Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,641
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. He is among the only honest and famous Yahuud men I know. He and the other professor whose name escapes me. It is always pleasure to read his frank take of Bariga Dhexe issues.
  2. OS' 'we, we, we.' Whaever happened to Aussies waa ogtahee maa joogtid. Ma haddana Isbaanishkaas ayaa rajo ka leedahay. We, we, we'da i dishayba. War joog, amee tii Australia ku dhacday ku dhacdaa hee iyagana. Isbeyn were chronically known as underachievers. They soon will be put where they actually belonged -- to be underachievers again. Don't count your eggs too soon.
  3. Nice. It will be like this in the final game.
  4. at '4th place celebration.' Aragaana kooxaha second, third and fourth places loogu tagi doono. As a Jarmalka fan, I need to be modest, same like the way they play.
  5. Cawaale, that post says more about the poster's mentality than anything else. Dad maskaxdooda quruntay soo noqosho haka sugin. Don't mind that, hana isku wareerin. By the way, there is a 'flag this' feature -- it is just called 'report this.'
  6. Ar maxaa Jarmalka daba dhigatay. This was on Jay Leno show a few days ago.
  7. Premier League in Kuala Lumpur. Lugo baastiyaashaana maxee Premier League ka yaqaanaan. They look like Tuujiye oo califalaax loo soo giliye.
  8. Maati waxba galabsan lee ku dhamaaneyso and my beloved Xamar sii burburinaayaan. Xamar lee saas loo sii burburinaa. No group can outflank the other. Just ask Caydiid and Cali Mahdi. Oh, my Xamar. Th only, beautiful city I've ever loved and I still have much love for it. Xamareey waa lagu xumeeye yaa ku xaal marin doono.
  9. You know, threads like this and the other one about insulting Soomaalis by gloating about colonialism contribute absolutely nothing to SOL. It is also on the borderline of being a troll, flaming thread, which is not allowed . I will give you a chance. Do not start inflammatory threads like this and that other one again on here. This is a clean, respected online Soomaali forum, not a third-graders' school's backyard. We intend to keep in that way.
  10. Muller waa tireless, out around player. Waa difaacle, waa weerarle, waa dhexle, waa noobe, waa sate... He will be irreplaceable in the semi-finals game. That yellow card was not necessary and it stunk.
  11. You knew what was to come miyaa, the usual four-score goals. It is about time we give his immense due to Klose. He is a wonderful, hardworking player. I hope he breaks the record books, only a goal u dhiman.
  12. OS and Saak, Schweinsteiger (or as I call him Mr. Kawaanle since that is what his name means ) suu u soo bandhigay the third goal was so effortless. How shambolic their defense was, sida uu u dhex maray so easy, so team-priority. Even Spain haddee imaato, and you are expecting too much from them to pass Paraguay, waa arkeysaa the Jarmalka's midfield will remain the same. They said Gaana will stop it, Ingiriiska will stop it and finally today it was, they said, Messi's field. NNC,
  13. Saak, don't say that. Jarmalka just like to be like that -- underestimated all the time. Just underestimate once again and Spain needs to overestimated, waaba haddee soo baxaan. Jarmalka quietly do their thang in the field, no kibir kibir, no islaweyni, no balaayo balaayo.
  14. Kamoon, Libaax. You have overran poor excuses. It is about time you give Jarmalka their belated due. Twelve goals against three good opponents, four goal per game. Kamoon. Sister NNC, I've to say soori before I do this, but I have to flag wave for Jarmalka maanta. It is just too much watching how excellent football they play as a great team and not to cheer.
