-
Content Count
17,636 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Qosolkii dhacay shibaa ka dambeysay
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in Politics
Caydiid Yariisoow intuu ku dambeeye horta? Last time aan arkaaye Amiin Caamir was caricaturing him as he was peeing the Soomaali map, because xadka Soomaaliya iyo Itoobiya ma jiro uu lahaa, oo waala isku daraayaa. -
A list of all the things Al Shabaab banned
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Showqi's topic in Politics
Almamnuuc wa fiya mamnuucdii ugu dambeysay is just in -- and it is, (surprise, surprise): Shabaab oo haweenka degmada Jowhar ka mamnuucay xerashada dharka jilicsan Maamulka Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab degmada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe ayaa haweenka ku dhaqan gobolkaasi ku amray inay qaataan dharka jilicsan iyagoo ganacsatada uga digey in ay iibiyaan dharka nuucaasi ah. Gudoomiayah Maxkamada Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ee degmada Jowhar Sheekh Abuu Yuusuf oo maanta qaar ka mid ah saxaafada kula hadlayay magaalada Jowhar ayaa waxaa uu farey ganacsatada dharka ku iibisa gobolkaasi in aysan ka ganacsan Karin dharka qafiifka ah. Sidoo kale haweenka isticmaala xijaabka ayuu uga digey Maamulku inay qaataan dharka qafiifka ah, waxaana gudoomiyaha gobolkaasi ee Al Shabaab u sheegay in digniintaani ay timid kadib markii haweenkii dhawaan la amray inay qaataan xijaabada adag ay bilaabeen inay qaataan Xijaabo qafiif ah. Gudoomiyaha degmada Jowhar waxaa uu intaasi ku daray in talaabo waafaqsan shareecada Islaamka ay ka qaadi doonaan cidii ay ku arkaan iyadoo xiran ama iibsaneysa dharka qafiifka ah. Ma’ahan markii ugu horeysay ee Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ay dadka ku soo rogaan amaro nuucaani oo kale ah, iyadoo amaro kuwaani la mid ah ay dhowr jeer oo hore ay ku soo rogeen gobolada ay ka taliyaan ee Soomaaliya. Xigasho -
CaabudWaaq: Ahlu sunna oo ka siideysey maxaabiistii ugu badneyd
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Gallad's topic in Politics
Waa kuwii soomay Khamiistii in gobolka Galgaduud kaliya in order just lagu xumeeyo kuwii la baxay Barbaarta oo soomay Arbacadii in the other gobols. Soonkii ayaa siyaasad dhaafay, just ku xumeys iyo waxaas. Waa wareey. Ciyaal ciyaalnimo meeshaas mareysaa. -
Afgooye, Shabeellaha Hoose (2006). Sharaxii la tumay sheekaa ka dambeyso maqli jiray, but in this case, the title applies.
-
Qoraal taariiqeed oo waxba loo reebin waaye. How many Xabashi minions kursigaan la fadhiistay kaas in the last five or so years. In my mind, no less than eight Soomaali.
-
Ninac, hadda waxaa naga dhaadhacsiin rabtaa inaa cuntid waxaa soo taxday? I thought inaa kaftameysay. Sheekadaas naga yaree hee. Waxaa meesha kusoo buuxisay afur Soomaaliyeed maba laga cuno. It is almost mandatory to have malawax, sanbuus, bur, mishaari...-- kuwa dhan aadan meesha ku soo qorin. Teeda kale if aad cabtid too much biyo or cabitaanka kale before cuntada, ogoow madax xanuun iyo lablabo kuu keenaa.
-
Califalaaxa uu u giliye igu daran. Lugo xiito xiito ahna waa u sawiray.
-
The only Soomaali madaxweyne xilkiisa si nabad iyo daacad ah ku wareejiye and still lived in his country for decades in peace and no disturbance. And he was finally buried in his honourable soil. Inta kale waa qashin.
