-
Content Count
17,641 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
WHICH COUNTRY IN AFRICA HAS THE MOST BEAUTIFUL WOMEN?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Ismahaan's topic in General
Ciridkaas camal waa ciridyadii heesaha dadka qaado ku amaani jireen. -
THE SOMALI STORY OF A ROTTEN MIRQAN SOCIETY!!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to djibsomali's topic in Politics
What is this thread supposed to achieve than spamming and being on the verge of trolling? Inaa dad wada caysidna ma'aha, waa laguu dhaamaa taas. Soori pal, but this thread is closed. -
Somali rebel chief Aweys calls for truce in south
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Liqaye's topic in Politics
"I am asking them to stop the fighting, which is only useful to the enemy. It is immoral. Muslim blood is being shed." Dhiiga uu daadinaaye maxee ahaayeen bilooyinkii u dambeeye? Dhiig dad Buddhist ah? Calaacalka iska yaree, yaa dhaho gaashaanlahaan. Aweysoow adigaa dadkaan markii hore dantaada ku rabtee haddana meel u la' geysid. Hakaa saarto. -
The list is out. The best places to live
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
I can't believe Switzerland is in #9. I guess their immigration policies put them in that far back otherwise wax kale ka qaldan iska yar dalkaas. Faransiiskana lambarka sideedaad ayuu galay. It shouldn't. Dalkaas inuu #20 soo dhaafo ma ahayn. And since this research is based on a data from 2007, I am sure Iceland wouldn't be in that comfy third place position now. Next one to be released will have dalal badan Galbeedka ah hoos u dhacay. -
Waa markee isku habar wacan jireen. Waa lagu yaqaanaa waxaas dadkaan. Not only does they not lack a sense of humour, but they also lack a sense of individuality. Buuxo and Che, since this fella likes to imply in a reference to that thread of H&M once in a while on here, methinks he learned something from that thread and indirectly is appreciating. Now I don't want to suggest he even lacks a sense of style. Probably the whole sense itself is the issue that he is lacking. Waan ka baxay meeshaan. Nabadeey.
-
Warkaan oo Faaf-faahsan Beri subaxii kala soco pp.com Wariyaha hurdo uu aaday miyaa? Ilaa iyo beri aroortii yaa sugi karo waaba yaa dhintay yaa nool.
-
Viva Somalia... Viva Shariif...Aluta Continua!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Paragon's topic in Politics
Qudbadiisa in high quality. Shariifka wuu qudbeen karaa oo waaba aftahan si wanaagsan dadka usoo jiidan karo, si wacan u yaqaano sida Soomaali loola hadlo. Nin intaas Soomaali dibadjoog ah hal meel iskugu keenay, midooweeye nin sahlan ma'aha runtii. He should come to Koronto. Saas iyo si ka daran ayaa loogu soo dhaweyn lahaa. -
*Sigh* Clan this, clan that.
-
I am not going into that low with you. Laakiinse a person that names himself Poker has no business of talking others' character flaw. Stick with your qamaar. P.S. -- Buuxo has a sense of humour, obviously something you and the other fella seem to lack. Ee marka dumarnimadeeda ha u gafin.
-
Kaftankii xata waa u gooye, always on the sensitive side, always on the defensive, always ready to take out their tooreey in their rush of miyi-style. War relax, anaga waa kaftanaa hadduu idiin gooyana, soori, maadaama kaftan meel laga soo gato jirin. Buuxo, ma ila aragtaa. Kuraasta inay ciyoow dhamaadaan laga ilaalinoyaa. I didn't know Riyaale was that shiid oo ka jajabantahay.
-
Asli Hassan Abade (Calansida), of Dallas, and former pilot in the Somali Air Force, waits for Somalia President Sheik Sharif Sheik Ahmed to speak during a rally in Minneapolis, Sunday, Oct. 4, 2009. "Our country was so good, so peaceful and beautiful," she said. (Craig Lassig/Associated Press) Ms Calansida, in an ideal Soomaaliya, would have been a president. She indeed always earns my vote. Qof ka daljecel kuma arkin internetka oo Soomaali ah. Meel walba u taagantahay caawiska dalkeena.
-
Is that Sulfa I see? Nice clip oo waayo waayo ah, indeed. Dankis for sharing, duqa.
-
Egypt cleric 'to ban full veil'
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Sherban Shabeel's topic in General
I do respect Tantaawi and almost always agree his decrees, though others may badmouth him, accusing him a sheekh that is used by Xusni Mubaarak's regime against Akhwaan Muslimiin party -- nevertheless, he does have my admiration, laakiinse I don't know about this. It shouldn't be his shuqul who should wear indhashareer or not. -
Originally posted by *hatu*: quote:Originally posted by Jamaal11: quote: Gaarisa, Koonfur Galbeed, Jamhuuriyadda Soomaaliya Oh brother hatu, that's just beautiful! Koonfur Galbeed, Jamhuuriyadda Soomaaliya sounds just so good! Thanks saaxiib but a brother called humble ayaa kaaga horeeyay to notice it but yeah it does sound beautiful, but hey, we've got to keep the dream alive, but i sometimes feel i'm fighting a loosing battle. Reer Gaarisa ahayd miyaa? Meesha kululaa oo kululaa. Saas uma kululeen 1993 anoo yar mar aan tagay. Mise jirkeyga isbadalay oo waa isla sidii oo kuleel hadda lee dareemoyaa? Koley Reer Gaarisa Afsoomaali weyn ayee barteen oo dadkii usoo wada qaxay meeshaas oo dhulkii wada gadanooyo. Of course Afsoomaali wey ku hadli jireen ee laakiin hadda ka cabso mid ah ku hadlaan oo waa hormareen, oo garamgaramka ka yar.
