Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,655
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Xudeedi, horta hore qofna ma support gareeyo. Taas meel noo dhig. I support no person, no individual. Walaa shariif, walaa sheekh bilaa xaaji midna shuqulkeyga ma'aha. I do give my personal opinion or support who I do think xaal u soo wado Soomaaliya ama mid Soomaaliyeed, ee marka it is not about mid shaqsi. Now I believe in uu xalka ku jiro dowladaan kumeelgaarka ah dhisan hadda, albeit its too many flaws, laakiin it is the closest we can have a dowlad dhisan oo meel ka bilaaban karto. Same way as I supported its predecessor that was created in 2004 until it brought Xabashis in 2006. We knew who led that one, marka it is not about who or what special shaqsi is at the top of the helm. Today, again, yaa xaalka Soomaaliya soo wado of all groups ka jiro dalkeena? What other group in Soomaaliya maanta ka jiro u taagan midnimo Soomaaliyeed? Su'aalahaan jawaabtooda wey iska caddahay. Tan labaad, a lot has changed. Kuwaas Barbaarta la baxayna argagaxisonimo keensaday meesha. Shariifka's administration was not given a chance when Xabashi left. And why is he silent about Xabashis being on proper Soomaaliya land? I don't know, you can address that question to him. Laakiinse I can guess he can't be fooled again. Xabashi in uu kasoo horjeeday oo ay daacad ka ahayd waala ogaa, laakiin horaa afqalaad loogu yiri fool me once, shame on you; fool me again -- waa iska dhameystiri kartaa. Shariifka can't be fooled again. Wax Xabashi oo Kalabeyrta ama Yeed ama Buuhoodle joogo ka weyn ayaa Xamar la joogo, waana run. And speaking of Xabashis, they are/were always occupying Soomaali towns around Soomaali Galbeed. Pre-or post-Shariif, they occupied (and will occupy) Luuq, Dooloow, Yeed, Feerfeer, Balanbale, Buuhoodle and on since mid '90s. Marka walaa Shariif or not, Xabashi dalka dhan ayee heysataa waxaa keenayna ugu wacan waa midnimo la'aanta. Wixii midnimo dhalin lahaana yaa maanta diidan ka koow ah? You don't have to give a guess about that. Having said that, I am always against Xabashis. Always. And it is a fallacy, twisted political logic to compare Xabashis to AMISOM. Waa dead wrong. Far, far than comparing babaay to cambo.
  2. Ninac, how come you didn't revive this thread. "Ma jirto cafis loo fidiyey hoggaamiyayaasha Maxaakiimta..." Cafis la'aantaas maxaa ka dambeeye, who la cafiye oonan la cafin?
  3. Sanadihii mar lee isa soo tuur oo soo dhac adi. Ar Haaruunka, nafta ka waranba. Meeshii Koronto maa wali fadhisaa mise waa hore ka gambisatay.
  4. A karaoke channel with fine Soomaali heeso accompanied by heesahoo qoran.
  5. Mr. Manchester United Tababare's Name ( ), maan, heesahaa the last few weeks dhageysanaayi soo gilisay. I have never downloaded as many songs from that Soomaali lyrics channel on Youtube as I did in the past couple weeks onto my laptop. Dadka channelkaas sameeye aad ugu mahadsanyihiin, heeso badan aa jeclaa qoraalkooda soo giliyeen.
  6. Cali Mahdi was a reluctant warlord, who I believe qaskuu ku dhex jiray inuu ka towbad keenay, unlike labadaas kale la fadhiyo. Xoog iyo awood ka sareyso ayaa ka fadhiisisay qaskooda iyo dhibkooda.
  7. Maadka Maanuur, for a wadaad (I assume you are), ciyoow ayaa hoosgundida laabataa oo dagaal diyaar u noqotaa, see camal. Wadaado degan oo wax ku deg degin ogaan jirnay. Then again wadaadadaas 1990 ugu dambeysay Soomaaliya iyo Soomaalida lagu dhex arko, kuwa deg deg badan oo ciyoowba xanaaqaayo soo baxay, haddee rabaana isku kaa qarxinaayo. N.B. - Hadda hasii xanaaqin yaah. _________________ About istaaqfuroowga, higaadinka iyo waxaas kama hadleynin, yacni ma fahmin ka waday maadaama aad u qortay isaaqfuroow, inaa wax kale ula jeeday mooday, istaaqfuroowba ma igu soo dhicin runtii.
