-
Content Count
17,633 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
The Story Behind the 'release' of one of the French Hostages.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Juje's topic in Politics
Faransiiska wax walba ka filo, dad ee dhaafaan maleh. Maskiinka kale ayee surunka ka goyn doonaan hadda marka. -
Magaca meesha inay ahaato soo ma'aha Beerta Duurjoogta? Maxee tahay "Beerta Xayawaanka?" Dalkeena masiibo weyn ayaa ku dhacday. Dhirtii wada baaba'day, geed ha sheegin. Duurjoogtiina haba sii sheegin. Geri, maroodi, jeer, dameerfarow, wiyil, jibiso iyo asxaabtooda kale waa hore wada qaxeen, dadkiiba ka horeeyeen. Inta yar hartayna, waa yaxaas, libaax, daanyeer iyo shabeel, mar dhow iyagana sii qulquli doonaan.
-
Yet amid the exoskeletons of banks and cathedrals and luxury hotels overlooking a glimmering coastline that once buzzed with pleasure boats, an awful truth dawns. Mogadishu was never like other African cities. Mogadishu was a spectacular city . Even in its disfigurement, the beauty is still there — above all, in ghostly Hamarweyne, where photographer Pascal Maitre and I stand in the empty boulevard and squint out at the sea until a call to prayer from a nearby mosque reminds us it is almost five in the afternoon, after which all outside activity ceases. Anyone on the streets of Mogadishu by evening is inviting misadventure. From the top floor he sees the ruins of his neighborhood in the once illustrious Hamarweyne district. He can see the remains of the former American Embassy, the posh al Uruba Hotel, the Shangaani district, once teeming with gold merchants and perfume emporiums—all now blasted away. That was Xamar. Nin arkaa arkay; qof kusoo koray ayaa kusoo koray. Inta kale waa iska hadleen.
-
Eebboow. From this below to that above: Officially cawaano nahnay haddaan Soomaali nahnay.
-
The Editorial line of Somali Media Networks
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MAXIMUS POWERS's topic in General
The Universal kanaal I had seen had more Waqooyi coverage than meelaha kale, except Xamar, which the latter because of wars and destruction. Kursiga anchorman waxaaba u fadhiyo C/salaan Hareeri. Sadexda anchorpeople weyba isku wada egyihiin -- Hareeri, C/qaadir Nadaara iyo gabadha kale Xamar kasoo host gareyso. The owners of Universal should take advantage the fact of its popularity, wide reception and for once modernize that channel, which currently looks and sounds more like a haphazardly programmed than a professionally controlled one. -
Originally posted by Juje: quote:Originally posted by Mr. Somalia: all I have to do is get the most popular stories on Somali news websites in a single day, and compose a picture or two on Illustrator with a few corny exchanges between the characters in the story, and kaboooooom-- I can give homeboy a run for his money... Go ahead do it, you might succeed you will never know. Habar fadhida legden la fududa..! Any id1ot can draw pictures with a computer drawing tool such Adobe illustrator and there will many dimwits around who will confuse that for talent. Lol... And to think, you actually believe these pictures are "sawirgacmeed", is quite hilarious, if I may add The above are few Amin Camir made before VHS were popular let alone a PC and forget about Adobe. The man has got talent and you cannot deny that - say you are against his opinions which are illustrated in his images but never question his talent U sheeg, Amiin Caamir hadda ayuu maqlee, oo maba oga waaguu dhaybarka xirnaa in uu ninkaas sawirgacmeedka sawiri jiray. Then again micnaha sawirgacmeed maba laguu yaqaano.
-
Topickaan iga daayee, sawirkaaga meesha kuu suran ayaanba weyneeye, Buuxeey. Waaq. Qatari cadiim. Meesha Soomaali Galbeed waaye filaa. Cirkana suu u egyahay ka helayba, oo onkod soo socdo laga arkaa.
-
Wacdaraha, duqa, xuduud ku sheeg ayaan leeyahay because ma aqoonsani inuu xadka Soomaaliya ku dhamaado meesha Soomaali Galbeed ka bilaawato. Soomaaliweyn ayaan aaminsanahay, marka xadkeyga waa Xarar iyo agagaarkaas. And Shariif is different from kii ka horeeye. Xabashi uma wacan, kii ka horeeye did. He is not protected by Xabashi in Xamar. Kii ka horeeye was. Haddee Xabashi kasoo tilaabsadaan xuduudkaas awalba beenaadka ahaa as they continuously violated since mid '90s, he has no power to speak dalka ku difaaco, plus kuwa cadowgiisa kasoo horjeedo his dowlad maalin walba daan daansado Xabashada, markee soo galaana ka cararo fuleynimo daraadeed.