-
Kuraasta wali bacdooda ku jirto i dishay. Maxaa, guriga fadhigaas yaalo guri ciyaaleed miyaa oo wasaqdooda iyo inay ku kaadiyaan laga dhowraayo kuraasta?
-
Why do Western media unquestionably repeat like a parrot of him being a "Holocaust denier." I have yet to read of him ever denying its occurrence. He questions some of the 'facts' that is repeated like if they were written on a stone.
-
And now the grand questoin: Which one were you waving? Of course Shariifka has a lot of support because not of who he is individually, but because this administration he leads is the last, final hope our country has. Tan haddee dhacdo wax meesha ku haraayo iska yar. Waa rajadii ugu dambeysay Soomaalida dowlad nidaam leh u dhalato. Rabi ha idmo ma dhaceyso.
-
Rabi ha idmo, I will attend. I have been hearing about this for quite sometime now. I even passed around that flyer around with those I know. As always, gabdhaheena, our sisters in the West, isku xilqaamo inay u gargaaraan dadkeena rafaadsan. It is them who most u gargaaro walaalaheena ku rafaadsan dalkeena. Maalin walba wararka ka arkeysaa heblaayo iyo heblaayo joogaan magaaladaas oo iska soo qaaraamay u direen lacag dad rafaadsan. Hardly would one see 'hebel iyo hebel' lacag soo aruuriye u dirayna dadkeena. I guess 'hebel' only knows how to destroy, wax ee taraan aaba iska yar. Soomaali men failed miserably, and the country went down with their grand failure. And no wonder and surprise that this event is organized by young sisters. They were on the front page of a local Soomaali newspaper on last month.
-
The ugly and brutal side of dagaal for you
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Haddaba ciddii dooneysa in ay caawiso wiilkaas iyo hooyadii oo ka soo jeeda qoys danyar ah, waxa ay la soo xiriir karaan taleefoonka aabaha dhalay wiilka oo ah: Aabbe Max’ed Maxamuud Cumar Tel: +25215102092 Tel: +252162331744 Ama Amiin Yuusuf Khasaaro amiinkhasaaro@hotmai l.com +25215532494 -
The ugly and brutal side of dagaal for you
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Dhacdo naxdin leh Waa muuqaalo argagax leh, dadka qaarkiina aysan indhaha u dhameyn Karin, waa mid ka mid ah xadugudubyada ka dhaca magaalada Muqdisho oo ay sababaan dagaallada aan dhamaadka laheyn. Mar aan booqday Isbitaalka Madiina oo inta badan la gaarsiiyo Dhaawacyada dadka ku waxyeeloobay dagaalada ka socda magaalada Muqdisho ayaan waxaan la kulmay wiil 8 jir ah oo ay dhakhaatiirta iyo dadkii ehelka u ahaa ay dul tuban yihiin, markii aan damcay in aan fiiriyo ayaa waxaan u dhameyn waayey aragtida, waayo wiilka 8-jirka ah waxa uu ka burburay afka Sanka iyo mid ka mid ah Indhihiisa, kadib markii isaga iyo Hooyadii ay ku dhaawacmeen dagaalladii ugu dambeeyey ee ka dhacay Magaalada Muqdisho. Dr. Cumar Akram oo ah dhakhtar u dhashay wadanka Qadar, dhawaanna hawl samafal ku soo gaaray Magaalada Muqdisho ayaa mar aan la kulmay waxa uu sheegay in aan wiilkaan waxba looga qaban Karin dalka gudihiisa, waayo ayuu yiri qalabkii lagula tacaali lahaa ayaan oolin isbitaalka Madiina, waxa uuna ka codsaday dadka Soomaaliyeed ee dibadaha ku nool iyo hay’adaha Samafalka in ay gargaar deg deg ah u fidiyaan wiilkaasi, isagoo ku tilmaamay in ay tahay dhacdadii ugu xumeed ee uu la kulmo mudadii yareed ee uu ka hawlgalayey isbitaalka Madiina. Wiilkaan oo lagu magacaabo Axmed Maxamed Maxamuud ayaa ku dhaawacmay dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay Magaalada Muqdisho isaga iyo hooyadii waxay ku dhaawacmeen Rasaastii ay isweydaarsanaayeen dhinacyada Muqdisho ku dagaallamaya, waxaana sida sawirka kaaga muuqda halkaasi ku dhaawacmay Hooyada dhashay wiilka oo lagu magacaabo Saafi Max’ed Shidane oo gacmaha kor u haysa iyada oo barooraneysa kadib markii ay wiilkeeda oo afku , sanka iyo Il maqan yahay sida aad sawirka ka arki karto. -
Riix here. [be warned to those with calool jilicsan. Don't open the link.] Now muxuu galabsaday wiilkaas? For Eebbe's sake, he can't even cry because of that disfigurement. Eebboow u gargaar maskiinkaas.
-
Asagoo ka hadlaya dagaalkii Kismaayo ayuu yidhi Jihaadka waxaa ka qayb galay Mujaahidiin nooc kasta leh; kuwo Maraykan iyo Yurub ka yimid oo cadaan ah, kuwa Kenya ka yimid oo Jareer ah... Jihaad xuu ka ogyahay jaahilkaan. Jaahiliinta kale ka imaadeen dalalkaas shisheeye iigu sii daran. And did he really say 'jareer' mise kuwaan warkaan qoray afka u giliye?