Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,633
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. This is ridiculous, the way they are treating those poor faaraxs. They look like they are confused, frightened and couldn't understand qeyladooda, too. Winnipeg is in Manitoba, Soomaalida Kanada ku cusub u badan dadka degan meeshaas. I hope the faaraxs sue their #$@#%. Before you read the news report, watch the clip. ______________________ Winnipeg gunpoint arrest prompts questions Members of Winnipeg's Somali community are looking for answers after two young men were pulled from a car at gunpoint in an apparent case of mistaken identity. Police briefly detained Mustafe Nur and a passenger in his car after a traffic stop at Kennedy Street and Cumberland Avenue just before 2:41 a.m. CT Sunday. In a video of the incident captured by a freelance videographer, the officers first ordered Nur from the vehicle at gunpoint, followed soon after by the male passenger. The video depicts the officer dealing with Nur becoming agitated when he does not immediately comply with spoken commands. "Step out slowly," the unidentified officer says. "Step out slowly – good job," he repeats as Nur gets out of the vehicle. However, the officer's commands become more urgent when Nur doesn't appear to understand what he was being asked. About two minutes into the traffic stop, Nur is handcuffed on the ground. The passenger is also soon taken into custody. Nur said in an interview Tuesday that police dragged him on the concrete and hit him in the head with the butt of a gun, leaving him with a cut and swelling behind his ear. He said he was scared and shocked, and didn't understand what the officer was asking him to do. "I need a place to live where there is peace — no gun, no shooting, anything like that," Nur said. 'High-risk' stop Police said the two men matched the description of two armed robbery suspects and moved in to arrest them in what's called a "high-risk" traffic stop. That means the possibility of violence or the presence of weapons in the vehicle are placed at the top of an officer's mind when approaching the vehicle and they typically do so with guns drawn. Police said a report was written on the incident and there was no indication of wrongdoing. The arresting officers at the scene apologized to the two men, police said. They were released without charge after about 45 minutes. The president of the Manitoba Somali Association said the apology isn't good enough. "We haven't seen anything written, we haven't seen anything person to person as a community," Mustafa Ibrahim said. "In the past we've had good relations with the police, so I hope they contact us and take it from there," he said. Ibrahim said he wants to know more about the situation in hopes of preventing a similar situation in the future. CBC
  2. Dadka qurbaha ku koray u taalaa inay sheegaan waxee gacmaha ku haayaan ciyaalkaas.
  3. "Not Quraan" kulahaa. Quraanka yaa ii diiday inaa dadka baro. Soo qaado looxaaga yariiseey. Meesha waa Shiinaha, dadkana waa Shiinees. I think it was '68 because walaashey markaas dhalatay asagoo aabo ku maqan Shiinaha. Guess magaca loo bixiye? Shiino. To this day Shiino ayaa loogu wacaa.
  4. Originally posted by NinaNC: Nassir, I don't know if you saw Shirkii dalalka Bariga iyo Bartamaha Afrika 1971 Muqdisho, daawo Is in Italian. Enjoy if you haven't seen it. MMA fiiri dadka sey u dhalaalaayaan. Also a bonus , SOMALIA 1959/64. Aqiyaar will like it 4sure. Of course, I do like it feeri, feeri maaj. Waaba my old man dadkiisa iyo asxaabtiisa. In uu asaga ku jiro ayaaba laga yaabaa sawiradaas. Here are pictures aan haayo of him and his asxaab from that era: Can any SOLers guess who the other people ka muuqdo meesha are? Any guesses?
  5. Waa tan. Eebba ha u siyaadiyo aqoonteeda iyo garashadeeda Quraankeena Kariimka. Magaceeda waa Sumayo, not Xafso la soco hee.
  6. Originally posted by The Zack: quote:Originally posted by IsseRiyole: i was working for a private employer who paid $8700 a year for schooling, That $8700 will turn to just $5000 when its taxed . Schools in America suck big time. It is not too late, welkam back to Kanada again. The land of free true north is always there, with its 'socialist' policies as the rednecks down south like to say.
  7. Originally posted by Abaay Heylay: What is so special about AS teaching quran, rgardless of the situation in Somalia kids learn the quran. I pray to God to safe these innocent children from the evilness of AS and for them not to follow their foot steps. Aamiin to that. Dadbaaba u cheer gareynaayo ciyaalkaan masaakiimeed lasoo parade gareeye. Yaaba ogaado barkooda waa agoon ee waalidkooda laayeen waa hore. Sheer, ugly propaganda.