-
Originally posted by Cadaan: quote:Teknooloji Insaykalobeedhiya Teleefishinka Elektaroonig Kumbuyuutarada Fiisigis Bayoloji Kimisteri I really don't know why, but the way that Somali words are spelled which are borrowed from the english language just crack me up! Ingiriis itself borrowed them, most being Greek.
-
Originally posted by Che -Guevara: ^Maxaa iga danbeeye? If Aamir is pissing off enough, he must be doing something right. Sax. Amiin Caamir waa nin bartay maskaxda maryooleeyda iyo siyaasadooda, their predictable never-ending squabbles. Since 1991 having been following his sawirgacmeed, I for one labada suul u taagay ninkaan. His political cartoons are invaluable contribution to farcical Soomaali political scene.
-
Qofba wax ayuu ku qafiifay. Ninkaan buufis Waqooyi Galbeed ku dhacay. Mid kalena buufis Garoowe.
-
Asked about whether he was he referring to Abdillahi Yusuf in his song “Habartaa ninkii qabo ee aan hadana ku dhalin muxu kuu yahay adeer I dheh”, Maki Haji Banadir said he was not referring to Abdillahi Yusuf. Qaabdaranaa su'aashaan.
-
Less maryooleey movement
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Adi meeqo meel iska dhiibtay naftirkaa. Run sheeg. Hadda kahor anoo Landhan joogo ayaa walaalahey yiraahdeen iska dhiib. Funny surprising face ayaa u dhiibay. Of all places la iska dhiibo, Landhan? Meel haddaa iska dhiibaayo, Switzerland iska dhiibi lahaa. Dalkaas si ayaan u qadariyaa, don't know. -
What Sacrifices Are You Making This Ramadan?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to B's topic in General
Originally posted by Mostapha Dualeh: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: And after bishaan barakeysan what happens? Back to one's routine, without the slightest irony of understanding bisha soonka micnaha ka dambeyso oo loo soo dajiye. I never understood dadka caabudo kaliya bisha soonka, qaas ahaan dadka caayda iyo afxumada kaliya joojiyo ama try to only in this particular month, then meesha kasii wado waxee ku dhex jireen after bishaan. Ramadaan after Ramadaan. War 11 bil kaleba buugga dambiga lagu qoro ama ajirka waa furanyahay hala ogaado. Are you so perfect that your ramadan routine is the same as all the other times. Ramadan is a special month and this is why i cut down on my many habits so that i can find the strength to cut it during the rest of the year. Qof kaamilnimo ka hadlaayo iska yar. You wrote: "Music, going out to bars and clubs and Chewing every other Friday night." The tone of that sentence can be interpreted you are ready to go back to those activities once this month passes. You are only 'sacrificing' those activities, and I may assume, ready to go back to that lifestyle once Ciid day passes. Eniwey, kuligeenba Eebba ha naga wada aqbalo soonkeena iyo salaadeena, jidka toosana ha nagu toosiyo, whether this month or next. Aamiin to that. Soon wanaagsan. -
Soo dhawaada iskaashatada Smokers
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to wacdaraha_aduunka's topic in General
at iskaashatada. Smokers has a union miyaa, mid waliba solidarity ah ku dar. No, I don't isqarxi myself. Too bad, I guess, I can't join this iskaashi. -
Horta emotionalism yee na qaadin. Let us separate facts from fiction. Fact I: Xabashi army do cross that phantom 'border' whenever they decide, whether a man called Shariif is in Filla Soomaaliya or a man called Xuseen Caydiid claims that place. Xabashi violated, violates and still continuously is violating xuduud ku sheega since mid '90s. It is the result of our disunity. We don't have to blame Xabashis. Dad Soomaaliya iyo Soomaali meel ka gaari la' oo xaasidnimo ku darsaday ayaa nagu dhex jiro, oo magaca Soomaaliyeed rabana jaraanjar in meel lagu gaaro inay u noqoto, haddee socon weysana wax walba qash qashaad banad ah. Ciyaalnimo mentality. Dad saas ah ayaa magaca Soomaali nala share gareeyo, qaarkood this very Xabashi keeno dalkeena, una horseedo. Fact II: Xabashi army does not care who claims to be a Soomaali president when they are crossing that xuduud ku sheeg. Their incursions occasionally go any of these following degmooyin that shares border with or close to Soomaali Galbeed: Luuq/Dooloow (Gedo), Yeed/Ceelbarde (Bakool), Feerfeer/Kalabeyr (Hiiraan), Balanbale (Galgaduud), Goldogob (Mudug) iyo Buuhoodle (Togdheer). These degmooyin, in fact, are a de