-
Content Count
17,643 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Riix here. [be warned to those with calool jilicsan. Don't open the link.] Now muxuu galabsaday wiilkaas? For Eebbe's sake, he can't even cry because of that disfigurement. Eebboow u gargaar maskiinkaas.
-
Asagoo ka hadlaya dagaalkii Kismaayo ayuu yidhi Jihaadka waxaa ka qayb galay Mujaahidiin nooc kasta leh; kuwo Maraykan iyo Yurub ka yimid oo cadaan ah, kuwa Kenya ka yimid oo Jareer ah... Jihaad xuu ka ogyahay jaahilkaan. Jaahiliinta kale ka imaadeen dalalkaas shisheeye iigu sii daran. And did he really say 'jareer' mise kuwaan warkaan qoray afka u giliye?
-
Originally posted by Canjeex: ^ Looks like igaarkaas in isaga la shukaansanooyo Nice pics MMA, specially the Baraawe one's. Ever since i went there once before qaxii, i devoloped a soft spot for it...Thanks for sharing bro! quote: Reer Marka have a saying: Marka caddeey, minankii Awcismaan ninkii mooda munaafuq waaye. Marka cadeey is also another beautiful town! Adaaba Baraawe arkay. Ani Afgooye dhankaas Galbeedba uma dhaafin. Qoryooleey, Baraawe iyo Jamaame inaa arko waa iska jeclaan lahaa. Aqiyaarta idinkaa mudan.
-
...oo la isqabqabsanaayo, la isla hardamaayo, la isku maqanyahay, la isku wareeray, this one is in and not even a blip is heard: Odayaasha iyo waxgaradka Cabudwaaq oo ku baaqay in wax laga qabto macdan qodis ciidamo Itoobiyaan ah ay ka wadaan garoonka diyaaradaha ee Cabudwaaq Iyadoo waqtiyadii ugu danbaysay Ciidamada Itoobiyaanka iyo kambaniga (shirkad) ay waardiyaynayaan uu ka waday howlo waddo falid ah deegaano ka tirsan dhulka Soomaaliya kadib markii ay ka soo talaabeen xadka Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya ayaa waxa ay bilaabeen in ay baaraan macdan islamarkaana ay rartaan ciida Soomaaliya, waxaana arintani ay haatan ka socotaa garoonka Diyaaradaha ee degmada Cabudwaaq halkaasi oo uu degenyahay kambani aad u tiro badan oo ay ilaalinayaan ciidamo Itoobiyaan ah waxanaa kambanigaasi horkacaya niman cadaan ah sida ay sheegeen Odayaasha dhaqanka. Waxa ay saakay soo saareen Odayaasha dhaqanka baaq ay kaga dalbanayaan guud ahaan dowladda KMG iyo ururada siyaasada ee ay isku hayaan oo ay ku sheegayaan in dalkii Soomaaliya ay boob iyo barakacin ku hayaan Ciidamo Ethiopian ah iyo dad Shisheeye kuwaasi oo ay sheegeen in guud ahaan ay ka socdaan badda iyo bariga Soomaaliya. Nabadoon Cali Wali Xaaji Axmed waxa uu kamid yahay Odayaasha dhaqanka waxaana uu soo jeediyay codsi guud ahaan uu u jeedinayo Umadda Soomaaliyeed gaar ahaan Xisbiyada Siyaasada isku haya iyo dowladda KMG oo ku wargalinyo in dalkii Soomaaliya guud ahaan ay ka socoto bililiqo kadib markii Umada Soomaaliyeed ay isku jaysatay. Kambanigan cadaanka ah ee haatan degen airporka degmada Cabudwaaq ayaa waqtiyadii ugu danbaysay waxaa Odayaashu ay ahaayeen kuwo si toos ugu laabanayay, waxaana ay ka dalbanayeen in ay joojiyaan howsha boobka iyo dhaca ah ee ay ka wadaan ciida Soomaaliya. Laakiin