Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,713
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    326

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Maadeey, ninkaan isbarta horta. His mind has simple pre-packaged classifications of where and what to label each member. A member, according to him, cannot have a personal opinion. He has to parrot whatever his alleged tolka's interests lie. That is his narrow definition. Marka ha u bixin hadduu xaafadda Bakaaraha mooday meel qabiil gaar ah degto. Dadka aniga camal Isgoyska Bakaaraha kusoo barbaaray u gafooyaa too.
  2. Abti hada kohor aa gabartoo elevetar ila soo kortay.. "kor maa usocotaa?" ayee i dhahday "haa" qofta cadooooooooo ee aheed somali in ee tahay xitaa shaki aa iga galay quruxleey ee aheed qaab ahaan yaah lol. laakiin floor numberkeeda qofta ma taabaneysoo hee... SUBXAANALAAH waan u qaadan waaye in ee gacenteeda tahay war nin madoow in uu nagula jiro elevetarka aan u maleynaaye walaahi dhinac yada aan fiirshay lool true story.... Taas wey dambeysaa. Kuwa iscaddeeyo nowadays sadex ama afar kale nooc kareemooyin la isku caddeeyo ismariyaan. Mid wajiga bas ah. Mid gacmaha iyo lugaha ah. Iyo mid kale jirka kale la wada marinaayo.
  3. Maba jecli somehow. It is not about fuleynimo, but sideedaba ma jecli this genre. Wax la fiirsado ma istaahilaan. I don't know any horror films I had watched, including the most famous ones like the two Hannibal Lecter films.
  4. Wareerka badan iska dhaafee ee cajalka ma fiirsatay horta? Mise the title ku been guuray?
  5. qalanjo foolaneyso. Maskiin. Rafaad ahaa. N.B. - You need to sign in to view the clip.
  6. Sheerli Diyana, Moofeed,Roose, Farableen, Biliij,Riikoo, Top sheerli, Ritaana, Silfaana, Betnoofaad, Riikoo dhiiqo, Super Roser... Siduu u Soomaaliyeey qatar iga dheh. Gabar Afrika kusoo arkay soo xasuustay. See waxaan la isku caddeeyo iskugu bilbileysay ayee xuux u ekaatay, instead of xaaxnimo ee raadineysay. Soomaali laguma ogeyn saan, laakiin gabdhaheena wey ku faafoysaa isticmaalida bahashaan. If only they knew.
  7. Marka interviewka laga qaadaayo afkee ku hadlaan? Mise kuwa turjumaanka ah iyo iyaga wey isla ogyihiin. Hadda kahor maqlay magaalo yar Reer Sawaaxili from Kenya iyo Tansaaniya isku dhiibi jiray, macala turjumaankooda oo Soomaali ahayn la ogaa sheekadooda. Maalin ayaa mid Soomaali iska dhiibay isla magaaladaas yarayd. Turjumaankii Sawaaxiliga ku hadlaaye loogu wacay, kii Soomaaliga markuu isyiri ku hadal Afsoomaali, kii turjumaankii ku yiri qofkii wareysanaaye in uu Soomaali ahaynba qofkaan, oo waa beentiisa Soomaalinimadiisa, af kale ku hadlaayo. Can you imagine? A Soomaali laga diidaayo Soomaalinimadiisa by a non-Soomaali Sawaaxili? Adduunkii upside down noqday. Long story short, sheekadooda wey ku qaraxday Reer Sawaaxili.
  8. Originally posted by *Buuxo*: LoL@KK.Neve r give up on people.The Brothers lack knowledge in this area or 'geed' let's enlighten them. MMA & Injineer Cadde, here is a pic. Well at least under the microscope. Wee. Saas maa macalimad ku ahayd, Buuxooy? Naga daa yaaqeey, ku noqo leyliga, si fiican u sharax, ardey heegan u ah barashada nahnee. Noo sii sharax mar kale wali ma fahminee.
  9. Originally posted by Jamaal11: Still waxaan ku qoslayaa 'xuquuqul insaan hadey jirto'....loool Amin Amir beryahan waa loo soo qoraa message-ka ayaa la yiri, he only does the drawings... Eeyaa cunay Indha-cade Qoritaanka Afsoomaaligiisa, if one glances from his political cartoons, waa ka garan kartaa in uu liito. For someone Afsoomaali ku qori jiray since '70s, ma'ogi see ka tahay liidashiisa afka qoritaankiisa. Sidiisa kale sawirgacmeedkiisa si heersare u alifaa.