facto Xabashi territory, a part of an extended Soomaali Galbeed. These latest Xabashi incursion is just like what they used to do, regardless if Shariifka protests or not. He is powerless to do anything, as powerless as kan sheegto inuu ka arrimiyo Waqooyi Galbeed ama kan kale equally sheegto in uu ka arrimiyo Waqooyi Bari when Xabashi army crosses from Soomaali Galbeed and into Buuhoodle. Neither the leaders of Waqooyi Galbeed and Waqooyi Bari raise hal far. Cabsi baa saas u geysatay. But iyaga ciidamadooda markee midkood tagaan that degmo, all is lost. Qeylo dhaan iyo balaayo yeereyso. But all is mum when it is Xabashis. This is how badly low our disunity descended to and have reached. And it says more about, again, our disunity iyo qabyaalad sun ka buuxdo dad maskaxda iyo maanka ka gishay. Having written this, the difference between the latest incursions and the infamous one of 2006 was clear: A so-called Soomaali 'president' called for them, led them to Xamar, xudunta Soomaaliya, while boarding and in a Xabashi military helicopter. Lived in Xamar, protected by those Xabashis. That was unforgettable and ill-famed, an offense to any Soomaali dalkiisa jecel's conscience. That was too painful to witness.
-
This will affect some of us maryooleeys who cannot stick with one place and one country. The average SOLer probably have lived two or three Western countries, probably iska dhiibay/dhiibtay two of the said average three at least. Probably. US, EU and New Zealand will probably join this initiative as well. Soomaali inter-West iska dhiibi jirtay waa u dhamaatay then. How many I know live in Toronto alone kasoo guuray Scandinavia in late '90s oo haddana baasabooro Kanada wada heysto. Anecdotes are endless. There is this guy I personally know who Holland kasoo guuray in early '00s, Mareykanka u guuray, lagana aqbali waaye; markii laga aqbali waayena xagaas Kanada usoo wareegay eventually. Now Canadian ah, oo dibadaha wareegooyo. Mid kalena inta ka guuray, Ingiriiska u guuray for the sole reason of endless jaad sessions. Of course London iska dhiibay, though he was back safely in Kanada eventually. Midoo kale, my sister's childhood friend, who iska soo dhiibtay Ingiriiska, guri laga soo siiye, her brother, who had already lived in UK, soo dajisay gurigaas. She came back to Toronto, where she owned her own home. Last time I knew, she went back and forth anytime dowladda xagaas u wacaan. Ar Soomaalidaa, socod jeclaa iyo isdhiibid. _______________ Canada plans to share fingerprint database with U.K., Australia OTTAWA — Calling asylum seekers a "vulnerable group," Canada's privacy commissioner expressed concern Friday about a new government plan to share fingerprint information with Britain and Australia to combat immigration fraud. The three-country agreement was announced Friday with little fanfare, with Canada and the two countries providing assurances that no one's privacy would be violated and that no database for the prints would be created. A lawyers' group in Australia also raised privacy concerns about the plan, which the United States and New Zealand were expected to join later on. The offices of Immigration Minister Jason Kenney and Public Safety Minister Peter Van Loan made the announcement Friday along with their counterparts in London and Canberra, calling it a "landmark initiative" that would "improve our ability to identify foreign nationals who are seeking to enter Canada and who are trying to hide their past from authorities." The new agreement allows countries to check each other's fingerprint databases but doesn't give them unfettered access. The measure was touted as a way to better detect bogus immigration and refugee claimants. To allay privacy concerns, the countries said that no central database of fingerprints would be created and all inquiries would be done anonymously. If a set of fingerprints did not produce a match, they would be destroyed. This information sharing is part of a broader government initiative to introduce biometrics into Canada's immigration and refugee screening system. The Immigration department, in Friday's news release, also said that it had done a privacy impact assessment. But the spokeswoman for Privacy Commissioner Jennifer Stoddart told Canwest News Service on Friday that it asked Immigration on July 20 to give more details