Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,633
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Aadaada aada waaye alaabtaas see ku dageyso. Qaarkood kale horey u arkay. Nuunka, laakiin intaas oo shaqo la heli karo maxaa ku damacday inaa duuliye noqotid? Geesi ayaa tahay runtii. Duuliyenimo iyo hosteesnimaba waa shaqooyinka la isku biimeeyo, ma sahlana. Aniga, the few hours diyaaradaha saaranahay ayaaba balaayo ku ahay, siiba I hate going to Nayroobi by airline maxaa yeelay markee u dhowdahay buura waa weyn u dhow u maleynaa, diyaarad walba aan saaranahay wey gargariiree all the time. It will like that for an hour, I think.
  2. Maxaa, mid Camuudi mee weysay? Shibis in la geeyo ahayd. Then again, few Camuudis live in there now.
  3. MMA sets the trend, as a goalkeeper, when can be assured that he won't let anything slip pass him. I hadn't seen this thread. Darn. Waa runtaa oo caadi ahaanba goolhaye ka ciyaaraa mar mar, oo kooxda kale iga soo horjeedo wey i necebyihiin markee i arkaan anoo ka goolhaye ah. Two positions ayaan badanaa ka ciyaaraa in my unorganized team in Koronto -- the jiinguwe (#5), a la Maldini position ama goolhaye.
  4. "Surun, waryaa, surun." "Ee eta? Reer Awfatiir." Ruwaayadaan late '90s la sameeye, oo ruwaayado goos goos ah waaye dhabta Soomaaliya ka hadleyso, sponsored by the United Nations. They won the UN award, oo tartan ruwaayado badan ahayd oo gobolada Soomaaliya dhan lagu qabtay. Che, who is the 'better half' ku bartay Afmaayga, kuuna sharxeyso? Iyaah, meesha faleebo kuu suranee. ama ayaa kasii daran that clip. Afmaayga iyo Afmaxaatiriga la isfahmeynin. Dankis for sharing, Paragon.
  5. Threadkaan soo xasuustayba. Bahasha awood weynaa.
  6. Once again another misleading title. And he is in London now.
  7. Eritareeyaan iyo Bakistaaniba midkood meesha ma ugu jeedi, let alone janaraalo. Qof meydkiisa, wuxuu rabo ha aaminsanaadee in la ixtiraamo fiican.
  8. Waxaa la yaabay kuwaan iskugu waco "civilized" people, oo buun buuniyo xoriyada xorta iyo mid shaqsiyaadeed, even accepting and encouraging those kinda aberrant lifestyles, calling it a 'personal choice,' yet they still have laws in place against polygamy. Waa cajiib. Hindiya kama wadi ee Reer Galbeedka ula jeedaa.
  9. Originally posted by Red Sea: Duke, Afisioni(sp)??? Isn't that where villa somali is located? The guy knows about Xamar as much as you do know about that city. Filla Soomaaliya waxee ku taalaa degmada Wardhiigley, una dhowdahay degmada Howlwadaag, I think. Xaafadda Afisiyoonina waxee ka tirsantahay degmada Waaberi.
  10. I read him on the paper last month. Keynaanka soo koraayo waaye filaa, though Suudaanees waaye ku qorneyd on the paper. Soomaali in uu ahaa filaayeba.
  11. This, by far, one of his best and powerful editorial cartoons he had had ever drawn. Waa in la naqal gareyaa sawirgacmeedkaan oo midabkiisa wato, kumanaan laga sameyaa jidadka Xamar iyo Soomaaliyaba lagu daadiyaa markaas.
  12. Somali Men have no balls to hold their own fort, nagaa dayaa useless sperms baad iskaa tihiin..uufff! Aww, kamoon, abaayadiis. Useless sperms iska qulqulaayo ma nahnay? Bas, bas, waa noo dhameysay. Let's try Soomaali sisters marka.
  13. I am glad Biibiisii Soomaali dedicated today to Kowda Luulyo. Dhageysta.
  14. Goormuu 'madaxweyne' ahaa hortiiba? Soomaali iyo madaxtinimo maxaa kala heysto. He doesn't even live there. Mareykanka iyo meelahaas ayuu war wareegaa markii la maqlaba.
  15. Originally posted by nuune: Nin Yaaban , how are you man, I missed your thread here Is your son still serving in the air force, share any experience or stories. 2003 duuliye ma ahayn yaah. War ninka yaaban wuuba noo gambadee, even six years ago ayuuba lahaa wiil old enough to be a duuliye. Waaw.
  16. Iyadoo muuqaal ah inta ka . Soo dhaweeyaha dariiq kasta kuu taagan waa wadaad. Atooraha filinka waa fanaankii jilida wanaagsanaa ee waayahaan laga daba dhacay, qabiil. Atooraha labaad waa been. Atariishada labaad waa gaajo. Xayirsiinta iyo buunbuuninta waa fadhikudirir. Farshaxanka qurxoon iyo sawirada waxaa kuu soo bandhigaayo waa siyaasi. Muusikadii hore waa laga ilbaxay, muusikada casriga lagu kala sameeye dalka Mareykanka iyo dalka Ruushka (hubka). Gantaalka codka dheer ee lidka la oran jiray waa 37 oo waxaa kuu tumaayo gacankudhiigle. Waa jiib waxaa kuu tumaayo moo'ryaan. Biyaha qaboob aad kala kulmi doontaan waa rasaas iyo faleebo. Waxaa ku nasan kartaan dhulka hoostiisa. (geeri) Daawadayaasha xataa lama dhaafin, iyagoo kale ah: Muslinimo, caddaalad iyo bini'aadenimo. Halaagii dhacay looma kala harin indeed.
  17. Al Shabaab cut a hand and a foot each off four thieves in Mogadishu last week and paraded the limbs in the streets. On Tuesday, the hardline insurgents beheaded two residents and shot dead a clan chief in Wajid district of Bakool region in which borders Ethiopia in southern Somalia, witnesses said. Another man was beheaded in the region on Monday. [ Reuters ] Waa wareey. I am glad my hooyo left that town, Waajid, last week. My brother and his wife do live in there with my ayeeyo, though. Eebboow ka badbaadi, oo ka samatabixi waxaas waalan.
  18. Originally posted by Dhubad.: ^MMA, the warlords and the CIA created this mayhem, there were no foreign fighters and "Terrorism" in Somalia before Qabablayaasha embarked on this war! I blame them of all the things that are happening now! Dhubad, I was just stating by going a point further than those who in the last few weeks ku haayeen the old stooge should be 'vindicated.' I was just mocking their point. Laakiin in seriousness, you never know. Qabqabliyaasha wax wanaagsan oo yar lagu sheego iska yaraa, laakiin you never know if they were right or not in that particular case of non-Soomaalis fighting in Soomaaliya then. Meiji, few Soomaalis -- save those calooshood u shaqeystiyaasha ah ee ka dhargay xaaraanta in the mayhem of the last two decades -- would have welcomed what happened in late 1990 if they knew how it egregiously turned out to be now.
  19. . It is priceless to see the guy sitting behind them, with the newspaper and how uncomfortable he feels of his stealing glances of them. I am far from to mock them, no. However, it is ridiculous in this case and if not a bit awkwardness for a Muslim as I am.
  20. Raxanreeb Shabakada magaceeda i dishayba. Happy Kowda Luulyo again.