Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,573
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. ...overfilled, clogged with qashin, more qashin and qashin in the city's garbage bins. Qashin collectors are in shaqojoojin, striking since Juun 22nd. Darn, magaaladii qorxooneyd qashin aan la arki jirin laga arkaa, especially downtown area.
  2. Abwaan, the sister waxee kugu heysataa you mentioned on the first post those characters who came or rose on the political scene after 2006. However, she didn't get the reason of your naming them -- that those named men live in Ingiriiska and do carry British passports, which this new law might or might not apply to.
  3. Daddy is here maa tiri. Waraa Reer Kanada waa u gaftay.
  4. Soomaaliya ha noolaato. Since the thread is directionless, let everything be so, too.
  5. Bilaal, I know brother. What is even more sad was this fact: our correspondent had to turn back from the town of Wajid this week because, within, a man was being beheaded. A day later, a clan leader was shot dead. This clan leader lost a lug, his leg, the result of '77 war with Xabashis. He was a man who fought and sacrificed for his country and this is what he got from some probably who were born after that war. It is symbolical part that is even more sadder.
  6. Maba quraacan xataa, dagaal lasoo toosay yariisoowgaas. Cadeygiisa meesha ku sitaa afka. Qaabkooda dhan ayaaba ah qaab mööryaan, which they probably were. Wax diin naxariisnimaba kama muuqato qaarkood.
  7. They covered because of the dust iyo busta iyo boorka meesha ee ku noolaayeen, mainly dhulka Carabta oo wada saxarlada ahaa. Same with daraawiisthii Sayidka. Not with those wadaad ku sheega ee Dhalinta la baxay. Last time I knew Xamar bus iyo waxaas kuma arki jirin. Again, those who covered then foolkooda ma qarin jirin.
  8. Wadaad meesha ma joogee ee wax kale sheeg. Doodda shaley ee u qabatay Idaacadda Codka Mareykanka (VOA), oo Cumar Faaruuq iyo wadaado kale waa weyn ku jireen. Su'aalo ad adag la weydiinaaye. Wadaadada haddaa tihiin soo ma aadan ku fashilmin waxa ka socda Soomaaliya maanta, oo masaajidkiina miyaa ku ekaaneysiin kamid ahaa su'aalaha kululaa la weydiinaaye. Su'aal kalena ahayd diintii iyo wadaadnimadii haddaa kusoo koobteen qoor iska jar qofkii isku mowqif ahayn, gacan iyo lug isdhaaf ka goyn, xabaalaha lasoo faago, taasna mid kale aad ku fashilmateen soo ma'aha ahayd su'aal kale. Ar maxaa su'aal kulul lagu taabanaaye.
  9. Sh. Cumar Faaruuq: “Waa wax aanan diinta ku jirin isqarxinta haatan ka bilaabatay Soomaaliya” Sheekh Cumar faaruuq oo ka mid culumada Soomaaliya ugu caansan oo la hadlayay idaacadda V.O.A-da ayaa waxaa uu ka hadlay arrimaha jihaadka iyo jihaadka haatan ka socda dalka Soomaaliya. Sheekha ayaa sheegay in hataan dagaalka ka socda dalka aanan lagu tilmaami karin jihaad maadama ayuu yiri uu u dhaxeeyo walaalo isagoo markaana daliil uga dhigay dagaalka labada walaal in uu yahay mid danbi ah. “HADII LABO MUSLIN AY ISDILAAN, KAN LA DILAY IYO KAN WAX DILAY NAARTA AYAY GALAYAAN,' Xadiis Saxiix ah. Sidoo kale, sheekha ayaa mar uu ka hadlayay arrinta baryahaan aadka ugu soo badatay ee ah in Muslimiinta dhexdooda ay ismiidaamiyaan ayuu sheegay sheekha in taasi ay tahay mid danbe ah aana loo daliilsan karin tii BARAA BIN MAALIK maadaama wax isdagaalaya ay wada yihiin Muslimiin wuxuuna sheegay in aysan banaaneen isla qarxiyo. Dhanka kale, wuxuu ugu baaqay sheekha dhamaan culumada Soomaaliyeed in ay mowqif ka qaataan xaalada Soomaaliya ayna markaa cadeeyaan doorkooda kaga aadan dagaalada wali ka sii socda soomaaliya. Qeela dhaanta ka soo yeertay culumada Soomaaliyeed ayaa inta badan un ku eg warbaahinta ayadoo xoogaga dagaalamayana ay iska dhaga tiraan masaaisha ku aadan jihaadka marka ay ka hadlaan culumada soomaaliya waxaana taas loo eedeynayaa horjoogayaasha dagaalka oo makraa inta badan aanan siin wacyi galin dhanka diinta dhalinyarada dagaalameysa. Xigasho
  10. These fine gentlemen. Siyaasadda Soomaalida waa cajiib. Kuwaas meesha ka muuqdo intee ku dambeeyeen. Just a few years ago they carried such a weight on the Soomaali political scene.
