Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,639
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Ah, 'they must leave.' Ah, where and when did I hear this phrase from again? Ah, Senior Caydiid, it must have been coming from him. What did Caydiid Sr. used to say ma ogtahay during the UNOSOM? The 'foreigners' must leave. The 'foreign armies' must leave. 'Soomaalis can solve their problems...' That movie worked, if it could work, in '90s. Some tried to sell a renewed second version of it during Xabashi occupation. But we Soomaalis waaka daalnay waxaas, mana soconeyso. We won't believe that crap anymore. AMISOM is here because of Barbaarta and their foreigners. And if any foreigner that must leave from Soomaali soil, it has to be the outcasts they, the Barbaarta, harbor in Soomaaliya, oo gabdhaheenana forcibly ugu guuriyo. They have to be first.
  2. Alshabaab Baydhaba oo xiray Xaruun lagu daweyn jiray Cudurka Qaaxada oo ay Maalgalin jiray Haya’dda World Vision... Dadka ku dhaqan Magaalada Baydhaba ee dalka Soomaaliya ayaa sheegay in rrurka Alshabaab ay albaabada isugu dhufteen xarumo caafimaad oo hoos-tagi jirtay hay’adda World Vision oo ka mid ah saddex hay’adood oo horraantii bishii la soo dhaafay laga mamnuucay inay ka shaqeeyaan deegaanada ay maamulaan Ururka Alshabaab. Waxaana la sheegayaa in xarumahaan caafimaad ee la xiray lagu daweyn jiray dadka qaba cudurka qaaxada, waxaana la sheegay in bukaannadii dawooyinka ka qaadan jiray xarumahaasi ku yaala Baydhabo la amray in mar qura la siiyo dawooyinkooda. Waxaa ka mid ah degmooyinka laga xiray hay’adaasi Baydhabo, Diinsoor iyo Bardaale oo ka tirsan Gobolka Bay iyo degmooyin ku yaalla gobolka Bakool oo ay ka mid yihiin Xudur iyo Waajid, waxaana lagu amaray shaqaalihii ka shaqeyn jiray xarumahaasi inay shaqada ka tagaan oo ay joojiyaan howlahooda. Xarumaha ay World Vision lahayd ee ku yaalla degmooyinka Bu’aale, Saakow iyo Jamaame oo ka kala tirsan Gobollada Jubbada Hoose iyo Jubbada Dhexe ayaa albaabbada la isugu dhuftay iyana sida ay xaqiijinaayaan dadka deegaanadaasi ka soo jeeda. Dhan kale, hay’adda World Vison DIAKONIE iyo ADRA ayaa horay looga mamnuucay gobolada Shabaabku ka taliyaan waxaana lagu eedeeyay inay faafiyaan diinta gaalada, kuwaasoo laga joojiyay howlihii ay ka hayeen gobollada ay Alshabaab ka taliso. Xigasho
  3. Bistooladaha, buufimaha, baaruudka ciyaalka ku ciyaaraan maalmaha Ciidaha waala diiday, laakiin bistooladaha, qaraxyada dhabta ah in loo soo dhiibo ciyaalka waala ogolyahay. War adduunkii kor ahaa hoos uu noqday, kii hoos ahaana kor aaday. Minii la yaabo... Alshabaab oo Kismaayo ka mamnuucay iibinta alaabta carruurtu ku cayaarto Ciida Wareegto goor dhow ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha maamulka Kismaayo Sheekh Xasan Yacquub Cali ayaa ganacsatada waxaa looga digay in ay iibiyaan alaabaha yar yar ee ilmaha ay ku cayaaran xilliyada Ciida. Alaabaha maamulka uu mabnuucay in la iibiya ayaa waxaa ka mid ah bistooladaha caruurta, baaruuda ay caruurta qarxiyaan, buufimaha iyo agabyo kale. Maanta ayaa waxaa gudaha suuqa imatooriya lagu arkayay ciidamo fara badan, waxaana ciidamadaasi ay jawaano iyo baca ku arurinayeen alaabaha maamulka uu digniinta ka soo saaray. Xasan Awlibaax oo isaga ah gudoomiyaha ganacasatada Kismaayo waxaa uu shaaca ka qaaday in alabahaan ay waxyeelo ka soo gaarto caruurta yar yare ee adeegsado, islamarakaana waxa uu saxafada u sheegay in ganacasatada looga baahan yahay in ay u hogaansaman amarka maamulka, waxaana uu tilmaamay in dhamaan goobaha ganacsiga magaalada Kismaayo looga baahan yahay in ay joojiyaan iibinta alaabaha qarxa ee caruurta ay ku dheelaan maalmaha munaasabadaha ah. Hadalka ka soo baxay maamulka Kismaayo ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xilli dhowrkii asbuuc ee ugu danbeeyay ay caruurta si wayn u iibsanayeen alaabahaan maamulka uu waqtigaan ka soo saaray awaamiirta. Xigasho
  4. Originally posted by Valenteenah.: That's way scary. I wouldn't want an armed man to scream at me either. Profanities ayaaba kasii daran. Poor faaraxs were utterly confused, sometimes maba fahmeynin waxee ku qeylinaayeen.
