Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,641
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. "Dhuuso ninkii sanka ka qabsado wuxuu moodaa in uu udgoon ku jiro." Maahmaahdaas ee soo qortay ayaaba u bogay. Runteed ahaa.
  2. Turkiya is changing. Less anti-Islaam secularists in power.
  3. Soomaaliya's national integrity violated right from left. How familiarly sad.
  4. I assume that place is Madaxtooyada. They were taken straight to Madaxtooyada miyaa, with hubkooda waliba? How come no one even considers dadkaan camal to be moles la soo diray oo hadduu dagaal dhaco gadaal dhabarjabis ka bilaabi karo?
  5. Runtiis waaye qamiir iyo cajiinka waa laga helaa, oo dukaamo isku xayirsiinaayo arkaaye. Laakiin maqaayad laga helo ma arkin. Haa muufo iyo calooleey haddaa rabtidba waaka helee maqaayadahaas. Muxuu kale ka sheegay Koronto? Was it his first time? Dadka first time imaado wey la dhacaan meeshaan, inay dib ugu noqdaan meeshee ka imaadeen ma jecla.
  6. Maadeey, ninkaan isbarta horta. His mind has simple pre-packaged classifications of where and what to label each member. A member, according to him, cannot have a personal opinion. He has to parrot whatever his alleged tolka's interests lie. That is his narrow definition. Marka ha u bixin hadduu xaafadda Bakaaraha mooday meel qabiil gaar ah degto. Dadka aniga camal Isgoyska Bakaaraha kusoo barbaaray u gafooyaa too.
  7. Abti hada kohor aa gabartoo elevetar ila soo kortay.. "kor maa usocotaa?" ayee i dhahday "haa" qofta cadooooooooo ee aheed somali in ee tahay xitaa shaki aa iga galay quruxleey ee aheed qaab ahaan yaah lol. laakiin floor numberkeeda qofta ma taabaneysoo hee... SUBXAANALAAH waan u qaadan waaye in ee gacenteeda tahay war nin madoow in uu nagula jiro elevetarka aan u maleynaaye walaahi dhinac yada aan fiirshay lool true story.... Taas wey dambeysaa. Kuwa iscaddeeyo nowadays sadex ama afar kale nooc kareemooyin la isku caddeeyo ismariyaan. Mid wajiga bas ah. Mid gacmaha iyo lugaha ah. Iyo mid kale jirka kale la wada marinaayo.
  8. Maba jecli somehow. It is not about fuleynimo, but sideedaba ma jecli this genre. Wax la fiirsado ma istaahilaan. I don't know any horror films I had watched, including the most famous ones like the two Hannibal Lecter films.
  9. Wareerka badan iska dhaafee ee cajalka ma fiirsatay horta? Mise the title ku been guuray?
  10. qalanjo foolaneyso. Maskiin. Rafaad ahaa. N.B. - You need to sign in to view the clip.
  11. Sheerli Diyana, Moofeed,Roose, Farableen, Biliij,Riikoo, Top sheerli, Ritaana, Silfaana, Betnoofaad, Riikoo dhiiqo, Super Roser... Siduu u Soomaaliyeey qatar iga dheh. Gabar Afrika kusoo arkay soo xasuustay. See waxaan la isku caddeeyo iskugu bilbileysay ayee xuux u ekaatay, instead of xaaxnimo ee raadineysay. Soomaali laguma ogeyn saan, laakiin gabdhaheena wey ku faafoysaa isticmaalida bahashaan. If only they knew.
  12. Marka interviewka laga qaadaayo afkee ku hadlaan? Mise kuwa turjumaanka ah iyo iyaga wey isla ogyihiin. Hadda kahor maqlay magaalo yar Reer Sawaaxili from Kenya iyo Tansaaniya isku dhiibi jiray, macala turjumaankooda oo Soomaali ahayn la ogaa sheekadooda. Maalin ayaa mid Soomaali iska dhiibay isla magaaladaas yarayd. Turjumaankii Sawaaxiliga ku hadlaaye loogu wacay, kii Soomaaliga markuu isyiri ku hadal Afsoomaali, kii turjumaankii ku yiri qofkii wareysanaaye in uu Soomaali ahaynba qofkaan, oo waa beentiisa Soomaalinimadiisa, af kale ku hadlaayo. Can you imagine? A Soomaali laga diidaayo Soomaalinimadiisa by a non-Soomaali Sawaaxili? Adduunkii upside down noqday. Long story short, sheekadooda wey ku qaraxday Reer Sawaaxili.