about that assessment. Though Immigration had "demonstrated its legislative authority" to go ahead with the plan, privacy commissioner spokeswoman Anne-Marie Hayden said, "we nevertheless expressed some concerns, we had some questions, and made a number of recommendations." This included asking Immigration to explicitly explain its rationale or need for the "high-value data-sharing." In an e-mail, Hayden said: "Highly sensitive information such as fingerprints should be safeguarded with a correspondingly high level of security safeguards. Though threat and risk assessments (TRA) were completed, we were not provided with any details on the assessments, to demonstrate that business and IT controls are adequate, and were not informed whether action has been taken to address risks identified in the TRA — so we asked for more information on this front." The privacy commissioner also asked for a further explanation of how the government plans to use biometric information in the future and what weight it plans to attach to the data when making an assessment of a particular application, said Hayden. "We very much look forward to receiving further clarity and information from CIC (Citizenship and Immigration Canada) to ensure that this initiative is respectful of the privacy rights of what may be considered quite a vulnerable group," wrote Hayden. "We understand this is just one of several biometrics initiatives being considered by the CIC and we've made CIC aware of our concerns with respect to what seems to be a general trend toward an increased collection of biometric information — so we will definitely be monitoring these issues closely and look forward to being kept informed by the department(s) involved." The president of the Australian Lawyers for Human Rights told the Sydney Morning Herald newspaper that the new agreement was disquieting. "I'd really like to see the justification for this and see it implemented in a culturally sensitive manner," the group's president, Susan Harris-Rimmer, told the newspaper. Alykhan Velshi, the spokesman for Canada's immigration minister, said all countries involved had implemented "rigorous privacy protocols" to address such concerns. "But ultimately you can't allow hypothetical concerns about this to get in the way of tangible concrete benefits for the security and safety of Canadians," Velshi told Canwest News Service. In a 2007 trial, Canada shared the fingerprints of 343 refugee claimants with the United States and found matches in 124 cases, or 36 per cent. Of those, five per cent had a criminal history in the U.S. while 32 per cent had been ordered removed from the U.S., said Velshi. In a similar 2008 trial with Britain, Canada checked 2,000 refugee claimants' fingerprints and got 72 matches, or four per cent, he said. Velshi also gave the anecdotal example of a Somali who claimed asylum in Britain. He had been fingerprinted in the U.S. while travelling on Australian identification. His fingerprints established that he was wanted for rape in Australia, where he was subsequently convicted and is in prison. "It's a personal priority of Minister Kenney to focus on the security elements in immigration programs." Xigasho
-
The lightbulb dance ayaaba ka helay. Darn, I just realized after posting I am in women's section. Daa'uud, why did you post in the women's section. War naga tag.
-
Now, now. Talk to me. You guest it, we're alive. :)
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Paragon's topic in General
Sambuus is overrated. Can't stand that thing. Now malawax. Now that is another story. Malawax kulul, oo malab lagu bilbilay, shaah caddeys ahna ku agyaalo. Xaax. Konton xabo xataa waaka cuni karaa. -
What Sacrifices Are You Making This Ramadan?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to B's topic in General
And after bishaan barakeysan what happens? Back to one's routine, without the slightest irony of understanding bisha soonka micnaha ka dambeyso oo loo soo dajiye. I never understood dadka caabudo kaliya bisha soonka, qaas ahaan dadka caayda iyo afxumada kaliya joojiyo ama try to only in this particular month, then meesha kasii wado waxee ku dhex jireen after bishaan. Ramadaan after Ramadaan. War 11 bil kaleba buugga dambiga lagu qoro ama ajirka waa furanyahay hala ogaado. -
Balad Hawo Taken over by Al-shabaab again