  5. Ain't this thread initiator the same dude who said Hoteel Muna was targeted because certain clan (his fellow clan members) xildhibaano slept there and that it was an inside job? And when it became apparent that was more than ludicrous idea, an outlandish claim it was. And those murdered xildhibaano who unfortunately were killed in that hoteel did not hail from where he wanted them to hail from, he changed his tune. And now he is putting some other man's twisted words into Shariifka's mouth. The president was present? So what. Guilty by present one's self miyaa? Guilty by association aa maqli jiray tan ayaaba ka daran. And the audio, which I didn't listen and don't intend to, is not probably complete. Who knows what the Shariif said in that meeting? Did he rebuke that speaker? One never knows. At least this man, let alone Shariifka, did not and don't insult others' wives, as the old Stooge did, insulting C/qaasin's wife years ago and these same dudes and their likes on this forum were defending that sexist slander against a honourable Soomaali mother.
  6. This is ridiculous, the way they are treating those poor faaraxs. They look like they are confused, frightened and couldn't understand qeyladooda, too. Winnipeg is in Manitoba, Soomaalida Kanada ku cusub u badan dadka degan meeshaas. I hope the faaraxs sue their #$@#%. Before you read the news report, watch the clip. ______________________ Winnipeg gunpoint arrest prompts questions Members of Winnipeg's Somali community are looking for answers after two young men were pulled from a car at gunpoint in an apparent case of mistaken identity. Police briefly detained Mustafe Nur and a passenger in his car after a traffic stop at Kennedy Street and Cumberland Avenue just before 2:41 a.m. CT Sunday. In a video of the incident captured by a freelance videographer, the officers first ordered Nur from the vehicle at gunpoint, followed soon after by the male passenger. The video depicts the officer dealing with Nur becoming agitated when he does not immediately comply with spoken commands. "Step out slowly," the unidentified officer says. "Step out slowly – good job," he repeats as Nur gets out of the vehicle. However, the officer's commands become more urgent when Nur doesn't appear to understand what he was being asked. About two minutes into the traffic stop, Nur is handcuffed on the ground. The passenger is also soon taken into custody. Nur said in an interview Tuesday that police dragged him on the concrete and hit him in the head with the butt of a gun, leaving him with a cut and swelling behind his ear. He said he was scared and shocked, and didn't understand what the officer was asking him to do. "I need a place to live where there is peace — no gun, no shooting, anything like that," Nur said. 'High-risk' stop Police said the two men matched the description of two armed robbery suspects and moved in to arrest them in what's called a "high-risk" traffic stop. That means the possibility of violence or the presence of weapons in the vehicle are placed at the top of an officer's mind when approaching the vehicle and they typically do so with guns drawn. Police said a report was written on the incident and there was no indication of wrongdoing. The arresting officers at the scene apologized to the two men, police said. They were released without charge after about 45 minutes. The president of the Manitoba Somali Association said the apology isn't good enough. "We haven't seen anything written, we haven't seen anything person to person as a community," Mustafa Ibrahim said. "In the past we've had good relations with the police, so I hope they contact us and take it from there," he said. Ibrahim said he wants to know more about the situation in hopes of preventing a similar situation in the future. CBC
  7. Dadka qurbaha ku koray u taalaa inay sheegaan waxee gacmaha ku haayaan ciyaalkaas.
  8. "Not Quraan" kulahaa. Quraanka yaa ii diiday inaa dadka baro. Soo qaado looxaaga yariiseey. Meesha waa Shiinaha, dadkana waa Shiinees. I think it was '68 because walaashey markaas dhalatay asagoo aabo ku maqan Shiinaha. Guess magaca loo bixiye? Shiino. To this day Shiino ayaa loogu wacaa.
