Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,573
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Folks, now, now, easy. Hala kala leersado, baliis.
  2. Ninkaan Muriidi Abanuur Abati la dhahaa. Meesha kasii wad, Muriidiyoow. Ani for one aad ula socdaa casharkaan.
  3. So this said figure only states what goes directly to Soomaalida ku sugan Soomaaliya, including xiryaha qaxootiga Dhadhaab, via remittance? Marka Soomaalida badan ku wada sugan Bariga Afrikada kale, Carabaha, Gariiga, Malta iyo Turkiga waxa loo diro kuma jiraan filaa.
  4. Sadly, other sites fell for this. Waxaa kaaga sii daran, those who are now denying this jirdil sawir being from Bari, now instead claim* the torturers are Xabashi. The deniers are lying themselves. Yaab badnaa. * Funny now, Horseedmedia.net webmasters read SOL. They edited their original claim of the torturers being Xabashi and are now linking the link I posted on here of where the original picture came from.
  5. Maxaa ku qoslee, waaba laguu digee meesha underage ayaa soo galaan ee soo celiska jooji.
  6. I like Dayniile site. Once a while, I like to check it and make me unintentionally entertained. Just like watching Faux News. Laakiin sometimes they overdo their fabrications oo dadka aqrisanaayaba waxee moodaan laba jir. Read on. ______________ Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya sababta keentay geerida nin maxbuus ahaa oo ku jiray xabsiga dhexe ee magaalada Bosaaso gobolka bari (DAAWO SAWIR NAXDIN LEH) Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qaabka uu u dhintay Nin maxbuus ahaa oo ku jiray xabsiga dhexe ee magaalada Bosaaso oo ay dhowaan qabteen ciidamada Booliska maamulka Puntland kaasoo ka soo jeeda beesha degta kilinka shanaad ee dalka ismaamulka Somalida Itoobiya kaasoo geeridiisa masuuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ay ku tilmaameen mid caadi ah. Muxyadiin Axmed Muuse Taliye ku xigeenka ciidanka Asluubta maamulka Puntland ayaa horey u sheegay in ninkaas markii la geeyay xabsiga uu la liitay xanuunka Qaaxada ka dibna uu aad u xanuunsaday markaasna la dhigay Isbitaalka si wax looga qabto, hase ahaatee markiiba uu geeriyooday. C/llaahi Siciid Samatar Wasiirka Amniga Puntland oo isna u warramayey BBC wuxuu sheegay in markii uu geeriyooday ninkaas uu maamulku u saaray arrintiisa guddi dhakhaatiir ah si loo hubsado sababta uu u dhintay, ka dibna guddiga dhakhaatiirtu ay caddeeyeen in geerida ninkaasi ay tahay mid caadi ah oo uusan u dhimnan wax ka baxsan xanuunka Qaaxada oo sambabbada ka baabi'eyey. Hase ahaatee waxaa jira warar dheeraad ah oo laga helayo ilo kala duwan oo ka tirsan maamulka Puntland kuwaasoo sheegaya in ninkaasi maxbuuska haa uu u geeriyooday jirdil naxariis daro ah oo ay kula kaceen ciidamada loo yaqaano PIS-ta ee maamulka Puntland, waxaana inoo suuragashay inaan helno sawir laga qaaday ninkaasi geeriyooday oo xabsiga ay ku cadaabayaan ciidamada Puntland . Xigasho ______________ The sawir they are referring, of course, is this: By first glance, dadka ka muuqdo inay Soomaali ahayn waaba loo jeedaa, but I guess that is the only picture that is closest to Soomaalida see u egyihiin that they could get from google images by simply searching the word 'torture.' The search result was the very second picture. Of course, they got the image from google images, specifically this one. Note how they tried to blur the face of the man sitting on the chair.
  7. Naaneystiisa my high school mate kusoo xasuustay. His was Afsiil.
  8. at bahweynta. Haddaa tan weyn hore fooneeyaha kala socotay, tan minyarada ah inaa Sii'en'en (CNN) kala socotaa moodaayee.
  9. Ninka waa lagu jiray haddee saa sheegeyso u dhacday. Badanaa dadka jaceyl iyo waalni isku qaldään, a very blurred thin line differentiates between the two.
  10. I don't need to send my DNA. At the end of this project, all humanity's DNA will lead to Horn of Africa, where humans supposedly originated from and where my original land is at.
  11. Indha adeygnimada iska dhaaf, ee xisaabtaas sahlan ku noqo. It is not 80 per cent.
  12. Do I have to edit again and again and again to make the rules clear? This blatant violations of the rules has to stop. Do not name clan names, especially do not put a clan name on the title. I am tired of editing. See wax u fahantiin. Mise editing ayaaba fahmin oo axsaan moodeen. I am not going to edit now. No need to waste my time. This thread is closed. Next one will be deleted completely.
  13. That is the official mudug endorsed by the previous somalia government and the international community. 3 out 5 of those districts are Puntland. That is 80% stakehold. Whilst the remaining 20% are not Namely Hobyo and Harardheere. What kind of math is this? Cowkist formula? A simple xisaab kuu goysay. War ninka Cowke magaciisa aad wadatid ha kaga ciyaarin, Eebboow.
  14. Originally posted by Che -Guevara: Till you admit to yourself the crimes committed by your kinsmen? Dadka qaarkood are, as the well-known maahmaah puts it in eloquently and succinctly, fiqi tolkiisa kama jano tago. To some sick people with their sickening, maddening actions, xataa haddee arkaan tolkooda qaldan oo naar u socdo janada uma aadaayaan, instead blindly following tolka.
  15. Well, bring an evidence. In the age of google waa soo heleysaa ee keen aan aragnee. Haddii kale quuqda meesha kala tag waraa.
  16. at 'Marxist atheist.' And during this time Riyaale wuxuu ahaa mudane xajka ku maqnaa, oo soo cibaadeysanaaye miyaa? And if we further follow in that flawed logic, who else would be a 'mujaahid' that riday dowladii 'Marxist atheist' ahayd? Cumar Jees? Caydiid? Caato?
  17. The Message was banned in many Arab/Muslim countries... Name a country that banned it. Waa iska hadloysaa.
  18. Sanaawi is now ruling longer than Mingiste did. Ar hoggaanka Afrika oo badanaa wada ah kaligiitaliye iyo kursi jaceylnimadooda.
  19. Jirdil is a believable version. I guess Xabashada would rather deal and jirdil kuwa la qabto meesha lagu qabto. Saas u sahlanba with less qarash of taking them to their land.
  20. Rabi ha naxariisto marxuumka. Reer Jabuuti muu ahaa? Magaciis ma maqlin caawa ka hor.
  21. at "classified info." Top, eyes-only from the marfish waxaa la dhahay news feed miyaa?
  22. War xaajiga ma Jimcaalaa? War welkam back, duqa. Xaajiyada finally kusoo fasaxday miyaa?
  23. Nice hair style. Kabaheeda yar yar magaceeda sheegaayo fiiri isiriba, laakiin maafish waxba ma arki kor lee laga arkaa.
  24. We need Uuseey back. At least meelaha kama inkireynin dadka Soomaalinimadooda, ugumana waceynin Xabashi. Ninkaan faraha badan wuu isku dhexyaacay. ____________ P.S. - Folks, this is a moderated forum, just a reminder, so don't let your emotions overcome you.
  25. Dadka qaarkood inta ku jiro Soomaali isku sheeg ah ayaa ku fiican in loo dhiibo Xabashis u sacabtumaan had iyo jeer, a la extraordinary rendition. I wouldn't have shed a tear.