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dhubad.'s topic in Politics
Originally posted by Kashafa: quote: Kuwa Dhalinta isku magacaabayna Xabashi ma maqli karaan cabsi daraadood, orodka ee isdaayaan degmada ugu soo sokeeyso istaagaan iyagoo neeftuuraayo Caku iyo jaahil qalin(ama keyboard) loo dhiibay. This is the problem when dhooc-ka-yeer'kasta la daho: fikradaatha dhiibo. MMA markee aa aragtid, sida dhoocil af-baratay oo afka uu kala taaga with smears against Mujahideen'ta and Islaam. By his 'reasoning'(if it can be called that): - Khalid bin Walid and the Companions were cowards when they retreated from the Battle of Mu'tah. - Salaah-ul-diin Al-Ayoubi was a coward for refusing to engage the Crusaders, constantly retreating(or in MMA-speak carar'ing), until he fought the enemy at a time and place of his own choosing, which resulted in the historic where the Crusaders were annihilated, jab ay weligood kaso kabsanin. But waa ku kaas caqli dameer'eed. Waxaa uu malaysaa jaahil'nimo inay dugsi aga soo baxaeen. I wonder what these newly-ilbax Flight 13s want the Resistance to do. Stand bare-chested in front of Ethiopian T-72s ? Line up in perfect formation and wait to be strafed by Ethiopian Mig-21s ? Just so that they can be called 'brave' by Flight 13s oo welfare Toronto ama Scandinavia ku qaato ? Hate it or love it, the Somali thoroughbreds are waging a classic guerrilla campaign that has resulted in unprecedented success in record time. Not even Sayyid-ka or Axmed Guray managed to consolidate the sheer breadth of territory that the Xoogaga Muqaawamda Soomaliyeed liberated and now govern. That's a fact, and testament to the enduring staying power of the Sons of Somalia. Expect the Mujahideen to retreat from even more towns in the coming days. Their strategy is clear to any discerning eye: Consolidate their forces, draw the enemy(TFG, Ahlu Poison) deeper and deeper, far away from their supply lines(Doolow, AU base) so that they can't call on Mother Ethiopia and Papa Uganda to ride to the rescue. Ethiopia has been arming, funding, and directing clan militia since the '80s. This latest round of Moooryaan la soo hubeeyay is nothing new. Waxaana la marsiina jid'ka ay mareen their predecessors inshallah. MMA, have you read Mao's treatise ? Sun-tzu ? Che Guevara ? Have you read any book on guerrilla warfare and insurgency ? No ? So why don't you educate yourself before you open your mouth with dhooc-ka-yeer hadal ? The cure of jaahil'nimo(ignoranc e) is waxbarasho. Go the library, abti, pick a book on the nature of war, especially as it relates to successful guerrilla campaigns(Clausewitz is a good start, he says that is almost impossible for a state to suppress a motivated insurgency, no matter how powerful that state maybe), and start reading. Your current diet of Toronto Star, Tim Hortons, and H&M isn't working. Your mind is malnourished. Intellectual nutrients oo badan aa ka maqan, causing you to bacaaac bacaac markee isfiilito Al-Shabaab kuugu kacdo. Sida isu dhaan, abti. Nin wayn aa tahay, not a dhoocil. Speak and reason accordingly. Nothing personal, kaligaa maahan, dad badan aa jaahil'nimada kula wadaago, my advice is directed to them as well. Haye, maxaa kale? Dhareerka masii wadee mise waa kaa tirtiraa? Diinta aad sheegatid waxee tahay ma'ogiyee, ani diintaas la iguma soo korin, hooy loogu dhaqmana kuma soo korin, including aflagaadeen dadka. Guri sheekhna waa kusoo koray, a sheekh konton sheekhyaal ku sheeg aad aamisantahay oo 'jihaad, 'jihaad' ku qafiifay ka tacliin iyo cilmi wanaagsan, not to mention akhlaaqdiisa. Waa Eebbe mahadiis. That same diin aad afka ka sheeganeysid includes not to aflagaado dadka, one of the pillars of akhlaaqda dadka loogu dhaqmo. Kuwaas Dhalinta sheegto aad aaminsantahayna waa iska waxmagarate kale kaliya ka maqlay ereyga 'jihaad, jihaad' kii ka hor imaadana madaxa ka gooynaayo in the name of their perverted version of 'jihaad.' Micnaha jihaadba xataa ma yaqaanaan. Eebboow noo naxariiso. -
Balad Hawo Taken over by Al-shabaab again
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Dhubad.'s topic in Politics
