-
Content Count
17,573 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Good. We are getting somewhere now, dhoont wi? Yuur Ingiriis is getin feeri, feeri guudh, tuu. By the way, have you realized those conjured up names you mentioned have some pattern in common. Can you guess it? Iyaga dhan implies qof haadaayo, ordaayo, soconaayo, biibaayo, laafyoonaayo, et cetera. What does that tell you? Hmm... I know I am overanalyzing and waana kula kaftamooyaa.
-
Interesting Awdal Editorial Suggestions For Semi Autonomy
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Cowke's topic in Politics
For the life of me, I cannot understand a person whose very Soomaali literacy is that challenged dwells on topics like this daily. Afsoomaali lama yaqaano. Dhaqan Soomaaliyeed BTJ lagama yaqaano and yet here he is an expert of all qabyaalad, jufo walba iyo laf walba see u kala baxdo la iska dhigaa in la yaqaano. I bet even he cannot differentiate between qolo, jufo, laf, jilib waxee kala yihiin. -
Originally posted by NinaNC: Adiga qarxiskaaga see camal. Tufaaxa anaa iska sameyste ee iga qalee nooh. I imagine anigoo, gabarteyda dhahaayo Tufaaxo kaaley oo tufaax cun! or you are the tufaaxa indhaheyga (apple of my eyes yacni). Muxibo Somaali ma ahan? Carabi miyaa marka, Suhuur waa magac saaxibtee la dhaho, Gaduudey maad rabtaa inaan dhaho? gartey. Nina magac Soomali miyaa bal? lol Nina magac Soomaali miyaa kulahaa. Waxaa arkay Soomaali badan kala saari karin magacyada Soomaaliyeed dhabta ah iyo kuwa Carbeed lasoo deensaday. Weyba ku wareeraan haddee isku deyaan. Mid ayaaba hadda kahor iigula murantay that 'Sacdiya' is an original Soomaali name. Laakiin are you serious? Ma kala saari kartid magacyada Soomaaliyed iyo kuwa kale? And were you serious about Sucdi being a Soomaali name? Badanaa magacyada Carbeed waxaa lagu gartaa hir hir ku socdaan oo the vowels bas isbadalo. For example the name Sucdi aad keentay in uu Carabi yahay si sahlan waxaa ugu garaneysaa it has the root consonants 'scd.' The Carabi names with this same root and slight different meanings are: Sucaad Saciid Saciido Sucaado Sacad Sacuud Sacdi Sacdiya ['ya' waa lagu daray same as Sacuud becoming Sacuudiya] And so on. Magacyada Soomaaliyeed anagaa ku dheel dheelnay ma'ahee, they are very interesting, oo both genders same name loo isticmaali karaa, only an addition of a vowel signifying the gender's name. Tusaale ahaan: Siman - Simane Ladan - Ladane Warsan - Warsame Aragsan - Aragsame Ayaan - Ayaanle Kaah - Kaahiye/Kaahin Magan = Magane Quman = Qumane Isir = Isirle Baar = Baare Cosob = Cosoble Qoran = Qorane Bilan = Bille/Biloow And vice versa, like: Kaafi = Kaafiso See this thread. It is interesting, too.
-
Muxubo, Suxuur iyo Tufaaxo magacyo Soomaaliyeed ma'aha hee, see camalkaa.
-
Resident's of Dhahar Protest Against SSDF's False Allegations
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xudeedi's topic in Politics
I didn't know SSDF still exists in 2010. -
To sum up: She has been in Hargeysa the past couple of years, including spending at a hospital in the last two years. She has no known relatives (in Soomaali society, which is rare). She survives on the generosity of others. She also has some kind of physical disability.