-
Xoolo xiniinyo ma noqdaan...... Murti iyo Maaweelo
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Koora-Tuunshe's topic in General
Maxaa xiniinyo noqdo markaaas? Anyaxa? -
Civilian Deaths in Somalia: Number crunching
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalina's topic in General
I don't know why they are using Dayniile isbitaal's figure, instead of the much bigger Isbitaal Madiino. Most dhaawacyo iyo dadka badanaa ku dhinto isbitaalada isbitaalkaas la geeyaa, hence more accurate figures. Then I guess, Red Crescent, not MSF, partially supports that Isbitaal Madiino. Ar Eebba ha u sahlo Soomaalideena ku rafaadsan dalkeena iyo dibadiisaba. -
Woman starts fight over chicken nuggets
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to N.O.R.F's topic in General
Only in Mareykanka. Again, it only happens in Mareykanka. Maxee white trash iskugu tageen. -
I am interested in unique baby names..
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maymuunah's topic in General
Awguuriyo, Tuujka. Haddaa magac kaligiis u taagan rabtidna waxaa u baxsan kartaa Tuujiso waa haddee gabar tahay. Hadduu wiil yahayna, kaaga ku dhaji. Waa magacyo jiro, ka cabsana ah. -
Somalilands foreign minister speech at Chatman house
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by N.O.R.F: quote:Originally posted by Jacaylbaro: Well, I'm not so sure about the guy but this was not so bad to begin with ,,,,, Same here. SL needs a very articulate individual and this guys isn't the one. Ever since I saw that Al Jazeera Interview where he was a bumbling wreck! Oh, Prof. Samatar thrashed him on that interview. I really felt sorry whoever sent him to an international network to represent for them. I can't believe he is made a "foreign" minister. -
Ciyaal Kuni Kuni, Kaaleya Af-Jini aa ni Bara
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Waxaan sideeda sano iyo barka jirsaday yaa soo qufay hadda? Darn it. Maadeey Maadkeer, waagii la qoray this thread Afsoomaaligeyga jacburis uu ahaa. I can't believe sometimes it was that crap, too. Ar maxaa la koray. And your version of kuunkuun Afmaayga ah walaashey igu soo xasuusisay iyadaa ciyaalkeeda u qaadi jirtay that version. -
Micnaha Xamar dad isku raacsan maleh, and it has more obscure original than Muqdisho and Banaadir. Muqdisho iyo Banaadir (maqda shah {seat of shah} and bandar {port} respectively) waala isku wada raacay inay kasoo jeedaan ereyo Persian ah, laakiin Xamar lama hubo, though some also say it is another Persian word. Not me. I don't believe it originated from a Persian word. I believe its origin lies with a tree's name. Geed la dhaho xamar ayaa jiro, and it still exists. About micnaha Waamo, ma hubi. Reer Waamoodka SOL ku jiro perhaps noo micneyn karo.
-
Soldier of misfortune: Journalist Mohamed Olad Hassan
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to NASSIR's topic in Politics
Originally posted by nuune: quote:Originally posted by Amistad: What this article doesnt say is he could not even attend the award ceremony because the British Home Office refused him a Visa . Can you provide some source please! Thanks Here it is, kaabo: BBC reporter and award-winner is refused British entry visa A BBC reporter has been refused entry to the UK to collect a Parliamentary award for services to press and democratic freedom. Mohamed Olad Hassan, the main English language correspondent in Mogadishu for the BBC World Service, was chosen to receive the Speaker Abbott award by a panel of senior Parliamentarians, Speaker John Bercow and Tribune, which sponsors the award. But his flight, and a two-week programme of events and meetings organised by the Parliamentary Press Gallery, which instituted and organises the award, had to be abandoned when the British High Commission in Nairobi, Kenya, rejected his visa application. The award was accepted on Olad’s behalf by his colleague, Head of the World Service Africa Region Jerry Timmins, who told a reception in the Speaker’s House: “Olad sees this as an award not just for him but for all those who support him in his work and all the other journalists around the world who put their lives at risk to report the truth.” More -
Warmoog has been named a Moderator
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
Awguuriyo. She has my blessings to be a Politics section's moderator as well. All my koofiyado off to her. -
'Xamaraawina' xee ahayd, wax isweydiin ma xumee. Xamartii la wada sheegan jiray ayaa maanta dad miyi iyo meelahaas ka qaraaban jiray waagaas ayaa maanta dadka ku caaynaayo. Waa adduunyo xaalkeed. Cimrigaaga raago geel dhalaayana waa ku tusaa horey loo yiri. How fitting.
-
Wuu cabsaday. Gurigaa degantahay lagaa gubaa loogu hanjabee. Poor Tuujka, ma saan uu fuley u ahaa.