Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,658
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Our Reer Waqooyi brothers and sisters sometimes act like inay Afsoomaaliga dhameeyeen, oo dhankooda kaga saxsanyahay lahjadaha kale meelaha kale loogu hadlo in Soomaaliya. Laakiin haddaa fiirisid ereyada laga isticmaalo Waqooyiga oo ka duwan kuwa laga isticmaalo Koonfurta, waxaa kuu soo baxaayo inay kuwa Waqooyiga badanaa yihiin ereyo shisheeye laga soo deensaday, badanaa Carabi ah. Tusaale ahaan (Waqooyi words in first): Kalmad (erey) Beytul xamaam (musqul) Daqiiq (bur) Beed (ukun) Digaag (dooro) Malgacad (qaaddo) Shalmad (garbasaar) Madaar (garoonka diyaaradaha) Maayar {Ingiriis} (duqa magaalada) Reer Waqooyiga qaarkood wee ku qoslaan markee maqlaan the Cushitic words -- we share with them afka Oromada -- of 'ukun' and 'dooro' oo Reer Koonfureedka isticmaalaan, but they never ask themselves yaa saxsan oo Soomaali asali ah. Ma ukun ama beed? Ma dooro ama digaag? Ma bur ama daqiiq? Ma erey ama kalmad? Ma qaaddo ama malgacad? Ma musqul ama xamaam? The last comparison, of course some use suuliga, which is Soomaali, laakiin dad ayaa isticmaalo xamaam. One can hardly find the opposite, the vice versa, meaning where the original Soomaali words are found in Waqooyi lahjad, where the Koonfureedka use the borrowed foreign words. It is hard to find that. Some may be inclined to bring canjeero and laxoox, however both words are Soomaali, though the former we share with Oromos and Xabashis. Haddaa u fiirisidba, again, ereyada qaarkood ku kala duwanyihiin Reer Koonfureedka iyo Reer Waqooyiga, kuwa Koonfureedka isticmaalaan ayaa Soomaali original ah u badan. Kan Koonfureedka loogu hadlo wuu ku yaryahay ereyo shisheeye haddii loo barbardhigo kan loogu hadlo Waqooyiga. Don't take my word for it, you can go ahead and dig about this. Ani kama hadlooyo ereyada Koonfureedka iyo Waqooyiga laga isticmaalo oo wada ah ereyo lasoo deensaday, sida buundo oo Talyaani ah isticmaalaan Koonfureedka iyo biriij oo Ingiriis isticmaalaan Reer Waqooyiga. Waxaa ka hadlooyaa ereyada midkood Soomaali asali ah ku jiro. Kamana hadlooyi ereyada labadoodaba wada Soomaali yihiin, sida eeg ama fiiri or kaluun or malaay.
  2. ""Shaq shaq wareejiyoy hurguf." Shake it, round it, dust it off." Maxee ka yaqaanaan maryooleey heestaas caanka ah. Heesta implies niiko, if some are still wondering about it. Hebel wadkiisa ayaa soo galay. Tan micneeya.
  3. This morning I found a fresh knocked down Deer,almost stopped to pick up the meat,then remembered the stigma that will follow my children,and their children's children..I drove away.. Dad maa aaminsan this version wali? Asxaabtaada iyo Jamaal aabihiisaba ku geeriyoodeen shilalka, Eebbe ha u naxariisto.
  4. Reer Suudaan ee waqooyigooda dego waa Carab. Taas muran sooma galeyso. Ninkaan hadduu Carab nacaayo, he should wada nac. Mise kaliya kuwa dhagaha gaduudan ayuu nacay bas and kuwa dhagaha madoowaa waa walaalahiis 'madoow'?
  5. Cajalka furitaanka ayaaba ka fiican kan guurka. Much better done.
  6. "on a donkey." Ar maxaa la isdambaajinoyaa in this thread. Nin tagay kabahiisa dhaamo horey loo yiri ee iska dhaafa marxuumkaan. Dad ka daran ugu dambeeye dalkeena. Eebba ha u dambi dhaafo marxuumkana.
  7. Only in America, its never ending obsession of newstainment; its people galvanized at such and such daring publicity of seeking an ever elusive 15 minutes of fame from its citizens. Only in Mareykanka...
  8. He should see Filibiin or Indonesia if he thinks that isolated islands, et cetera, cannot be united and can work for his favour of disunity.
  9. Originally posted by *hatu*: I absolutely adore their accent. Especially the guy in the Qaran Express advert on Universal TV. Waa xawaaladda qura ee markaaba lacagta loo dhiibto Which xawilaad shirkad had that commercial of the man telefoonka kula hadlaayo another person, at the same time lacagta loo soo dirayna jeebkiisa ku aruureyso, asagoo ku haayo, "Waa ku jirtaa, waa galoysaa..." It was on Universaltv.
  10. Our house, my childhood home, not far from Isgoyska Bakaaraha and Suuqa Bakaaraha. Those trees inside the compound, trees I used to climb. Oh, what a childhood. Later that part of Xamar had a new nick name -- Bermuuda. It had been dangerous section of the city from '91 to '06, for 15 years. No wonder most of the houses aren't covered with any roofs, most as the result of looting and the rest destroyed.
