-
Content Count
17,573 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Haye, sariirtaada meeqaa ku hoos duugan adiga? Sentiyaasha haddii la isku dardaro shan doolar ma gaarayaan?
-
Codka hoosna waxaa ka qaadeyso Faadumo Qaasin Hilowle. Kabaheeda aayaba i dilay, with its matching cambuur. Wiiw. Maxaa qoftaas ka dambeyn jiray anoo yar. She always wore a beautiful grin during her dances.
-
Geele, Poker iyo Kuusha, my bad. Waqtigaa qoraaye baahi xun i heysay oo halfba ma arkin, though. Bariis bariis iga heysay u socdee. Aqriyey ka waday, of course. Let me editba. And this dude is Romanian? Say hi for me Gheorghe Hagi (or Xaaji as Soomaalis used to call him). And Nicolae Ceausescu, too, my brother's favourite leader in the old days in Soomaaliya. He actually used to like the name than the man.
-
Originally posted by Kool_Kat: quote:Originally posted by *Buuxo*: Tan kale,let's not fool ourselves ,we might have passports but many of us are living in wealthy countries in relative poverty.marka let's not critise only single mothers oo systemka cheat-garenayo ama dhalinyarad factory ka shaqeeyo ama waalidhiinta nostalgia kaliya kusocdo.Challenge baa na hortaal generationkeen,let's make a real difference to dadkeena iyo dalkeen meelkaste ee jooganba. Buuxo, sadex wax baad isku lifaaqday...First, single motherka system ka dhuuqaya, kuwa aan dhibka ku qabo waa kuwa very year or second year manage to have more kids...Which hadii runta la'isku sheego means odaygii isagoo joogo bey year after year after year cunug kasoo tuuroysaa! Hadeysan caruurta afford gareen karin yeysan dhalin, hadey dhalaana caruur xaaraan lagu koriyay yaanan hadhow dheef laga sugin... Second, dhalinyarada factoryga, airportka, car rentalada iyo wixii lamid ah ka shaqeeya, like I said before, if this is something they're doing on temparary basis, it is understandable...How ever, waxaan fahmi karin markey nolosha ka dhigtaan ineysan wax kale qabsan karin other than shaqooyinkaas...The opportunities far surpass the limits they put on themselves when they settle for less... Third, waalidiinta wax aan ka dhihi karo maleh, as I am sure kuligood iney nagu koriyeen to the best they could...Laakiin waa anagii inaan meesha wax ka qabsano, kana faa'iideysano fursadaha nala siiyay...Anagey tahay inaan is dhiira galino, oo aan wixii horumar ah isku caawino isuna sheegno... Nothing wrong barbaar badan la dhalo, oo dadkii dhalay u taalaa sababta u dhaleen iyo waxee u rabaan. Koriskoodana iyaga u taalaa. Ama haku koriyaan shab ama muruqooda, taas qof kale ee u taalo maleh. Dhaqan gaaleedka oo hal iyo laba la dhalaayo ma fiicno, run ahaantii. Irsaaqada Eebbe haayo, qof hadduu awoodo intuu dhalaayo ha dhalo. Tan kalena dhalinyarada ku shaqeysanaayo shaqooyinkaas aad tirisay, haddee iyaga caadi u arkaan, nothing wrong with that. At least muruqooda ayee maalanoyaan, qaarkoodna ku korsanoyaan qoyskooda, making the ends meet. Some of those jobs pay good, oo saas uma xumo. Magac ahaan ha u fiirin iyo meesha laga shaqeeyo. As long as it is paying good and xalaal, waa caadi. Dad ayaa xaaraan dhex walaaqo, such as real estate agents and bankers, day in and out dealing with interests iyo usury. Those jobs dad ayaa u arko xaaraan xaaraan dhaaftay, yet at the same time same people who criticize dadka kale who earn xalaal jobs waxba kama sheegaan kuwaas because jobs like real estate and those in banking sector are 'respected.' Meesha waa in aakhiro laga fikiraa as well, adduun kaliya ma'ahee. This world beri dhamaanaa. Again qof walba nolosha isku si maku arko, qof walbana uma arko working at a lofty office from 9-5, working for some invisible corporations inay dan u tahay. Dadka waa kala nooc.
