Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,641
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Originally posted by Najmudin: I don't comprehend exactly what this technology does. Are they saying you can buy stuff via ur cell phone? How would that be paid off later on when you have prepaid phone? I didn't know Somalia had post-paid wireless companies. I think Safaricom of Kenya was one of the first countries in Afrika to introduce something like this, called M-pesa.
  2. I had read this buug in Nayroobi some two months ago. My brother brought it from US. Very interesting, though didn't have time to finish. Clash of Civilizations Over an Elevator in Piazza Vittorio
  3. War bahalka halis kuu keenooyaa ee shukaansigaa saacadaha badan la hadlaayo yaree ama iska wada dhaaf. I think sidee indhaha iyo aragtida u kala fiicanyihiin dhagahana u kala maqal fiicanyihiin. Badanaa dadka hal dhag ka jecelyihiin dhagta kale, ama maqalkooda wanaagsanyahay than the other dhag.
  4. Labadaas laba ciyaal aabahooda u taliyo waaye, so what is the big deal? Markee ciidamada Xabashada kasoo tilaabsadaan xad beenaadka ee u dhow Buuhoodle, labadaas gobol kuwa u taliyo jiiq kama maqleysid. Laakiin markee ciidamadooda labada gobol kala taageersan tagaan Buuhoodle, haa, hii, hoo iyo huuda diifka iskugu daraan dagaal iyagoo raadinaayo.
  5. . An Afmaay teacher teaching in a mixed Afmaay and Afmaxaatiri class. And macalin teaching in the same mixed Afmaxaatiri iyo Afmaay class. Feeri faani. I heard those short clips and others from those same actors had won a nationwide competition arranged by the United Nations in late '90s.
  6. qaadaayo Maki Xaaji Banaadir ee shirkii Carte ee 2000.
  7. Waa runtood laakiin. Gacanteyda bidix dhanka xusulka waaka dareemaa daal ama xanuun yar yar oo neerfaha ah, siiba markaa jaakada aad qabtid aad telefoon ku hadleysid. Jaakada ayaa sii caburineyso. Gacantaas u badnahay inaa ku qabsado telefoonka gacanta.
  8. "Sheekha" intuu qoriga la ordin horta teeda kale ma kala yaqaanaa 'farad' iyo 'waajib.' Muxuu jaahil walba sheekh la baxay.
  9. Waa rabi lahaa sidee u egtahay inaa arko maanta. Ma typical hooyo Soomaali camal mee noqotay taloow. Buuxa, laakiin walaasheen ma heesi jirin, kaliya wey ciyaari jirtay. Heesaha hoos badanaa Faadumo Qaasin iyo Luul Jeylaani oo codad macaanaa ugu qaadi jiray.
  10. Originally posted by nuune: Gracias alta vista beene seendada muuska buundada ansalooti sagatuuro maano miino maanyo beerta mareereey taatiko tiibisho kalkalyooni kabiito canbuulo maajo istaraasho sharoobo kataabiyoos tooka bar tooka aloore seenya uno diyeesha kadaloob jinguwa sate farasiyoone almiino mayiiko koonbo kataliini marsha duwa sheelaro oto fariinka faarabuuto barke mi perla talyaani ashidanti naabulo foolyadi kaano kuuntadi maano sinyeeri shandarawo feebaro koolba aaryo burukiito aasbariin tuti mia moorada muxuyidiin gracias tu liima mandariina isbarmuunto baamiye baarakuuliya shakhfir shalooliyoo shita shuute shaanba rigoore atarisho kaaba laadar atoore muufo baraguuse beydaanka kaasabobalaare ototo farankaboole faraanti grazcias alta milyaare berluscooni. Awguuriyo, awguuriyo. Taas bilisiyoon aan la filaneynin ayaa banooniga meesha ka dhiibtay, xataa aarbiitarihii waaka yaabay asagoo leh borobiyo, borobiyo. Handiyaamo dhan darbiga dhisay ayaa ka kor qaaday. Taltaliini oo dhan difooso u ahaa kooxdaas iyagoo leh la wada maqlaaye isboorko, isboorko, muufadii baana'ooliyo ee cunayeena dhuunta u istaagtay, laakiin dad kooxdooda la garaacaayo wax walba ka filo, ee foolyadii ganjeelo iyagoo ku tahay ayee ganjeelka ka wada dareereen oo Afisiyooni sii aadeen.
