Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,641
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Yaa u noqonaa? Maryooleey???? Allaheey ka alla. By the way, ma xasuusataa jidka yaraa sartaas bidixdeeda ka bixi jiray oo a new, unused big building polytechnic ah ku dhamaan jirtay. Jidkaas cul de sac ee yaraa mootooyinka iyo bushkuleetiyada lagu ijaari jiray. Few times anagoo yar yar cabsaneyno aadnay meeshaas, because it waaaaaaaay out of our ciyaal xaafad boundary in our age at that time. If you still don't remember, Lambarafar lix jid ayaa ka bixi jirtay, oo kala ahaa: One road went to Tarbuunka. Mid kale went to dhanka Isgoyska Soobe iyo Isbitaal Banaadir. Another street went to the garoonka diyaaradaha iyo xaafadii cusbeyd Bangaariyada Labaad la dhihi jiray. Another one was Jidka Maka Almakurama. Kan kale wuxuu ahaa jidka aado Xamarjajab. And finally, a dead end little boulevard oo that newly built polytechnic college. I think it was called Farsamada. Jidka yar aan ka hadlaayo actually waa kaas, waa kan ay ka muuqdaan baabuurta madoow iyo kan greyga camal u eg midabkiisa on the right side of the sawir. Jidkaas soo xirmaayo mootooyinka yar yar iyo bushkuleetiyo lagu kireen jiray. And it looks like Lambarafar was cleaned in the last few years. Doqoshyada meesha ka muuqdo in the roun****ut cajalka kama muuqdo, which is good.
  2. Moving it to Sports section. Kamoon, folks, there are other sections than Politics section alone.
  3. Nina, haa, Lambarafar muuqato. From 34 seconds oo Hoteel Saxaafi ka bilaabaneyso to 1:36 waa wada Lambarafar meesha. Sarta dhowrka dabaq ah in 1:28 muuqato waaba galay sanadka markuu ahaa 2003, fiid habeenimo ayeena ahayd waa xasuustaa anoo geesi iska dhigaayo. Hoosteeda ayaa meel internet laga isticmaalo ku taalay. I think Webtel in la dhihi jiray. Laakiin shaneemada kama muuqato, waa dhanka kale kasoo horjeedka meesha taalada buugga camal u sameysan u eg oo muuqato in 1:10; fiidiyahana dhanka shaneemada kasoo horjeedo bas ayaa laga duubay. Meelihii cidlada ahaan jirtay ayaa shidan, sida jidka Maka Almakurama oo aanan cajalka ka muuqan, waxaana cidlo ah ka muuqato Suuqa Bakaaraha oo cariiri aad u ahaan jirtay oo cajalka ka muuqdo. Lambarafar see ahaan jirtay haddii lala compare gareeyo waxa ka muuqdo cajalka waa cajiib. After the Lambarafar, waxaa muuqdo oo cajalka duubeysaa that broad avenue oo taksiyada safanyihiin in the old picture, jidkaas oo ah kan Xamarjajab aadi jiray, siiba Iskool Buluusiyo iyo Dekedda. Compare how it looks like now in the video. Waxaa wali taagan sideeda u eg laakiin waa sartaa ka hadlaaye in 1:28. Waa sideeda wali. Eebboow Xamar Caddeey oo sidee ahaan jirtay ka sii fiican nagu tusi, oo nagu gee cimrigeena -- aamiin.
  4. Originally posted by Tuujiye: Waraa Ruwaayadaan Ma jirto!!! dhadhan maba laha seecamal? waxaan see loo fiirsanaa duqaa? hal mar xitaa ma ilko cadeen kawaran.. Waaba xanaaqay oo neerafooso aanba ka qaaday.. Wareer badanaa!!! Maxaa, Awkuuku iyo Jeyto maa meesha ka sugeysay.
  5. Aragtideyda haddaa dhiibto buug la qoray noqonee oo waaga kugu baryaayo aqrinteeda ee marka anoo iska dhaafo ii dhaanto. N.B. - Waa kugu raacsanahay inay haweenka la wada wareegaan hoggaanka dalkeena. I advocated -- and still am -- that years ago on here. We need new Caraweelos oo niman Soomaali badan bahalahooda ka rifo.