  10. Originally posted by Jamaal11: Still waxaan ku qoslayaa 'xuquuqul insaan hadey jirto'....loool Amin Amir beryahan waa loo soo qoraa message-ka ayaa la yiri, he only does the drawings... Eeyaa cunay Indha-cade Qoritaanka Afsoomaaligiisa, if one glances from his political cartoons, waa ka garan kartaa in uu liito. For someone Afsoomaali ku qori jiray since '70s, ma'ogi see ka tahay liidashiisa afka qoritaankiisa. Sidiisa kale sawirgacmeedkiisa si heersare u alifaa.
  11. Maadeey, soo mood oo soo dhaaf. Magacaan aan maqlo waa hore igu dambeysee. Yar aan qaraabo ahayna gurigeena kusoo koray isoo xasuusisay, qof ka qosol iyo kaftan badnaa jirin, markuu geeriyoodayna Xamar dhan inay guriga iskugu imaatay la mooday yacni sida aad iyo aad loogu jeclaa. Eebba ha u naxariisto. Anyway, soori sheeko kuu galee maadaama magacaan qiimo ka leeyahay agteyda. Mar labaad ha dhaaf, ha mood. By the way, gaan inta Qalanjo kula bood boodaayo oo Shaleeydeydaaa, shib lee haadee ku haayo adiga uu ahaa filaa.
  12. Awkuuku, Yamyam iyo Magool ka ahayn yaa marxuum kale ka muuqdo cajalka? Eebbe ha u naxariisto marxuumada. Hopefully next year xeebta Jasiira ama Sugunto Liido ayaa kusoo mareynaa socodkaan. ______________ More images from the rally on facebook.
  13. Idinkaa mudan, aqiyaarta. It was an eventful, unforgettable rally runtii. They promised to host it next year. I hope they keep that promise. I will be there haddaa noolahay Eebbe ha idmee. Hayaam, were you there? _____________ Canjeex, such heavyweights gathering at one place and singing a nationalist song. Waaaw. Dankis for posting that link. A stage xataa Yamyam and Awkuuku hal meel iskugu yimid ka muuqdaan.
  14. I don't think anything wrong with that. Qofkaan iska dhaafa. He holds an opinion, a strong one, I am sure, that is not popular around the forum. Frankly, I am strongly against those same opinions of his. Laakiin he is entitled his as long as he is not breaking any Golden rules. About hypocrisy he writes on here, he is not calling anyone by name.
  15. The other Shariif (I think he is the current Ministry of Finance or something, the dude that used to be the speaker of the parliament) was answering most of the questions for the president. When a controversial or complicated question is asked you could tell from the president's face that he was asking for the other sharif's help. Overall, it wasn't bad at all. That is why he, Shariif Xasan Sh. Aaden, is always with him, Shariif Sh. Axmed miyaa? Bilaal iyo Saak, laakiin if the only questions they asked were those listed above, then those su'aalo were harmless and less heated questions. Wax simple loogu jawaabi karo waaye, oo wax laga caroodaba ma'aha. Mise su'aalo kale jiro oo la sheegin? Ama si afgarad la'aan kale dhacday, yacni knowing barbaartaan inta ku barbaartay are a bit more independent, and that independence might have been perceived or interpreted by those around Shariifka as a disrespect gesture towards Shariifka. Shariifka should have answered them, though. Aniga ayaaba hadda ka jawaabi karo anigoo waliba ka fikirin, yacni ugu jawaabi lahaa su'aasha ku saabsan asaga iyo Aweys kala fogaanshaha ku dhacday. Fursad weyn ayeeba ahayd uu ugu sharxo qorshahiisa. Saan camal ugu jawaabi karay: Walaalkey Aweys iyo aniga shaqsi ahaan kuma kala tagin, ee waxaa ku kala tagnay