Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,641
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Eebboow, yaa raxmaanoow raxiim. Runtii waala qiirooday maskiintaas gabadha yar ilinta ka qubaneyso. Maskiin.
  2. Originally posted by Dhubad.: What a song! http://www.youtube.c om/watch?v=QOvK0zfKg ag&feature=channel_p age Ubax dayrtii baxayoo udgooNOOW Sida oonka waabari iftiiMOOWW Ma ogtahay anoo ilo biyoleh joogaa Ma ogtahay dartaa in aan u oomanahay Umadoo dhan taan ka abdanaaYAAY Taan aawadeed u ildarnaaYEEEEEY Ma ogtahay in aan kuu am baday adigaa Ma ogtahay dartaa in aan u ugaadhoobay Heedhee inabti aboowe Aboowe huunooooooooow Ehel soo qalbiga kuma abuurin Ruxa’aan arkaba adi ma moodin Heedhee inabti abaayo Aadoobay huunoooooooy Ha irdhoobinoo umal ha qaadin iimanka deeqa ha ilmaynin Amba kuma ilaawinee i aamin Axdi baa inoo xiranee aamu bam baaam baan baaaan…lol can’t google this hahaha… Heestaan a while ago dhageysanaaye, and originalkeeda Sahro Axmed ku heesto Google ka raadi isiri threadkaan SOL soo baxayba. Heestaan waa cajiib, heesaha sar sare ku jirtaa aan ka dambeeyo.
  3. Ninac, heestaan oo yar iga caawi. It is wadani song too, but waa brief. Waa maqli jiray ee magaceeda ii gooye. Darn. The song is brief and starts at the 57th second.
  4. Best since Careys Ciise Kaarshe's Wan iyo Waraabe. Actually waaba saar iyo shirib la isku daray. It is a plus point that it is so anti-Barbaarta. Feeri nays runtii.
  5. Originally posted by NinaNC: JB, rijaalkaas wuxuu u eg yahay Speaking of King Khaled, I like Halkan, haye haye!...lol Asaga iyo Boqol fanaan kale ka gaaban ma arkin, laba Iskiimoos iga dheh.
  6. I don't mind the grammar and its crap, but yaa loola dan leeyahay waxaas. Masaakiinta Koonfurta ku rafaadsan? Hayeba, aragaana. Si fiican haloo baashaalo.
  7. Please do not post maps with obvious clan names. I edited and linked it instead of...
  8. Hambalyo iyo boggaadin, abaayadiis. Now that garyaqaanad ayaa tahee, first su'aal. Ma kala sheegi kartaa the differences between: Qareen, abuukaato and garyaqaan. Haddaa sheegtid imtixaanka waa ku baastay.
  9. Guess what that map on the wall behind that man implies. Of course, it is Soomaaliweyn map and it is on the wall of Red Cross' office. I guess Red Cross believes Soomaaliweyn. Anyway, that map has a reason why it is on the office's wall, can you guess again? The special different colouring on different locations will give you hints. If you want to watch the recent special report from Aljasiira on Soomaaliya's child soldiers, .
  10. Originally posted by NASSIR: NinaNC, this Somali author reflects deeply on what hastened the perdition of Somalia and its capital. Unchecked Practices of Immorality from every strata of our society, he argues. What a complete rubbish piece with zero corroborating as evidence. Soomaalidii nabadda ku nooleed la barbardhigay dadkii la halaagay ee Cad iyo Daamuud. Acuudi bilaahi. Naagihii masaakiinta daruurigooda caanaha ee gadi jireen ka raadsan ayuuba aad ugu gafay; kawaanleydii ayuu u gafay; wuxuuba haddana leeyahay Xamar dhan gees ka gees ayaa brothels kaga taalay. What the... Hal meel jirtay waala ogaa. Teeda kale, why is he only blaming masaakiinta danyarta ah if he wants to blame the deminse of Soomaaliya? If any people could be blamed, danyarta caanaha gadi jiray iyo kawaanleyda would be the last la eedeeyo. I would have faintly believed, perhaps, if uu dusha ka saari lahaa masiibada Soomaaliya ka dhacday inay tahay nacalad Rabaani ah because of quursiga iyo qabiiltakoorkii qabaa'ilada Soomaaliyeed qaarkood la quursan jiray iyo dulinimada loola dhaqmi jiray. Now, taas ayaa masiibada keentay la dhihi karaa, if eed Soomaali collectively la saaraayo, if there is one at all. And I have one finaly question for him: Haddee dambi dadka galaan dad lagu eedeynaayo, yaa dambi badan wixii before 1990 dhacaaye iyo waxa after 1990 dhacay, walina dhacaayo? He doesn't have to answer the obvious.