-
Blackberry v. Iphone - which one to choose?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Khayr's topic in General
Any telefoonka gacanta jeebkaaga galeynin, I am not for it. Telefoon gacanta has to be small enough jeebkaagana kuu galaayo without bulging it out and with comfort. All so-called smartphones cannot achieve that simplicity. Ama gees gees ayee u dheeryihiin ama wey balaaranyihiin. There is a desktop computer, then there is a laptop/notebook and then there is telefoonka gacanta. Never should those separate three meet in a one gadget as they are trying to do. -
Baliis caawi for whatever you can.
-
Aamiin.
-
Hee. That is the only Soomaali person I saw youtubing. Kuwa kale ma arkin. Do you happen to know any?
-
I knew he would remove it. But unfortunately for him, I saved a screenshot of his page. Waana tan: Soori, igaarka. Adaa isku keentay in lagu qarxiyo.
-
Galgala: Root Causes Masked By SSDF Clan Media Outlets
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xudeedi's topic in Politics
I know saaxiib, waana kasoo horjeedaa anyone with the remotest imported ideology of Barbaarta. Men like him should never be supported, regardless of qabiil. Soomaali waxa hoos inoo dhigay is that every ilmo'adeer gets support from fellow clan members, wrongly or rightly. Taas waa in la joojiyaa. Having said that, some opponents of this man on SOL are rubbing in the wrong way, oo dadka iyagaa kicinaayo. -
Waa kan one of them. A young man enjoying his ways. He is a Canuck, too.
-
What do you mean inuusan arkin mar hore? That video aniga ma keenin, I found it on his 'favourite list' of his page. Go, check it before he removes it. NNC, gabar haddaa ka taqaanid New Zealand or even Australia noo sheeg maskiinkaan ha xareysatee, duco ugu dareynaa. Meherkana SOL loogu qaaraamaa wali iyadoo faataxo la socoto. P.S. -- He reminds me mid banooniga aan ciyaarno qeylo iyo muran iyo dagaal la taagan every single weekend. Year after year, too. Mar walba waxaa dhahnaa goormaa u guurinaa kan ha naga dagee. Everyone agrees he needs to get a girl, oo frustrationkiisa haka neefsano anaga.
-
A list of all the things Al Shabaab banned
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Showqi's topic in Politics
Aah, it never gets boring. Mamnuucida of the week is...bunka! ______________ Shabaabka Jowhar oo cunista bunka mamnuucay kadib sabab la yaab leh Wararka ka imaanaya degmada Jowhar ee G/Sh/Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyaadka Shabaab ay maanta makrafoono la wareegayeen xaafaha degmada Jowhar ayagoo ku baaqayey inuu mamnuc yahay isticmaalka quudka bunka. Maleeshiyada Shabaab ayaa sabab uga dhigtay mamnuucida bunka Jowhar in bunka laga keenay dalka Itoobiya oo cadowga Islaamka ah sida ay hadalka u dhigeen. Isticmaalka bunka Soomaliya waxaa uu ka yahay muqadas ama caado dhaqameed dadku ay wanaag u arkeen, waxaana inta badna la isticmaalaa xiliyada munaasabadaha diiniga oo culimada diinta loo diyaariyo taas oo noqotay astaan diimeed. Shabaab ayaa horey u mamnuucay waxyaabo daruuri u ah nolosha ayagoo mar walba daliil uga dhigaya waxyaabaha ay ayaga u tacasubaan madhab ahaan Xigasho ______________ Itoobiya lagu marmarsiyoona. Qof walba iska garan karo meesha ee ula jeedaan iyo sababta ee u mamnuuceen bunka. -
A list of all the things Al Shabaab banned
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Showqi's topic in Politics
