Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,683
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    325

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. I would never agree his beliefs, equally so his futile convictions, however hal mid ayuu ka dhabeeye and dhaamaa dad aan ogahay: He did the walk, not empty talks online. For that, dad badan ayuu ku dhaamaa. I also believe a little theory that cabsi daraadeed ugu cararay Ingiriiska, qaaraan iyo waxaas amuu u aruurin jiray and finally investigation iyo waxaas amee ku bilaabatay, thus making him iskaga cararo. Feeling the heat, he left. Perhaps.
  2. Wadaad heysta dhalashada dalka Ingiriiska oo Shabaabka Soomaaliya ku biiray Iyadoo ay wadamada Reer Galbeedka walaac ka muujinayaan xaaladda dalka Soomaliya oo ay ka socdaan dagaallo u dhexeeya xoogaga Islaamiyiinta iyo ciidanka AMISOM oo taageeraya Dowladda KMG ah. Qaar katirsan Jaaliyadaha Soomaalida ee dibadda ku dhaqan ayaa kusoo biiraya dagaalada iyo colaadaha ka oogan Koonfurta Soomaaliya, walaac balaaran ayaa dhawaanahan laga muujinaya dhalinyarada Soomaalida ee soo haajiraysa si ay uga qayb qaataan dagaalada. Mid kamida Culimada soomaalida Qurba joogta ah ayaa gudaha usoo galay magaalada Muqdisho wuxuuna ku dhawaaqay in uu kamid yahay Xarakada Al Shabaab ee Soomaaliya dagaalka ka wadda. Sheekh C/qaadir Muumin oo kamida haa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Dalka Ingiriiska ayaa yimid Muqdisho wuxuuna sheegay in uusan dib dambe ugu laaba doonin Yurub ilaa uu uga dhimanayo dagaalada Muqdisho. Isagoo Boqolaal qof kula hadlayay fagaare ku yaal degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho ayuu sheegay in uu kamid yahay Al Shabaab Islamarkaana uu ka qayb qaadan doono dagaalada ka dhanka ah AMISOM iyo Dowladda KMG ah. "Waxaan halkaan ka cadaynayaa in aan kasoo goostay Dalkii Yurubka ahaa ee aan kunoolaa, waad ujeedaan Baasaboorkii aan haystay waan gubay waxaan diyaar u ahayn in aan Jiddka alle ku dhinto ilaahey xaqqa hanagu sugo," ayuu yiro Sheekh Muumin. C/qaadir Muumin ayaa in mudda ah ku noolaa dalalka Yurub gaar ahaan Ingiriiska oo uu ka haystay dhalasho waloow uu shalay isaka jeex jeexay Baasaboorkii uu ku safri jiray. Wadaadkan oo sanadkii lasoo dhaafay socdaal gaaban ku yimid magaalada Boosaaso ee Puntland ayaa gaalaysiiyay maamulka Puntland kajira arrinkaasi oo buuq badan ka dhax abuuray Wadaadada Puntland halkaasi oo uu deegaan ahaan kasoo jeedo. Soomaalida qurbaha ayaa qaati ka taagan qulqulka dhalinyarada Maskaxda laga bedelay ee doonaya in ay ka qayb qaataan dagaalada Koonfurta Soomaaliya ka socda balse waa markii ugu horaysay oo ay dad waaweyn kamid noqdaan dadka soo haajiraya. Weli wax war ah kamasoo bixin Jaaliyadda Soomaalida Yurub oo ku aadan soo baxsashada wadaadkan sidoo kale weli laamaha socdaalka Ingiriiska kama hadlin arrinta sheekh Qaadir Muumin oo isagoo dhalashada Ingiriis ah haysta ku biiray Alshabaab. Xigasho
  3. At least Shariifka doesn't and didn't say 'idaacadaha baan ka maqlay' as once a so-called Soomaali president said when the country he claimed to govern diyaarado shisheeye duqeeyeen near Dhoobleey. I guess some people forgot that.
  4. at 'Mudane Madaxweyne.' Mudane Guddoomiye/Xoghaye la garay but... Soomaali jeclaa loogu waco madaxweyne mar lee.
  5. Heestaan daljecelka ah the other thread kusoo xasuustay. Magaceeda waa . Midigeey, bidix maka maarantaa Madaxoow, majaha maka maarantaa Soomaaliyeey, Soomaaliya maka maarantaa Maya Maya And tan ugu dambeysana waa maya, maya, maya.