  8. Maadka Maanuur, for a wadaad (I assume you are), ciyoow ayaa hoosgundida laabataa oo dagaal diyaar u noqotaa, see camal. Wadaado degan oo wax ku deg degin ogaan jirnay. Then again wadaadadaas 1990 ugu dambeysay Soomaaliya iyo Soomaalida lagu dhex arko, kuwa deg deg badan oo ciyoowba xanaaqaayo soo baxay, haddee rabaana isku kaa qarxinaayo. N.B. - Hadda hasii xanaaqin yaah. _________________ About istaaqfuroowga, higaadinka iyo waxaas kama hadleynin, yacni ma fahmin ka waday maadaama aad u qortay isaaqfuroow, inaa wax kale ula jeeday mooday, istaaqfuroowba ma igu soo dhicin runtii.
  9. Maadka Maanuur, for a wadaad (I assume you are), ciyoow ayaa hoosgundida laabataa oo dagaal diyaar u noqotaa, see camal. Wadaado degan oo wax ku deg degin ogaan jirnay. Then again wadaadadaas 1990 ugu dambeysay Soomaaliya iyo Soomaalida lagu dhex arko, kuwa deg deg badan oo ciyoowba xanaaqaayo soo baxay, haddee rabaana isku kaa qarxinaayo. N.B. - Hadda hasii xanaaqin yaah. _________________ About istaaqfuroowga, higaadinka iyo waxaas kama hadleynin, yacni ma fahmin ka waday maadaama aad u qortay isaaqfuroow, inaa wax kale ula jeeday mooday, istaaqfuroowba ma igu soo dhicin runtii.
  10. Maya, maya, it ain't against the rules. Waa yaabay lee, meesha waxa tuban threadyadii hore lee arkaa caawa. Meesha kasii wad dalaalka, abaayadiis.
  11. Maagmaag dhaheyso waxaa maqli jiray cimrigaaga deg dego aricarbeed foolaneyso kuma tusineyso.
  12. Heestii Sulfa ee Shabshabloow shiinka Quraanka ninkii sheega ma shaalaaye ku raaxeysta. Boqol now: Maxaa kurta loogu shubaa Kuleelka bunka karkaraayo Kub loogu siiyaa Iidaa kakanee Wax aan karinee Kalsooni ani iigu qab Ila koodee Kalgaceelka kolkaan jiro kiilkiisee Kurba loo maaro Iyo oone kadeed Heeleey aniguu i kabaalayee Waa isoo kadiyee kashta ii galayee Shabshabloow shiinka Quraanka Ninkii sheega ma shalaayee ...
  13. Ninaciina, xaa maanta usoo quf qufeysaa threadyadii hore?
  14. Threadyadaan gaboobay yaa soo qufooyo. Bisinka. Suddenly, waxaaba mooday in lagu jiro in late 2006/early 2007.
  15. Originally posted by Maaddeey: Mar haddii MMA oon is lahaa Istaaqfuroow waa yaqaannaa uusan sheegin, anoo og inuu ku xusay thread'kiisa ' Caado ' ee dhowr sanadood ka hor, ayaan wax yar bal ka taa-taabanayaa IA. Istaaqfuroow ma aadan qorin, xaaji. 'Isaaqfuroow' meesha ku qortay. Istaaqfuroow aad u aqaan, xataa inta SOL kusoo dhajiye afar sano kahor saa ku sheegtay kor.
  16. Originally posted by Maaddeey: Mar haddii MMA oon is lahaa Istaaqfuroow waa yaqaannaa uusan sheegin, anoo og inuu ku xusay thread'kiisa ' Caado ' ee dhowr sanadood ka hor, ayaan wax yar bal ka taa-taabanayaa IA. Istaaqfuroow ma aadan qorin, xaaji. 'Isaaqfuroow' meesha ku qortay. Istaaqfuroow aad u aqaan, xataa inta SOL kusoo dhajiye afar sano kahor saa ku sheegtay kor.
  17. Originally posted by Maaddeey: Mar haddii MMA oon is lahaa Istaaqfuroow waa yaqaannaa uusan sheegin, anoo og inuu ku xusay thread'kiisa ' Caado ' ee dhowr sanadood ka hor, ayaan wax yar bal ka taa-taabanayaa IA. Istaaqfuroow ma aadan qorin, xaaji. 'Isaaqfuroow' meesha ku qortay. Istaaqfuroow aad u aqaan, xataa inta SOL kusoo dhajiye afar sano kahor saa ku sheegtay kor.
  18. If I was among hoggaanka Barbaarta and came up to read a thread like this, qosol ma iga dhamaadeen. Qabiilkii buuxin lahaa iyo kursi howl weyn heynin iyo waxaas camal ka hadlaayaan markee the reality on the ground is much different, oo dalkiiba dad qabiil iyo waxaasba arkin wada qabsan rabo. Soomaalida iyo qabyaaladooda iyo qurbajoogooda wareersan. This is not 1991. Qofkii la keena meesha wax ka weyn tan labada Shariif ama Sharmaarke ay keeni waayeen ka badan ma keeni doono, mana soo kordhin doono, qabiilkuu doono ha ahaadee unless caalamka arrinta Soomaaliya hal meel oo waxtar leh ugu soo wada jeesan.