isku aragti la'aanta, aragtidaas oo ah dalkeena wax xaal nabadeed u keenaayo. Taas ugu horeyso ku kala duwanaanay. Waxaan xaal u arkay qori caaradiisa kaliya inay nabad keeneynin, oo nabad raadinta meel walba loogu tago, meel walbana laga raadiyo. Waa sababta igu kaliftay aniga iyo asxaabteyda kale inaan ka qeybqaadano shirkii Jabuuti, maadaama xaal raadin ahayd. Aweys taas buu kasoo horjeestay. Ilaa hadda irida nabadadeed wey furantahay, oo qof walba nabad iyo xalinta dalkeena rabo meel Alle waa ugu tageynaa. Dowladaan waa dowlad nabadeed, waxaana jecelnahay inaa ka duwanaano kuwii hore soo maray oo qori kaligiis wax ku raadin jiray. Midaan waa mid nabadeed, qof walba oo nabad la rabo dalkeena wey u banaantahay, waana la kulmeynaa... ________________ Shariifka dad iska hadlo ayaa si u dacaayadeeyo, dacaayadooyin raqiis ah, marka saas camal mooday ardeydaan waxee ka cabanayaan saas camal tahay. The funniest criticism against Shariifka that I did hear was this: Muxuu ugu qudbeeyaa ama ugu hadlaa lahjad dadkiisa (read his fellow clanmates) ku hadlin. It is the funniest, yet most ridiculous one aan maqlay. Nothing wrong with lahjadaas, wuuna ku hadli karaa laakiin isma weydiinin filaa qof walba meesha uu kusoo barbaaro uu ku hadlaa waxa meeshaas loogu hadlo. Not every fellow clanmate of Shariifka speaks like Muuse Suudi Yalaxoow.
  16. Laakiin it is not enough. Please help him with whatever you can. Here's more information. Madaxa Ururka Caawinta Caruurta Soomaaliyeed Cabdi Muuse Maaxaay ayaa shaaca ka qaaday in la daweyn karo wiil 8 sano jir ah oo lagu magacaabo Axmed Maxamed Maxamuud kaasi oo dhawaan uu dhaawac culus ku soo gaaray Magaalada Muqdisho, kaasi oo xabad ka burburisay afka, sanka iyo il. Cabdi Muuse Maaxaay waxaa uu sheegay in wiilkaas oo daaweyn dheer u baahan la daweyn karo haddii buu yiri ay dadka Soomaaliyeed dhaqaale u uruuriyaan si loo keeno wadamada horumaray. Cabdi Muuse Maaxaay oo u warramayay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da waxaa uu ugu baaqay dadka Soomaaliyeed ee wax heysta, gaar ahaan ganacsatada in ay u gurmadaan wiilkaas, isla markaana ay fududeeyaan in wiilkaas la geeyo dal horumaray oo lagu daweeyo. “Qof kasta oo Soomaali ah oo damqanaya dhibka soo gaaray wiilkan wuxuu bixin karaa wixii uu awoodo, 5$, 10$, 20$, 30$, 50$ iyo wixii kale ee uu awoodo. Ha isdhihin lacag yar oo aad bixiso waxba ma tareyso”ayuu yiri Cabdi Muuse Maaxaay. Cabdi Muuse Maaxaay waxaa uu intaas ku daray in dadka Soomaaliyeed haddii ay arrintan si deg deg ah ugu guntadaan ay saamixi karaan in wiilkan daweyn dibadda ah oo deg deg ah loo helo, wuxuuna caddeeyay in waalida wiilkan oo uu la xiriiray uu u sheegy in ay baasaboor u sameeyaan wiilka iyo qofkii raacaya. Hadii aad rabtid inaad caawinaad ka gaysatid arinkaan fadlan la xiriir: Aabiyo Ciise (Minneapolis) 612-298-1044 Luul C/raxmaan (Ohio) 614-515-1389 Qaali Salaad (Nashville) 615-554-4398 Maryan Hilowle (Toronto) 416-742-3852 Maryan Mahdi (Ottawa) 613-261-0708 Xasan Cali (Edmonton) 780-965-5093 C/casiis Shire (California) 619-254-3294 Cismaan Galacad (Chicago) 612-483-7149 Xigasho
  17. I see money, the SOL member, on somewhere on the clip.
  18. With respected Michigan Senator Carl Levin. With Maxamed Cali Samatar,the highest decorated military man in Soomaaliya. With Minnesota Senator Al Franken.