Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,573
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Nuunka, foolbuug ayaa hadda kahor ku arkay sawirkaan, markaa threadkaan arkayna soo xasuustay.
  2. How long 'cadowga Alle' dabar goyntooda socon doontaa? Kontonka sano soo socdo.
  3. They have a point. If it is true that in uu kusoo guursaday xagaas, he should have done that before uunan ka dhalin shan caruur oo da'doodaba ka wada yar toddobo jir. That is ridiculous. Once again, Eebba ha u sahlo amuuraheeda, xaalkeeda ma sahlanee, qof juusto ahna uma eka qofta; if she was, she would have waited for him to come back and do whatever revenge she wanted to do against him, instead of taking her anger at her children. Then again qof maskaxdeeda degan ma'aha. Nimanka Soomaaliyeed sida ninkaan lagu accuse gareynaayo u dhaqmo mar mar la yaabaa. Qooqooda ayaa ka tabarbadiye than ciyaalkooda iyo mustaqbalka qoysaska ee qabaan before remarrying. Some of them still think in miyi iyo meelahaas la joogo and it is in '60s/'70s, oo meeshuu tagaba mid iskaga guursanaaye, regardless how many ciyaal yar yar xaas kale u heyso. Taas waa hore dhamaatay.
  4. I don't know what is weirder. Some Soomaali dude who thinks like he is a redneck that lives in Arizona. 'Focus of our own people' uuba lasoo shirtagay. Even more weirder is that he posts this crap on a Somaliaonline site he supposedly dislikes its very word. Weird and weirder. How insecure some could be. Very unhealthy. Soomaalida u qaxday Waqooyi Galbeed cidna ma weydiisaneyso halkee ka degi lahaayeen meeshaas, waana dalkoodee, least of all an online character's approval, who himself is a refugee in some random Western country.
  5. Aniga waaba yaabanahay. When did the TLC (The Learning Channel last I knew) became a tabloid fodder TV channel. For a decade this channel ma fiirsan, but the past couple of months fiirsaday and wax badan iga dambeeye. Every show seems like ciyaal ciyaal show. There is little people 'reality' show; there is a family with their 19 kids or so around; another family with eight kids that are set twins; one about filthy living people. And then there are the cake show, wedding dress show, female prison show... Whatever happened to 'learning' the true, interesting stuff that is also mature.
  6. Siidkoow, waxaa la yaabay was I didn't know you went to marfishes, because that is a real hardcore marfish talk, qof reer marfish ahna kuma moodin.
  7. Indhashareerka 'fashion' miyaa laakiin mise qoraxda la iskaga celinoyaa, waaba yaabanahee. Walaahi Soomaali si sahlan ayee isku badashaa. Waxaa xasuustaa indhashareer markee kaliya xiran jireen dumar dhif dhif oo Camuudiga ahaa oo asalkoodaba Carab ahayd oo Reer Shibis ahaa.
  8. Originally posted by Tuujiye: "Gibilkeyga manii la googooyo, gabalkiisa kiiheloo waa kuu gabyaa" Waaku gabyaa iga dheh. Nin gibilkiisa la goostay xaa u harayba. Speaking of Killer, oo killing lyrics kale ah ila dhageyso: Ogaawee, axdigaan adkeeyaa Uurkeey ku yaalee Oonka iga gooyee Aah, qofteyda qaayaha iyo qiimaha lahayd ee Nayroobi isoo xasuusinee. I already miss her, can't wait to go back.