  9. Originally posted by NinaNC: Nassir, I don't know if you saw Shirkii dalalka Bariga iyo Bartamaha Afrika 1971 Muqdisho, daawo Is in Italian. Enjoy if you haven't seen it. MMA fiiri dadka sey u dhalaalaayaan. Also a bonus , SOMALIA 1959/64. Aqiyaar will like it 4sure. Of course, I do like it feeri, feeri maaj. Waaba my old man dadkiisa iyo asxaabtiisa. In uu asaga ku jiro ayaaba laga yaabaa sawiradaas. Here are pictures aan haayo of him and his asxaab from that era: Can any SOLers guess who the other people ka muuqdo meesha are? Any guesses?
  10. Waa tan. Eebba ha u siyaadiyo aqoonteeda iyo garashadeeda Quraankeena Kariimka. Magaceeda waa Sumayo, not Xafso la soco hee.
  11. Originally posted by The Zack: quote:Originally posted by IsseRiyole: i was working for a private employer who paid $8700 a year for schooling, That $8700 will turn to just $5000 when its taxed . Schools in America suck big time. It is not too late, welkam back to Kanada again. The land of free true north is always there, with its 'socialist' policies as the rednecks down south like to say.
  12. Originally posted by Abaay Heylay: What is so special about AS teaching quran, rgardless of the situation in Somalia kids learn the quran. I pray to God to safe these innocent children from the evilness of AS and for them not to follow their foot steps. Aamiin to that. Dadbaaba u cheer gareynaayo ciyaalkaan masaakiimeed lasoo parade gareeye. Yaaba ogaado barkooda waa agoon ee waalidkooda laayeen waa hore. Sheer, ugly propaganda.
  13. Originally posted by Member-sol-: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: I see Fuleynimo 101 lasoo bandhigay. Waxaas bandhig geesiyeed uma aqaani, midii ugu cabsi badneed u aqaan. Intee foolkooda duubanyahay, fuleynimo iyo karaahiyonimo inay ku socdaan wey ogyihiin. Dad isku kalsoon foolkooda banaanka uu soo dhigi lahaa waxba ma qarsadeen. Wallaahey Fuley waxaa kuwa si aan kala sooc laheyn umada ku leynaya hubka artillery Alshabaab Ak47 ayeey AMISOM ku ceyrsanayaan, ayagoo lagu garacaayo PMka. Marka weydii TFGda waxey boqolalka Tangi ee dhooban madaxtoyooda ugu qabsan la'yihiin caasimada hadii Shabaabka fuley yihiin. Illeen habar lagdin la fududaa Waala yaqaan, adiga iyo aniga iyo dhammaan dadweynaha Soomaaliyeed wey ogyihiin dadka ugu fuleysan afkooda iyo foolkooda fuleynimo u duubtay. Taas isweydiin maleh. Waxa isweydiin leh, what do you call AK47? Are these what you call AK47s? Haddee qabsasho wax tahayna, ciidamo Ugaanda iyo Burundi dhul fog ka yimid, oo kumanaan yar ah ayee ka bixin la yihiin a few kilometres in Xamar for how many years? Waana fuleynimo, dadka waxba galabsan ee Soomaaliyeed bas ka adagyihiin foolalkooda usoo duubtaan, iskuna qarxiyaan, qoortana ka gooyaan, gacmaha iyo lugahana ha sheegin. Fuleyiin waa isyaqaanaan. Fuley ka koow waa iyaga. And in those last pictures' missile launchers or artilleries dadka ay ku dhacaan mostly waala ogyahay, it certainly ain't AMISOM's ciidan.
  14. I see Fuleynimo 101 lasoo bandhigay. Waxaas bandhig geesiyeed uma aqaani, midii ugu cabsi badneed u aqaan. Intee foolkooda duubanyahay, fuleynimo iyo karaahiyonimo inay ku socdaan wey ogyihiin. Dad isku kalsoon foolkooda banaanka uu soo dhigi lahaa waxba ma qarsadeen.
