Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,633
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Shan qofood kulmay oo shaah iyo cabitaan ku cabaayo miis ayaa urur ah miyaa?
  2. at 'barasho wanaagsan.' I thought barasho wanaagsan marka la kala tagaayo oo la isku cusubyahay la dhahaa. The dude is trying, though. Wuu dhaamaa kuwaas kuus kuusan ee yar.
  3. Originally posted by Haatu: sxb, shalay unbaan baraney shukaansi ee laakiin waxyaabahaan casriyeysan ma aqaanno, let alone naming luuqooyinka after incidents that happened there Nuunka runtiisa waaye. Jiirooyinka iyo luuqyada magacyo lahaan jireen. Jiirogaroob ma maqashay? Jiiromaafiya? Waraa Tuujka, yaree qaafka ku iri. Ani iyo macalinimo kala dheer ee adiga garbaha soo tuujin jiray ayaaba Bii'ej'dhii {PhD} ku heysto sida loo falaqeeyo ciyaarahaan ee walaalkeen ugu dhig iyagoo dirsan ka dirsan u socdo.
  4. Oh, rednecks. I don't know Soomaalida meelahaas degan see dadkaan ula deganyihiin. Waligey ma aanan arag dad as misinformed and as equally loudmouthed as those ignorant people walina isla sii saxsan.
  5. Meeshaan cadownimo iyo waxaas kama jirto. Ima yaqaanaan kuwaas madaxa duubtay, anigana ma aqaani dadkaas. Reerkeygana ma leynin, anigana waxba kama dilin, ee marka wax keenaayo cadownimo iska yar. Kaas hadduu Soomaali yahay, anigana ma'ihi marka. N.B. - I am just sharing my opinion, meel kale iyo si kale ha u qaadan. It is just an opinion of mine. If you happen to support cawaantaan madaxa duubtay, whom I believe are the worst group Soomaaliya had ever seen in those trying times of last two decades. Just another opinion of mine before sii saniftid. They are not malaa'ik lasoo diray, as some of their ardent supporters believe so. You have a right to support them, I too equally have a right to oppose and oppose I will always remain. Marka no need aad u saniftid, duqa.
  6. Taloow magaca maka badali doonaan meesha? Hmm... Kuwaas iyo qooqnimo isma arki karaanee.
  7. Xarakada Alshabaab ayaa hanjabaad kulul ugu hanjabtay culumada degmada Kaaraan Kadib markii Xarakada Alshabaab ee wareeqo digniin ah ku daadiyeen degmada Kaaraan ayaa yimid khilaaf xoogan oo lagala soo horjeedsaday waxa ay ku kacayaan. Warqadahaan ayaa waxaa ku qornaa in khudbadaha laga akhriyo masaajidada Kaaraan in laga wada badalo sida ay ku socdaan oo ay qaataan waxa ay Xarakada Alshabaab u soo diyaariso. Wararka ayaa waxay intaasi ku darayaan cidii ka dhaga adeego in lagu qaadi doono ciqaab culus. Durbadiiba arintaan ayaa waxaa ka dhashay murun iyo qalalaaso fara badan, iyadoo ay Culumada ka door bideen in ay iskaga barakacaan degmada Kaaraan marba haddii faraha lala soo galay afkaartooda. Sheekh caan ka ah degmada Kaaraan oo diiday in magaciisa la shaaciyo ayaa sheegay in waxa ay ku kacayaan Alshabaab ay tahay qalad aanan loo dulqaadin karin, isagoo intaasi ku daray in ay yihiin dad Islaam ah oo ay weligood arkin dad oranaaya waa inaad badashaan qaabka aad qudbadaha u wadaaan. " Waxaanu soo aragnay dowladdii Maxamed Siyaad Barre oo lagu sheegay Geeska Afrika iney ugu awood badan tahay ayaa ebed soo faragashan qudbadaha masaajidada ka socdo, waxa aanu ka akhirno masaajidada waa waxa ay soo akhrin jireen Culumadii inaga horeysay ,” sidaasi waxaa yiri sheekh caan ka ah degmada Kaaraan oo codsaday inaanan xusin magaciisa. Degmada Kaaraan hadal heenta ugu badan ayaa waxay noqotay arintaan ka dhex aloosan Alshabaab iyo Culumada deegaanka. Xigasho ________________ What is this? Turkiya or one of the 'stans in Central Asia?
  8. Originally posted by Koora-Tuunshe: quote:Originally posted by Jacaylbaro: Awoowe halka laga hadlayaa Areys Ciise (AUN) way ka sarraysaa ............... Soomaali dhibka heystaa wuxuu yahay, kan ayaa sareeya iyo kan waalaga sareeyaa! MMA fikir ahaan waan la qabaa in labadaba Suugaan ahaan uu Careys uu soo jiidasho leeyahay. U sheeg. Sareeyaa kulahaa. Aniga Careys ayaa sareeyo ma dhihin. Aragtideyda dhiibtay oo ah in uu asaga, waa Careys Ciise Kaarshe, ila soo jiidasho leeyahay than the other two, not that I have anything against the other two.
  9. Abdi is a schoolteacher who loves Hollywood cinema and used to be known to his friends as The American. Not so any longer - recently, Abdi received a threatening call telling him to drop that "evil" nickname. Haddee run tahay, kuwaan yaabkooda igama dhamaado. Taloow haddee Maykal Maryama uu noolyahay oo ay qaban lahayeen kuwaan Dhalinta la baxay maxee ku sameyn lahaayeen? I am sure magaciisa kaliya xoog ma ugu badali lahayn.