  11. Originally posted by Aaliyah416: bariis, cadriyad, baasto, hilib adhi, laxoox(canjeelo), malawax, sabayad(kimis), sanbuus, sareen, soor (shuuro), xalwad. Ee cunto Soomaaliyeed oo Soomaalida dhaqan u ah uu na weydiiyee, walaashiis. Saas u qaatay su'aashiisa koley. Adigana xalwo, baasto, sabaayad iyo sambuus keentay. Kuwaan waa kuwa gadaal laga keenay, dhaqan lasoo import gareeye. ______________ Ninkii: Maxaa yaallo? Waiter: Cad & Caano! Ninkii: Caano waa kasee, Cadkaanna maxaas ahaayne? Waiter: Waa Hilib ari. Ninkii: ee Goosaar lee joogtaa..maxaa lagu cunaa hilibka & Caanaha! Runtiis ahaa.
  12. Threadkaan intuu u socdaa, ka socdaa. Soomaali meel walba ee joogaan wey isafgaranaayaan, especially if my sister and her Jabuutiyaan friend iyo daris aan arkaaye see si fiican iskula sheekeystaan, oo isku afgartaan in Scotland's Glasgow. Marka adiga Yaaboow dariskaaga mar aan saas u dheereen idinkoo isla qoslaayo, oo kaftan isla dhacaayo arkeysaa.
  13. Sax, waa kugu raacsanahay. But I thought it was Xamarjadiid.
  14. Don't be a bone that is stuck (entered) in the throat? Far iyo meel bugtaa isog.
  15. They are for Soomaaliweyn. Ma intaas wax ka badan ayaa rabtay?
  16. Originally posted by Juje: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Some sickos are blaming C/risaaq Xaaji Xuseen. Fudeed badanaa dadkaas. We don't know much about that guy who shot Marxuum C/rashiid. Rabi ka sakoow, he indeed single-handedly changed the course of Soomaali history. What we know about him: He was junior askari, along with his older brother. His family lived in Jubbooyinka before he moved up north. He and his brother were orphans. Max'ed Abshir took them in and recruited them to the booliis. Other legends that went: He was upset because C/rashiid demoted Maxamed Abshir, who was leading the police force at the time. He allegedly vowed to revenge for that against C/rashiid. It was apolitical move. He and others in their base up north were also upset when C/rashiid and his wafdi cancelled a pre-planned tour of that part of the country, which was facing a severe drought. C/rashiid and his wafdi instead went abroad. It was this re-scheduled tour when he was assassinated. As much as it is bewildering as to why interview a prime suspect in a matter concerning the unjustified assasination of the last elected Somali President - it is more amazing to find Miskin throwing around unheard theories. Sxb an interview with Hiiraan Online will not alter history or the perception held over who did the killing. AbdiRizaaq is a buffon to have accepted this interview and still mention within the interview itself that he was a prime suspect, and mostly during the entire 'interview' he is trying to pin the sole blame on the assassin and no one else- it is like he wants to rewrite history. He should have never re-visited this part of the history. It is sad if not an insult to the history of this great man, marxum C/Rashid Cali Sharmake - Allah u naxaristo amiin! Emotions aside, maxaa daliil ah oo caddeen ah u heysaa in uu C/risaaq Xaaji Xuseen ka dambeeye? Hadal suuqeedka meel kaga soo tag. Max'ed Abshir too was suspected, did you know that? Another hadal suuqeed la isla dhex maraaye then with no evidence. P.S. - I didn't listen this interview because my computer's speaker cilad ku jirto, but I am sure he didn't say he killed Marxuum C/rashiid, Eebba ha u naxariistee.
  17. Rag wey joogeen, weyna ka muuqdaan. Dumarka Soomaaliyeed sidoodaba haddee tirakoob noqoto wey ka badanyihiin ragga meel walba la joogo. Having said that, waa runtaa haweenka way ka firfircoon yihiin ragga Soomaaliyeed oo ka gaabsaday wax u qabashada dalkooda iyo dadkoodaba. Way ka damiir dareen badanyihiin too.
  18. Waajid Eebbe ma gaarsiiyo dagaalka. But knowing Saransoor, ma joojinaayo. It is now a personal war for him. His brother-in-law and close cousins and other close relatives ayee ka dileen kuwaas Dhalinta sheeganaayo at the beginning of this year. Though they were militia leader and militias. Eebbe haka qabto maatida masaakiinta ah labadaan falan, wax aan dagaal ka ahayn aanan wax kale garaneynin. If only my ayeeyo yeeli lahayd inay ka baxdo that degmo. Waajid ku dhagtay oo inay ka baxdo diiday, qabrigeyga inta waaye leh.
  19. Waajid Eebbe ma gaarsiiyo dagaalka. But knowing Saransoor, ma joojinaayo. It is now a personal war for him. His brother-in-law and close cousins and other close relatives ayee ka dileen kuwaas Dhalinta sheeganaayo at the beginning of this year. Though they were militia leader and militias. Eebbe haka qabto maatida masaakiinta ah labadaan falan, wax aan dagaal ka ahayn aanan wax kale garaneynin. If only my ayeeyo yeeli lahayd inay ka baxdo that degmo. Waajid ku dhagtay oo inay ka baxdo diiday, qabrigeyga inta waaye leh.
  20. Is this a news source or an opinion rant of a piece? Marxuumka la dilay, haddii la dilay, Eebbe ha u naxariisto.
  21. I think waa lagu qasbay or something. Doolarka ee tuugsadaan haddii la idin siinaayo la yiri you must hire those modern day mercenaries, where the same dollars eventually u soo noqonaayo kuwii bixiye in a way or another. Same way awal loogu qasbay to hire Pricewaterhousecoopers accounting firm to handle the few dollars soo galo gacantooda. It is sad reality.
  22. Kamoon Geeljire, asxaabtaas aad taageersantahay wax walba waa laga filan karaa. Waxaan iyo wax ka daran waliba wey dhici kartaa inay u dhaqmaan.