-
Runtaa waaye, Nuunka, oo waraaqda shay loo isticmaali karaa. Laakiin wali weerada uu qoray ee sentence ah qofka la helay ma'aha warqadda ee dhaqtarka waaye oo qof ah. The emphasize is on qofka (not waxa) la helay, oo ah dhaqtarka. Koley adi Afsoomaali ma kugu gaariyee ee waa kaas xaaji. Buug Afsoomaaliga grammarkiisa iyo sida loo kala qoro ku saabsan ayaa shaley library ku arkay. Very, very interesting ahaa oo maba aqrin wali. That book deals primarily about what we are discussing about now, how weeraha iyo ereyada loo kala dhigo iyo sida magacyada u kala baxaan, sida magacyada loo alifo ku haboon iyo waxyaabo badan. Twenty years of research buug ku saabsan waaye oo la daabacay 1999 u maleynaa.
-
The 'man-girdle' is coming Belt-tightening is about to take on a whole new meaning. An Australian undergarment manufacturer has developed a body-shaping undershirt that promises to do for men what Wonderbra did for women. The so-called Core Precision Undershirt by Equmen, which launched in North America last week, promises to "sculpt, tone and improve body mechanics." "They fit like a second skin, delivering the ultimate fusion of fashion and function," the company's website boasts. Holt Renfrew is the first Canadian retailer to carry the line and expects to have stock available for sale later this month. "It's an opportunity for men to look as good as we do," quipped Holt Renfrew menswear sales associate Jacqueline Mills from the high-fashion retailer's Bloor St. store yesterday. And if the buzz around the new "man-girdle" is any gauge, men are just as anxious to strut their stuff in form-fitting clothing as women. "We've received more than a dozen calls in the last three days from customers asking us when it's going to arrive," said David Labrecque, divisional manager for Holt's menswear department. "It's done very well in Europe and that's why we picked it up," he said. Labrecque, who describes his physique as "average for a 47-year-old," gave the undershirt a test drive earlier this spring and said it improved his posture – and his profile. "People who saw me wearing it definitely said there was a noticeable difference," he said. The design, which uses the criss-cross techniques of physiotherapy taping to lift and separate the shoulders, supports and compresses the torso. "It takes a little bit of getting used to because it is fairly tight-fitting," Labrecque acknowledged. But he said the garment's body-slimming features shaved inches off his 5-foot 9-inch, 180-pound frame. "Combine that with better posture and you definitely look better," he said. The high performance undershirts will sell for between $90 and $98. Body firming briefs by the same manufacturer will sell for between $50 and $65. Xigasho Metrosexuality has acquired a complete new meaning. Waa waasheen dadkaan.
-
The man found the doctor who wrote the letter: Ninka(the man) waxa uu helay dhakhtarkii warqada qorey. Nuunka, dhaqtarka is not a 'shay' wax ah, so ma isticmaali kartid 'waxa' erey in that sentence. 'Waxa' wax shay ayaa loo isticmaalaa, ee dhaqtar ama qof shay ma noqon karo koley saa u garto ani. Hadduu waraaqda heli lahaa haa markaas 'waxa' waa isticmaali kartaa.
-
at Aaden Seylac. Afsoomaaligaaga saas muu heersare u yahay. Waaw. The letter the man read is long. The doctor wrote the letter the man read. The man who read the letter is dead. The man found the doctor who wrote the letter. So far I assume you have a rudimentary knowledge of Soomaali language, including the letters 'c' and 'x' and how they are used differently in Soomaali language. If I try to translate in a basic way of your four sentences, here we go: The letter the man read is long. Ninka waraaqda uu aqriyey wey dheertahay. The doctor wrote the letter the man read. Waraaqda uu ninka aqriyey waxaa qoray dhaqtarka. The man who read the letter is dead. Wuu dhintay ninkii aqriyey waraaqda (or waraaqdii). The man found the doctor who wrote the letter. Ninkii wuu helay dhaqtarkii qoray waraaqda.
