Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,573
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Cali Mahdi was a reluctant warlord, who I believe qaskuu ku dhex jiray inuu ka towbad keenay, unlike labadaas kale la fadhiyo. Xoog iyo awood ka sareyso ayaa ka fadhiisisay qaskooda iyo dhibkooda.
  2. Maadka Maanuur, for a wadaad (I assume you are), ciyoow ayaa hoosgundida laabataa oo dagaal diyaar u noqotaa, see camal. Wadaado degan oo wax ku deg degin ogaan jirnay. Then again wadaadadaas 1990 ugu dambeysay Soomaaliya iyo Soomaalida lagu dhex arko, kuwa deg deg badan oo ciyoowba xanaaqaayo soo baxay, haddee rabaana isku kaa qarxinaayo. N.B. - Hadda hasii xanaaqin yaah. _________________ About istaaqfuroowga, higaadinka iyo waxaas kama hadleynin, yacni ma fahmin ka waday maadaama aad u qortay isaaqfuroow, inaa wax kale ula jeeday mooday, istaaqfuroowba ma igu soo dhicin runtii.
  3. Maadka Maanuur, for a wadaad (I assume you are), ciyoow ayaa hoosgundida laabataa oo dagaal diyaar u noqotaa, see camal. Wadaado degan oo wax ku deg degin ogaan jirnay. Then again wadaadadaas 1990 ugu dambeysay Soomaaliya iyo Soomaalida lagu dhex arko, kuwa deg deg badan oo ciyoowba xanaaqaayo soo baxay, haddee rabaana isku kaa qarxinaayo. N.B. - Hadda hasii xanaaqin yaah. _________________ About istaaqfuroowga, higaadinka iyo waxaas kama hadleynin, yacni ma fahmin ka waday maadaama aad u qortay isaaqfuroow, inaa wax kale ula jeeday mooday, istaaqfuroowba ma igu soo dhicin runtii.
  4. Maadka Maanuur, for a wadaad (I assume you are), ciyoow ayaa hoosgundida laabataa oo dagaal diyaar u noqotaa, see camal. Wadaado degan oo wax ku deg degin ogaan jirnay. Then again wadaadadaas 1990 ugu dambeysay Soomaaliya iyo Soomaalida lagu dhex arko, kuwa deg deg badan oo ciyoowba xanaaqaayo soo baxay, haddee rabaana isku kaa qarxinaayo. N.B. - Hadda hasii xanaaqin yaah. _________________ About istaaqfuroowga, higaadinka iyo waxaas kama hadleynin, yacni ma fahmin ka waday maadaama aad u qortay isaaqfuroow, inaa wax kale ula jeeday mooday, istaaqfuroowba ma igu soo dhicin runtii.
  5. Maya, maya, it ain't against the rules. Waa yaabay lee, meesha waxa tuban threadyadii hore lee arkaa caawa. Meesha kasii wad dalaalka, abaayadiis.
  6. Maagmaag dhaheyso waxaa maqli jiray cimrigaaga deg dego aricarbeed foolaneyso kuma tusineyso.
  7. Heestii Sulfa ee Shabshabloow shiinka Quraanka ninkii sheega ma shaalaaye ku raaxeysta. Boqol now: Maxaa kurta loogu shubaa Kuleelka bunka karkaraayo Kub loogu siiyaa Iidaa kakanee Wax aan karinee Kalsooni ani iigu qab Ila koodee Kalgaceelka kolkaan jiro kiilkiisee Kurba loo maaro Iyo oone kadeed Heeleey aniguu i kabaalayee Waa isoo kadiyee kashta ii galayee Shabshabloow shiinka Quraanka Ninkii sheega ma shalaayee ...
  8. Ninaciina, xaa maanta usoo quf qufeysaa threadyadii hore?
  9. Threadyadaan gaboobay yaa soo qufooyo. Bisinka. Suddenly, waxaaba mooday in lagu jiro in late 2006/early 2007.
  10. Originally posted by Maaddeey: Mar haddii MMA oon is lahaa Istaaqfuroow waa yaqaannaa uusan sheegin, anoo og inuu ku xusay thread'kiisa ' Caado ' ee dhowr sanadood ka hor, ayaan wax yar bal ka taa-taabanayaa IA. Istaaqfuroow ma aadan qorin, xaaji. 'Isaaqfuroow' meesha ku qortay. Istaaqfuroow aad u aqaan, xataa inta SOL kusoo dhajiye afar sano kahor saa ku sheegtay kor.
