-
Content Count
17,573 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
(BORAMA) FRIDAY PRAYER IN SIGN LANGUAGE
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to djibsomali's topic in General
Waa qorsho fiican in lagu taageerana u baahan. Toogta dambe dumarka dhagaha la' qeybta hore hala soo giliyo see ula socdaan qudbada. Soomaalida qaarkood si ayee iskaga dambeeyaan, qaarkood ula dhaqmaan dadka dhagaha la' dad maskax yar ama maankooda gaabanyahay oo hortooda ayee sidii ciyaal camal ula hadlaan, dad aan wax garaneynin camal. Marar badan ayaa arkay, oo si ixtiraam ah ma ula dhaqmaan. -
Looks like a bit photoshopped picture. Laakiinse one more reason why I never decided to live Mareykanka, especially one of those redneck southern states. Jaahil dhaga iyo qoor gaduudan iskugu tagay meesha.
-
An appreciation of our traditions culture
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Ismahaan's topic in General
Originally posted by Ismahaan: This dance is called hoobalow hilowle Qurxoonaa oo qaayo badanaa bilcaantaas. Dhaqankana kusii qurxoonaa waliba. Waa wada qani kuligood. Alas, some are trying very hard to eradicate that beautiful hido iyo dhaqan of ours, particularly guntiinooyinka iyo gareysyada qurxoon in the name of dhaqamo kale. -
Dankis for sharing the link, sister. Hopefully Soomaali badan qabyaalad ku qafiifay would heed some of his waano.
-
Originally posted by Kool_Kat: MMA, have you Googled the poor girl already? Bisinka! Well done on your homework... She was on this group pool page that I came across a while ago. That guntiino looks great, though.
-
Just what the heck is on the left side of the plate? Indheheyga miyaa mise waa hilib ceyriin ah? Bahalkaas Soomaaliya lagama cuni jirin, and it is one of those frozen stuff, fruit ah. Macmacaan lagu sii daray u maleynaa. I had tasted that thing, magaciis ma aqaani though.
-
Somalia-most beautiful country in the world
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Ismahaan's topic in General
Masaajidka Arbaca Rukun Tiyaatarka Masaajidka C/casiis Masaajidka Isbaheysiga Probably Hoteel Guuleed Typical Xamar xaafad and houses (still intact in 1993) -
Moos bariis iyo soor ama sabaayad ku macaanyahay. Baastada xataa kuma xumo in lagu cuno, but kuwaas ka horeeyaan. Oobis, I guess the sister can't read Soomaali. Eniwey, welkam to SOL. *Sigh* Caloosha i yeereyso, it is trying in futile to establish a communication with those dishes, methinks. Fresh canjeero iyo fresh beer with koob kuleel shaah caddeys ah. Xaax.
-
Originally posted by Somalicentric: LOOOOL I didn’t necessarily mean those singers verbatim, but I meant in general. Btw I’m addicted to lafoole, that man can carry a tune in a bucket haha and there is NOTHING wrong with these new up and coming singers, they are easier to understand by folks like me who live in a Somali-free tuulo… but lately I have been listen to the qaraami version of every song they twisted… and jacaylbaro qosal baa iga kentay! Dabshid well said, i would kill for the music festival Came across this a while ago, so I assume it is your page. Not bad for a budding photographer.
-
Somalia-most beautiful country in the world
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Ismahaan's topic in General
Haye maku soo daraa kuwa kale oo qoortana haku xanuuntee? Isgoysyada Kaasabalbalaare iyo Bakaaraha kuwa ah kusoo daraa mar kale. Ama jidadka Sodonka iyo Wadnaha. -
*Sigh* What an %$#@! comments that is above this post.
-
Kuusha, haye Holt makuu wadaa, I can see dhareer kaa socdee. Teeda kalena barfuunkaan hoos ku yaalo waa jeceshahay la yiri xaaka jiro hee? Fak indeed. Originally posted by -MARX-: MMA, H&M is for hip and trendy people. Sorry Sxb but you dont strike me neither of those. For somebody who wears cheap, oversized, purple shades as sunglasses and on the top of that indoors, would be the last person to give fashion tips. Soori pal, but no dankis.
-
Umul has to appeal to his convinced followers, some of them Dhalinyarada's die-hard supporters. At the same time, dagaalkaan in uu macno lahayn qof walba u wada jeedo, qof la dhihi karana kaas saxsan, oo gar leh maleh. Dad Muslimiin dagaalamaayo, waxee u dagaalamayaan jirin badanaa. Umul is just another sheekh of many, though dad badan ayaa buunbuuniyo, oo si nabi camalna u dhuuqo his every word and his edicts without having a reasonable questions about them.
