Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,655
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Aaliya, Nuunka yuu kuu been guurin. In uu suuqa iga xiro uu rabaa. Nuunka, ma socotaa? Meeshii ma laga maarmo yaah. Laakiin ma'ogi inaa aragtay maqaayad caalami mid camal meesha ku taalay, oo waqti kugu geeyo kuu waaye. Waxaa ka hadlooyaa maqaayadda Kilimanjaaro. It was on 12th Street. OZ, sawirada Nuunka ku iri u gudbi. Juxa, to be fair to gabadha canjeerada dubi jirtay, maalintaas ayee si u madoobeyd filaa. Plus I was eating canjeero few hours taalay, around mid-morning ayee ahayd, so not a fresh, hot one out off bircanjeerada. Just that particular morning kaamirada agteeda taalay, and I just impulsively took a picture of it. Abaayheyleey, canjeero dubis wey sahlantahay, balaayo waa qasideeda iyo waxaas.
  2. They never do disappoint me. I have been their fan time immemorial, since 1986 edition as a boy. They mysteriously and quietly appear in the semis and finals without any fanfare. Matiyoos yaa iloowi karo.
  3. Playmaker was almost on the mark. We have Soomaaliya team in the tournament. Of course, it is a one-man team by the name of Keynaan. Who knew then.
  4. Fresh canjeero each morning, with saliid macsaro and sokor, along with koob shaah lagu caddeeye caanobooro. Hmm...
  5. Originally posted by Haatu: ^ Ani iyo adi waan is dagaali doonaa. Must you torture us with that skinny map? Runta u sheeg. Speaking of the 'skinny map,' my keychain has the 'skinny map.' Keychain oo Soomaaliweyn qaaradeeda ah intee laga helaa taloow? I would be the first to buy. You know, when you are in Gaarisa, one would immediately know it is in Soomaaliya, just not politically. And hopefully, soon, Rabi ha idmo, it will politically be in Soomaaliya as well. Wax walba Soomaaliya loogu keenaa, even their public transportation buses waa caasiyadii Xamar ka shaqeyn jiray camal. I've been told it is cheaper to bring them from Koonfurta than Mombaasa.
  6. Cawaale, yea, he used to post on here. He posted under the pseudonym Traveller. Markaas wuxuu u qori jiray magaciis, of course, K9.
  7. Absolutely fantastic to see that. Keynaan waa ogaa in uu ahaa qof dalkiisa aad iyo aad jecel. He was waving the Soomaali flag long before he sung this celebratory song. He used to bring our beautiful flag at his concerts. I wish all the best for the brother.
  8. NNC, ciyoowba cabsi kaa muuqato. Afraid not, sister. Anaa kaala hadlaayo Tuujka. U fuuti oo ka qalee gabadha dhahaa.
  9. That smell waaba lagu sii lab laboonaa, instead of making one hungry. Then again waa iska fat redneck Americans qashin walba iska cuno.
  10. Nice song. Has East African beats in it. Plus, the words 'waka waka' sound more like buraanbur's wakaa, wakaa.
  11. Originally posted by NNC: Bishaarooy iska baashaal barwaaqo aan kugu duceeyee! quruxdaadana yaa lagu cayuumin! Xaasid lagama waaye dunida. Bishaaro is a wonderful person with a personality and labis to go with. Her mischievous smile alone ayaaba a little cajiib ah. Daa'uud, broer, her name is Bishaaro. Raxma intee ka keentay? A lot of people call that show because of her being a host. There was this dude who once called the show to suggest she needs 'inay isasturto.' Her response was yaa salaameysaa since the show is about Salaamaha. Si fiican ayee ugu qabatay. I tried to watch as much of her show as I could while in Islii. It came on Friday nights. My good companion lady even felt jealous of her sometimes. It is only a TV show ku dhahaa, so relax.
  12. Indhamadoowe koox uu ku biiray oo hagaagay waligey ma arkin. Wax luu qash qashaa. Qabqabliyaashii xulufadiisa ahaa magacooda meesha waaka dhacee maxaa asaga wali soo istaajiye meesha. Wali waa taaganyahay. Soon or later, he was going to be sacked, marka ka hortag waaye sheekadiisa.
  13. Cowke, you don't have to post every new thread in the Politics section. The topic discussed needs to be relevant to politics. This obviously isn't. Will move to General section.
  14. Cowke, you don't have to post every new thread in the Politics section. The topic discussed needs to be relevant to politics. This obviously isn't. Will move to General section.
  15. Tuujka, shoowga waxaa ka bilowdaa wareysigiisa sister NNC. Waxba ha u reebin yaah, u lafa gur.
  16. Originally posted by rudy-Diiriye: U see nerds dont understand when a lady does 360. Here is a description of the events that take place when a xalimoo does 360. Plz understand no math instruments or formulas are involved. Kabish 1- several quick eye blinks. 3- 3 consective thumb snaps. 4- earthquake head shake. (movement of head side to side rapidly) Oh, got it.
  17. Brother Daa'uud waxaa helay toddobaadyadaan... What is up, broer? Are you in love? Out of it?
  18. Haddana Reer Dinka maa rajo laga sugoyaa? Hayeba. Berina iyo beridambena waxaa rajooyinka laga sugi doonaa aqoonsiga la aqoonsado Abkhazia, no?
  19. Yaa yiri I don't have my own one now? Hubso hee, sister. [Adopted one can be claimed, right? ] I just happen to like Soomaali kids ku labisan dhaqankooda iyo hiddahooda.
  20. Jidka Warshadaha maa saas u ekaaday. "Wax yar kadibba waxaad maqleysaa Mujaahidiinta Shabaab oo buundo hebel dhisaya ama iyagoo wadada isku xirta Jowhar & Beledweyne dhisaya..." Also, too, waxaa la maqlaa had iyo jeer munaafiqiinta Barbaar ku sheega oo isku qarxiye jid hebel iyo goob hebel. Waxaa kale la maqlaa iyagoo meel ku garaacay madaafiic si naxariisdaro la'aan ah ama iyagoo miino jid ku aasay intaas iyo intaas ku dileen.
  21. I am not listening caawa. I am watching this in...no shock. . [ :confused: , aha?]
  22. Originally posted by The Zack: These kinds of things happen in Somalia, I don't think it has any thing to do with being in Canada or even other country. Hooyo ciyaalkeed mindi ku durdureyso. Intee ka dhici jirtay in Soomaaliya? Soomaaliya aan ogaa waxaan kama dhici jirin. The Soomaaliya of pre-war, of course. Hooyadaan Eebba ha u sahlo xaalkeeda. Waa dhacdo aad loogu naxo. Nuunka, xaaku geeye Winnipeg? Yaa Calibeesteen ah kuu joogay mahaas?