  11. Originally posted by Maaddeey: Mar haddii MMA oon is lahaa Istaaqfuroow waa yaqaannaa uusan sheegin, anoo og inuu ku xusay thread'kiisa ' Caado ' ee dhowr sanadood ka hor, ayaan wax yar bal ka taa-taabanayaa IA. Istaaqfuroow ma aadan qorin, xaaji. 'Isaaqfuroow' meesha ku qortay. Istaaqfuroow aad u aqaan, xataa inta SOL kusoo dhajiye afar sano kahor saa ku sheegtay kor.
  12. Originally posted by Maaddeey: Mar haddii MMA oon is lahaa Istaaqfuroow waa yaqaannaa uusan sheegin, anoo og inuu ku xusay thread'kiisa ' Caado ' ee dhowr sanadood ka hor, ayaan wax yar bal ka taa-taabanayaa IA. Istaaqfuroow ma aadan qorin, xaaji. 'Isaaqfuroow' meesha ku qortay. Istaaqfuroow aad u aqaan, xataa inta SOL kusoo dhajiye afar sano kahor saa ku sheegtay kor.
  13. If I was among hoggaanka Barbaarta and came up to read a thread like this, qosol ma iga dhamaadeen. Qabiilkii buuxin lahaa iyo kursi howl weyn heynin iyo waxaas camal ka hadlaayaan markee the reality on the ground is much different, oo dalkiiba dad qabiil iyo waxaasba arkin wada qabsan rabo. Soomaalida iyo qabyaaladooda iyo qurbajoogooda wareersan. This is not 1991. Qofkii la keena meesha wax ka weyn tan labada Shariif ama Sharmaarke ay keeni waayeen ka badan ma keeni doono, mana soo kordhin doono, qabiilkuu doono ha ahaadee unless caalamka arrinta Soomaaliya hal meel oo waxtar leh ugu soo wada jeesan.
  14. Nuunka and his never ending jacburis. Nuunka, Maslax maku aragtay Nayroobi? Xaafadda Hillgam ayuu deganaa, oo my old brother ayee daris ku ahaayeen xagaas. According to him, qof fiican oo degan ayuu ahaa.
  15. Originally posted by Timur: If Somalia-Online was Somalia and not an obscure forum on the far corners of the internet filled to the brim with passionate yet mentally empty Obama-style liberals, Al-Shabaab would fall today. But this isn't Beletweyn, this isn't Mogadishu, this isn't Kismayo and this ain't no Baidoa, this is SOL where the dwellers try to vainly paint Somalia as a Western country forgetting that what may fly here may not fly there. In essence, people here have lost touch with reality over there. Waa gartaa, dalka Galbeed aad macmacaankaaga iska cabeysid, iskana cuneysid, oo raaxada nabadeed iskaga nooshahay dhib iyo kuleel ma kugu heyso argagaxa ee ku haayaan Barbaartaas dadka ee xoog ku maamulaan, silac iyo qaxarka ku nool, hay'adihii ay ka shaqeysan lahaayeen, oo ay waxooda daruuriga ka heli lahaayeena loo diiday. Haddaa dhibkooda la dareemi lahayd saas uma hadasheen. Af nool oo xor ah waa iska hadli karaa, just Eebbe u mahadceli that SOL waa xor oo Barbaarta kuwaas la baxay ma maamusho. Dadka SOL joogana waa dad wax fahmay oo xor ah, oo aragtidooda ka dhiibanaayo maadaama dadka dhibaateysan koonfurta Soomaaliya ku sugan aynan dhiiban karin cabsi iyo argagax daraadeed. Anagaa u hadleena, that is the least we can do.
  16. at 'Jeenyo.' Ar magaca u sax, Jeyte dheh yaaqeey. Kan heestaan ku jiro Miiraale ma'ahoo?