  10. Idinka now 'saqajaanimo' ayaa wadiin oo xariifkaan waa u dhameyseen. Quit "saqajaanimo tendencies" waraada. Nuunka igu daranba "la iilaaf" kulahaa. Alam nashrax sheekada mareysee la iilaaf maa loo noqday.
  11. Originally posted by Kanzy: quote:Arintaan ayaa ah arin taariikhi ah oo noqonaysa markii ugu horeysey ee wadanka soomaaliya loo guto fariidadaas (zakada) sida waaafaqsan sharciga Islaamka taas oo muujinaysa in soomaaliya ay ka hirgashey shareecada Islaamka oo wax badan laga hortaagnaa dhiig badanna loo daadshey in Soomaaliya lagu xukumo sharciga Allaah. Taariikhi? What an inslut. Somalis never conducted Zakaat in Somalia? Waxaan kan ku hadlay ma Soomaali baa mise ajnabi ka yimi AfghanistanProbably the latter. Waa kan sawirkiisana: Waa kan gadaal taagan. _____________ Maadeey, kuwaan ima soo maraan ee wax kale sheeg. Qof macquul ku mooday laakiin haddaa cawaantaan taageersantahay...
  12. Labadoodaba waxaa dhaama Careys Ciise Kaarshe. Sababtaa u leeyahay waxee tahay, waa mida koowaad, haddaa dhageysatid saararkiisa ereyo Afsoomaaliga u wada dhameystiran, nooc walba inta lahjadadood ee Afsoomaaliga ka buuxaan, oo Afsoomaali qof dhameeye barashadiisa iyo garashadiisa u ekaa. Mida labaad waa suu ugu dhawaaqaayo saararkiisa soo jiidashada leh, qofka ku qasbeyso in uu dhageysto.
  13. Baragaandha garbage ah. Masaakiinta maatida naafada ah oona rafaadsan soo aruuriyeen ayee soo sawiraayaan markaas leeyihiin waa u gargaarnay. Haddee dhab ka tahay gargaarkooda xabbadda, madaafiicda iyo dhawaaqa rasaasta ku kor ridaayaan haka daayaan.
  14. Their slogan seems to be 'Sirta Nolosha.' Ka cabso dheh. It is on there, behind the man on the banner.
  15. Max waxaan maqlay waxaad u eg tahay the letter "f" Calaashaan Goobo daraadeed ma runbaa? Waxaan wax fiyoow ma'aha. 'F' kulahaa.
  16. Puntland xiligii C/laahi Yuusuf Kaalin Muuqato ayay Dowladda u taageeri jirtay hadda maxaa u diidaa? Hadduu saan yiri, waa su'aal macquuleed, nothing labafoolnimo or hypocrisy about it. Dadkaas Bari u taliyo haka jawaabaan. The old stooge Xabashada waday ciidan iyo deeq la daba ordaayeen, almost bankrupting the meagre resources that gobol needed and without getting anything valuable in back ee maxaa hadda ka qeylisinaayo? Oh, I know, I know. One more reason we need Uuseey back in Bari. ASAP.
  17. It tells you, Soomaali xad malaha, no? Xoolaha look healthy, considering abaarta dabadheeraatay dalka heysto. I also hope xoolahaan la iibgeynaayo in over-export lagu sameyn maadaama dowlad maamusho ka jirin meesha, sida geedaha loo jaray oo dhuxul loogu dhigayna noqon. One major positive effect the Sacuudi ban on the last nine years had on xoolaha was over-export ma jirin oo xoolihii dalka ku raagay, una badbaaday, kuwaasna wax sii dhaleen inkastoo abaarta qaarkood dhameysay.
  18. at jaad iyo malaay. Jaad waa la iskaga horeeyaa these days, though. Reer Hargeysa do not happen to be in safka hore. Laga barta laga badiye noqotay sheekada. It is no more as the chant in football matches in Xamar went pre-war: Jaaw, Hargeysa, jaaw Jaad ma heynee, jaaw.
  19. Raaliye, of course. That is the 'male version.' Raaliyonimo iyo raaliyenimaba labadoodaba qalad laga fahmay. Only dadka fahmo see ugu dhaqmaan the true reer qoyseed ayaa garto. Wax ka reer magaalsana ma arkin, waa dad reerkooda iyo carruurtooda u soo jeedo, kana hormariye dan walba, unlike wiifyaasha kale banaanka fadhi ku dirirka ka ku afleeriyo iyo kuwa kalena aroos ka aroos ku wareego.
  20. Aawey Nuunka, tacsi u taalo maqlee? Nuunka, if you are reading this, Reer Ayrlaan baroorkooda intuu maroyaa? ________________ To answer your question, Sayidka, Fifa lacagtooda ku shaqeyso iyo lacagta kasoo gisho shirkadaha xayeysiinta waa Reer Galbeedka. They demand that. Waa iska business. Reer Afrika xee kuu sheegayaan. Banoonigooda xataa waa qaabdaranyahay, gush iyo gash. Masar iyo Aljeeriya ma fiirsatay? Waxaas maa ciyaar ahaa and they seem to be two of the best teams in Afrika. Gash, gush iyo gaw ciyaareen, typical African football. At least now they have five teams plus the host. Mar ayee sadex iyo afar heysteen and Yurub had 16 teams.