  6. Soo daa warka, xaaji. Waa lagaa sugaa.
  7. Bishaaro Cabdi Garabey ahaa qofka midig fadhiyo. Family friend waaye, oo markee Nayroobi imaato reerka la joogtaa. I met her, a nice xildhibaanad. N.B. - Sawirka gadaashood lagu sawiray cajiib ah. Meesha 'shalay' ku qorantahay darbiga. See shaley Xamar ahayd ku sawiran, kan hoosena probably 'maanta' ku qoran oo see maanta tahay ka hadleyso.
  8. Eebbe ha u raxmado caruurtaas geeriyootay, iyadana Rabi ha u sahlo xaalkeeda maskiinta qof fiyoow uma eko.
  9. Ninac, soluushinka kaa koreeyo maka yaabtay? Waxaasa lagu leeyahay waa soluushin.
  10. Geeljirnimo is overrated in Soomaali dhaqan. Aad iyo aad loo buun buuniye. Buun buunis siyaasad ku bilowday ahayd. Lo'raacato, beeraleyda, malaaydabatada, dadka kale xirfooyinka kale ku shaqeysto dhan haddii la isku dar ka badan geeljirnimo/geeljireyaasha. Don't get me wrong, my own sub-clan's name waxaaba lagu samiye dad geel (ama gaal) jecel, which means inee reeraheyga geeljirto kasoo jeedaan, nonetheless nomadism in Soomaali culture's context aad loo buun buuniye.
  11. Xudeedi, horta hore qofna ma support gareeyo. Taas meel noo dhig. I support no person, no individual. Walaa shariif, walaa sheekh bilaa xaaji midna shuqulkeyga ma'aha. I do give my personal opinion or support who I do think xaal u soo wado Soomaaliya ama mid Soomaaliyeed, ee marka it is not about mid shaqsi. Now I believe in uu xalka ku jiro dowladaan kumeelgaarka ah dhisan hadda, albeit its too many flaws, laakiin it is the closest we can have a dowlad dhisan oo meel ka bilaaban karto. Same way as I supported its predecessor that was created in 2004 until it brought Xabashis in 2006. We knew who led that one, marka it is not about who or what special shaqsi is at the top of the helm. Today, again, yaa xaalka Soomaaliya soo wado of all groups ka jiro dalkeena? What other group in Soomaaliya maanta ka jiro u taagan midnimo Soomaaliyeed? Su'aalahaan jawaabtooda wey iska caddahay. Tan labaad, a lot has changed. Kuwaas Barbaarta la baxayna argagaxisonimo keensaday meesha. Shariifka's administration was not given a chance when Xabashi left. And why is he silent about Xabashis being on proper Soomaaliya land? I don't know, you can address that question to him. Laakiinse I can guess he can't be fooled again. Xabashi in uu kasoo horjeeday oo ay daacad ka ahayd waala ogaa, laakiin horaa afqalaad loogu yiri fool me once, shame on you; fool me again -- waa iska dhameystiri kartaa. Shariifka can't be fooled again. Wax Xabashi oo Kalabeyrta ama Yeed ama Buuhoodle joogo ka weyn ayaa Xamar la joogo, waana run. And speaking of Xabashis, they are/were always occupying Soomaali towns around Soomaali Galbeed. Pre-or post-Shariif, they occupied (and will occupy) Luuq, Dooloow, Yeed, Feerfeer, Balanbale, Buuhoodle and on since mid '90s. Marka walaa Shariif or not, Xabashi dalka dhan ayee heysataa waxaa keenayna ugu wacan waa midnimo la'aanta. Wixii midnimo dhalin lahaana yaa maanta diidan ka koow ah? You don't have to give a guess about that. Having said that, I am always against Xabashis. Always. And it is a fallacy, twisted political logic to compare Xabashis to AMISOM. Waa dead wrong. Far, far than comparing babaay to cambo.
  12. Ninac, how come you didn't revive this thread. "Ma jirto cafis loo fidiyey hoggaamiyayaasha Maxaakiimta..." Cafis la'aantaas maxaa ka dambeeye, who la cafiye oonan la cafin?
  13. Sanadihii mar lee isa soo tuur oo soo dhac adi. Ar Haaruunka, nafta ka waranba. Meeshii Koronto maa wali fadhisaa mise waa hore ka gambisatay.