Latest, just in. ______________ Shabaabka oo Mamnuucay TVyada Guryaha la Dhigto Kooxaha Islaamiyiinta Somalia ayaa dadka deegaanada ay maamulaan qaarkood ku amray inay soo wareejiyaan TVyada iyo diishashka guryaha u yaala, wakaaladda wararka ee Reuters ayaa sidaas qortay. Amarkan oo ay soo rogtay Alshabaab ayaa sidoo kale waxa uu dadka uga digay in qof kasta oo qaadan waayao amarada loo arki doono jaajuus, islamarkaana tallaabo laga qaadi doono. Sida ay leedahay Reuters xubno ka tirsan Alshabaab aya ammarkan soo rogay ayaga oo adeegsanaya sameecado iyo mikrafoono lagu rakibay baabuur, kuwaasi oo marayay meelaha ay Shabaab ka maamuusho koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya. Deegaanada amarradan lagu soo rogay ayaa waxaa ka mid ah Buuloburde iyo Bardaale, waxaana dadka halkaasi ku nool loo qabtay inay ku fuliyaan amarradan inta ka horeysa bisha barakeysan ee Ramadaan. Caasimadda Online si madax banaan uma xaqiijin karto warkan ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters, mar aan isku dayna inaan la xiriirno xubno Alshabaab ka tirsanna nooma suurta galin. “Dadka waxaa loo sheegay inay soo wareejiyaan Diishyada iyo Taleefishinada, waxa ay ka cabsi qabaan inaan u adeegsano arrimo kale” wiil maagciisa ku koobay Abshir oo degan Buuloburde ayaa sidaas u sheegay Reuters. Horey ayaa ururka Xisbul Islam waxa ay u mamnuuceen daawashadii cayaaraha addunka, ayada oo lab qof u dishay arrintaas darteed. Xigasho -
Galgala: Root Causes Masked By SSDF Clan Media Outlets
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Xudeedi's topic in Politics
Qabiil aaminaanteeda waa cajiib. Qabyaalad ku dhaqankeeda in this age kasii cajiibsan. Soomaali goormee ka koree waxaan. Even the fighters of those skirmishes don't believe in clan or that they are fighting for their respective qabiils. And here, on SOL, the cyber fadhi ku dirirers are in full throttle defending the undefendables from both sides. -
His favourite video, according to his profile, waa . Igaarka waa doob oo kacsi weyn dilay ileen. Rabi hakuu sahlo midoo ku biyo biyeysato wey kaa taalaa waa arkaayee.
-
At the end, waxa meesha isku dilaayo waa Soomaali. Another Soomaalis senselessly killing one another.
-
some of the names like Aragsan and Abshiro aren't they male names? Their male courterpart names waa Aragsame iyo Abshir. Waligaa qof la yiraahdo Aragsame ma maqashay? It is biyuutiful name and rare.
-
Nuunka, ma anaa ku garan. Laakiin ha nagu noqon kuwa aan kusoo arkay Islii. Umul ayee ku qafiifsanaayeen. Aad iyo aad u dhuuxi jireen every erey he says. Umul baa yiri, Umul baa laga wariye... Laakiin Nuunkoow, sheekhaan mid aan ku arkay -- for a wadaad, wuu caro badanyahay. Qof markuu sheekh yahay waxaa laga rabaa inay degnaanshihiisa badnaato, not his xanaaq. Laakiin Umul waxaa ku arkay kistoo caro oo dulqaadka dadka u dulqaadanaayo ku yar. Hadduu suu wax u yiri si kale loo qaato ama loo micneysto, aad ayuu ugu xanaaqaa. And this happens all the time maadaama ereyadiisa qofba si uu u micneysto ula raadsanaayo in this politically charged environment. Indhaheyga ku arkay waa uu Toronto yimid years ago. If you don't believe this, ask around. N.B. - Masaajidka 11ka ku yaalay ma tagtay. Waa kan cusub labada dabaq ah oo Xiddig hoteel kasoo horjeeday?
-
This was in 2006. Ma haddaa soo maqashay or you were searching 'AIDS' and 'Somalia' on google? Your ciilnimo is dated, though. And don't take everything as it is -- markee waxaan camal dowlad Soomaaliyeed sheegtaan waa lacag raadis ee caalamka ka rabaan, dhab kama aha.