Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,648
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Originally posted by Red Sea: Duke, Afisioni(sp)??? Isn't that where villa somali is located? The guy knows about Xamar as much as you do know about that city. Filla Soomaaliya waxee ku taalaa degmada Wardhiigley, una dhowdahay degmada Howlwadaag, I think. Xaafadda Afisiyoonina waxee ka tirsantahay degmada Waaberi.
  2. I read him on the paper last month. Keynaanka soo koraayo waaye filaa, though Suudaanees waaye ku qorneyd on the paper. Soomaali in uu ahaa filaayeba.
  3. This, by far, one of his best and powerful editorial cartoons he had had ever drawn. Waa in la naqal gareyaa sawirgacmeedkaan oo midabkiisa wato, kumanaan laga sameyaa jidadka Xamar iyo Soomaaliyaba lagu daadiyaa markaas.
  4. Somali Men have no balls to hold their own fort, nagaa dayaa useless sperms baad iskaa tihiin..uufff! Aww, kamoon, abaayadiis. Useless sperms iska qulqulaayo ma nahnay? Bas, bas, waa noo dhameysay. Let's try Soomaali sisters marka.
  5. I am glad Biibiisii Soomaali dedicated today to Kowda Luulyo. Dhageysta.
  6. Goormuu 'madaxweyne' ahaa hortiiba? Soomaali iyo madaxtinimo maxaa kala heysto. He doesn't even live there. Mareykanka iyo meelahaas ayuu war wareegaa markii la maqlaba.
  7. Originally posted by nuune: Nin Yaaban , how are you man, I missed your thread here Is your son still serving in the air force, share any experience or stories. 2003 duuliye ma ahayn yaah. War ninka yaaban wuuba noo gambadee, even six years ago ayuuba lahaa wiil old enough to be a duuliye. Waaw.
  8. Iyadoo muuqaal ah inta ka . Soo dhaweeyaha dariiq kasta kuu taagan waa wadaad. Atooraha filinka waa fanaankii jilida wanaagsanaa ee waayahaan laga daba dhacay, qabiil. Atooraha labaad waa been. Atariishada labaad waa gaajo. Xayirsiinta iyo buunbuuninta waa fadhikudirir. Farshaxanka qurxoon iyo sawirada waxaa kuu soo bandhigaayo waa siyaasi. Muusikadii hore waa laga ilbaxay, muusikada casriga lagu kala sameeye dalka Mareykanka iyo dalka Ruushka (hubka). Gantaalka codka dheer ee lidka la oran jiray waa 37 oo waxaa kuu tumaayo gacankudhiigle. Waa jiib waxaa kuu tumaayo moo'ryaan. Biyaha qaboob aad kala kulmi doontaan waa rasaas iyo faleebo. Waxaa ku nasan kartaan dhulka hoostiisa. (geeri) Daawadayaasha xataa lama dhaafin, iyagoo kale ah: Muslinimo, caddaalad iyo bini'aadenimo. Halaagii dhacay looma kala harin indeed.
  9. Al Shabaab cut a hand and a foot each off four thieves in Mogadishu last week and paraded the limbs in the streets. On Tuesday, the hardline insurgents beheaded two residents and shot dead a clan chief in Wajid district of Bakool region in which borders Ethiopia in southern Somalia, witnesses said. Another man was beheaded in the region on Monday. [ Reuters ] Waa wareey. I am glad my hooyo left that town, Waajid, last week. My brother and his wife do live in there with my ayeeyo, though. Eebboow ka badbaadi, oo ka samatabixi waxaas waalan.
  10. Originally posted by Dhubad.: ^MMA, the warlords and the CIA created this mayhem, there were no foreign fighters and "Terrorism" in Somalia before Qabablayaasha embarked on this war! I blame them of all the things that are happening now! Dhubad, I was just stating by going a point further than those who in the last few weeks ku haayeen the old stooge should be 'vindicated.' I was just mocking their point. Laakiin in seriousness, you never know. Qabqabliyaasha wax wanaagsan oo yar lagu sheego iska yaraa, laakiin you never know if they were right or not in that particular case of non-Soomaalis fighting in Soomaaliya then. Meiji, few Soomaalis -- save those calooshood u shaqeystiyaasha ah ee ka dhargay xaaraanta in the mayhem of the last two decades -- would have welcomed what happened in late 1990 if they knew how it egregiously turned out to be now.