  15. Stora, Iswiidhan: Xaflad lagu xusayay munaasabadda 1-da Luulyo oo xalay lagu qabtay Xaafadda Störa ee Dalka Sweden Xaflad lagu xusayay munaasabadda 1-da Luulyo oo ku began xornimo-qaadashadii Soomaaliya ayaa xalay lagu qabtay Xaafadda Störa ee Magaalada Lindesberg ee dalka Sweden, iyadoo xafladdaasna ay ahayd mid ay si weyn uga soo qeybgaleen dadweyne aad u faro badan. Xafladda oo ay si wadajir ah u soo qabanqaabiyeen Soomaalida ku dhaqan Xaafadaha Störa, Stråssa iyo Kopperperi ayaa waxaa looga hadlay taariikhda Soomaaliya iyo halgankii dheeraa ee loo soo maray xornimo-qaadashadii Soomaaliya. Munaasabadda waxaa ka hadashay Safiyo Cali Maxamuud oo ka mid ahayd qabanqaabiyayaasha Xafladda, waxayna ka taariikheysay halgankii loo soo maray xornimada Soomaaliya, waxayna xustay in sanadkii 1960kii ay Gobollada Waqooyi iyo Koofur ee Soomaaliya oo ay kala heysteen Dalalka Britain iyo Italy ay xornimo buuxda qaateen. “Sida aad la socotaan 26-kii June 1960 waxaa xornimo ka qaatay Britain gobollada Waqooyi, iyadoo afar maalmood kaddibna ay xornimo ka qaateen Talyaaniga Gobollada Koofureed, kaddibna waxaa 1-dii Luulyo 1960-kii midoobay labada Gobol ee Waqooyi iyo Koofur”ayay tiri Safiyo Cali Maxamuud. Safiyo waxay intaas ku dartay in ay nasiib darro tahay in 50 sano kaddib halgankii loo soo galay xornimada Soomaaliya ay maanta dadka Soomaaliyeed ku jiraan marxalad aad u adag oo nabad iyo nolol la’aan ah. “Waxaan Allaah ka baryeynaa in uu dadka Soomaaliyeed dhibaatada ka dul-qaado, isla markaana uu dhinacyada is-haya uu garan-siiyo wanaagga iyo Soomaalinimada waxa ay tahay”ayay mar kale tiri Safiyo Cali Maxamuud. Haddaba Xafladdii lagu qabtay Xaafadda Stora ee dalka Sweden oo ka qeybgalayaashii ay si weyn ugu damaashaadeen munaasabadda sanad-guuradii 50aad ee ka soo wareegatay markii ay Soomaaliya xornimada ka qaatay gumeystayaashii Britain iyo Italy. Ugu dambeyntii, xafladda oo ku dhacday jawi aad u wanaagsan ayaa waxay ka qeybgalayaasha isugu hambalyeynayeen munaasabadda xornimo-qaadashadii Soomaaliya, iyagoo dhinaca kalena Alle ka baryayay in uu dhibaatada ka dul-qaado Dalka Soomaaliya. Xigasho
  16. Toronto, Kanada: Celebrating the Canadian Somali Community in Ontario Somali Flag Raising Ceremony at the Ontario Parliament I want to begin my remarks by thanking the member of the Ontario Parliament from Eglinton-Lawrence, Mr. Mike Colle, for organizing the first ever celebration of the Canadian Somali community in Ontario and the raising of the Somali flag at the Ontario parliament. I also want to thank the other MPPs, distinguished guests and members of the Canadian Somali community who have come to this historic event. The speakers who spoke before me touched on the difficulties facing Canadian Somalis as well as the insecurity that plagues parts of Somalia. The main reason that the positive contributions of Canadian Somalis are largely unknown is due to the fact that we are a modest people. We do not make a concerted effort to showcase the best and brightest among us. One of my duties as the head of the national organization for the 200,000 strong Canadian Somali community is to highlight our success stories so as to create a positive image for our people in Canada and enable us to push back against some of the negative perceptions that have been created about us. I want to take this opportunity to remind my fellow Canadian Somalis that they should stop expecting the media to come into our community and fish for these successes. Instead, we should proactively engage the media and our elected officials, welcome them into our communities and neighbourhoods, and enable them to learn as much as they can about our life in Canada. At this point, I want to mention some of the examples of the successes that need to be known about this dynamic community and its contributions to the larger Canadian society. First, the Canadian Somali community has added its immensely rich culture and heritage to the Canadian mosaic. Aspects of this culture that we can be proud of include, but are not limited to, a rich tradition of poetry and respect for the wisdom of our elders. Second, the Canadian Somali community possesses a very strong and fearless entrepreneurial tradition. Canadian Somalis, like other Somalis around the world, will take business risks, invest and succeed in city areas that have been written off by others. This can be seen by the hundreds of very successful Canadian Somali owned and operated small business establishments in Ontario and Alberta. I was recently in Alberta for