  6. Originally posted by *Buuxo*: Thanks for the Link MMA. What's up,bariiskaga maxaad nooga qarisay? I found this in the same channel Jirjiroowle dumar This Bashir guy needs to be shot! wala heesa le buu maqley. 'Jirjiroole dumaroow, hadeeydana jini nagu noqo Xaawo geedki jaran ,Janadi fardowsa hadba jimicsan laheyn' WTH is that Shit :mad: Runtiis waaye nooh, abaayadiis. Meel la idiin raaco maleh. Ma wada aqrisay heesta dhan. Tanaaba runta ka hadleyso: Idinka joogi weynoo Idinka jiifi weynee Jihadeen u cararnaa Runtiis ahaa. Waana wareeriseen, mana la idin fahmo. Bashiir Cali Xuseen fanaan qatar waaye laakiin, heestiisa daljecelka ah ee Midnimo ka helaa. I will post it on Ninac's Heeso Wadani thread on now. _______________ Tuujka, heestaas Caasho Cabdoow the other week ayaaba download gareystay. Caasho Cabdoow looma dhawaan karo codkeeda. P.S. - Sisters, xee tahay awguuriyada iyo bariiska la qarsaday. Thanks but awguuriyada wey dhimantahay wali. Little cuddle cuddle ma dhici karto miyaa without bariis iyo xalwo la cuno?
  7. They should fight the real burcadbadeeda xeebaheena Soomaaliya ku sugan -- chemical (nuclear) waste dumpers and those illegal foreign commercial fishers with their biggest unregulated trawls off and on our national waters.
  8. Do not post explicit qabiil names, especially, especially, especially again in the thread's title.
  9. Nuunka, foolbuug ayaa hadda kahor ku arkay sawirkaan, markaa threadkaan arkayna soo xasuustay.
  10. How long 'cadowga Alle' dabar goyntooda socon doontaa? Kontonka sano soo socdo.
  11. They have a point. If it is true that in uu kusoo guursaday xagaas, he should have done that before uunan ka dhalin shan caruur oo da'doodaba ka wada yar toddobo jir. That is ridiculous. Once again, Eebba ha u sahlo amuuraheeda, xaalkeeda ma sahlanee, qof juusto ahna uma eka qofta; if she was, she would have waited for him to come back and do whatever revenge she wanted to do against him, instead of taking her anger at her children. Then again qof maskaxdeeda degan ma'aha. Nimanka Soomaaliyeed sida ninkaan lagu accuse gareynaayo u dhaqmo mar mar la yaabaa. Qooqooda ayaa ka tabarbadiye than ciyaalkooda iyo mustaqbalka qoysaska ee qabaan before remarrying. Some of them still think in miyi iyo meelahaas la joogo and it is in '60s/'70s, oo meeshuu tagaba mid iskaga guursanaaye, regardless how many ciyaal yar yar xaas kale u heyso. Taas waa hore dhamaatay.
  12. I don't know what is weirder. Some Soomaali dude who thinks like he is a redneck that lives in Arizona. 'Focus of our own people' uuba lasoo shirtagay. Even more weirder is that he posts this crap on a Somaliaonline site he supposedly dislikes its very word. Weird and weirder. How insecure some could be. Very unhealthy. Soomaalida u qaxday Waqooyi Galbeed cidna ma weydiisaneyso halkee ka degi lahaayeen meeshaas, waana dalkoodee, least of all an online character's approval, who himself is a refugee in some random Western country.
  13. Aniga waaba yaabanahay. When did the TLC (The Learning Channel last I knew) became a tabloid fodder TV channel. For a decade this channel ma fiirsan, but the past couple of months fiirsaday and wax badan iga dambeeye. Every show seems like ciyaal ciyaal show. There is little people 'reality' show; there is a family with their 19 kids or so around; another family with eight kids that are set twins; one about filthy living people. And then there are the cake show, wedding dress show, female prison show... Whatever happened to 'learning' the true, interesting stuff that is also mature.
  14. Siidkoow, waxaa la yaabay was I didn't know you went to marfishes, because that is a real hardcore marfish talk, qof reer marfish ahna kuma moodin.
  15. Indhashareerka 'fashion' miyaa laakiin mise qoraxda la iskaga celinoyaa, waaba yaabanahee. Walaahi Soomaali si sahlan ayee isku badashaa. Waxaa xasuustaa indhashareer markee kaliya xiran jireen dumar dhif dhif oo Camuudiga ahaa oo asalkoodaba Carab ahayd oo Reer Shibis ahaa.
  16. Originally posted by Tuujiye: "Gibilkeyga manii la googooyo, gabalkiisa kiiheloo waa kuu gabyaa" Waaku gabyaa iga dheh. Nin gibilkiisa la goostay xaa u harayba. Speaking of Killer, oo killing lyrics kale ah ila dhageyso: Ogaawee, axdigaan adkeeyaa Uurkeey ku yaalee Oonka iga gooyee Aah, qofteyda qaayaha iyo qiimaha lahayd ee Nayroobi isoo xasuusinee. I already miss her, can't wait to go back.