-
Adiga H$M ma dharka labiska inaa kasoo gadatid u tagtaa? Meeshaas dhar labis ma laga gato, wax jirana ma'aha. Aniga I go straight to casual sections, dharkooda labiska sectionka ahba ma fiiriye, wax la fiiriye ma'ahee. Tight, purple shirts? Too tight, yellow pants? Waxaas maala fiirin karaa, let alone to buy. But their casual dhar is different. H$M ku yaalo Yorkville ma aragtay? Ma xumo kaas.
-
First of all, salaams to you all. And welcome to the site. Newbies and the not-so newbies who participate on this section, a few words of reminder. Post threads in their proper sections. Politics section is not the only section of the forum. This section is not a chat room, where random posts of rants or other unsubstantiated opinions is substituted as news sources. Please give proper sources, even the more unreliable Soomaali sites to give your threads credibility. If you want to state your own opinion just write so, don't report it as news. Remember, lest you haven't read what you had signed on, naming clan names are absolutely not allowed. Writing a simple letter to stand a clan name is not allowed either. Again, posting of dead, mutilated bodies is absolutely no-no. If you can, post clear and understandable titles so the readers will have a clear idea what the thread's topic is about. Thank you for all your understandings. We all like to keep the credibility, cleanliness of the site and its members. This topic will be featured in the next few days on the top for your benefit.
-
Now Alshabaab are the ones being sloughtered.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoonLight1's topic in Politics
Wax waagacusub.com qortay aamiinkeeda iska yarba. Haddee runtahay, which I still believe not to be, bisinka iyo burdaha. -
I still believe this. Darn.
-
Originally posted by Blessed*: ^kan maad arag? Naxar Nugaaleed I LOVE ****/fetah muus. I want some now.. That buskeeti looks ceyriin.
-
Prof. Ismail Buubaa.....WelCome Back 2 Ur Home..........
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Herer's topic in Politics
J:>Arrinta ugu weyni waxa weeye sida aynu u caddaynay (ku dhawaaqistii gooni isu taaga), run ahaana anigu ka mid baan ahaa oo imika cid ku riixi maayo ama ku eedayn maayo, laakiinse sidii aynu yeelnay waxa jirey siyaabo laga doorbidayo, oo malaha ka dhowaa tusaalehaan haddii aynu yeelno sidii loogu fekeray Eritrea ee arrintooda ay ku dhammaysteen ama la yeeli lahaa sidii dastoorka SNM ku qornayd oo markaa inta laysu yimaado laga wada hadlo oo laga wada heshiiyo inaynu laba dawladood kala noqono laakiinse loo galay ee ahayd ku dhowaaq dhinac keliya ee aan dhinicii kale waxba laga soo qaadin inay arrintan wax ka qabato, waxaan u malaynayaa arrimahaas ayaa fiicnaan lahaa laakiinse waxa jirtay khibrad la’aan. Jawaab macquul ah. It seems inuu ka shalaaye, which waa hore kasoo noqday oo gafkuu u galay dalkiisa arkay. -
Baddacas agreeing with Mr. Me. Waaw, maalintaana waa ii dhimanayd. Dhalinyarada and kuwa kale la baxay Ururka Islaamka wax qeyr leh ama maamul ku saabsan masoo wadaan, Me. You should know that. They cannot govern, they do not have a plan for the country than keeping it hostage in perpetual circle civil wars. Iyaga xataa isma aaminsano, should they even try to obliterate Shariifka's government. Oo beri meesha kasii soconeysaa qilaafkoodaa hadda qarsan. Midba dan ayuu leeyahay. Marka beri haddana midkooda ayaa 'freedom fighters' ugu wici doontaa miyaa? Meeshaan wax dal u dagaalamaayo ayaa iska yar iyo mid Soomaalinimaba, qof walba arko taas. We all know Xabashi inay tahay cadowgeena koowaad iyo labaad, laakiin buun buuniska iyo propagandada ma soconeyso any more. Xabasho inay Soomaali Galbeed kasoo tilaabsato dantooda ugu jirto kuwaan la baxay Dhalinyarada, that it will prolong their political interests. And sane Soomaali