  11. Originally posted by Indhoos: Wonder indeed...Once removed, one will wonder where the pecs and packs went... Istaaqfurulaah
  12. Once again another deceptive title. Once again, another blatant lie. Once again, another conjured war ku sheeg. Give us links. Sources. Anything credible that substantiates what is being reported on the article. I don't see anything on this site that article quotes about Shariif requesting Xabashi army or Xabashi foreign minister Seyoum Mesfin discussing about that fact.
  13. Kuwaas kor maka maamulaan, ee gudaha ka maamulaan.
  14. Murugo after murugo; endless ibtilo into an endless ibtilo; qax aan dhamaad lahayn qaxarna isku badalaayo all the time.
  15. Aadaada aada waaye alaabtaas see ku dageyso. Qaarkood kale horey u arkay. Nuunka, laakiin intaas oo shaqo la heli karo maxaa ku damacday inaa duuliye noqotid? Geesi ayaa tahay runtii. Duuliyenimo iyo hosteesnimaba waa shaqooyinka la isku biimeeyo, ma sahlana. Aniga, the few hours diyaaradaha saaranahay ayaaba balaayo ku ahay, siiba I hate going to Nayroobi by airline maxaa yeelay markee u dhowdahay buura waa weyn u dhow u maleynaa, diyaarad walba aan saaranahay wey gargariiree all the time. It will like that for an hour, I think.
  16. Maxaa, mid Camuudi mee weysay? Shibis in la geeyo ahayd. Then again, few Camuudis live in there now.
  17. MMA sets the trend, as a goalkeeper, when can be assured that he won't let anything slip pass him. I hadn't seen this thread. Darn. Waa runtaa oo caadi ahaanba goolhaye ka ciyaaraa mar mar, oo kooxda kale iga soo horjeedo wey i necebyihiin markee i arkaan anoo ka goolhaye ah. Two positions ayaan badanaa ka ciyaaraa in my unorganized team in Koronto -- the jiinguwe (#5), a la Maldini position ama goolhaye.
  18. "Surun, waryaa, surun." "Ee eta? Reer Awfatiir." Ruwaayadaan late '90s la sameeye, oo ruwaayado goos goos ah waaye dhabta Soomaaliya ka hadleyso, sponsored by the United Nations. They won the UN award, oo tartan ruwaayado badan ahayd oo gobolada Soomaaliya dhan lagu qabtay. Che, who is the 'better half' ku bartay Afmaayga, kuuna sharxeyso? Iyaah, meesha faleebo kuu suranee. ama ayaa kasii daran that clip. Afmaayga iyo Afmaxaatiriga la isfahmeynin. Dankis for sharing, Paragon.
  19. Threadkaan soo xasuustayba. Bahasha awood weynaa.
  20. Once again another misleading title. And he is in London now.
  21. Eritareeyaan iyo Bakistaaniba midkood meesha ma ugu jeedi, let alone janaraalo. Qof meydkiisa, wuxuu rabo ha aaminsanaadee in la ixtiraamo fiican.