _____________ Naasir, I am just sharing what I had seen. Waa ognahay dhamaanteena walaalaheena Soomaaliyeed rafaadka iyo qaxarka ee ku jiraan, kuna jireen in the last 18 years. This thread in no way downplays that masiibo iyo ibtilo. And still we cannot dwell sad thoughts all the time, otherwise it is too depressing. Shariif is a president to me as he is to you. He represents Soomaaliya today, ee "your" president hala soo shirtagin.
  22. I was at Indigo bookstore the other day. I was reading about a new book about the continent of Afrika, when I came across this following quote in the Soomaali chapter of that book. That chapter was filled anecdotal and humourous pieces about Soomaalis. The quote: Apart from war, camels and themselves, Soomaalis love poetry. Unsurprisingly their poetry is largely about love, war, camels and themselves. Camels come top. So are you one of those Soomaalis the author is describing?