  9. Yaa u noqonaa? Maryooleey???? Allaheey ka alla. By the way, ma xasuusataa jidka yaraa sartaas bidixdeeda ka bixi jiray oo a new, unused big building polytechnic ah ku dhamaan jirtay. Jidkaas cul de sac ee yaraa mootooyinka iyo bushkuleetiyada lagu ijaari jiray. Few times anagoo yar yar cabsaneyno aadnay meeshaas, because it waaaaaaaay out of our ciyaal xaafad boundary in our age at that time. If you still don't remember, Lambarafar lix jid ayaa ka bixi jirtay, oo kala ahaa: One road went to Tarbuunka. Mid kale went to dhanka Isgoyska Soobe iyo Isbitaal Banaadir. Another street went to the garoonka diyaaradaha iyo xaafadii cusbeyd Bangaariyada Labaad la dhihi jiray. Another one was Jidka Maka Almakurama. Kan kale wuxuu ahaa jidka aado Xamarjajab. And finally, a dead end little boulevard oo that newly built polytechnic college. I think it was called Farsamada. Jidka yar aan ka hadlaayo actually waa kaas, waa kan ay ka muuqdaan baabuurta madoow iyo kan greyga camal u eg midabkiisa on the right side of the sawir. Jidkaas soo xirmaayo mootooyinka yar yar iyo bushkuleetiyo lagu kireen jiray. And it looks like Lambarafar was cleaned in the last few years. Doqoshyada meesha ka muuqdo in the roun****ut cajalka kama muuqdo, which is good.
  10. Moving it to Sports section. Kamoon, folks, there are other sections than Politics section alone.
  11. Nina, haa, Lambarafar muuqato. From 34 seconds oo Hoteel Saxaafi ka bilaabaneyso to 1:36 waa wada Lambarafar meesha. Sarta dhowrka dabaq ah in 1:28 muuqato waaba galay sanadka markuu ahaa 2003, fiid habeenimo ayeena ahayd waa xasuustaa anoo geesi iska dhigaayo. Hoosteeda ayaa meel internet laga isticmaalo ku taalay. I think Webtel in la dhihi jiray. Laakiin shaneemada kama muuqato, waa dhanka kale kasoo horjeedka meesha taalada buugga camal u sameysan u eg oo muuqato in 1:10; fiidiyahana dhanka shaneemada kasoo horjeedo bas ayaa laga duubay. Meelihii cidlada ahaan jirtay ayaa shidan, sida jidka Maka Almakurama oo aanan cajalka ka muuqan, waxaana cidlo ah ka muuqato Suuqa Bakaaraha oo cariiri aad u ahaan jirtay oo cajalka ka muuqdo. Lambarafar see ahaan jirtay haddii lala compare gareeyo waxa ka muuqdo cajalka waa cajiib. After the Lambarafar, waxaa muuqdo oo cajalka duubeysaa that broad avenue oo taksiyada safanyihiin in the old picture, jidkaas oo ah kan Xamarjajab aadi jiray, siiba Iskool Buluusiyo iyo Dekedda. Compare how it looks like now in the video. Waxaa wali taagan sideeda u eg laakiin waa sartaa ka hadlaaye in 1:28. Waa sideeda wali. Eebboow Xamar Caddeey oo sidee ahaan jirtay ka sii fiican nagu tusi, oo nagu gee cimrigeena -- aamiin.
  12. Originally posted by Tuujiye: Waraa Ruwaayadaan Ma jirto!!! dhadhan maba laha seecamal? waxaan see loo fiirsanaa duqaa? hal mar xitaa ma ilko cadeen kawaran.. Waaba xanaaqay oo neerafooso aanba ka qaaday.. Wareer badanaa!!! Maxaa, Awkuuku iyo Jeyto maa meesha ka sugeysay.
  13. Aragtideyda haddaa dhiibto buug la qoray noqonee oo waaga kugu baryaayo aqrinteeda ee marka anoo iska dhaafo ii dhaanto. N.B. - Waa kugu raacsanahay inay haweenka la wada wareegaan hoggaanka dalkeena. I advocated -- and still am -- that years ago on here. We need new Caraweelos oo niman Soomaali badan bahalahooda ka rifo.
  14. Soo daa warka, xaaji. Waa lagaa sugaa.
  15. Bishaaro Cabdi Garabey ahaa qofka midig fadhiyo. Family friend waaye, oo markee Nayroobi imaato reerka la joogtaa. I met her, a nice xildhibaanad. N.B. - Sawirka gadaashood lagu sawiray cajiib ah. Meesha 'shalay' ku qorantahay darbiga. See shaley Xamar ahayd ku sawiran, kan hoosena probably 'maanta' ku qoran oo see maanta tahay ka hadleyso.
