Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,573
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Markaa arkaba the way he butchers the good name of Good (like Muuse Rabiile Good aan maqli jiray magac fiican ahaa) ayaaba aqrin karin what qashin he writes.
  2. Boggaadin iyo hambalyo. Rabi haka dhigo mid dalkiisa, diintiisa iyo dadkiisa wax u taro -- aamiin. I hope you were in the room oo adiga ka dhalsiisay. [Just kidding.]
  3. May waa iska baroori lahaa. Ma dagaalami lahayd kulahaa. Horta qof dagaalama ma'ihi (it is not my nature, not because of fuleynimo, but because of being pointless). However, the very few fist fights I have been dadka chance maba siiyo, qoorsagaaro kula ordaa. Usually waaka dheeraa, so qoorsagaaro would be an easy target for me. And that I don't do anything, I wouldn't hit him and I wouldn't give him a chance to hit me back since qoorsagaaro adag ku haayo oo neefta ku ceshantayba muxuuba dad feeraa. Soomaali ayaaba la yahee ciyoow waaba la kala qabtaa dadka isdagaalaayo, that is why aan ku jeclahay Soomaalida dad iskuma fiirsadaan kuwa dagaalama weyna ogyihiin iskana dhigo dad dagaal inay rabaan ah. P.S. - Stephen Harperka cusub oo Reer Alberta redneck iska dhigo taqaan miyaa? That image is bogus. He used to be a big nerd boy back in Toronto area where he and his family originally were from.
  4. That oraah ma taqaan? Ciyaal Wardhiigleey ayaa ciyaal xaafadaha kale ee Xamar ugu booteen jiray. It went: Wardhiigleey wasaarad waaye, inta kale wakaalad waaye, Washitoona (Washington) waab waaye. Definitions: Wasaarad = ministry Wakaalad = department/branch Waab = a small enclosed place (hut)
  5. Ciyaal qurbo ku koray oo qabyaalad ku wareeray lee ahaa sheekada. Waxaaba lagu wareersanyahay magacyada Soomaalida qaarkood la baxaan inay la xiriirto mid qabiileed. That name Soomaalis use has nothing to do with a qabiil's name that it shares with, but everything to do with a prophet's name.
  6. Waa jeclaan lahaa Stephen Harper mar hilfaha loo laabo, feer iyo faralaab loo giliyo. "Mr. Speaker, Mr. Speaker, iga celi, iga qabo" ka dhici lahaydee.
  7. Waa wareey, Nuunka dhan maa lagday? Sabaaxadna ugu dar nooh si niikiskaas uu sanadooyin uu niikinaayi ugu haro. Xataa soon lagu jiro wuu niikiyaa ninkaan.
  8. Rabi ha u raxmada marxuumka. Reer Jabuuti fursad weyn ayee u leeyihiin inay afkeena Soomaaliga hormariyaan, waana jeclaan lahaa inay hormariyaan inkastoo saas u muuqan. Sidaa u jeclahay see dhaqankeena wali ugu dhaganyihiin ayaa ula jeclaan lahaa afkeena meel sare gaarsiiyaan. Meesha kaliya dhulka Soomaaliyeed maanta dirac iyo garbasaar si caadi ah loogu gishto waa Jabuuti. Inta kale Soomaaliya kuma arkeysid labiskaan, kaliya lagu arkaa meelaha qaaska ah ee aroosyada ama xafladaha. Aad ugu farxaa markaa arko Reer Jabuuti saas ugu labisan.
  9. Balaayo ku waraabisay. Mayee waala bilbilaa.
  10. Xildhibaanada mar walba isdagaala u badan waa Reer Yukreen (Ukrain) iyo Koonfurta Kuuriya. Niinta, mataankaaga (Nacnac) waala dilee see camal.
  11. Niinta, xaala dhoolacaddeynee? Nuunka, yac waraa. Abaaydeen Ismalura Reer Kanada waaye, meeshaana wey ku cusubtahay marka waa inaa dadkeena hore meesha joogo oo Reer Kanada ah si qaas usoo dhaweynaa, see waaye waraa. Tuujka saas usoo dhaweynoyaa asagana. Reer Kanada si gaar loo soo dhaweeyaa, anaga booliyaashiina Reer Yurub maana moodiin.