arintaasi kambanigu waa uu ka dhago adeegay oo sida ay sheegeen Odayaasha. Sarkaalka hogaaminayay ciidamada Itoobiyaanka ayaa waxa uu sheegay in qariirada ama maabka uu wato ay ugu jirto in uu gaaro ilaa Xarardheer halkaasi oo uu sheegay in ay tahay qorshihiisa ugu danbaysa si howsha ay haatan wataan ay u gutaan . Si kastaba ha ahaatee arintaasi ayaa waxa ay wal wal iyo walbahaar galisay guud ahaan Dadka ku dhaqan degmada Cabudwaaq kuwaasi oo bilaabay haatan in ay canbaareeyaan islamarkaana ay codsi u dirsadaan umadda Soomaaliyeed Xigasho
-
why circumcise me? film xiiso badan.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Harag Shabeel's topic in General
Originally posted by Eng.Cadde: Miskiin,you are right bro,the reason behind your ignorance about that part is simply waxa weeye hablaheenii qaasatan kuwa asaageena ah waa laga wada jaray maba lahan except few whose parents were very liberal.me too,I am ignorant about that kinter thing.lol :mad: I knew I wasn't alone. Fufu, qosolka yaree ee noo sharax haddaaba taqaanid. A picture for illustration would be helpful as well. Buuxo, runteena waaye. Waa maqalnaa lee ereygaas, waligeena ma arkin. And I am not alone, you can obviously see Injineer Cadde and countless others are clueless as well. We need a widespread campaign about this great mysterious, phantom thing called kintir demystified. Ma faruuryo isku qaab egyihiin? Ma ilko camalaa? Ma indho uu u egyahay? -
Originally posted by Jafe101: Indhoos, Rida ayaan u horqaadi. Webiga daantiisa kale ayaan ooga iman. Cawska ayaan ku xijisiin anoo dib usoo celinaya rida. Shabeelka ayaan talaabin anoo usoo noqonaya rida. Ugu danbeyntii ridaan talaabin. quote: Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiy aar: Toddobaatan {70} moos uu ku bilaabay. Yaa cuni karo toddobaatan moos laakiin. Yac. ^ qiyaastii toban wax ka yar ayuu ka bilaabay, laakiin tirida saxda ah adaa la gaa rabaa. Mar kale isku day Xujooyin Soomaali kaa sugaaye, duqa, ee waxaaga waa xujooyinka aad google kasoo xaabisay, oo jawaabtoodana xaga taalo. Naga daa yaaqeey. Xujooyin Soomaaliyeed keen ama mid google jawaabteeda laga heleynin. Jawaabteena aniga iyo Indhoos dhiibanay haddii si loo fiiriyo wey saxsanaan kartaa, laakiin.
-
Welcome to Cadaado, Somalia - Run by an American
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
As chairman of Himan and Heeb Administration, the province where Adado is located... Ximan iyo Xeeb. Magaca maamulka ayaaba u bogay. -
I guess someone had predicted, too soon indeed, the failure and demise of the groups he has had a fervent support for, for their own 'foundations crumbling' upon themselves. Soomaali waxee ku maahmaahday: Hooba naar galaasa, bartaa ay la aragnee, tiimbooy! Soomaali waxee kale ku maahmaahday: Ninkii soo joog laga waayo, soo jiif ayaa laga helaa. Soomaali waxee kaleeto ku maahmaahday: Labadii xaaraan ku heshiisa, xalaasha ee ku diriraan. Meesha maxaa ka socoto now? Afkii baa juuqda gabey?