  19. Nuunka and his never ending jacburis. Nuunka, Maslax maku aragtay Nayroobi? Xaafadda Hillgam ayuu deganaa, oo my old brother ayee daris ku ahaayeen xagaas. According to him, qof fiican oo degan ayuu ahaa.
  20. Originally posted by Timur: If Somalia-Online was Somalia and not an obscure forum on the far corners of the internet filled to the brim with passionate yet mentally empty Obama-style liberals, Al-Shabaab would fall today. But this isn't Beletweyn, this isn't Mogadishu, this isn't Kismayo and this ain't no Baidoa, this is SOL where the dwellers try to vainly paint Somalia as a Western country forgetting that what may fly here may not fly there. In essence, people here have lost touch with reality over there. Waa gartaa, dalka Galbeed aad macmacaankaaga iska cabeysid, iskana cuneysid, oo raaxada nabadeed iskaga nooshahay dhib iyo kuleel ma kugu heyso argagaxa ee ku haayaan Barbaartaas dadka ee xoog ku maamulaan, silac iyo qaxarka ku nool, hay'adihii ay ka shaqeysan lahaayeen, oo ay waxooda daruuriga ka heli lahaayeena loo diiday. Haddaa dhibkooda la dareemi lahayd saas uma hadasheen. Af nool oo xor ah waa iska hadli karaa, just Eebbe u mahadceli that SOL waa xor oo Barbaarta kuwaas la baxay ma maamusho. Dadka SOL joogana waa dad wax fahmay oo xor ah, oo aragtidooda ka dhiibanaayo maadaama dadka dhibaateysan koonfurta Soomaaliya ku sugan aynan dhiiban karin cabsi iyo argagax daraadeed. Anagaa u hadleena, that is the least we can do.
  21. at 'Jeenyo.' Ar magaca u sax, Jeyte dheh yaaqeey. Kan heestaan ku jiro Miiraale ma'ahoo?
  22. Abaabiina, isii hee. Shimee igu dambeysay aas maqlo sheekooyin saan camaleeto ah, markaa joogi jiray Xamarjajab. Gadaal ka gaartooy ninac luubaani xaas ka kasaayaan.
  23. loo qaaday Barbaarta waalan. Heesta oo loogu magacdaray Soomaalaay: Haddii daacad lagayahay Dacwada qofkii wada Cidi diidi meysee Diinta waa nasteexiyo Daawo lagu qaboobiyo Dowda nolosha loo maro Islaanimadu waa dahab Dadku ay u simanyihiin Ninna keli ma difaaco Daa'imka ilaashada Dagaal aan dhamaaneyn Dunidii la yaabtee Soomaalaay isdabaqabo Sidee diinta nagu tiri Dadku hadduu Islaanyahay Isdil uma banaanee Wadaadkii digrin jiray Dulmiga iyo wixii xaq ah (kala saarkooda) Dadka ay ka sugaayeen Haddii uu dagaal galo Damac iyo hoggaan rabo Ifka wuu duloobaa Aaqirana kasii daran
  24. Originally posted by Maaddeey: Ismalurto, how am I sexist? Acuudubillaah!. MMA waa beentiis, mar horena waan sheegay waxaan ka soo qaataa: Doollo . MMA , horay ayaan kuugu sheegay iney waxaagu personal yihiin!. Guriga Raysul Baarlamaanka !! dhallinta waa lagala hadlaa, ee iga war sug. Shalayna waxaad dadka u sheegeysay Soomaaliyeey Toosoo inaanan oggoleyn!, bal sheeg meesha aan tafaraaruq Soomaali ama qalloocood ku taageeray??. Maadeey Muudeey Maanuur waa hoosgundi dhigatee see camal. Waxaan xanaaq miyaa mise wax kale waaye. Wee, widaay kaftan ahayd ha u bixin, bisinka. Hoosgundidaadana dib u xiro, ani dagaal ma fadoow nooh. Soomaaliyeey Toosoo Barbaartaada aa taagersantahay ka dhaadhacsii inay xishmeeyaan. Unfortunately, they don't, same way aynan u ixtiraamin calankeena qurxoon. N.B. -- Barbaartaas aa taagersantahay guri la heysto iyo waxaas ma ugu soo horjeedi. My opposition against them dates back as far back as during Maxkamadaha in 2006 since iska ogaa inaynan qeyr iyo wanaagba midba soo wadin. Weyna rumowday taas.