  12. I guess some of the few pictures offended you. I am sorry laakiin this is a thread dedicated to Muqdisho's history and that colonial part of our history is also part of Muqdisho's history. I wasn't glorifying the colonialists, just showing the pictorial Muqdisho of long bygone eras. Interesting question, though: If you had a choice to live Muqdisho of 1950s and Muqdisho of today, which one would you prefer? And about humiliation? What are we experiencing now? The beauty of independence? It is beyond humiliation. We are collectively the laughing-stock of the world today, meel walba oo aan joogno waa nagala nacay. It is true. Anyway, this is not a thread for politics.
  13. Fagax iyo kuwa kale normal ayee noqonayaan marka lala bardhigo Jilbajabso iyo noocaas. Baar Fagax wuxuu lamid ahaa Baar Raaxo, Baar Ubax, Baar Jabuuti...
  14. Sawirkaas in uu asaga yahay mala hubaa? Eebba ha u raxmado Careys Ciise Kaarshe. Halyeey Soomaaliyeed oo ereyada sida loo dhiso, loo qurxiyo qof yaqaano ayuu ahaa.
  15. That is Daljirka Dahsoon (The Unknown Soldier's monument) as the picture says. Basaskii dowladeed ee Xamar. Waxa baska ku qoran 'Gaadiidka Dadweynaha - Gobolka Banaadir'. Xamar in 1920s probably. That masaajid is Arbacarukun. Ciyaal iskooleey, baranbaro fiimtooy...
  16. Naasir, somehow, dadkii hore si ayee u dhalaalaan, regardless see ahaan jireen dhaqaalahooda iyo xaalka nolol maalmeed. Walaahi karaamada iyo heybada ka muuqato waxaa ugu wacan dalkooda oo bilicsan ku noolaan jireen. No walwal, no qax iyo walbahaar xabbadeed. Neither was there isdhiibid iyo buufis ka fikirkeeda. P.S. - Kinsi inay saas u qurxoonaan jirtay ma moodeen until I had seen her old clip a few months ago on a Soomaali tv in Nayroobi. Aad iyo aad u dhalaali jirtay ileen.
  17. Tuujka, biibitooyinkii, baararkii iyo maqaayadihii Xamar isoo xasuusiyey magacaas. Xamar ayee ku yaali jireen maqaayado la yiraahdo: Baar Jilbojabso Baar Lugabaxsi Iyo kuwa kale magacyadooda ilooway.
  18. Latest mamnuuc news: Taraawiixda oo la mamnuucay (well, sorta) iyo ... _______________ Shabaab oo 20 macallin dugsi Qur'aan dhigaya cayriyay iyo taraawiixda oo laga joojiyay masaajidada Kismaayo ku yaala Maleeshiyadka Kooxda Shabaab ayaa muddo 5 maalmood ah u qabatay inay uga baxaan magaalada Kismaayo 20 Macallin oo dadka barayay Qur’aanka Kariimka ah, iyagoo dhinaca kalena amar kasoo saaray tukashada salaadda Taraawiixda. Xasan Yacquub oo kamid ah Horjoogayaasha Maleeshiyaadka Kooxda Shabaab ee Gobollada Jubbooyinka ayaa ku amray 20 kamid ah macallimiinta dugsiyada Quraanka Kariimka ee caanka ka ah gudaha Magaalada Kismaanyo inay muddo 5 maalmood gudahood uga baxaan Magaalada Kismaayo, iyadoo aan la ogeyn sababta rasmiga ah ee ka dambeysa Amarkaan kasoo yeeray Horjooge Xasan Yacquub oo kamid ah Maleeshiyada Kooxda Shabaab. Arrintaan ayaa welwel xooggan ku abuurtay dadweynaha ku dhaqan gudaha Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose maadaama ay macallimiintaasi caan ka ahaayeen gudaha Gobolka Jubbada Hoose. Sidoo kale Horjooge Xasan Yacquub ayaa mamnuucay in wax ka badan 11 Rakaco la tukado salaadda Taraawiixda ah ee lagu tukado masaajidada ku yaala Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose, mana cadda ujeeddada rasmiga ah oo ay ka damacsan yihiin Maleeshiyaadka Kooxda Shabaab arrintaani. Maleeshiyaadka Kooxda