Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,573
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Maadeey, soo mood oo soo dhaaf. Magacaan aan maqlo waa hore igu dambeysee. Yar aan qaraabo ahayna gurigeena kusoo koray isoo xasuusisay, qof ka qosol iyo kaftan badnaa jirin, markuu geeriyoodayna Xamar dhan inay guriga iskugu imaatay la mooday yacni sida aad iyo aad loogu jeclaa. Eebba ha u naxariisto. Anyway, soori sheeko kuu galee maadaama magacaan qiimo ka leeyahay agteyda. Mar labaad ha dhaaf, ha mood. By the way, gaan inta Qalanjo kula bood boodaayo oo Shaleeydeydaaa, shib lee haadee ku haayo adiga uu ahaa filaa.
  2. Awkuuku, Yamyam iyo Magool ka ahayn yaa marxuum kale ka muuqdo cajalka? Eebbe ha u naxariisto marxuumada. Hopefully next year xeebta Jasiira ama Sugunto Liido ayaa kusoo mareynaa socodkaan. ______________ More images from the rally on facebook.
  3. Idinkaa mudan, aqiyaarta. It was an eventful, unforgettable rally runtii. They promised to host it next year. I hope they keep that promise. I will be there haddaa noolahay Eebbe ha idmee. Hayaam, were you there? _____________ Canjeex, such heavyweights gathering at one place and singing a nationalist song. Waaaw. Dankis for posting that link. A stage xataa Yamyam and Awkuuku hal meel iskugu yimid ka muuqdaan.
  4. I don't think anything wrong with that. Qofkaan iska dhaafa. He holds an opinion, a strong one, I am sure, that is not popular around the forum. Frankly, I am strongly against those same opinions of his. Laakiin he is entitled his as long as he is not breaking any Golden rules. About hypocrisy he writes on here, he is not calling anyone by name.
  5. The other Shariif (I think he is the current Ministry of Finance or something, the dude that used to be the speaker of the parliament) was answering most of the questions for the president. When a controversial or complicated question is asked you could tell from the president's face that he was asking for the other sharif's help. Overall, it wasn't bad at all. That is why he, Shariif Xasan Sh. Aaden, is always with him, Shariif Sh. Axmed miyaa? Bilaal iyo Saak, laakiin if the only questions they asked were those listed above, then those su'aalo were harmless and less heated questions. Wax simple loogu jawaabi karo waaye, oo wax laga caroodaba ma'aha. Mise su'aalo kale jiro oo la sheegin? Ama si afgarad la'aan kale dhacday, yacni knowing barbaartaan inta ku barbaartay are a bit more independent, and that independence might have been perceived or interpreted by those around Shariifka as a disrespect gesture towards Shariifka. Shariifka should have answered them, though. Aniga ayaaba hadda ka jawaabi karo anigoo waliba ka fikirin, yacni ugu jawaabi lahaa su'aasha ku saabsan asaga iyo Aweys kala fogaanshaha ku dhacday. Fursad weyn ayeeba ahayd uu ugu sharxo qorshahiisa. Saan camal ugu jawaabi karay: Walaalkey Aweys iyo aniga shaqsi ahaan kuma kala tagin, ee waxaa ku kala tagnay isku aragti la'aanta, aragtidaas oo ah dalkeena wax xaal nabadeed u keenaayo. Taas ugu horeyso ku kala duwanaanay. Waxaan xaal u arkay qori caaradiisa kaliya inay nabad keeneynin, oo nabad raadinta meel walba loogu tago, meel walbana laga raadiyo. Waa sababta igu kaliftay aniga iyo asxaabteyda kale inaan ka qeybqaadano shirkii Jabuuti, maadaama xaal raadin ahayd. Aweys taas buu kasoo horjeestay. Ilaa hadda irida nabadadeed wey furantahay, oo qof walba nabad iyo xalinta dalkeena rabo meel Alle waa ugu tageynaa. Dowladaan waa dowlad nabadeed, waxaana jecelnahay inaa ka duwanaano kuwii hore soo maray oo qori kaligiis wax ku raadin jiray. Midaan waa mid nabadeed, qof walba oo nabad la rabo dalkeena wey u banaantahay, waana la kulmeynaa... ________________ Shariifka dad iska hadlo ayaa si u dacaayadeeyo, dacaayadooyin raqiis ah, marka saas camal mooday ardeydaan waxee ka cabanayaan saas camal tahay. The funniest criticism against Shariifka that I did hear was this: Muxuu ugu qudbeeyaa ama ugu hadlaa lahjad dadkiisa (read his fellow clanmates) ku hadlin. It is the funniest, yet most ridiculous one aan maqlay. Nothing wrong with lahjadaas, wuuna ku hadli karaa laakiin isma weydiinin filaa qof walba meesha uu kusoo barbaaro uu ku hadlaa waxa meeshaas loogu hadlo. Not every fellow clanmate of Shariifka speaks like Muuse Suudi Yalaxoow.