  17. Abaabiina, isii hee. Shimee igu dambeysay aas maqlo sheekooyin saan camaleeto ah, markaa joogi jiray Xamarjajab. Gadaal ka gaartooy ninac luubaani xaas ka kasaayaan.
  18. loo qaaday Barbaarta waalan. Heesta oo loogu magacdaray Soomaalaay: Haddii daacad lagayahay Dacwada qofkii wada Cidi diidi meysee Diinta waa nasteexiyo Daawo lagu qaboobiyo Dowda nolosha loo maro Islaanimadu waa dahab Dadku ay u simanyihiin Ninna keli ma difaaco Daa'imka ilaashada Dagaal aan dhamaaneyn Dunidii la yaabtee Soomaalaay isdabaqabo Sidee diinta nagu tiri Dadku hadduu Islaanyahay Isdil uma banaanee Wadaadkii digrin jiray Dulmiga iyo wixii xaq ah (kala saarkooda) Dadka ay ka sugaayeen Haddii uu dagaal galo Damac iyo hoggaan rabo Ifka wuu duloobaa Aaqirana kasii daran
  19. Originally posted by Maaddeey: Ismalurto, how am I sexist? Acuudubillaah!. MMA waa beentiis, mar horena waan sheegay waxaan ka soo qaataa: Doollo . MMA , horay ayaan kuugu sheegay iney waxaagu personal yihiin!. Guriga Raysul Baarlamaanka !! dhallinta waa lagala hadlaa, ee iga war sug. Shalayna waxaad dadka u sheegeysay Soomaaliyeey Toosoo inaanan oggoleyn!, bal sheeg meesha aan tafaraaruq Soomaali ama qalloocood ku taageeray??. Maadeey Muudeey Maanuur waa hoosgundi dhigatee see camal. Waxaan xanaaq miyaa mise wax kale waaye. Wee, widaay kaftan ahayd ha u bixin, bisinka. Hoosgundidaadana dib u xiro, ani dagaal ma fadoow nooh. Soomaaliyeey Toosoo Barbaartaada aa taagersantahay ka dhaadhacsii inay xishmeeyaan. Unfortunately, they don't, same way aynan u ixtiraamin calankeena qurxoon. N.B. -- Barbaartaas aa taagersantahay guri la heysto iyo waxaas ma ugu soo horjeedi. My opposition against them dates back as far back as during Maxkamadaha in 2006 since iska ogaa inaynan qeyr iyo wanaagba midba soo wadin. Weyna rumowday taas.
  20. U sheeg waana reer magaalnimo, instead of using waryaa oo dadka waa weyn qaarkood aflagaado u qaadan karo, waraa is hardly harmless markii lagu dhaho oo maba isku dayaan xataa inay fahmaan. A genius ayaa ka dambeeye the dropping of 'y.' Then again geel indhakuul maxaas ka kasaa horey loo yiri.
  21. Mayee ismaaciilraroow yaa yaqaan. Furoow kulahaa.
  22. Mayee ismaaciilraroow yaa yaqaan. Furoow kulahaa.
  23. Mayee ismaaciilraroow yaa yaqaan. Furoow kulahaa.
  24. Originally posted by Ismalura: The only thing I like about you is gabayada saydka ee where do you find them. I would like to read more mise taasna nagaha looma ogola? Pliz? Intuu kasoo xaabiyaa. Laakiin ogoow sababo uu Sayidka gabayadiisa u keensado inta. He thinks -- nay, he believes -- in Sayidka iyo Barbaarta kuwaan la baxay maanta joogo inay isku mabda' yihiin, oo jidkii Sayidka dhamaan wali wadaan. That is what he believes. Sharafta ayeeba Sayidka ka qaadeen.
  25. . Fanaaniinta meesha ka wada muuqdo -- Baxsan, Samatar, Qamar Harowo, Feynuus Sh. Daahir, Khadro Daahir, Daleys, Cumar Dhuule -- iyo see iskaga baashaalayaan without any worries. Aaaaaaaah, dadkaas life soo maray.