-
Somalia-most beautiful country in the world
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Ismahaan's topic in General
The majestic beauty of Shalambood, Shabeellaha Hoose Ciidcelintii Shalambood Shabeellaha Hoose, somewhere near Janaale[?] Shabeellaha Hoose, Wabi Shabeelle Somewhere near Qoryooleey [Awdheegle?] -
Somalia-most beautiful country in the world
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Ismahaan's topic in General
I am reminded to bring back others as well, which was I previously posted on this forum. Ka naxoow nafta sii waa waligaaba, xaasid meel ma gaaree. Eebba ha idmo Xamar sideeda ayee kusoo noqonee. Xaasidka ha u dhinto mise haku sakaraado maqalkaas. The great suuq of Xamarweyne iyo boosteejada Ceelgaab -
Actually, Dabka, inaay as well loogu wacaa. Eedooyinka always had a bad rap, and never thought a song as negative as this was composed about them. Great song though. I like it.
-
The strategic blunder of the hotel lobby president
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Coloow's topic in Politics
Su'aalooyin for you, before Shariifka aad eed aanan jirin ku eedeysid: Did Shariifka or his government start this latest round of fighting in Xamar? Did Shariifka not countless times sought and called a peaceful end of this quagmire of ours and who refused to heed his call, to even meet with him? Did Shariifka and his government facilitate by accepting and implementing shareecada in lagu dhaqmo, who was against that and still started this latest displacement in Xamar? He was begging them to stop the fight publically and talk face to face on anywhere. On BBC Soomaali. And his opponents thought he was in a weak position and laughed at his peaceful offer, was that not what a leadership was required from? And what exactly did you want him to do? Sit in his Filla Soomaaliya and wait the daily bombardment and do nothing? And before you write his predecessor did exactly like that, to fire back, this: What was listed and more policies, his predecessor did not try to forthcome, let alone implementing them. Calling him like his predecessor is injustice against the truth, the biggest being Xabashis are not in Xamar, whom his predecessor depended solely on. Any fair-minded person can see qofka dhibaatada iyo ibtilada maantadaan taagan wado. Being mucaarad for the sake of it, it is just tiresome, neither my way or the highway of seeing things. Waxaas inay Soomaali ka gudubtay moodaaye. Shariifka wax lagu dacaayadeeyo lama weynaayo, which I reserve my own; however let it be wax macquul ah, oo caqligal ahna. -
I actually like Lafoole's songs, waa kuwa dhagaha sooth gareynaayo. Laakiin wax taariiq dhameystiran laga qoro xiligaan ma istaahilo, siiba kuwii ka horeeyo oo shaac baxay oo wali nool. Speaking of relative newcomers, I like the singer Farayare as well. His song Suuban waa mid aan la dhacay. C/naasir Macalin's Baddacas iyadana waa mid kale aan ka helo.
-
Las Canood Is Uprising Against Sland
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to osman_nz's topic in Politics
Welkam to the site horta. Since you seem a newbie, a rule you should have known before you posted: Writing explicit qabiil names in any way are not not allowed in this forum. -
Eedooyinka -- that is, your father's other wife -- got a bad rap, especially from the children whose mothers passed away and raised by their eedo. Regardless what she does, she will mostly be remembered that "evil eedo." I never thought there was a song hilfaha u qaadeyso all eedooyinkaas. Poor eedooyin. A negative song dedicated to them by Baastoow. Or you can the video. Eedaan la yaabee Arxankeedu daranaa Islaannimada guudnimo Ma ilaalineysee Ishay kugu gubtaayoo Afkey kaala dirirtaa Kuma saarto araxdoo Ileen waxay tiraahdaa: "Alla qaadkan maxaa dhigay agteyda" Wiil hadduu afar jiroo Hooyadii waayo arag Aabe kuma ogaadee Cidna kuma daryeeshee Ul bay kula dhacdaa Adoo oon ku haayoo Itaalkaagu daranyahay Oo ila xareed badan Indhuhu ay u muuqdaan Aad iyo aad ku aadiyo Awood aanan u heli karin Markaad ooyso leylkii Hooyaa hakuu adeegtee Ku uur dabceysee Aamus kugu tiraahdaa Wiil hadduu afar jiroo Hooyadii waayo arag Aabe kuma ogaadee Eedo kuma daryeeshee Ul bay kula dhacdaa
-
I thought I was alone, ileen idinkana waa ila yaabteen in the same time. He was kaftaming, methinks.
-
Haddaa dhihi lahayd sida Xasan Aaden Samatar, Cumar Dhuule, Magool, Faadumo Qaasin, Saado Cali, Max'ed Saleebaan Tubeec, Cumar Shooli ama Sulfa, but who? Duniya Axmed, Fu'aad Cumar? Who in the world of whos? Lafoole? Baliis. Birimo? Maya sugunto. Nothing against those singers, and particularly Lafoole, whose hees 'ku qabatay' or 'saxansaxo' is a favourite of mine. Laakiin he is not that well-known to warrant a seriously written biography.
-
Kuusha, dukaankaaga waaye maqlee meeshaas ka waran? Aalaada aada, maalin ma isku sirminoo oo ma isku galin dukaankaas. Shock igu soo dhacay ilaa hadda ma iga bixin. Waxaasaa overpriced dhaafay. Ileen magac brand name ah cajiib waaye.
-
Popular Contributors