  13. Originally posted by *Buuxo*: LoL@KK.Neve r give up on people.The Brothers lack knowledge in this area or 'geed' let's enlighten them. MMA & Injineer Cadde, here is a pic. Well at least under the microscope. Wee. Saas maa macalimad ku ahayd, Buuxooy? Naga daa yaaqeey, ku noqo leyliga, si fiican u sharax, ardey heegan u ah barashada nahnee. Noo sii sharax mar kale wali ma fahminee.
  14. Originally posted by Jamaal11: Still waxaan ku qoslayaa 'xuquuqul insaan hadey jirto'....loool Amin Amir beryahan waa loo soo qoraa message-ka ayaa la yiri, he only does the drawings... Eeyaa cunay Indha-cade Qoritaanka Afsoomaaligiisa, if one glances from his political cartoons, waa ka garan kartaa in uu liito. For someone Afsoomaali ku qori jiray since '70s, ma'ogi see ka tahay liidashiisa afka qoritaankiisa. Sidiisa kale sawirgacmeedkiisa si heersare u alifaa.
  15. Originally posted by Jamaal11: Still waxaan ku qoslayaa 'xuquuqul insaan hadey jirto'....loool Amin Amir beryahan waa loo soo qoraa message-ka ayaa la yiri, he only does the drawings... Eeyaa cunay Indha-cade Qoritaanka Afsoomaaligiisa, if one glances from his political cartoons, waa ka garan kartaa in uu liito. For someone Afsoomaali ku qori jiray since '70s, ma'ogi see ka tahay liidashiisa afka qoritaankiisa. Sidiisa kale sawirgacmeedkiisa si heersare u alifaa.
  16. Maadeey, soo mood oo soo dhaaf. Magacaan aan maqlo waa hore igu dambeysee. Yar aan qaraabo ahayna gurigeena kusoo koray isoo xasuusisay, qof ka qosol iyo kaftan badnaa jirin, markuu geeriyoodayna Xamar dhan inay guriga iskugu imaatay la mooday yacni sida aad iyo aad loogu jeclaa. Eebba ha u naxariisto. Anyway, soori sheeko kuu galee maadaama magacaan qiimo ka leeyahay agteyda. Mar labaad ha dhaaf, ha mood. By the way, gaan inta Qalanjo kula bood boodaayo oo Shaleeydeydaaa, shib lee haadee ku haayo adiga uu ahaa filaa.
  17. Awkuuku, Yamyam iyo Magool ka ahayn yaa marxuum kale ka muuqdo cajalka? Eebbe ha u naxariisto marxuumada. Hopefully next year xeebta Jasiira ama Sugunto Liido ayaa kusoo mareynaa socodkaan. ______________ More images from the rally on facebook.
  18. Idinkaa mudan, aqiyaarta. It was an eventful, unforgettable rally runtii. They promised to host it next year. I hope they keep that promise. I will be there haddaa noolahay Eebbe ha idmee. Hayaam, were you there? _____________ Canjeex, such heavyweights gathering at one place and singing a nationalist song. Waaaw. Dankis for posting that link. A stage xataa Yamyam and Awkuuku hal meel iskugu yimid ka muuqdaan.
  19. I don't think anything wrong with that. Qofkaan iska dhaafa. He holds an opinion, a strong one, I am sure, that is not popular around the forum. Frankly, I am strongly against those same opinions of his. Laakiin he is entitled his as long as he is not breaking any Golden rules. About hypocrisy he writes on here, he is not calling anyone by name.