an extended period of time and I was fortunate enough to witness how in a short period of time, Alberta Somalis have transformed 118 Avenue from a depressed area to a revitalized and booming business neighbourhood that has now been proudly renamed Alberta Avenue. Despite the media reports of the troubles facing Canadian Somali youth, the third success story is the thousands of youth who are succeeding despite the odds and we as a community owe a great debt to their parents who have struggled with these youth to keep them out of trouble, enabled them to quietly play by the rules and graduate in record numbers from colleges and universities. We as a community owe a special debt to the Canadian Somali women who constantly exhibit resilience and a quiet dignity as they overcome overwhelming odds. That is why we consider them the undisputed backbone of our people in Canada. I can keep going and continue to list more success stories but in the interests of time, I will end my remarks here. I will conclude by once again by thanking MPP Mike Colle and the Ontario government for officially recognizing the Canadian Somali community in Ontario. It is a much appreciated and long overdue gesture of support from our government to our community and we hope it is the first of many celebrations to come. Thank you. Tixraac
  17. Sanca, Yeman: Cayaar Saaxiibtinimo Oo Lagu Xusayay 1da Luuliyo Oo Yemen Ka Dhacdey Munaasabada 1da luulyo oo naadiga All Ahli yemen kala qeeb qaatey dhalanyaradda jaaliyada soomaaliyee ee dalka yemen ciyaar saaxiibtinimo oo lagu xusayey koowda luulyo ayaa waxaa ka dhacdey garoonka all ahli stadyam ee magaalada sanca ee dalka yemen ciyaartaan ayaa waxaa eey aheed ciyaar aad u xiisa badan, ayadoo aheeyd maalin munaasabad u ah dalka soomaaliya ciyaartaan ayaa waxaa eey bilaabatey 4:00 galabnimo ee maalinta khamiista taariikhdana ku beegneed 1da luulyo 2010 . garsooraha ciyaarta ayaa waxaa uu ahaa garsoore caalami ah oo u dhashey dalka yenen marka eey sirasmi ah ciyaarta u bilaabatey ayaa waxaa u suurta gashay naadiga all ahli in ey dhaliyaan gool isla kaambiyadii hore ayaa dhalanyaradda jaaliyada soomaaliyeed ayaa waxaa eey layimaadeen goolkii bareejada kaambiyadii labaad ayaa waxaa marlabaad waxaa u suurta gashey kooxda jaaliyada soomaaliyeed in eey dhaliyaan goolkii labaad ciyaar waa gelin danbe kooxda al ahli ayaa waxaa ee dhaliyeen goolkii bareejada ahaa. Marka ay ciyaarta ka dhimantahay shan daqiiqo ayaa naadiga al ahli waxaa eey dhaliyeen goolkii sedexaad kaas oo eey ku raacdey guusha ciyaarta ayaa waxaa ee ay ku dhamaatey sedex iyo labo gool oo eey ku badiyeen naadiga all ahli yemen oo ah naadiga ugu adag guud ahaan naadiyaasha dalka yemen. Xigasho
  18. Khartuum, Suudaan: 1da Luulyo & Sida Loogu Soo Dhaweeyey jamhuuriyada Wadanka Suudaan Munaasabad balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen madaxda kulanka dhalinyarada soomaaliyeed ee wadanka sudan laguna xusayey 1da-luulyo ayaa waxa ay xalay ku qabsoontay howlka shirarka ee jaamacada international university of africa ee kutaal bartamaha magaalada khartoum ee xarunta wadanka sudan. Munaasabadaani oo ay kasoo qeyb galeen safiirka Soomaaliya ee sudan, barayaal, jaaliyada Soomaaliya, ardey iyo xubno kale, kuwaasoo lagu marti qaaday inay markaasi soo xadiraan xaflada,taasoo aheed mid lagu weyneenayey markii Soomaaliya madaxbanaani ka qaadatay mustacmarkii ingiriiska iyo talyaaniga. Daaciga weyn ee Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo iminka ku sugan magaalada khartoum ayaa ku dheeraaday ka sheekeynta taariikhiihii kala duwanaa ee uu soomaray dalka ay dugaashadeen xasaradaha ee soomaaliya,isagoo ugu danbeyntii alle uga baryay masiibada heeysata shacabka soomaaliyeed inuu ka samata bixiyo. Sidoo kale waxaa isana goobta ay ka socotay xaflada hadal gooban kasoo jeediyey safiirka soomaaliya u fadhiya wadanka sudan mahdi abuukar,wuxuuna qiray in loo bahan yahay ayuu yiri in shacabka iyo dalka laga samatabixiyo doonida quusaysa oo ay saaran yihin. intii lagu guda jiray munaasabdii lagu xusaayey 1da luulyo ayaa waxaa hoolka lagu soo bandhigay film decuments ah oo ka tarjumaayey taariikhda madaxdii kala duwaneed ee markaasi wadanka soomartay iyo bilicda wadanka siduu ahaa barisamadkii iyo maanta sida uu u muuqdo. Sikastaba ha ahaatee wadaadka ayaa lagu wadaa in maalmaha soo socda uu sudan uga sii talaabi doono wadanka sweden,halkasoo uu ku qaban doono muxaadarooyin iyo barnaamijyo diini ah,wuxuuna casuumaad uu ka helay jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan wadankaasi.
