Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,517
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Waxaa sheegaaye waaba soo baxday. Daqiiqada 7:05 bilaabanee.
  2. This agaasimaha madaxtooyada resigned due to conflicts with Bukhaari, the so-called wasiiru dowlaha madaxtooyada, who usurped the agaasime's job. MBB Xasan Socdaal supporters sheeko waxee suuqa soo galiyeen musharax madaxweyne Koonfur Galbeed ayuu rabaa, which is been cad. For one, the (s)elections of Koonfur Galbeed is a year and half away - it occurs in early 2024. Secondly, this agaasime and the current guddoomiaha baarlamaanka, Aaden Madoobe, hail from same clan, which coincidentally also is my clan. Thus Aaden Madoobe has to go before this agaasime even has a chance since madaxweyne maamul goboleed and guddoomiye baarlamaan hal qolo from Koonfur Galbeed isla heysan karin.
  3. Agaasimihii madaxtooyada Somalia oo is-casilay Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu is-casilay agaasimihii guud ee madaxtooyada Soomaaliya, Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud, kaas oo xilkan hayay tan iyo 23-kii May ee sanadkii ee 2022-kii. Ilo wareedyo xilkas ah ayaa Caasimada Online u xaqiijiya is-casilaadda agaasimaha, kaas oo warqadda ugu gudbiyay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Wararka ayaa intaasi kusii daraya in is-casilaadiisa ay la xiriirto arrin shakhsi ah, sida ay kasoo xiganay ilo ku dhow dhow Villa Soomaaliya. Sida aan xogta ku helnay Xuseen Sheeh Maxamuud ayaa isku casilay arimo la xiriira damaciisa siyaasadeed ee xilka madaxtinimada ee maamulka Koonfur Galbeed. Ninkan ayaa loo badinayo inuu isu soo sharaxo xilka madaxweynaha Koonfur Galbeed oo dhawaan la qaban doon, walow ay dood xoogan ka taagan yahay xilliga doorashada. Xuseen Macallin ayaa kamid ah saaxibada aadka ugu dhow madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, wuxuuna xubin firfircoon ka yahay xisbiga UPD ee madaxweynaha. Sidoo kale wuxuu door weyn ka qaatay ololihii dib u doorasho ee Xasan Sheekh oo ku soo baxay doorashadii 15-kii May ee sanadkii hore, kadib markii uu ka adkaaday Farmaajo. Kadib Xuseen oo markaas shaq la’aan ah, maadaama uu waayay kursigiisii Senator ayaa waxaa loo magacaabay agaasimaha guud ee madaxtooyada oo uu haatan iska casilay. Agaasimaha intuu xafiiska joogay wuxuu hormuud u ahaa howlo siyaasadeed oo muhiim u ahaa dawladda, gaar ahaan heshiisyadii taariikhiga ahaa ee Golaha Wadatashiga Qaran. Si kastaba, Ninkan ayaa haddii u ku dhowaaqo musharraxnimadiisa wuxuu kamid noqon doonaa ragga ugu cad cad ee musharixiinta Koonfur Galbeed, maadaama uu ku dhowyahay madaxweyne Xasan Sheekh, sidoo kalena uu taageero weyn ka heli karo Villa Soomaaliya. Xigasho
  4. He looks a qurbajoog diasporian and not a Reer Qoraxjoog. I would have loved a local halgamaa loo doorto to this position. Having said that, hambalyo ayaa leeyahay. All the best wishes.
  5. Qasab ma'aha in lagu xiro maamul gaar ah axdiga qaranka yeelanaayo. Gadaal ayaa laga furi karaa. Deni dastuur la'aanta inay faa'ido u tahay moodaa. Isqabqabsi badan ayaa jiro oo loogu bixi karo kaliya axdiga qaranka oo qoran afti loo qaado. Tan waxaa u arkaa xujo.
  6. What did you he 'mate' say? Markaa Xamar tagaaye in 2019, caanaha shirkado Soomaali iyo dad caadi ah gadaaye iyo iib geynaaye.
  7. Hantidii qaranka maalin cad si caadi ah ayaa loo dhacaayaa.
  8. Your Caydiid thread broke one of the rules pinned in the top. The rule is: 5 - Trolling: don't make posts that are inflammatory just to annoy people. You are also breaking another rule in this very thread, which is: 14 - Complaints: complaints are only handled by private messages to Admin. You are absolutely not allowed to create complaint topics on the open forums. Moderators will delete it as soon as they see it. Contact Admin if you have questions or concerns. For your sake, I won't lock this thread; however, don't start threads like this and the previous locked one again.
  9. I don't see the point of this thread. Dambi iyo wax aanan faa'ido lahayn ayaa kaga kulmeysaa.
  10. Some positive news from that same stadium.
  11. Since this thread is documenting all and any known Xasan Socdaal's regime's blatant corruptions, this tweet is for the records:
  12. Wasiir wareersan. Filinkiisa la qarxiyo diidanyahay. Xamse marxuumnimadii lagu sheegaaye waaba dhab hadduuba wasiir ku sheegaan waxba ka qaban, sida kii wasiirka ganacsiga qiranaaye reerkiisa shaqaaleeysiiyo waxba looga qaban. Dowlad aanan fadeexad ka dhamaan.
  13. Waxaan ku sheegana ma aqaano waxaan masuqmaasuq waa dhaaftee
  14. Kuwaan munaafuqnimo waa ku ogaayee laakiin kuwii 'wadaadada' sheeganaaye oo Laascaanood ka shib dhahay, indhaha ka dabooshay iyaga ma hadleen?
  15. And the latest illuminating fact-finding from world's pre-eminent research and academic institute Marfish Marqaan oo Wareersan (MMW). The newest research's title is Waa Guurguuran Waynee aan Roorno.
  16. Korneel Caarre ma soo noqon doonaa mise marfishkiisa Turkiga iska fadhin doonaa?