  11. Of course wuu idiin muuqday. Reer Waqooyi dhan Xamar joogay Afrikan Filaj (African Village) ku wada xareysnaayeen, iskoolkaasna laba tilaabo u jirayna. Just kaftaming. It is rare to see, though, Reer Waqooyi person Xamar soo maray garaneynin xaafadda Kaasabalbalaare, siiba iskoolkaas.
  12. Fiya Rooma (Via Rome) wali waa shidantahay. Waxaa ugu wacan, I guess, more than a decade dad ma deganeen xagaas, only after Maxkamadaha furmeen xaafadaas si toos ah loo degay. Now the new lama degaanka xaafado and degmooyin waa Jidka Sodonka, Towfiiq, Labadhagax, Sanca, allmost whole Hodan, Wardhiigley, Fagax iyo Yaaqshiid dhan. ____________________ Qoftaan basketball wey ciyaari jirtay oo xulka qaranka ku jirtay ee yaa moodaa. Magaceeda waa Xaawo Taako. Iska jir hee yeenan kugu dunk gareynin.
  13. Sheeko. Iskoolka Kaasabalbalaare ma laga qaadi jirin miyaa Guulwadoow, mise adiga gadaal ka gaar aa ahayd oo kuma gaarin. Horta Kaasabalbalaare ma dhigatay? Walaalkey dhigan jiray. What was more interesting was macalinkiisa xisaabta qaraabo ayaa ahayn, oo in fact guriga ayuu joogi jiray, a man of no nonsense ayuu ahaa. And my cousin too dhigan jirtay, in same galaas and yep, she too stayed at home. The interesting part was marka guriga la isla joogay waala isgaran jiray, laakiinse haddii iskoolka iyo galaaska la isku arko la isma yaqaano all of them -- my brother, my cousin and macalinkooda. Xataa marka ee galaaska ku jiraan oo uu magacooda yeerinaayo si dad uunan garaneynin u yeerin jiray. My brother asagana lakad kale ayuuba ahaa oo guriga mar mar markii la joogo uu inkiri jiray markiisana, the cousin iyadana qadada uma geyn jirin kaas ayaaba nacay oo su'aalo xun xun kas ii weydiinaa dhihi jirtay. Reer Iskool Kaasabalbalaare haddee xasuustaan or not, macalinkaas xisaabta aan qaraabada ahayn magaciisa Doolloow la dhihi jiray and it was back in late '80s. He was a tough macalin, well at least according to my brother and cousin.
  14. Soori abaayo Aasiyo, codkeyga waa hore Yurub ka balanqaaday. Next time perhaps. In seriousness, haddaa Shariifka ahaan lahaa dumar u sharxi lahaa ra'iisul wasaare, waliba mid waligeed dalkeeda ka bixin, sida Xaawo Cabdi oo waxna u qabato ama mid dalkeeda had iyo jeer wax u qabato, dibad ama godaha ha ahaatee, sida Faadumo Jaamac Jibriil. Laakiin the reality waxaas uma ogalaaneyso, jaahiliin insecure badan Soomaalida ka buuxee oo anti-dumar ah oo phobia ka qabo haween in power, haba sii sheegin kuwa Barbaarta la dhahaaye.
  15. Since 21 Oktoobar la galooyaba, Talyaanigaan ku heesaayo kusoo dhawaada. See u xasuustaan igu daran, hal erey kama tagin. Bisinka.
  16. -- Gam'i waayoo. Waligey masoo saareen inay qoftaas Nakruumo tahay. Ileen yaraan waala soo wada maraa. Soomaaliya inaa saas ugu baashaalno waa naloo diiday, inkaarqabiyaasha.
  17. Waa laba mid kala dooro. Lacagtaas oo balaayin ah haddee bulshada gisho sicir barar aad iyo aad u sare ah dhacaayo. Haddee gaarina, oo tii hore oo tacbaan ah oo wada jeex jeexmatay wali socoto, mid cusub waa loo baahnaanaa. Marka labadaba waa adagtahay, and I think in uu solutionka ku jiro once in a while lacag cusub oo in yar ah bulshada gisho maadaama tii hore sii dhamaaneyso. Not hal mar oo jumlo jug lagu siiyo maadaama meesha dowlad kala heyso ka jirin.