Originally posted by Kashafa: quote: Kuwa Dhalinta isku magacaabayna Xabashi ma maqli karaan cabsi daraadood, orodka ee isdaayaan degmada ugu soo sokeeyso istaagaan iyagoo neeftuuraayo Caku iyo jaahil qalin(ama keyboard) loo dhiibay. This is the problem when dhooc-ka-yeer'kasta la daho: fikradaatha dhiibo. MMA markee aa aragtid, sida dhoocil af-baratay oo afka uu kala taaga with smears against Mujahideen'ta and Islaam. By his 'reasoning'(if it can be called that): - Khalid bin Walid and the Companions were cowards when they retreated from the Battle of Mu'tah. - Salaah-ul-diin Al-Ayoubi was a coward for refusing to engage the Crusaders, constantly retreating(or in MMA-speak carar'ing), until he fought the enemy at a time and place of his own choosing, which resulted in the historic where the Crusaders were annihilated, jab ay weligood kaso kabsanin. But waa ku kaas caqli dameer'eed. Waxaa uu malaysaa jaahil'nimo inay dugsi aga soo baxaeen. I wonder what these newly-ilbax Flight 13s want the Resistance to do. Stand bare-chested in front of Ethiopian T-72s ? Line up in perfect formation and wait to be strafed by Ethiopian Mig-21s ? Just so that they can be called 'brave' by Flight 13s oo welfare Toronto ama Scandinavia ku qaato ? Hate it or love it, the Somali thoroughbreds are waging a classic guerrilla campaign that has resulted in unprecedented success in record time. Not even Sayyid-ka or Axmed Guray managed to consolidate the sheer breadth of territory that the Xoogaga Muqaawamda Soomaliyeed liberated and now govern. That's a fact, and testament to the enduring staying power of the Sons of Somalia. Expect the Mujahideen to retreat from even more towns in the coming days. Their strategy is clear to any discerning eye: Consolidate their forces, draw the enemy(TFG, Ahlu Poison) deeper and deeper, far away from their supply lines(Doolow, AU base) so that they can't call on Mother Ethiopia and Papa Uganda to ride to the rescue. Ethiopia has been arming, funding, and directing clan militia since the '80s. This latest round of Moooryaan la soo hubeeyay is nothing new. Waxaana la marsiina jid'ka ay mareen their predecessors inshallah. MMA, have you read Mao's treatise ? Sun-tzu ? Che Guevara ? Have you read any book on guerrilla warfare and insurgency ? No ? So why don't you educate yourself before you open your mouth with dhooc-ka-yeer hadal ? The cure of jaahil'nimo(ignoranc e) is waxbarasho. Go the library, abti, pick a book on the nature of war, especially as it relates to successful guerrilla campaigns(Clausewitz is a good start, he says that is almost impossible for a state to suppress a motivated insurgency, no matter how powerful that state maybe), and start reading. Your current diet of Toronto Star, Tim Hortons, and H&M isn't working. Your mind is malnourished. Intellectual nutrients oo badan aa ka maqan, causing you to bacaaac bacaac markee isfiilito Al-Shabaab kuugu kacdo. Sida isu dhaan, abti. Nin wayn aa tahay, not a dhoocil. Speak and reason accordingly. Nothing personal, kaligaa maahan, dad badan aa jaahil'nimada kula wadaago, my advice is directed to them as well. Haye, maxaa kale? Dhareerka masii wadee mise waa kaa tirtiraa? Diinta aad sheegatid waxee tahay ma'ogiyee, ani diintaas la iguma soo korin, hooy loogu dhaqmana kuma soo korin, including aflagaadeen dadka. Guri sheekhna waa kusoo koray, a sheekh konton sheekhyaal ku sheeg aad aamisantahay oo 'jihaad, 'jihaad' ku qafiifay ka tacliin iyo cilmi wanaagsan, not to mention akhlaaqdiisa. Waa Eebbe mahadiis. That same diin aad afka ka sheeganeysid includes not to aflagaado dadka, one of the pillars of akhlaaqda dadka loogu dhaqmo. Kuwaas Dhalinta sheegto aad aaminsantahayna waa iska waxmagarate kale kaliya ka maqlay ereyga 'jihaad, jihaad' kii ka hor imaadana madaxa ka gooynaayo in the name of their perverted version of 'jihaad.' Micnaha jihaadba xataa ma yaqaanaan. Eebboow noo naxariiso. -
What is Story of this song??? Anthem for SNM or WSLF
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to SayidSomal's topic in General
dadkeyga miyaa la garab rogi ciidaydu miyaa dhamaataa dhulka soo anigu malihi dalka soo anigu malihi gumaysiyaa nacayaa yee geeridu dhibaysaa waqtigii dhamaayoo kuu dhaqaaqi doonaa ninkii dhoof ku yimidaa geeridu dhibaysaa... Heestaan maaba muran gishay maanta. Heesaha dadka xaadda qaadi jirtay kamid tahay. Ciyaalkeena jeclaa, siiba ereyada kamid ahaa: Dhulka soo anigu malihi -- haa, haa, haa Dalka soo anigu malihi -- haa, haa, haa. Of course dagaalkii Xabashada iyo Soomaaliya la alifay ee Toddobaatanmeeyadii. Laakiin ereyga waa "gumeysiga dhacaya...," not "gumeysiga nacayaa..." -