  8. Originally posted by Member-sol-: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: I see Fuleynimo 101 lasoo bandhigay. Waxaas bandhig geesiyeed uma aqaani, midii ugu cabsi badneed u aqaan. Intee foolkooda duubanyahay, fuleynimo iyo karaahiyonimo inay ku socdaan wey ogyihiin. Dad isku kalsoon foolkooda banaanka uu soo dhigi lahaa waxba ma qarsadeen. Wallaahey Fuley waxaa kuwa si aan kala sooc laheyn umada ku leynaya hubka artillery Alshabaab Ak47 ayeey AMISOM ku ceyrsanayaan, ayagoo lagu garacaayo PMka. Marka weydii TFGda waxey boqolalka Tangi ee dhooban madaxtoyooda ugu qabsan la'yihiin caasimada hadii Shabaabka fuley yihiin. Illeen habar lagdin la fududaa Waala yaqaan, adiga iyo aniga iyo dhammaan dadweynaha Soomaaliyeed wey ogyihiin dadka ugu fuleysan afkooda iyo foolkooda fuleynimo u duubtay. Taas isweydiin maleh. Waxa isweydiin leh, what do you call AK47? Are these what you call AK47s? Haddee qabsasho wax tahayna, ciidamo Ugaanda iyo Burundi dhul fog ka yimid, oo kumanaan yar ah ayee ka bixin la yihiin a few kilometres in Xamar for how many years? Waana fuleynimo, dadka waxba galabsan ee Soomaaliyeed bas ka adagyihiin foolalkooda usoo duubtaan, iskuna qarxiyaan, qoortana ka gooyaan, gacmaha iyo lugahana ha sheegin. Fuleyiin waa isyaqaanaan. Fuley ka koow waa iyaga. And in those last pictures' missile launchers or artilleries dadka ay ku dhacaan mostly waala ogyahay, it certainly ain't AMISOM's ciidan.
  9. I see Fuleynimo 101 lasoo bandhigay. Waxaas bandhig geesiyeed uma aqaani, midii ugu cabsi badneed u aqaan. Intee foolkooda duubanyahay, fuleynimo iyo karaahiyonimo inay ku socdaan wey ogyihiin. Dad isku kalsoon foolkooda banaanka uu soo dhigi lahaa waxba ma qarsadeen.
  10. Ismalura, Afsoomaaligaaga in uu saas qatar u yahay ma moodin. Laakiin you took it to mean literally. Maahmaahda meesha ku dhagan waa maahmaah caan ah oo la yaqaano, literal ahaan loolama jeedo, naar galid iyo waxaas ma'aha. Maahmaahdaan badanaa siyaabo kale loo micneeyaa. Micnaha koowaad loo micneeyo waa: Haddaa wax sameyneysid si fiican u samee ama iska dhaaf. Wax sameysa ha xumaadaan ama ha wanaagsadaadaan. Dadka badanaa wax wanaag markee sameynaayaan laga rabi lahaa inay si idil oo dhameystiran u wada sameyaan ama iska dhaafaan. Taas camal qofka wax qaban qaabinaayo waa in uu si dhameystiran isku xilqaamaa. Kuwaas Barbaarta la baxay wax sameyskooda -- ha wada xumaadee sharna ha wada ahaadee -- waa kugu raacsanahay si socoto oo dhameystiran u sameynooyaan, kala joojis maleh, oo maahmaahda dhankaas waa laga fiirin karaa.
  11. Maadeey Maadkeer, saas jeclahay oo inay meesha tahay Baraawe. Sawirkaas hadda kahor inta soo giliye. Sawirkaan yaa sheegi kara meesha waxa ka muuqdo: Don't forget at the far back of the sawir waxa ka muuqdo, too. N.B. - Blond hair in guntiino, another white child in macawiis. Funnier waxaaba sii ah cadeyga (rumeyga) afka ugu jiro. ________________ Kan kasii qosol badanba. Waa ciyaalkee Nuunka isku dugsi ahaan jireen.
  12. Can you folks stick with the topic and for once stop this childish tit for tat, accusations and counter-accusations?
  13. Goormee dhihi doonaan isa soo qarxiya? And lacagta Mareykanka ee doolarka 'xaaraan' inay la ahayd moodee. Mise lacagtaas doolarka iyo hubka Mareykanka sida loo isticmaalo wey yaqaanaan, laakiin waxa kale gaalada isticmaalaan haddii la qaato waa gaalo raac miyaa? Iyagaa dadka saas ku eedeyn jiree.
  14. Qashin walba wax buu iska qoraa. Leave the honourable barfasoor alone. Cabdi Ismaaciil Samatar konton separatists haddii la isku daro maa gaaraan halkiisa far ugu yar.