  11. First burcadbadeedii ayaa isbaaro u dhigatay baddii, for the ships with aid have to be escorted by foreign navies. Second, uusbuuriyaashi ganacsatada sheeganaaye ayaa isbaaro kale u dhigtay at degadda. Third, kistii yarayd soo hartay mööryaantii ayaa mid sadexaad u dhigtay. Naxariis habayaraatee kuma jirto Soomaalida qaarkood. Xaasidnimadaan maa inoo dambeysay?
  12. Four killed in Somali soldiers' row: security official MOGADISHU (AFP) — Three Somali soldiers and a civilian were shot dead on Sunday when a argument between government troops ended in violent clashes, a security forces official said. The soldiers, who were guarding a roadblock in the capital Mogadishu, got into a row over money paid to them by drivers of vehicles that passed through. Payment from an aid convoy was a particular point of conflict, security forces official Abdulahi Hersi told AFP . The argument rapidly spiralled out of control and the soldiers began fighting with machine guns and rocket launchers. "There was fighting between the government troops over a humanitarian convoy carrying supplies for displaced families," Hersi said, adding that he believed the dispute was over some expenses taken from the World Food Programme convoy. "Three soldiers have died and another was wounded during the clashes," he added. A civilian was also killed after getting caught in the crossfire in front of his house, according to witness Feysal Abdilahi. Somalia has been in the grip of civil war since the overthrow of president Mohamed Siad Barre in 1991. AFP
  13. UN food is stolen from the starving in Somalia fake camp fraud One of the UN’s largest international relief efforts is under investigation after it emerged that thousands of sacks of food aid were being diverted from starving refugees and openly sold for profit. The head of the UN’s $955 million (£580 million) aid operation in Somalia has launched an inquiry after being shown footage showing tonnes of food bearing the World Food Programme (WFP) logo widely on sale in Mogadishu, the capital. Stacks of bags of maize and wheat and tins of cooking oil — marked “not for re-sale” and bearing the UN stamp — are on sale from ten warehouses and 15 shops in the city’s main market. About 45,000 tonnes of WFP food are shipped to Somalia from Kenya every month. Mogadishu traders told Channel 4 News that they bought their supplies straight from UN staff. “We buy [food] aid from WFP staff directly or from people they employ,” one market trader said. “They take us to the warehouses used by the WFP and let us load our lorries. The goods are freely available and you can buy as much as you like, but we usually buy no more than 500 to 1,000 sacks at a time. Just a tonne or half a tonne a day can be shifted more discreetly.” The food could hardly be more needed. More than a million people have been driven from their homes by fighting in the area, including 117,000 thought to have fled from Mogadishu in the past month. UN officials say that civil war and the worst drought in a decade have created “near-famine conditions”, with Somalia ranking alongside Darfur as the worst humanitarian emergency in the world. The WFP is charged with feeding 3.5 million Somalis — almost half the population — and is struggling to overcome an operational shortfall of more than $84 million over the next six months. Britain gave the WFP £9 million for Somalia last year through the Department for International Development and is now deciding whether to give more. Another market trader described how he invented fictional refugee camps, which were then allocated food that he could sell. “You go to the WFP office and fill in an application form to create a camp,” he said. “When we receive the food, we give out some and then divide the rest between ourselves and the WFP guys who negotiated the deal.” The scam is, according to Mark Bowden, the former British diplomat who is now the UN’s humanitarian coordinator for Somalia, “disturbing”. He is urging the WFP to speed up its inquiry. Many of the sacks for sale are marked: “A gift from the American people”, with the US government’s aid agency, USAID, providing $274 million last year in food and in humanitarian assistance for Somalia. Peter Goossens, the WFP’s Somalia director, describes food for sale as a “minor phenomenon”. Xigasho
  14. Cilmi iyo Caado and Rafaad iyo Raaxo ayeeba taqaanaa qoftaan. Qatari cadiim. Another ruwaayad jirto labadaas ka sareyso, lana dhaho: Ma Damci Lahayd Dumaashidaa. Interesting one waaye, try garee to watch it. Or a better one: Mataanihii Ismaagay Maxaa Loo Mehrin Waayey. Or mid kasii fiicanba: Ifka iyo Aakhiro. And make sure to watch this one as well: Sharaxii la Tumay Sheekaa ka Dambeysay.