  6. Laakiin it is not enough. Please help him with whatever you can. Here's more information. Madaxa Ururka Caawinta Caruurta Soomaaliyeed Cabdi Muuse Maaxaay ayaa shaaca ka qaaday in la daweyn karo wiil 8 sano jir ah oo lagu magacaabo Axmed Maxamed Maxamuud kaasi oo dhawaan uu dhaawac culus ku soo gaaray Magaalada Muqdisho, kaasi oo xabad ka burburisay afka, sanka iyo il. Cabdi Muuse Maaxaay waxaa uu sheegay in wiilkaas oo daaweyn dheer u baahan la daweyn karo haddii buu yiri ay dadka Soomaaliyeed dhaqaale u uruuriyaan si loo keeno wadamada horumaray. Cabdi Muuse Maaxaay oo u warramayay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA-da waxaa uu ugu baaqay dadka Soomaaliyeed ee wax heysta, gaar ahaan ganacsatada in ay u gurmadaan wiilkaas, isla markaana ay fududeeyaan in wiilkaas la geeyo dal horumaray oo lagu daweeyo. “Qof kasta oo Soomaali ah oo damqanaya dhibka soo gaaray wiilkan wuxuu bixin karaa wixii uu awoodo, 5$, 10$, 20$, 30$, 50$ iyo wixii kale ee uu awoodo. Ha isdhihin lacag yar oo aad bixiso waxba ma tareyso”ayuu yiri Cabdi Muuse Maaxaay. Cabdi Muuse Maaxaay waxaa uu intaas ku daray in dadka Soomaaliyeed haddii ay arrintan si deg deg ah ugu guntadaan ay saamixi karaan in wiilkan daweyn dibadda ah oo deg deg ah loo helo, wuxuuna caddeeyay in waalida wiilkan oo uu la xiriiray uu u sheegy in ay baasaboor u sameeyaan wiilka iyo qofkii raacaya. Hadii aad rabtid inaad caawinaad ka gaysatid arinkaan fadlan la xiriir: Aabiyo Ciise (Minneapolis) 612-298-1044 Luul C/raxmaan (Ohio) 614-515-1389 Qaali Salaad (Nashville) 615-554-4398 Maryan Hilowle (Toronto) 416-742-3852 Maryan Mahdi (Ottawa) 613-261-0708 Xasan Cali (Edmonton) 780-965-5093 C/casiis Shire (California) 619-254-3294 Cismaan Galacad (Chicago) 612-483-7149 Xigasho
  7. I see money, the SOL member, on somewhere on the clip.
  8. With respected Michigan Senator Carl Levin. With Maxamed Cali Samatar,the highest decorated military man in Soomaaliya. With Minnesota Senator Al Franken.
  9. War Shariifka dad badan la kulmay ileen. With foreign affairs of Jarmalka. With president of Rwanda. With American Congressman Payne. With Javier Solana. With Russian Foreign Minister. With Massachusetts Senator John Kerry. With Wisconsin Senator Russ Feingold.
  10. Qoftaan Soomaali ma'aha, umana eko, magac Soomaalina malaha. She is probably a Nubian.
  11. More pictures. There I am again, proudly holding once again calankaas qurxoon. And my favourite store is at the back. Where are those folks were fond of that store, H$M?
  12. Bilaal, su'aalaha ee weydiiyeen maxaa ka mid ah. Speakerkeyga si wax ka ah oo cilad ku jirto maqalkiisa si si waaye ee su'aalaha ee weydiiyeen masoo guurin hartaa haddaa awoodid.
  13. Waaw. It was really, really great and wonderful to see all those brothers and sisters gathering at one place, united. I am really glad and proud to have been part of it. I took my camera, but the darn thing after a few pictures qaaday -- its battery died. Ciil badanaa. However, luckily, others were there and took tons of pictures, some already have posted some pictures online. This was taken at the start. The crowd grew heavily after. There I am with my koofiyad and proudly holding calankeena quruxda badan.
  14. Originally posted by Nin-Yaaban: Please do post some more pics. Qoftaan ayee noo amaanoyaan mukulaasha u eg. A vixen and cat woman indeed.
  15. Where is Jowhar? Where is Baidoa? Where is Beledweyn? And funnily Where is Mogadishu? Why don't you simply continue the relevant questions. Where are the 20,000 and more Xabashi army? Where are the Xabashi tanks? Where are the Xabashi helicopters? Where is their brutal occupation? A Xabashi helicopter transferring so-called leaders in Afgooye. This was Xamar. A so-called national leader raising Xabashi flag in Xamar. Xabashi tank in Xamar's airport.
  16. Madiina hospital survived Cali Mahdi and Caydiid's squabbles. A dozen and more warlords feudal clan wars of a decade and half. It survived during Maxkamadaha vs warlords war. It surely will survive this time too. Dad waashay. Dadka dhaawacmo ma meel ee ku daaweyaan u haayaan mise iyagaa daawo u keeni doono? As ever more, it says more about their misdirected policies and desperate attempts of...
  17. Only 2.5 million Muslims in Mareykanka?? Only 1.7 million in Ingiriiska??? Only close to 22 million Muslims in Shiinaha???? Then there are more million Muslims than this research suggests.
  18. Only 2.5 million Muslims in Mareykanka?? Only 1.7 million in Ingiriiska??? Only close to 22 million Muslims in Shiinaha???? Then there are more million Muslims than this research suggests.