  15. Somali-Canadian artist paints for social change A controversial Somali-Canadian painter, cartoonist and activist unveiled his first Canadian exhibition in Edmonton on Sunday. Known as the voice of Somalis around the world, Amin Amir launched a series of five paintings depicting key moments in his life at City Hall. The works include an image of a young Amir in Somalia drawing with the charcoal he used to fetch for cooking. Another depicts the 50-year-old's wife distracting a group of armed men and saving his life. A third painting shows Amir's family embracing in a Canadian airport. Website attracts 1M hits a month Amir fled Somalia's civil war in the 1990s. He lived in several countries before immigrating to Canada in 2000. He and his family moved to Edmonton in 2006. Through it all, Amir has advocated for political and social change through his paintings and drawings. His website of political cartoons attracts more than a million hits a month. "He's an icon of the Somali community," said fan Moyuadine Nor. "[He tries] to protect most those who need to be protected. "[His website is] really where we seek information — exactly what is taking place back home." It's a political commentary that has put Amir's own life in jeopardy. Amir spoke to CBC News through a translator about death threats he has received. "If you are trying to save a country and a whole nation, you cannot be afraid of the consequences," he said. "Whatever the outcome is, I'm ready." Amir has plans to start an art program to mentor young artists in Edmonton, urging them to illustrate their thoughts and feelings. Champion for Somalis Amir also spends his time painting scenes of a lost Somalia, the country he remembers and hopes to see again. Ali Abdi, a professor at the University of Alberta said Amir is a champion of the Somali people. "His focus is to make the situation of Somalia better," Abdi said. "To make Somalis, but also others, understand what Somalis are going through. "To devote, literally, his life — sometimes at the expense of his own interests and interests of his family — to actually ameliorate and explain effectively what's happening in Somalia so people understand and maybe something good is done." Amir's work will be on display at the University of Alberta's Extension Gallery in Enterprise Square Sept. 2-22. CBC
  16. Qof inay nooshahay iyo inay dhimatay la ogeyn ayaa SOL lagu soo dhaweynoyaa, more than eight years after her first 'hi.'
  17. Hadda lee isarkee ileen 'gudniinooyin' qoray meeshaa ka rabay guntiinooyin. Cajiib. Faro waalan ku heystaa meeshaan iyaga iska qoro mar mar waxee rabaan. Laakiin meesha Marko ma'aha. Sawirkaan hadda kahor inta soo giliye ee ku noqo meesha, soo sheeg meeshee tahay. Waraa Koronto saasba uma jooginba dhawaantaan, markaa soo noqday wax yar joogay waana kasii tagay. Haddana ma joogi oo meel ka fog joogaa, Soomaalida ugu dhooreysan Kanada joogaan.
  18. Yacni, aakhiro u socotiin. That is what they told HIV-positive Soomaali people in Marka town. 'They' meaning Barbaar ku sheega. What a twisted logic. Then maxaa ka sugee kuwaas waalan. ___________________ Alshabaab oo bukaanada AIDSka qaba ugu baaqay in ay isqarxiyaan Maamulka ka arimiya degmada Marka ee Sh/hoose ayaa dhawaan xarunta daaweynta AIDSka ee Degmada Marka kula kulmay bukaano halkaasi lagu daweynayo oo qaba cudurka HIV AIDS. Horjoogaha maamulka Alshabaab ee gobolka Sh/hoose Maxamed Abuu Cabdalla Idiris ayaa ugu baaqay bukaanada AIDSka qaba in ay ismiidaamiyaan oo ay isqarxiyaan, bacdamaa uu sheegay inaysan noolaaneyn oo daawo loo heleyn. Amarkaas ayay amakaag iyo anfariir la noqotay bukaanadii oo goobtaas isaga huleelay iyadoo goobtii daryeelka ee ka hortaga AIDSka albaabada la isugu dhuftay, xarunta oo ku taala Isbitaalka Istarliin ee magaalada Marka ayaa in mudo ah waday daryeel ay u fidineysay bukaanada uu haleelay cudurka AIDSka