  19. Bilaal, widaay adaa mudan. Celebrations around the world continue. Athens, Giriiga: 1da Luuliyo Oo Si Aan Caadi Ahayn Loogu Sagootiyey Giriiga Waxaa lagu qabtay munaasabada 5 star oo ku yaala bartamaha magaalada Athens ee dalka Giriiga ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu sagootinaayay 1da luuliyo. Munaasabadan ayaa lagu xusayay Sanadguurada 50-aad ee 1-da Luulyo markii ay isku biireen gobolada Waqooyi iyo Koonfur dalka Soomaaliya waxaa ka soo qeybgalay Masuuliyiin katirsan dowladda Giriiga, Xubno kasocday jaaliayadaha ajnabiga ee Giriiga, Ganacsato Giriig u dhashay, martisharaf iyo Kumanaan Soomaali ah. Xafladaasi waxaa hadalo ka jeediyey madax sare oo ka tirsan xukumad Federalka Soomaaliya oo khadka Telefoonka kaga qeybgalay kuwaasi oo ay kamid ahaayeen Reysulwasaare Xigeenka ahna Wasiirka Taramarta Dowlada Soomaaliya C/fitaax Goonje iyo Wasiirka jaaliayada dowladda C/laahi Azhari iyagoo ku dheeraaday muhiimada ay leedahay 1-da luulyo iyo sida lagama maarmaanka ah ee loogu baahanyahay in markasta loo taagnaado midnimada iyo nabadgelyada Soomaaliya. Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed dalka Giriiga Dr Ilyas Cali Xasan oo isna khudbada dheer ka jeediayay halkaasi ayaa kaga hadlay waxyaabo badan oo taabanaya dhibaatada Soomaalida Qurbaha ku dhaqan iyo in layska kaashado horumarka iyo maslaxada Soomaaliya, waayo ayuu yiri hadii aan nabad heysan laheyn Qaxooti kuma ahaan laheyn qurbaha. Wuxuu sidoo kale Ilyaas uu ka hadlay hadlay xaalada hada uu ku suganyahay dalka iyo marxaladi ay gobollada Koonfureed uga qaateen xorriyada gumeystihi Talyaaniga. Xigasho
  20. Yea, Forlan, job well done. If anyone watched Forlan, where he plays for Athletico Madrid, he wouldn't have been surprised he is a great player. He deserves to win. Now I am cheering for Holland, though. Robben all the way. After Jarmalka, I am a Dutch fan. By the way, tomorrow adiga Arjentiina la safantahay, I see. I hope you won't be disappointed hee. I don't mind xataa haddee Jarmalka harto beri. As long as Baraasiil hartay, I am all in .
  21. Libaax, tacsi kuu taal. One more reason you can cheer Jarmalka now. Waa dad iyo koox la isku haleyn karee. They definitely wouldn't have missed a rigoore like that. Afrikeey hurudooy ayaa horey loo yiri. I deliberately went to this restaurant, this Soomaali restaurant at the dying minutes of the game. It was too crowded, habro iyo ciyaalkooda xataa joogeen. I was the only one clapping when he missed that darn rigoore in that last second. Just to piss them off. And I was the only person making a sharqan at the end of rigoorooyinka, once again loudly clapping. Anyway, tacsi kuu taalee, my condolences.
  22. Stockholm, Iswiidhan (I don't know where is it at, but I think it is in Sweden.) ka daawo.