Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,633
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. The Message was banned in many Arab/Muslim countries... Name a country that banned it. Waa iska hadloysaa.
  2. Sanaawi is now ruling longer than Mingiste did. Ar hoggaanka Afrika oo badanaa wada ah kaligiitaliye iyo kursi jaceylnimadooda.
  3. Jirdil is a believable version. I guess Xabashada would rather deal and jirdil kuwa la qabto meesha lagu qabto. Saas u sahlanba with less qarash of taking them to their land.
  4. Rabi ha naxariisto marxuumka. Reer Jabuuti muu ahaa? Magaciis ma maqlin caawa ka hor.
  5. at "classified info." Top, eyes-only from the marfish waxaa la dhahay news feed miyaa?
  6. War xaajiga ma Jimcaalaa? War welkam back, duqa. Xaajiyada finally kusoo fasaxday miyaa?
  7. Nice hair style. Kabaheeda yar yar magaceeda sheegaayo fiiri isiriba, laakiin maafish waxba ma arki kor lee laga arkaa.
  8. We need Uuseey back. At least meelaha kama inkireynin dadka Soomaalinimadooda, ugumana waceynin Xabashi. Ninkaan faraha badan wuu isku dhexyaacay. ____________ P.S. - Folks, this is a moderated forum, just a reminder, so don't let your emotions overcome you.
  9. Dadka qaarkood inta ku jiro Soomaali isku sheeg ah ayaa ku fiican in loo dhiibo Xabashis u sacabtumaan had iyo jeer, a la extraordinary rendition. I wouldn't have shed a tear.
  10. Originally posted by Jacaylbaro: quote: waa somaliland (Is Waqooyi Galbeed) ,,, xataa magacaa ku adag ,,,, aaar kanaa. Cadaawadda ku jirtaa waynaaa ,,,,, Haye, haddaa qori lahaa una micneen lahaa "Dhulka Soomaalida," farax daraadiis maala baroori lahayd taloow? To me, it is Waqooyi Galbeed, same as Waqooyi Bari kuwa kale the other 'laan' la baxay. Waxba ha isku kuud kuudin wax la cadowsado iska yaree. Soomaalicentric, adaa mudan abaayadiis.
  11. Jafe, ani af kaliya kama taageeri. Xataa $$ waaka dhiibaa geeskeyga. I mean, if waxa hooyadey qaaraan ahaan u bixiso waa xisaabsan karaa ma'ahoo? Markaa Nayroobi joogay mar walba gabdho iyo haween qaaraan ONLF u aruurinaaye guriga imaan jiray, oo hooyadey ka bilaabi jireenba. Ma'ogi gacan jileecnimadeeda ku arkeen filaa. Hooyo difooso koow u ahayd ONLF.
  12. Dhiishii nabadaa jabtee Waxba dhowran maayee Waaw. That is inciting. Qiiro waa jirtaa laakiin heestaan camal ma fiicno. Dadka qabiil ahaan inay u kiciso laga yaabaa. Having said that, I do like the music.
  13. Aagaan yaa sheegi karo. Siliga Mareykanka u maleynaa ama Gaheyr. Posterkaan waa in loo geeyaa kuwaas la baxay Dhalinta.
  14. Haye, haddii laguu micneeyo maxaa bixineysaa? Let me try the first part, though in haste, therefore there might be some mistakes. ______________ samaan iyo wanaag (Greatness/goodness and good) meel aad ku seexato (Some abode you sleep on) nabad sugan taal (And where there is established peace) waa somaliland (Is Waqooyi Galbeed) sharci lagu socdiyo (Where laws are followed {respected too}) meel sinaan dhaba (Where equality is truth/fact) sax lagu dhaqmaa (Where authentic culture is being truly followed) waa somaliland (Is Waqooyi Galbeed) sideed darteed baan (Hence therefore...) anaguna salaan (We would salute) soo dhaweyn kalgacal (We welcome with utmost love) sanad guuradeeda (Its anniversary) u sacab tumaynaa (We are clapping for)
  15. That dream will happen, sister. Don't despair. Ducada aan badsano. Ibtilo ku jirnaa, sure, but hopefully it will pass soon. Soomaalis can and will get united. I have no doubt in that. It happened during Axmed Gurey triumph era; it happened during the heyday of Soomaalinimo in '50s and '60s. It can happen again, believe me.
  16. Ma meeshaan wax lagu faantamo ka muuqdo? My dusty, outpost village is better than yours. No, mine is. Eesh caleeg. Typical Reer Mudug unfounded faan.
  17. Ayaandarro weyn waaye hadduuba sida warkaan loo dhigay u yiri hadalka. Intuu isleeyahay kursigaas Xabashada yee kaa qaadin ayuu qabiilooyin Soomaaliyeed isla dhashay iska horkeenoyaa.
  18. Originally posted by Che -Guevara: This begs the question what does Mr.Bugland do with his free time Taloow muxuu youtube ka baaraaye to come across a link like that? Cheating husband/wife caught on camera? There is no reason to beat her. Waxee galabsatay maleh, haddee wax garaacaan rabaan kan meesha taagan ha garaacaan.
  19. Fuleysanaa, ninka gadaashiid ugu imaanaa. Fuley la soo diray. Geesi hadduu yahay hortiisa ku dili lahaa. The image on the camera is clear. That guy nolol adduun badan uma harin, Eebbaa naf haayee. Maafiyada kale ninkaas la dilay ku jiray ma cafin doonto ninkaan, haddeenan booliiska qaban.
  20. "I am Islamic?" Mayee, "Be afraid, I am Islamist."
  21. And the Xabashi octogenarian stooge, spending his forced retirement days in the deserts of Yemen, was the most successful of them all. How remarkable!
  22. Originally posted by Peace Action: http://www.embassypages.com/ethiopia.php Other Ethiopian representations abroad - Somalia - Hargeisa, Trade Office Stop posting lies. He is just trade rep in a city in Somalia. His credentials aawey hee weydii.
  23. Eebba ha u naxariisto marxuumka Qabuuraha Macalin Nuur yaaba iloowi karo. Dad aad u badan ayaa lacag la'aan loogu duugay xabaalahaas in pre-war Xamar. I also remember yaraantey aniga iyo ciyaalka xaafadda ku tartanay inaan gacantiisa dhunkano one fine evening after he visited at our xaafad xus ka jirtay. I still remember anigoo dhunkanaayo gacantiisa to this day, beaming like adduunyo bilaabatay. Balaayo balaayo nala ahayd, ar ciyaalnimaa. Dhar wada cad ayuu huwanaa. Ar mar kale Eebba ha raxmado.
  24. Xaraarad qabato u maleynaa, oo qaarkood magacyada qabiilada ku dhex dabaalanoyaan oo ismaba oga, mana iska warqabaan filaa. Runtii waa u dulqaatay, now marmarsiyo waxee ka dhiganayaan the organization is called ONLF. Well, it is ONLF. No need to name the first noun of qabiil name in the acronym. Same as RRA. Simple as that.