iyadoo talaabadaan ka horna ay maamulka Shabaab u xireyn xaruntii daaweynta qaaxada oo ay ku eedeeyeen in ay maamulaan hey’ado ay ku sheegeen inay yihiin Kirishtaan. Dhinaca kale kooxda Alshabaab ee Maamusha Magaalada Baladweyne ayaa shalay xukun gacan goys ah ku fuliyay laba wiil oo dhalinyaro fagaaraha Xaruunta Gobalka Hiiraan ee Baladweyn ka dib markii sida uu ka sheegay Xakiimkim ka tirsan Alshabaab in ay xadeen lacag dhan 2,200,000 (laba milyan iyo laba boqol oo kun). Haaruun Cabdi oo 23 jir ah iyo Liibaan Xirsi oo 22 jir ahaa min gacanta bidix looga jaray waxaana yimid dadka magaalada oo isugu soo ururiyay. Xukunka adimo jarista ee shalay ay fuliyeen Malayshaadka Alshabaab ayaa waxaa uu noqonayaa ciqaabtii ugu weyneed marka laga soo gudbo garbaashid iyo gubista jawaano qaad ah iyo dawooyin dhacay oo maalmahii ugu dambeyay ay ka wadeen Magaalada Baladweyne. Dhanka kale labadaan wiil ayaa la sheegay inay qirteen dembigaasi, hase yeeshee ma jirin qareen u doodaayay labadaasi dhalinyarada ah, sidoo kale lama oga in Dembigaasi ay si buuxda u qirteen dhalintaasi, mana aha falkii ugu horeeyay oo ay Alshabaab ka fuliso deegaanada ay gacanta ku hayso. Xigasho
  19. Dhalooyinkaas qaarkood waaba dhalooyinka dhuceyda la dhihi jiray. Mise kuwa kale waaye. Ar kuwii xaafadaha ku qeylin jiray soo xasuustayba, oo dhalooyinka dhucey raadin jiray. Cod qaas ku qeylin jireen... Waxa kale aad ka tagtay oo aan arko waa kuul. Maan, I miss the colourful gudniinooyinkaas iyo their equally colourful garbasaaro. Dhaqankeena kuwa ka tirtirmay ayee ka mid yihiin. Cunuga soo horeeyo muxuu gacanta ku heystaa? Xanjo, ninac mise waa jalaato waxa? By the way, meeshaan meeshee ku taalo yaa sheegi karo. Hint: It is not in Xamar.
  20. Baydhabo oo Laga Mamnuucay Salaadda Tahajudka (salaatul leyl) Maleeshiyaadka Alshabaab ee gacanta ku haya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa habeenimadii xalay shacabka u dhaqan magaaladaasi ku diiday in ay masaajiyada ku tukadaan salaada Tahajudka. Maleeshiyaadka Alshabaab ayaa lagu arkayay wadooyinka magaalada Baydhabo iyagoo koox koox u socda, xaga ay qaarkood hortaagnaayeen iridaha masaajidda iyagoo dadka u diidayey in ay galaan masaajiyadaasi si ay ugu tukadaan salaada Tahajudka. Maleeshiyaadka Alshabaab ayaa shacabka magaadaaasi ku sheegay inay ku tukadaan salaadda Tahajudka guriyahooda, si cadna ugu sheegay qofkii isku daya in uu salaadaasi uu ku soo tukada masaajidyada magaaalada Baydhabo inuu la kulmidoono ciqaab adag. Masaajidka la yiraahdo Carabka ee ku yaala magaalada Baydhabo ayaa sidoo kale xalay salaadii cishaha kadib lagu arkayey qaar ka tirsan horjoogayaasha maleeshiyaadka Alshabaab oo dadkii ku tukaday salaada cisha ku wargalinayey in aysan u soo laaban si ay masaajidkaasi ugu tukadaan salaada Tahajudka. Shacabka ku dhaqan magaalada Baydhabo ayaan ilaa iyo haatan si toos ah loogu sheegin sababta dhabta ah ee loogu diiday in ay masaajiyada ku soo tukadaan salaada Tahajuda xili lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan gaar ahaan tobankii maalmood ee ugu danbeeyey oo ah wakhtiga la tukado salaada Tahajudka. Dhanka kale waxaa ila habeenimadii xalay masaajiyado ku yaala magaalada Baydhabo ee xaafadaha fog fog laga maqlayey iyadoo salaada Tahajudka la tukanayo, balse waxaan ilaa haatan la ogeyn talaabada ay ka qaadeen dadkii ku tukanayey masaajiyadaasi maleeshiyaadka Alshabaab ee magaalada Baydhabo kuwaas oo shacabka magaaladaasi ka mamnuucay in ay masaajiyada ku soo tukadaan salaada Tahajudka. Xigasho
  21. Dad baadan oo soon haayo, hurdana isku maandhaafinaayo eyba soo sawireen, markaas ku leeyihiin 'free hotel.'
  22. Those same 'monkeys' are Soomaalis and to the world, you are just another 'monkey' among Soomaalis and who couldn't settle their political differences for two decades. That is a record for a modern country. They are not differentiating if you hoped.