-
Content Count
17,633 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Wixii dhanba waa soo aruurisee, waxba ma u reebin. Banaanka hala iskeeno ama anaa ku keenaayo mee maroysaa sheekada?
-
Eternal Moonwalk is one such cool site dedicated to him.
-
Mar mar waxaa isdhaheysaa Soomaalida ku fiicneyd inay xad la wadaagaan dal Shiinaha camal ah. Markaas ogaan lahaayeen micnaha dal iyo dad madaxbanaan qiimaha ee leedahay. Dadkaan iyo kuwa lamid ah ee dal madaxbanaan la'aanta heyso, sida Tamils, Tibetans, Reer Kurdish and Karen people of Myanmar ayaa og qiimaha dalkaaga iyo dadkaaga xoriyadooda wada dhameystiran leedahay. I like their flag. It is the closest flag to ours.
-
Maryan Mursal Oo Ka Cadhootay Somaliland
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Dugsigaas la dhisaayo asagaa ka qeyb lahaa qaaraan aruurintiisa, oo dadaal ugu jirayba. Soomaali wax walba si meel kale u micneeyaan, una badalaan. Runtiis waaye sida aan u maleeyo sababta u diiday loogu magacdaro ugu wacan tahay in uu yahay qof nool. Badanaa adduunka meelaha looguma magacdaro dadka nool, dadka tagay ayaa loogu magacdaraa heybad ahaan. Kaliya dadka xukunka jecel kaligiitaliyaasha isku magacaabo ama iskugu waco meelaha iyagoo nool. Waxa magaalada Ottawa habeenimadii Jimcaha ee taariikhdu aheyd 21 Nofeembar (ee) 2008 ka dhacay kulan kaalmo (fundraising) loogu ururinayay dugsi ay wax ku bartaan ardey ka soo jeeda beelaha la heybsooco oo ku yaala magaalada Hargeysa . Kulanka oo uu marti ku ahaa kuna yimi codsi dadweyne awgii halabuurka caanka ah ee Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi ayaa waxa ka soo qeybgalay qeybaha kala gedisan ee bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Ottawa ee caasimada dalka Canada. Xigasho -
Ninka qoray buuggaan hebel Oromo ayaa la dhahaa u maleynaa. Maxaa ka jiro, inteena iska galaan dadkaas, koley naaneys wax ka dambeyso jirtee.
-
Sheekooyin nafaqeysan - goos goos ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to nuune's topic in News - Wararka
Aboow aboow, Wiilo wadaad noqotay miyaana qoftaan. Ar soo mood abaayadiis. Xaa noo keentay hadiyad ah? Califalaaxyo? -
Britain: War criminals to face justice
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abwaan's topic in Politics
You left out Abdi Qaybdiid and many others? Cabdi Cawaale Qeybdiid ma degno Ingiriiska, sharcina kuma laha xagaas. See camal idinka. Abwaan iyo Bilan, kala gambista aqiyaarta see waaye. Ismaandhaaf iyo isafgaranwaa waa dhacaa. -
Oromadii iyo xulafadooda Soomaali Aboow (Boorana iyo Reer Diinle) dhan dhulkooda laga booday. NFD saas uma balaarneen qaarad dhul ahaan.
-
...overfilled, clogged with qashin, more qashin and qashin in the city's garbage bins. Qashin collectors are in shaqojoojin, striking since Juun 22nd. Darn, magaaladii qorxooneyd qashin aan la arki jirin laga arkaa, especially downtown area.
-
Britain: War criminals to face justice
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Abwaan's topic in Politics
Abwaan, the sister waxee kugu heysataa you mentioned on the first post those characters who came or rose on the political scene after 2006. However, she didn't get the reason of your naming them -- that those named men live in Ingiriiska and do carry British passports, which this new law might or might not apply to. -
Libertarians' dream come true.
-
Daddy is here maa tiri. Waraa Reer Kanada waa u gaftay.
-
Soomaaliya ha noolaato. Since the thread is directionless, let everything be so, too.
-
Bilaal, I know brother. What is even more sad was this fact: our correspondent had to turn back from the town of Wajid this week because, within, a man was being beheaded. A day later, a clan leader was shot dead. This clan leader lost a lug, his leg, the result of '77 war with Xabashis. He was a man who fought and sacrificed for his country and this is what he got from some probably who were born after that war. It is symbolical part that is even more sadder.
-
Maba quraacan xataa, dagaal lasoo toosay yariisoowgaas. Cadeygiisa meesha ku sitaa afka. Qaabkooda dhan ayaaba ah qaab mööryaan, which they probably were. Wax diin naxariisnimaba kama muuqato qaarkood.