  18. Of course taargooyinka Afsoomaali iyo Carabi ku qornaan jireen. Ma xasuusatid yaah. By the way, sawirkaan Lambarafar laga qaaday a few months ago arag. Si fiican loo kala arkaa oo meeshaa ka hadlaaye ku jirto. Meeshaa ka hadlaaye habeen hore oo bushkuleetiyada iyo mootooyinka lagu ijaari jiray ku dhahaaye waa jidkaas qashinqubka in uu noqday u eg oo basaska taaganyihiin bidixdaada kaa qabaneyso oo bahalka dalada camal gaduudan ka muuqdo. Sarta gadaal kasii muuqatana, geedaha gadaashood, waa sartaa ka hadlaaye, I think Farsamada in la dhihi jiray. Meesha sawirka laga qaaday waa safaaradii Masar. Sawirka oo weyn inta ka arag, si fiican u kala arkee markaas. Dameerka dhintay jidka dhexdiisa iska yaalo iigu daran.
  19. Ma aqaani. Talyaani in uu yahay jeclahay. Sawiro kale: Sawiradaan waxaa la qaaday in late '80s, when Xamar was, how do you say it, cosmopolitan African city. Qofkii deganaa ayaa og. Aaah. Qofka qaaday Hindi Xamar deganaa ayuu ahaa, that is why asxaabtiisa, reerkiisa iyo dadkuu la shaqeyn jiray muuqdaan. Ninac iyo asxaabteeda ahaa. Waa kaas, nabad barwaaqada, nimcada ka muuqato walaalaheen sawirka ku jiro iyo dhalaalka iyo quruxda -- waxaas dhan nabad ayaa keento. Ar maxee dumarkeena qurxoonyihiin, siiba markee dirac qabaan. Noo haaya quruxda iyo caqligaba. Meesha laakiin yaaka maqan yaa kasaayo? Haa, kuwii Barbaarta la baxay ka maqan. Haddee joogi lahaayeen xiligas nimcadaas maka muuqateen sawirka. Nuunka, Tuujka iyo asxaabtooda sabta kala... Meesha waa Baar Xaraf, by the way. Well, according to the original source, oo meel ayaa loo baneeye dhulka wada fadhiyaan. This is what I meant when I wrote Xamar was a cosmopolitan city. International schools like this one ka furnaa. Reer Kanada iyo Finland ayaaba caruurtooda ku baran jirtay. Maantana boqolaal kun Soomaali ciyaalkooda ayaa dalalkaan ku barto wax. Ciraaq iyo Hindiya ciyaalkooda iyagana waa joogaan, so is Ingiriiska. I think this particular school was the American school. Shabeellaha Hoose.
  20. Ninac, ' ' cusub ila arag. I can say without an iota of doubt that cod saan camal ah inaa dhawaantaan maqlin. Darn, she has a cod cod dhalay oo cajiib ah. And to me, she sings better than the original singer, Sahro Dawo, herself an amazing singer. Bas waaye, next time aan Nayroobi aado, Eebba ha idmee, Sagal Artis waaka raadinaa, waa balan taas. Buuxo, Tuujka wuxuu meeshaas kor ku qoray haddaa wada fahmi lahayd meeshaan waaka carari lahayd ee ameeba 'codekiisa' ku fiicantahay.
  21. 'New strategy' lee wadaayee maku maqlaan miyaa horta? Mise waa gaalraac mar hore lagu yiri. Waxaan ma aaminsani, Barbaarta kuwaas hoggaankooda sheegto qabiil iyo waxaas waa hore ka koreen.
  22. Originally posted by Ferguson: @ fanaanad waa tanaa inta kale been. Bal aan u soo noqdo.. Mayee 'sasamaanikana' waa tanaa dheh. Fanaanad kulahaa, shaatina aawey hee. Ninac, hofseed weyn ku dhacday oo goolka waa salaaxday oo mala iska celin karo dhalinteeda laakiin wax ma dhihi kari hadda mashquul ahee waa usoo noqonaa.
  23. Lacagoow, waala heshay. Faraciinta inay bahalkaas wadan jireen waala ogaa. Xaala dhihi jiray? Hangol? Hongol?