  14. A karaoke channel with fine Soomaali heeso accompanied by heesahoo qoran.
  15. Mr. Manchester United Tababare's Name ( ), maan, heesahaa the last few weeks dhageysanaayi soo gilisay. I have never downloaded as many songs from that Soomaali lyrics channel on Youtube as I did in the past couple weeks onto my laptop. Dadka channelkaas sameeye aad ugu mahadsanyihiin, heeso badan aa jeclaa qoraalkooda soo giliyeen.
  16. Cali Mahdi was a reluctant warlord, who I believe qaskuu ku dhex jiray inuu ka towbad keenay, unlike labadaas kale la fadhiyo. Xoog iyo awood ka sareyso ayaa ka fadhiisisay qaskooda iyo dhibkooda.
  17. Maadka Maanuur, for a wadaad (I assume you are), ciyoow ayaa hoosgundida laabataa oo dagaal diyaar u noqotaa, see camal. Wadaado degan oo wax ku deg degin ogaan jirnay. Then again wadaadadaas 1990 ugu dambeysay Soomaaliya iyo Soomaalida lagu dhex arko, kuwa deg deg badan oo ciyoowba xanaaqaayo soo baxay, haddee rabaana isku kaa qarxinaayo. N.B. - Hadda hasii xanaaqin yaah. _________________ About istaaqfuroowga, higaadinka iyo waxaas kama hadleynin, yacni ma fahmin ka waday maadaama aad u qortay isaaqfuroow, inaa wax kale ula jeeday mooday, istaaqfuroowba ma igu soo dhicin runtii.
  18. Maadka Maanuur, for a wadaad (I assume you are), ciyoow ayaa hoosgundida laabataa oo dagaal diyaar u noqotaa, see camal. Wadaado degan oo wax ku deg degin ogaan jirnay. Then again wadaadadaas 1990 ugu dambeysay Soomaaliya iyo Soomaalida lagu dhex arko, kuwa deg deg badan oo ciyoowba xanaaqaayo soo baxay, haddee rabaana isku kaa qarxinaayo. N.B. - Hadda hasii xanaaqin yaah. _________________ About istaaqfuroowga, higaadinka iyo waxaas kama hadleynin, yacni ma fahmin ka waday maadaama aad u qortay isaaqfuroow, inaa wax kale ula jeeday mooday, istaaqfuroowba ma igu soo dhicin runtii.
  19. Maadka Maanuur, for a wadaad (I assume you are), ciyoow ayaa hoosgundida laabataa oo dagaal diyaar u noqotaa, see camal. Wadaado degan oo wax ku deg degin ogaan jirnay. Then again wadaadadaas 1990 ugu dambeysay Soomaaliya iyo Soomaalida lagu dhex arko, kuwa deg deg badan oo ciyoowba xanaaqaayo soo baxay, haddee rabaana isku kaa qarxinaayo. N.B. - Hadda hasii xanaaqin yaah. _________________ About istaaqfuroowga, higaadinka iyo waxaas kama hadleynin, yacni ma fahmin ka waday maadaama aad u qortay isaaqfuroow, inaa wax kale ula jeeday mooday, istaaqfuroowba ma igu soo dhicin runtii.
  20. Maya, maya, it ain't against the rules. Waa yaabay lee, meesha waxa tuban threadyadii hore lee arkaa caawa. Meesha kasii wad dalaalka, abaayadiis.
  21. Maagmaag dhaheyso waxaa maqli jiray cimrigaaga deg dego aricarbeed foolaneyso kuma tusineyso.
  22. Heestii Sulfa ee Shabshabloow shiinka Quraanka ninkii sheega ma shaalaaye ku raaxeysta. Boqol now: Maxaa kurta loogu shubaa Kuleelka bunka karkaraayo Kub loogu siiyaa Iidaa kakanee Wax aan karinee Kalsooni ani iigu qab Ila koodee Kalgaceelka kolkaan jiro kiilkiisee Kurba loo maaro Iyo oone kadeed Heeleey aniguu i kabaalayee Waa isoo kadiyee kashta ii galayee Shabshabloow shiinka Quraanka Ninkii sheega ma shalaayee ...
  23. Ninaciina, xaa maanta usoo quf qufeysaa threadyadii hore?