waxgaranaayo are not buying that crap anymore. Teeda kalena dalkeena jiritaankiisa ayaaba meesha ku jirto inay ka baxdo. Caalamkii waa daalay, anagii waa isku daalnay, waa heshiin weynay, faragelis waa diidnay, inaa dhexdeena kala baxno waa isku diidnay. Adduunka waa naga daalay, meel walba qaxooti iyo dhib la joognaa. Dalalkii dariska dhibnay, dalalkii shisheeye fogaa qaxootinimo ku dhibnay. Marka haddaan saan kusii socono, I don't think they would give a %$#@ about if Soomaaliya la qabsado ama la kala qeybiyo. Any final xaal ayee raadinayaan markaas. In la kala qeybiyo u badnaan doontaa haddee dowladaan Shariifka shaqeynin, taasna cadowga midnimo Soomaali ku farxaayo, Xabashi ka koow tahay, which hadda kasoo horjeedid. Kuwa kale ku farxaayana waa so-called Soomaalis who are separatists, who are only hell bent to see the dismemberment of Soomaaliya, marba u cheer gareynaayo in this endless qalalaasa sii socdaan. Some of them are in this very thread. Marka isdaji, wax 'freedom' Soomaaliyeed iyo wax la mid ah u dagaalamaayo iska yar. Barbaar la siray dagaal lagu dhameynoyaa. Of all people, you should have known that at least. Isdaji, oo saa arrinta u maleysid ma'aha. Runtii, it is not.
-
Typical personality traits that somali guys have
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Sister1000's topic in General
Originally posted by Lt-Qalbi-Adeyg: .. Maxaa u aflagaadeyneysaa gabadhaan see u timidba. Wah. If they eat curry, maxaa cuntaa adiga iyo Soomaalida kaleba? Calooleey iyo cad iyo caano ceyriin dhaamin lee cunaan ama cuni jireen Soomaalida, which includes you. Afxumada kala har, she is an outsider marti ah and deserves an extra ixtiraam, even if she is generalizing us Soomaalis. Si macquul ugu sheegi kartaa. [ June 08, 2009, 08:20 AM: Message edited by: sheherazade ] -
Well, this responsibility of teaching their tradition and culture (hido iyo dhaqan) would have primarily fallen to their father. Having said that, take them to Soomaali gatherings, especially the Soomaali festivities and picnics, particularly the Kowda Luulyo (July 1st) celebrations. Let them wear traditional Soomaali clothes, which I assume you already are familiar. I don't know if there are any in Edmonton, though. I mean the picnics and festivities. Also teach them about the rich, deep history of Soomaalis and Soomaaliya. If you don't know that, information is at your fingertips on the net and try educating yourself, and then teach them what you've learned. Also try reading to them, the youngest ones especially, about traditional Soomaali stories, including Cigaal Shidaad. There are several books of Cigaal Shidaad in English. If you can't find any in English, let their father read to them in Soomaali language and explain to them what each story means and its background.
-
So now Soomaali Galbeed is "Itoobiya?" And so-called Dhalinyarada recognize that? 'Almujaahidiin' my back. Micnaha mujaahid maxaa loo gafay, oo dhiigyacab walba iska sheegto. Waa iska cawaan barbaar la brainwash gareeye ku shaqeysto, dhiigoodana jaraanjar ee siyaasad ku gaaraan ka dhigtaan. Tuulo baa hebel qabsaday iyo hebel laga bixiye, endless circle of it, is not governing Soomaaliya -- it is dhiig maati daadis, endless one is that.
-
Typical personality traits that somali guys have
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Sister1000's topic in General
Already 'luuq' aan kula galo maa ku dhahoysaa. "Looghey" kulahaa. Xumbana wuu kusii daray adiga yiri 'humbii.' Keysaneey inaa geysid maa rabtaa, 'keysaahey jii' qorayba. Shaxaarigaa taacun, war gabadha leerta sii hadda lee soo gishee. My sister, Eebba ha u naxariisto, Afurdu ku hadli jirtay. Reer Karachi ahaan jireen many siblings of mine, yet that sister was the only one who jacbursan jirtay afkaas Urdu.
-
Popular Contributors