  15. Tan afaraad, MMA wili old soulkiisuu iska wataa...Meeshaa aragto "eeboow wadankeenii", "Xamar waala xumeeyay" uula taagan yahay...Laakiin hada H&M uuka adeegtaa, waxooga dhalinyarada in him aa iska soo iftiimoyso... Waxaan kashakiyay laakiin inuu Nuune soo tabatabary, hadaas usiga single mothers shabiyaa - barbaratooy waaye... Yaaya. Aree xaa tiri? Waaba yaabee H$M saa'id ayaa meel weyn ugu dhigteen. Dukaankaan waagaa ka adeegan jiray caasho iyo jaamac meeshaas lagu arko iska dhaafee, xataa sida loogu waco ma garan jirin magacaas. Ej-em ku heyn jireen, not Ejenem. Waraa Tuujka, Qacqaac waaloow intuu ku dambeeye? Wali Ottawa uu ku baraf cunoyaa miyaa? Gabadhaas Caramel walaasheenana intee ku dambeysay taloow iyadana? Aawey Hibo iyadana? Intee caga dhigatay qoftaas? Shan sano dhan kasoo wareegatay. Waaw.
  16. Originally posted by Najmudin: Being skinny a&% and not worrying about being over weight or obese is another one ( for guys only). Xiito, xayeesi, caato -- no more. Soomaalida ciyaalkooda qurbaha ku koray, kuna dhashay see u egyihiin ma aragtay? Fuustooyin wada socdo u egyihiin, qaarkood baac baac camal. Ciyaal iska wada shaf weynaaday waaye iyaga dhan. Many positive aspects laga sheegi karaa Soomaalida, however mid ayaan mention gareynaa: Travelling the best cities around the world without worrying about hotel reservations, accommodations and such. Just tikid ayaa goosaneysaa, qaraabadaada meeshee joogaana ka dhaceysaa. Hoteel hoteel iyo waxaasba wareer ma kugu aha.
  17. Originally posted by Tuujiyee: ^^^ yarka sharaxaada jooji.. Xijaablee maa ka danbeesaa mise timo deys? mise isku kariska calaashaan party markii la aadayo lasoo siidaano tinta.. sharx nooh seecamal adi.. isku deeys mise ****oloos ama isku karis? see yeeshay hee? Wareer Badanaa!!! Ani meeshaa ka dambeeyo waa ogtahay, meel dambena waaye. Nuunka, kuwaas Bakistaani mee ahaayeen taloow?
  18. Somehow sheekadii Awkoombe iska soo xasuustay. Awkoombe oo Gaalkacyo kasoo noqday la wareystay sheekada ku saabsanayd. Geeloow gumbalalax maala dhihi jiray horta? Kooraha u suran qoorta. Waa Eebbe mahadiis roobka ka da'ay deegaanka.
  19. What is this? A Ms. Paris Hilton blog? OMG??!!! Mayee BMW. What the...
  20. Originally posted by Ducaysane: Yaa ku yiri MMA wax ka sheeg? Ilbax ninyohow. Xaa iga rabtaa ninyahoow. Aniga is just another member like you. Qof isbishaal ah ha iga dhigin nooh. Mise sidii ushii waagii kugu dhacday in uu MMA kugu dhuftaa moodaa wali. Ar ani ma ahayn hee, ee iloow.
  21. It plenty much does not concern me, nor would I judge a person that does not wear xijaab differently. I plenty much like the motto: Ninba naftiisa, nabiyoow ummaddaa. Young people waa young, in the end iyagaa iska soo noqonaayo. Do you stare, when a lady in trousers with her hair down walks into the Mosques to pray? This, however, would raise more than high eyebrows. Waa disrespect against beydka Eebbe, even though I fully did not understand "hair down" phrase. Same like qof (nin) dabagaab am wax la mid ah ku galo masaajid.
  22. Qofkii si macquul qadarin leh kuula hadlo kaa waalnaa. Hayeba, meesha kasii wado huuhaada.
  23. Public schools ka hadlooyaa, which I thought she was referring to. Yes, iskoolaadka dowladda Afsoomaali bas lagu dhigi jiray. Jaamacadda Gaheyra maadooyinka qaarkood Afsoomaali lagu bari jiray ardeyda.
  24. Originally posted by Nin-Yaaban: Hadii aan lacag fiican ka helo kuwa aan "sue" gareeyey, bahashan oo kale ayaan xaaska ku booqanayaa. Garyaqaankaaga wuxuu kaa reebto haddee wax kaaga soo haraan ma'ahoo hortaba.