  11. . It is priceless to see the guy sitting behind them, with the newspaper and how uncomfortable he feels of his stealing glances of them. I am far from to mock them, no. However, it is ridiculous in this case and if not a bit awkwardness for a Muslim as I am.
  12. Raxanreeb Shabakada magaceeda i dishayba. Happy Kowda Luulyo again.
  13. Dushaadu waa barwaaqee, dalkeygoow Dabeeshaadu wey udgoontahee, dalkeygoow Dalxiis kaagama imaaninee, dalkeygoow Meel aan kugu doorsanaayaa Miyey dunidaba ku taalaa, dalkeygoow In aan dibadaha wareego In aan dawarsado shisheeyaha ... Markii nabad la isku diiday, dalkeygoow Duqowdii la dhaafi waaye, dalkeygoow
  14. Dushaadu waa barwaaqee, dalkeygoow Dabeeshaadu wey udgoontahee, dalkeygoow Dalxiis kaagama imaaninee, dalkeygoow Meel aan kugu doorsanaayaa Miyey dunidaba ku taalaa, dalkeygoow In aan dibadaha wareego In aan dawarsado shisheeyaha ... Markii nabad la isku diiday, dalkeygoow Duqowdii la dhaafi waaye, dalkeygoow
  15. Soomaalidii midowdo Haddii ay samaaatay Waa subax wanaagsanee Soomaalidii midowdo Haddii ay samaaatay Waa subax wanaagsanee Nin lagu seexdoow ha seexan Xil baa sidaa ha seexan Soo jeedoo foojignoo Nin lagu seexdoow ha seexan Xil baa sidaa ha seexan Soo jeedoo foojignoo Nin lagu seexdoow ha seexan Xil baa sidaa ha seexan Soo jeedoo foojignoo
  16. Soomaalidii midowdo Haddii ay samaaatay Waa subax wanaagsanee Soomaalidii midowdo Haddii ay samaaatay Waa subax wanaagsanee Nin lagu seexdoow ha seexan Xil baa sidaa ha seexan Soo jeedoo foojignoo Nin lagu seexdoow ha seexan Xil baa sidaa ha seexan Soo jeedoo foojignoo Nin lagu seexdoow ha seexan Xil baa sidaa ha seexan Soo jeedoo foojignoo
  17. Maanta, maanta, maanta waa maalin weynee maanta. Maanta, maanta, madaxbanaaneenii maanta.
  18. Maanta, maanta, maanta waa maalin weynee maanta. Maanta, maanta, madaxbanaaneenii maanta.
  19. The eighth year I am celebrating this on SOL. Waaw. Happy Kowda Luulyo folks once again.
  20. Waa sanadkii sideedaad aan SOL ugu dabaaldagooyo. Waaw. Kowda Luulyo wacan, aqiyaarta.
  21. Originally posted by Naxar Nugaaleed: more importantly why would any parent let their kids roam the streets harassing people. Even in somalia as a kid, my parents always knew our whereabouts and if we where up to no good, we would be banned from leaving the house without supervision. kids on the street called host negative terms like, dibjir, iskoris, ceeyala suuq... All you parents in here, please do everyone a favor and raise your children if you decide to have them for the love of God. Ciyaal maama weyn ahayd yaah. That dude is lucky. Soomaaliya waagii la joogay ciyaalka iska dhaafee mid qajac ah, kuwii waalnaa iyo kii cabsan kama fakan jirin. Kuwa waalnaa dhagaxaan intii laga daba tuuro, then kids chanted: Waa waalanyahay, jiniyaas qabaa, waa waalanyahay, jiniyaas qabaa... And kuwii cabsanaa (few drunk men seen publically) kama fakan jirin the kids, too. The chant went: Aalkuluuste umbaryaako, asasiino... They too dhagaxaan laga daba tuuri jiray. Simple ciyaalnimo iska ahayd and it was wrong, laakiin ciyaal badan dad dhagaxeeye. Lord, how they used to run away from kids.