Now because the sister's unfortunate plight and subsequent national media coverage, this poor brother's predicament finally got a media attention he deserved and is receiving his passport as well after three long years of ordeal. _____________ Stranded Canadian to be given new ID A second Canadian stranded in Kenya while diplomats questioned whether he was an imposter will get a travel document to return to this country. Abdihakim Mohamed, a 25-year-old autistic man of Somali origin, has been unable to get a passport to return to Canada because his mother, Anab Mohamed Issa, could not convince Foreign Affairs officials he was really her son. Now, after another Somali-Canadian marooned in Kenya for months because of allegations she was an imposter returned home Saturday, Mr. Mohamed is to receive his own travel documents when his mother turns in a new application. “Once the application is submitted, we're going to proceed with issuing the travel documents,” said Nathalie Sarafian, a spokeswoman for Foreign Affairs Minister Lawrence Cannon. The recent case of Suaad Hagi Mohamud, accused by Canadian diplomats of faking her identity, brought new attention to the case of Mr. Mohamed, and new hope to his family. “We are three years and more into the same situation and nobody can help us,” Ms. Issa said from Ottawa's Carleton University, where she works as a cleaner. “So I get happy she got help soon. It give me a big hope.” The Ottawa woman and her friends had struggled for years to bring attention to the case of her son. “Before Suaad, nobody was really taking it up,” said Mohammed Dalmar, a friend and manager at the Catholic Immigration Centre in Ottawa. The cases of Ms. Mohamud and Mr. Mohamed open a window to the difficulties of those who have origins in one of the most infamous failed states of the day. Somalia's lack of a functional government means the only papers of identification Somalis possess today are issued by outside governments. Many Somali-Canadians don't have birth certificates, and can only use documents from Canada. “If those with big passports from Western countries are being treated like this, can you imagine how the refugees, fleeing from conflict, trying to cross borders, seeking asylum, how they are being treated?” said Hassan Noor, Oxfam's humanitarian co-ordinator for Somalia. “Some have been attacked in airports and thrown in jail. Coming into another country is almost an illegal act.” Mr. Mohamed's stay in East Africa began in 2004, when his mother brought him to live with relatives in the Somali port town of Bosaso. He had been struggling in Canada, and a doctor felt that being around his extended family might do him good. Ms. Issa stayed with him for several months as he settled in, then left, taking his passport with her because she feared it might be stolen. When she arrived in Toronto, Canadian officials confiscated the passport because it was not her own. In 2006, Mr. Mohamed's grandmother in Bosaso died and Ms. Issa decided it was time to bring him home. When she contacted the Canadian High Commission in Nairobi about getting him a new passport, she was asked to go for an interview with her son, and later informed she was under investigation for applying for a passport for an imposter. She was told her son did not resemble a picture of him taken in 1996 when he became a Canadian citizen at age 11. They asked for more pictures of Mr. Mohamed then and since, but his mother didn't have any. Mr. Dalmar said some Muslims do not get photographed unless it's really necessary, but she offered to provide DNA for a test – an offer the Canadian government never accepted. Ms. Sarafian declined to comment on why Canadian officials did not accept that offer, or to explain the delay in proving his identity, citing privacy concerns. Eventually, Ms. Issa was forced to leave her son with relatives in Nairobi so that she could return home to work, taking a second job to support her son. Like many young Somali men in Nairobi, Mr. Mohamed was picked up by the police several times. “They catch him many times and they take money.” Ms. Issa said. “Sometimes you care safety and you don't care money. If you don't pay money, maybe they put him in jail.” Xigasho