  15. Ismalura, Afsoomaaligaaga in uu saas qatar u yahay ma moodin. Laakiin you took it to mean literally. Maahmaahda meesha ku dhagan waa maahmaah caan ah oo la yaqaano, literal ahaan loolama jeedo, naar galid iyo waxaas ma'aha. Maahmaahdaan badanaa siyaabo kale loo micneeyaa. Micnaha koowaad loo micneeyo waa: Haddaa wax sameyneysid si fiican u samee ama iska dhaaf. Wax sameysa ha xumaadaan ama ha wanaagsadaadaan. Dadka badanaa wax wanaag markee sameynaayaan laga rabi lahaa inay si idil oo dhameystiran u wada sameyaan ama iska dhaafaan. Taas camal qofka wax qaban qaabinaayo waa in uu si dhameystiran isku xilqaamaa. Kuwaas Barbaarta la baxay wax sameyskooda -- ha wada xumaadee sharna ha wada ahaadee -- waa kugu raacsanahay si socoto oo dhameystiran u sameynooyaan, kala joojis maleh, oo maahmaahda dhankaas waa laga fiirin karaa.
  16. Maadeey Maadkeer, saas jeclahay oo inay meesha tahay Baraawe. Sawirkaas hadda kahor inta soo giliye. Sawirkaan yaa sheegi kara meesha waxa ka muuqdo: Don't forget at the far back of the sawir waxa ka muuqdo, too. N.B. - Blond hair in guntiino, another white child in macawiis. Funnier waxaaba sii ah cadeyga (rumeyga) afka ugu jiro. ________________ Kan kasii qosol badanba. Waa ciyaalkee Nuunka isku dugsi ahaan jireen.
  17. Can you folks stick with the topic and for once stop this childish tit for tat, accusations and counter-accusations?
  18. Goormee dhihi doonaan isa soo qarxiya? And lacagta Mareykanka ee doolarka 'xaaraan' inay la ahayd moodee. Mise lacagtaas doolarka iyo hubka Mareykanka sida loo isticmaalo wey yaqaanaan, laakiin waxa kale gaalada isticmaalaan haddii la qaato waa gaalo raac miyaa? Iyagaa dadka saas ku eedeyn jiree.
  19. Qashin walba wax buu iska qoraa. Leave the honourable barfasoor alone. Cabdi Ismaaciil Samatar konton separatists haddii la isku daro maa gaaraan halkiisa far ugu yar.
  20. Somali-Canadian artist paints for social change A controversial Somali-Canadian painter, cartoonist and activist unveiled his first Canadian exhibition in Edmonton on Sunday. Known as the voice of Somalis around the world, Amin Amir launched a series of five paintings depicting key moments in his life at City Hall. The works include an image of a young Amir in Somalia drawing with the charcoal he used to fetch for cooking. Another depicts the 50-year-old's wife distracting a group of armed men and saving his life. A third painting shows Amir's family embracing in a Canadian airport. Website attracts 1M hits a month Amir fled Somalia's civil war in the 1990s. He lived in several countries before immigrating to Canada in 2000. He and his family moved to Edmonton in 2006. Through it all, Amir has advocated for political and social change through his paintings and drawings. His website of political cartoons attracts more than a million hits a month. "He's an icon of the Somali community," said fan Moyuadine Nor. "[He tries] to protect most those who need to be protected. "[His website is] really where we seek information — exactly what is taking place back home." It's a political commentary that has put Amir's own life in jeopardy. Amir spoke to CBC News through a translator about death threats he has received. "If you are trying to save a country and a whole nation, you cannot be afraid of the consequences," he said. "Whatever the outcome is, I'm ready." Amir has plans to start an art program to mentor young artists in Edmonton, urging them to illustrate their thoughts and feelings. Champion for Somalis Amir also spends his time painting scenes of a lost Somalia, the country he remembers and hopes to see again. Ali Abdi, a professor at the University of Alberta said Amir is a champion of the Somali people. "His focus is to make the situation of Somalia better," Abdi said. "To make Somalis, but also others, understand what Somalis are going through. "To devote, literally, his life — sometimes at the expense of his own interests and interests of his family — to actually ameliorate and explain effectively what's happening in Somalia so people understand and maybe something good is done." Amir's work will be on display at the University of Alberta's Extension Gallery in Enterprise Square Sept. 2-22. CBC
  21. Qof inay nooshahay iyo inay dhimatay la ogeyn ayaa SOL lagu soo dhaweynoyaa, more than eight years after her first 'hi.'