Shabaab ayaa horay albaabada isugu dhufatay Masaajiddo badan oo ku yaalla Gudaha Degmada Kurtunwaareey iyo degmooyin kale oo ka tirsan Gobolka Shabeellada Hoose, iyagoo ka mamnuucay in lagu tukado salaadda Taraawiixda. Waxaana sidoo kale xusid mudan in Horjooge ka tirsan Maleeshiyaadka Koxda Shabaab uu masaajid ku yaalla magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ka sheegay inay diinta ka baxeen dhammaan Beelaha kasoo jeeda Gobolka Hiiraan sida uu hadalka u dhigay, waxeyna arintaasi sababtay in ay Jamaacadii ku tukaneysay Masaajidka ay durbadiiba faarujiyaan iyagoo ka carreysan hadalka foosha xun ee ka soo yeeray horjoogahaasi maleeshiyo ee ka tirsan Kooxda Shabaab. Xigasho
  19. MMA, lol you guys are lucky because of the Somalia sujuu that were in Kanata in mid eighties. They sure opened doors for all yal. Waa runtaa, Soomaali badan sujuu ah inta ku arkay iyagoo ii sheegay inay yimaadeen in '80s, especially around 86 iyo 87. Montreal degnaan jireen waagaas, Toronto Montreal ayaa ka qatarsanayd xiligaas. Ismalura, Nuunka waa laga cararaa, hana isku kicinin, iska jir. Dixri iyo quraanjo uu ku afuraa ninkaan, baraanbarana wuu ku suxuurtaa, calibeesteena qaraabo ayee yihiin ee ka dheeroow ku dhahay intaa caadi tahay. Juxa, Alcuruba maanta see u egtahay haddaa aragtid tii hore waa iska iloowee. Meesha wey dalacsiiyeen, or should I say very modernized ka dhigeen. Space ahaana aad u weyneeyeen. Now it is almost full of people waaye every hour it is open, even foreigners awal lagu arki jirin joogaan now. Saak, maqaayadaada Quruxloow tan ayaaba dhaanto Landhan ku taalo: Nina, aaheey, xaadir u ahay Team Kanada.
  20. 401 dhawaantaan ma arkin. Meelo kale ka qaraabtaa nooh these days.
  21. Maka yaabtay, Nuunka. A separatist accusing another Soomaali being a traitor and anti-unity. Waa yaab. Adduunkii upside down iska ah.
  22. Ninkaan Saak ah marna Kanada wuu sheegtaa, marna Oohaayo (Ohio) iyo meelahaas ka jacbursadaa it seems. He seems kuwii Mike Harris daraadiis Ontario kaga cararay and still is carrying Canadian baasaboor, though. Saas miyaa, Saak? Nuunka, xaaji waran. Dhulkii ku noqotay la dhahee. Xaaka jiro? Basaska Waamo iyo kuwa lamid ah, it is a given markee aadaan long trips inay jabaan ama cilad kale qabsato dhowr jeer, siiba kuwa aado Mandheera iyo Wajeer. Qaarkood dhiiqo ayeeba iska galaayaan, oo maalmo kugu heynaayo meesha.
  23. Rabi janadiisa fardowso ha ugu waraabiyo masaakiinta lagu wada xasuuqay hoteelkaas. Markaa isleedahay meesha ugu xun ayee mareysaa ayee haddana wax cusub kasii daran soo baxaayaan. Eebboow Soomaali u gargaar.
  24. LoL, Ismalura. If you were a nomad, waa fahmi lahayd wuxuu ka hadlaayo OZ. He is talking about a soccer game between German and Italian teams that was played on today afternoon. OZ, I watched the game after the second half in the evening, a replay one. What a game it was. Jarmalka xataa kooxadooda waa wonderful to watch, especially that Marko Marin player, whom I noticed during the World Cup, but I never knew he could play like that. Maxaa la tababaray Talyaani players. The game reminded me a certain team that was beaten by Jarmalka in the World Cup during the tournament. Can you guess that team? Tuujka, Reer Australia waa reer magaal. I met OZ a few months ago. Nin balaayo uu ahaa, laakiin still ma gaaraan Reer Kanada. Never. Right, OZ?