  17. Yaa u noqonaa? Maryooleey???? Allaheey ka alla. By the way, ma xasuusataa jidka yaraa sartaas bidixdeeda ka bixi jiray oo a new, unused big building polytechnic ah ku dhamaan jirtay. Jidkaas cul de sac ee yaraa mootooyinka iyo bushkuleetiyada lagu ijaari jiray. Few times anagoo yar yar cabsaneyno aadnay meeshaas, because it waaaaaaaay out of our ciyaal xaafad boundary in our age at that time. If you still don't remember, Lambarafar lix jid ayaa ka bixi jirtay, oo kala ahaa: One road went to Tarbuunka. Mid kale went to dhanka Isgoyska Soobe iyo Isbitaal Banaadir. Another street went to the garoonka diyaaradaha iyo xaafadii cusbeyd Bangaariyada Labaad la dhihi jiray. Another one was Jidka Maka Almakurama. Kan kale wuxuu ahaa jidka aado Xamarjajab. And finally, a dead end little boulevard oo that newly built polytechnic college. I think it was called Farsamada. Jidka yar aan ka hadlaayo actually waa kaas, waa kan ay ka muuqdaan baabuurta madoow iyo kan greyga camal u eg midabkiisa on the right side of the sawir. Jidkaas soo xirmaayo mootooyinka yar yar iyo bushkuleetiyo lagu kireen jiray. And it looks like Lambarafar was cleaned in the last few years. Doqoshyada meesha ka muuqdo in the roun****ut cajalka kama muuqdo, which is good.
  18. Moving it to Sports section. Kamoon, folks, there are other sections than Politics section alone.
  19. Nina, haa, Lambarafar muuqato. From 34 seconds oo Hoteel Saxaafi ka bilaabaneyso to 1:36 waa wada Lambarafar meesha. Sarta dhowrka dabaq ah in 1:28 muuqato waaba galay sanadka markuu ahaa 2003, fiid habeenimo ayeena ahayd waa xasuustaa anoo geesi iska dhigaayo. Hoosteeda ayaa meel internet laga isticmaalo ku taalay. I think Webtel in la dhihi jiray. Laakiin shaneemada kama muuqato, waa dhanka kale kasoo horjeedka meesha taalada buugga camal u sameysan u eg oo muuqato in 1:10; fiidiyahana dhanka shaneemada kasoo horjeedo bas ayaa laga duubay. Meelihii cidlada ahaan jirtay ayaa shidan, sida jidka Maka Almakurama oo aanan cajalka ka muuqan, waxaana cidlo ah ka muuqato Suuqa Bakaaraha oo cariiri aad u ahaan jirtay oo cajalka ka muuqdo. Lambarafar see ahaan jirtay haddii lala compare gareeyo waxa ka muuqdo cajalka waa cajiib. After the Lambarafar, waxaa muuqdo oo cajalka duubeysaa that broad avenue oo taksiyada safanyihiin in the old picture, jidkaas oo ah kan Xamarjajab aadi jiray, siiba Iskool Buluusiyo iyo Dekedda. Compare how it looks like now in the video. Waxaa wali taagan sideeda u eg laakiin waa sartaa ka hadlaaye in 1:28. Waa sideeda wali. Eebboow Xamar Caddeey oo sidee ahaan jirtay ka sii fiican nagu tusi, oo nagu gee cimrigeena -- aamiin.
  20. Originally posted by Tuujiye: Waraa Ruwaayadaan Ma jirto!!! dhadhan maba laha seecamal? waxaan see loo fiirsanaa duqaa? hal mar xitaa ma ilko cadeen kawaran.. Waaba xanaaqay oo neerafooso aanba ka qaaday.. Wareer badanaa!!! Maxaa, Awkuuku iyo Jeyto maa meesha ka sugeysay.
  21. Aragtideyda haddaa dhiibto buug la qoray noqonee oo waaga kugu baryaayo aqrinteeda ee marka anoo iska dhaafo ii dhaanto. N.B. - Waa kugu raacsanahay inay haweenka la wada wareegaan hoggaanka dalkeena. I advocated -- and still am -- that years ago on here. We need new Caraweelos oo niman Soomaali badan bahalahooda ka rifo.
  22. Soo daa warka, xaaji. Waa lagaa sugaa.
  23. Bishaaro Cabdi Garabey ahaa qofka midig fadhiyo. Family friend waaye, oo markee Nayroobi imaato reerka la joogtaa. I met her, a nice xildhibaanad. N.B. - Sawirka gadaashood lagu sawiray cajiib ah. Meesha 'shalay' ku qorantahay darbiga. See shaley Xamar ahayd ku sawiran, kan hoosena probably 'maanta' ku qoran oo see maanta tahay ka hadleyso.
  24. Eebbe ha u raxmado caruurtaas geeriyootay, iyadana Rabi ha u sahlo xaalkeeda maskiinta qof fiyoow uma eko.