  16. Eebbe ha u raxmado caruurtaas geeriyootay, iyadana Rabi ha u sahlo xaalkeeda maskiinta qof fiyoow uma eko.
  17. Ninac, soluushinka kaa koreeyo maka yaabtay? Waxaasa lagu leeyahay waa soluushin.
  18. Geeljirnimo is overrated in Soomaali dhaqan. Aad iyo aad loo buun buuniye. Buun buunis siyaasad ku bilowday ahayd. Lo'raacato, beeraleyda, malaaydabatada, dadka kale xirfooyinka kale ku shaqeysto dhan haddii la isku dar ka badan geeljirnimo/geeljireyaasha. Don't get me wrong, my own sub-clan's name waxaaba lagu samiye dad geel (ama gaal) jecel, which means inee reeraheyga geeljirto kasoo jeedaan, nonetheless nomadism in Soomaali culture's context aad loo buun buuniye.
  19. Xudeedi, horta hore qofna ma support gareeyo. Taas meel noo dhig. I support no person, no individual. Walaa shariif, walaa sheekh bilaa xaaji midna shuqulkeyga ma'aha. I do give my personal opinion or support who I do think xaal u soo wado Soomaaliya ama mid Soomaaliyeed, ee marka it is not about mid shaqsi. Now I believe in uu xalka ku jiro dowladaan kumeelgaarka ah dhisan hadda, albeit its too many flaws, laakiin it is the closest we can have a dowlad dhisan oo meel ka bilaaban karto. Same way as I supported its predecessor that was created in 2004 until it brought Xabashis in 2006. We knew who led that one, marka it is not about who or what special shaqsi is at the top of the helm. Today, again, yaa xaalka Soomaaliya soo wado of all groups ka jiro dalkeena? What other group in Soomaaliya maanta ka jiro u taagan midnimo Soomaaliyeed? Su'aalahaan jawaabtooda wey iska caddahay. Tan labaad, a lot has changed. Kuwaas Barbaarta la baxayna argagaxisonimo keensaday meesha. Shariifka's administration was not given a chance when Xabashi left. And why is he silent about Xabashis being on proper Soomaaliya land? I don't know, you can address that question to him. Laakiinse I can guess he can't be fooled again. Xabashi in uu kasoo horjeeday oo ay daacad ka ahayd waala ogaa, laakiin horaa afqalaad loogu yiri fool me once, shame on you; fool me again -- waa iska dhameystiri kartaa. Shariifka can't be fooled again. Wax Xabashi oo Kalabeyrta ama Yeed ama Buuhoodle joogo ka weyn ayaa Xamar la joogo, waana run. And speaking of Xabashis, they are/were always occupying Soomaali towns around Soomaali Galbeed. Pre-or post-Shariif, they occupied (and will occupy) Luuq, Dooloow, Yeed, Feerfeer, Balanbale, Buuhoodle and on since mid '90s. Marka walaa Shariif or not, Xabashi dalka dhan ayee heysataa waxaa keenayna ugu wacan waa midnimo la'aanta. Wixii midnimo dhalin lahaana yaa maanta diidan ka koow ah? You don't have to give a guess about that. Having said that, I am always against Xabashis. Always. And it is a fallacy, twisted political logic to compare Xabashis to AMISOM. Waa dead wrong. Far, far than comparing babaay to cambo.
  20. Ninac, how come you didn't revive this thread. "Ma jirto cafis loo fidiyey hoggaamiyayaasha Maxaakiimta..." Cafis la'aantaas maxaa ka dambeeye, who la cafiye oonan la cafin?
  21. Sanadihii mar lee isa soo tuur oo soo dhac adi. Ar Haaruunka, nafta ka waranba. Meeshii Koronto maa wali fadhisaa mise waa hore ka gambisatay.
  22. A karaoke channel with fine Soomaali heeso accompanied by heesahoo qoran.
  23. Mr. Manchester United Tababare's Name ( ), maan, heesahaa the last few weeks dhageysanaayi soo gilisay. I have never downloaded as many songs from that Soomaali lyrics channel on Youtube as I did in the past couple weeks onto my laptop. Dadka channelkaas sameeye aad ugu mahadsanyihiin, heeso badan aa jeclaa qoraalkooda soo giliyeen.