-
Shisha smoke not as harmful as previously thought
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Sherban Shabeel's topic in General
Originally posted by Tuujiyee: ^^^^ waraa naga ganbiso nooh? saan maa keentay hadana? Toronto in aad jogtid miyaad ilowday? loool wax la layaabo maba u harin reer toronto.. and for shiisha iyo labo labo la iskula fadhiisanaayo, loool admit it ciyaalka xaafada baryahaan waa u shidantahay qaraar aa kuhaayo adi lool... Wareer Badanaa!!! Ciyaal xaafadeed ma arkinee wax kale sheeg. Odeyaal ciroobeystay aan arkaaye, meeshana ku afleerinaaye. Wax la dhuuqa ma istaahisho bahashaan. Jaad anoo cuno ii dhaanto. Waraa masoo noqotay, mise wali Yuukee dhex dabaalanoysaa? -
Somaliland: Ethiopia na heshisiisay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Kelya_Xariif's topic in Politics
Waxaan ma lagu faantami doonaa hadda? -
The Passing Away of a Dear Friend: Abdalla A. Hirad
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xudeedi's topic in Politics
Eebbe ha u naxariisto, samir iyo iimaan haka siiyo reerkiisa. Qoraaladiisa dhowr jeer aqriye, qoraalo iyo maqaalo wada macquul ahaayeen dadka qancinaayana. -
Hargeisa: Tensions High As Rayale Wife Flees The City
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Cowke's topic in Politics
Warkaaga gaarigacan muu soo saarnaa maadaama hal toddobaad jidka kusoo jiray? -
Originally posted by Peace Action: Did anyone notice the top officials are all sheikhs. Does that mean shabaab believe that wadaads are the only people qualified to be leaders like Iran. Micnaha ereyga sheekh sharafta ka qaadeen. Kii 'jihaad, jihaad' yiraahdaba waa u sheekh. I bet all of them 'sheekh' magacooda ka hormarsiiyo xoog iskugu bixiyeen in the last few years. Wax sheekh u dhigmo, istaahilo magaca sheekh oo diinta aqoonteeda u keentay meesha ku jiro ma jiraan.
-
Hizbul Islam threaten all out war.
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoonLight1's topic in Politics
Again, where are the 'e-mujaahidiin' on SOL? It is so quite quiet from that side it is eerie. Candhuuftii maaku dhagtay, oo ma " " reaction kasoo hartay? Aweys will be the Grand Murtad this time? -
SHONGOLE: Why are we not fighting P'land S'land
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to MoonLight1's topic in Politics
The guy odeyaashii iyo wadaadadii uu aflagaadeynoyaa. Eebboow. I guess wuxuu ku joojinaa dagaalka markuu Cusaama ibnu Ladan, his idol, ku dhaho jooji. "Odeyaal iyo wadaado xumayaal" kulahaa. Afxumaa waxa. -
Toddobaatan {70} moos uu ku bilaabay. Yaa cuni karo toddobaatan moos laakiin. Yac. 76 uu ku bilaabay waala dhihi karaa si kale haddii loo fiiriyo laakiin, yacni: 76 82 88 94 100 Kuligood isku wada ah shan beri.
-
WHICH COUNTRY IN AFRICA HAS THE MOST BEAUTIFUL WOMEN?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Ismahaan's topic in General
Qoftaan ayaa qurxoon, oo qurux iyo qaayo isku darsatay inta kale waa been. Labiskeeda haba sii sheegin. 9.99999 out of 10 waaye. Reer Minnesota waaye qoftee ee Reer Minnesotoow qoftaan meel ku sheega. -
And this one of Waqooyi I hadn't seen earlier, I think it is Berbera. It is the only image the photographer has of North. How healthy looking the geel are. Striking smile on the boy on the right. Probably shukaansigooda arkaa. War looxa aqri yaa dhaho. Indhakuul ahaa.
-
Qudaar market, Xamar. Baraawe. A village in Jubba. Sablaale, Shabeellaha Hoose. Either Baraawe or Marka. The colourful guntiino days. Baraawe.
-
Sawiro from Baraawe, Marka, Muqdisho Kismaayo and other Jubbooyinka villages and towns in early '80s. Those images hadn't been seen on any other Soomaali website. Marka. Masaajidka Awcismaan, one of the early settlers of the town. [Reer Marka have a saying: Marka caddeey, minankii Awcismaan ninkii mooda munaafuq waaye. ] Kismaayo. Xamar. Probably either xaafadda Ansalooti ama Xamarweyne. Muqdisho airport hangar. Somewhere in Jubbooyinka ama Shabeellaha Hoose. Somewhere in Jubbooyinka. Baraawe.
-
Waaliga Walaalayada Islaamiga ee Jubooyinka :-Sheekh Abuu Bakar Al Saylici Dadkaan waa soo dhigteen. Dhaqankeena dagaal joogto ah ee ku haayaan. "Waaliga Walaalayada" mee sheegteen. Maxaa ka qaldan 'guddoomiye' iyo 'gobol/gobollada.'