Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,573
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Sheekadaan maaweelada ah ma laga daalo miyaa. Sagaal iyo toban sano socoto, longest, continuous ruwaayad I had seen in Soomaaliya. Waxeeba iska noqotay sheeko ciyaal ciyaaleed, mise dadkii ayaaba wada ciyaal iska noqday wax walba iska aaminaayo.
  2. Laba kala daran. Igaarkaan Kanada ila joogana shimuu soo dhacay. Tuujka mataankiis miyaana?
  3. Eebba ha u naxariisto. Halgame, indheergarad iyo waayo'arag weyn sax ah ayuu ahaa.
  4. Awright, fresh air kala qaata. Maanta dhan caano caano iyo kuus kuus yaa lagu heyninee. Kala gambisada. Leersada.
  5. Rabi ha ugu gargaaro meesheeda, inkaarqabiyaashana haka qabto -- aamiin, aamiin. Waxmagarato hub hakuu hesho rafaad waayee.
  6. Sure. Laakiinse each picture would cost laba kumi iyo taano. Laakiin waa iska Islii sawirada iyo Nayroobi inteeda kale. Adigana Gaarisa raadineysaa. I even videotaped Islii this time, oo gees kasoo bilaabay to geeska kale ku dhameeye while walking. Ninkaan ma waashay dadka islahaayeen filaa.
  7. Jacburis intuu ku dhamaaday. Haye, Nuunka, noo sii wad hee micneyska ereyada guurka ku saabsan. Ka waran micnaha labada erey la isku geeye meeshee kasoo jeedaan. Haa, aqalgal ka hadlooyaa nooh. Maxaa, laba isguursato bas maa 'aqalgasho.' Dadka kale intee galaan? Hoy? Guri? Mundul? Cariish? Sar?
  8. [Magac qabiil] ku fasira waa Gaalle oo dhan. Kuwa sidan dambe wax u tilmaamaa waa kuwa qaba in Soomaalidu ay Oromada asal ahaan ka soo jeeddo. That was when he finally lost me. He, the author, seems wali inuuba fahmin micnaha 'gaal.' Marka muxuuba taariiq Soomaaliyeed wax ka qoraa hadduuba the basic meaning of 'gaal' garaneynin.
  9. On a related note, just wondering how did maryooleey survive during the blanket closure of European airspace with no jaad coming in, especially Reer Landhan and their marfish?
  10. A statue of white men carrying the shahaada? Photoshopping gone horrible.
  11. Mahadsanid, widaay. Haddee long flights kuu baxdo, Australia nonstop flight u qaado. Sheeko. Haye, garoomada jasiiradiina waala xiray maqlee maanta because of the new ash ee xaaka jiro? Ashkaasna ciilkiisa i haayo oo si xun ii galay. A dozen days I had to spend in UK is shortened to only four days. Imagine in those frantic four days going to Leicester, back to north London, then to East London, then... Grrr... :mad:
  12. When Reer Qureesh buried their newly born daughters, they had a tired and known excuses that made them what they were doing were reasonable and sound. If abortion can be justified now, what the old Qureesh community were doing could have been justified as well. Same jaahilnimo, different eras.
  13. Don't encourage Maadka to do e-ismiidaamin (e-suicide bomb).
  14. Laakiin I didn't know Maadka was pro-Barbaarta. Magaca uu wato iyo dhalinta ku sheega inuu la safto oo uu difaaco isma keenayaan. Magaca waa laga siibaa mar dhow.
  15. A wise reer magaal maryooley once said: Kaligaa waalo, wareer waaye. Ha lagula waasho, wanaag waaye, like the folks below.
  16. Xaajiga wuu kuu faayaa, duqa. Maalin dhawayd aan la joogay ayuu lahaa cimriga dheer lagu duc duceysan jiray saan miyaa. Ileen jiro jar uu dareemay una xanuunsaday iyo little daciifnimada kusoo kordhay because of that.
  17. Shaqadaas bilaash yaa shaqo u haayo. Teeda kale, widaay, if you knew how low indhashareer is perceived in xaafadda Islii of Nayroobi, you wouldn't have defended it like the way you are doing now. It even has some unflattering names and sub-categories in Islii, indhashareer that is.
  18. I see my old man's face. He kinda seems bored. I should ask him why. Eebba ha u naxariisto marxuum Cigaal.
  19. Well, well, well. I guess waala iska ilooway in SOL la moderate gareeyo. Well, surprise, surprise, it still is.
  20. Haatu, Gaarisa ma gaarin this year since I was there in last year, marka sanadkaan waaba u gambiye. Ask Nuune, though. Asaga ayaa dilaale ka ahaa dhankaas iyo ilaa iyo Dhoobleey. Maadka Maadkeer, who is 'tolka'? And better question, yaa siman? Are you telling me where barbaar ku sheegaas ka taliyaan sinnaan ayaa ka jirto? Are you talking about another so-called Dhalinta mise kuwaa ognahay ayaa iska indhatireysaa waxee galabsadaan? What sinnaan when anytime gacanta la iga jaraayo, if not qoorta la iga siibin, if I utter laba erey they don't and can't tolerate? Wax kale la imoow, not this.
  21. Garaadsiyo, widaaygiis. Xaa iga dambeeye? Jaajuuskooda xataa Islii loogama fakado. I was about this close to wear a t-shirt that proudly proclaims: FAK SHABAAB IYO WIXII AAMINSAN CAWAANTAAS BARBAAR KU SHEEGA!. Just to piss their ardent worshippers in Islii maadaama waxba iga qaadi karinee.
  22. Basaas dadka jaajuuso oo u adeego kuwaas barbaar ku sheega intee noolyihiin iyo intee heystaan dhulkaas, ayeeydey meesheeda ku salaamantahay. _______________ Dankis, Shabeelka. How is old uncle Joorj Xaaji (Gheorghe Hagi) doing?
  23. Horta nabad ugu saqiirsan lee dadka rafaadsan ha helaan, waxaas aad soo sheegtay markaas loo gudbi karaayee.
  24. Hore ayee Soomaali maryooleey ugu maahmaahday: God walaal ha qodin, ku dhici doontidaa ma'ogidee. Very fitting in this case. Godkooda baa loogu galay wixii Soomaali nabad u diiday. Inta masaakiin waxba galabsan ku geeriyootay qaraxyada, Eebbaheena ha u raxmado -- aamiin.