-
Subject: AMISOM Brutality in Somalia
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Fabregas's topic in Politics
They covered because of the dust iyo busta iyo boorka meesha ee ku noolaayeen, mainly dhulka Carabta oo wada saxarlada ahaa. Same with daraawiisthii Sayidka. Not with those wadaad ku sheega ee Dhalinta la baxay. Last time I knew Xamar bus iyo waxaas kuma arki jirin. Again, those who covered then foolkooda ma qarin jirin. -
Wadaad meesha ma joogee ee wax kale sheeg. Doodda shaley ee u qabatay Idaacadda Codka Mareykanka (VOA), oo Cumar Faaruuq iyo wadaado kale waa weyn ku jireen. Su'aalo ad adag la weydiinaaye. Wadaadada haddaa tihiin soo ma aadan ku fashilmin waxa ka socda Soomaaliya maanta, oo masaajidkiina miyaa ku ekaaneysiin kamid ahaa su'aalaha kululaa la weydiinaaye. Su'aal kalena ahayd diintii iyo wadaadnimadii haddaa kusoo koobteen qoor iska jar qofkii isku mowqif ahayn, gacan iyo lug isdhaaf ka goyn, xabaalaha lasoo faago, taasna mid kale aad ku fashilmateen soo ma'aha ahayd su'aal kale. Ar maxaa su'aal kulul lagu taabanaaye.
-
Labo Shubho oo Dhiig loo Daadiyo oo la Qiil Tiray
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to xiinfaniin's topic in Politics
Sh. Cumar Faaruuq: “Waa wax aanan diinta ku jirin isqarxinta haatan ka bilaabatay Soomaaliya” Sheekh Cumar faaruuq oo ka mid culumada Soomaaliya ugu caansan oo la hadlayay idaacadda V.O.A-da ayaa waxaa uu ka hadlay arrimaha jihaadka iyo jihaadka haatan ka socda dalka Soomaaliya. Sheekha ayaa sheegay in hataan dagaalka ka socda dalka aanan lagu tilmaami karin jihaad maadama ayuu yiri uu u dhaxeeyo walaalo isagoo markaana daliil uga dhigay dagaalka labada walaal in uu yahay mid danbi ah. “HADII LABO MUSLIN AY ISDILAAN, KAN LA DILAY IYO KAN WAX DILAY NAARTA AYAY GALAYAAN,' Xadiis Saxiix ah. Sidoo kale, sheekha ayaa mar uu ka hadlayay arrinta baryahaan aadka ugu soo badatay ee ah in Muslimiinta dhexdooda ay ismiidaamiyaan ayuu sheegay sheekha in taasi ay tahay mid danbe ah aana loo daliilsan karin tii BARAA BIN MAALIK maadaama wax isdagaalaya ay wada yihiin Muslimiin wuxuuna sheegay in aysan banaaneen isla qarxiyo. Dhanka kale, wuxuu ugu baaqay sheekha dhamaan culumada Soomaaliyeed in ay mowqif ka qaataan xaalada Soomaaliya ayna markaa cadeeyaan doorkooda kaga aadan dagaalada wali ka sii socda soomaaliya. Qeela dhaanta ka soo yeertay culumada Soomaaliyeed ayaa inta badan un ku eg warbaahinta ayadoo xoogaga dagaalamayana ay iska dhaga tiraan masaaisha ku aadan jihaadka marka ay ka hadlaan culumada soomaaliya waxaana taas loo eedeynayaa horjoogayaasha dagaalka oo makraa inta badan aanan siin wacyi galin dhanka diinta dhalinyarada dagaalameysa. Xigasho -
These fine gentlemen. Siyaasadda Soomaalida waa cajiib. Kuwaas meesha ka muuqdo intee ku dambeeyeen. Just a few years ago they carried such a weight on the Soomaali political scene.
-
Originally posted by Indhoos: Wonder indeed...Once removed, one will wonder where the pecs and packs went... Istaaqfurulaah
-
Once again another deceptive title. Once again, another blatant lie. Once again, another conjured war ku sheeg. Give us links. Sources. Anything credible that substantiates what is being reported on the article. I don't see anything on this site that article quotes about Shariif requesting Xabashi army or Xabashi foreign minister Seyoum Mesfin discussing about that fact.
-
Kuwaas kor maka maamulaan, ee gudaha ka maamulaan.
-
Murugo after murugo; endless ibtilo into an endless ibtilo; qax aan dhamaad lahayn qaxarna isku badalaayo all the time.