-
Content Count
17,641 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Xamar Caddeey One can see the city planners at work, how zoning helped Xamar Caddeey become a truly incredible city. Dadkaas ayaa ka dambeeye planning the city.
-
Aaaaaaaaah, tanaa inta kale waa... Now I know gabadhii gurigeena joogi jirtay why she was so obsessed with Sulfa back then, oo cuntada ma karin jirin without hees kamid ah kuwa Sulfa u shidneen on rikoorka. Duufaan iyo dabeel luleesoo Damankaan ila soo darseene Dar Allaa laygu deeyee Ducadiii Awdiinle Nuuree Dulmi daad kaama qaadee Dambi Daai'nkeey daah masaaree Dad iyo duur ma laysku deeyee Dareenkaa lahaawee Dab iyo daayac iiga dhoortooy Dulqaad ii lahaydaay Dandaradaan maa laysku deeyhaa Ana waa daalayee Dulmi daad kaama qaadee Dambi Daa'inkeey daah masaaree Dad iyo duur ma laysku deeyee Dareenkaa lahaawee
-
Habartaa xee ku tiri?
-
... I don't want to state what is in my mind. Dambi ma rabiyee.
-
Yaa cunaayo? Maan, I loooooooooooooooof tuna. I sometimes experiment with it. Marar digir (the soft beans) iyo tuna isku dhex kariyaa. Mar mar ukun iyo tuna la isku karinaa, mar mar kalena sadexdooda la isku daraa and you heat a bit. And finally qudaar isku dhex qasan ayaa tunada lagu dhex karinaa. Wax cajiib kasoo baxaayo. It tastes wonderful. Try garee.
-
Yaa cunaayo? Maan, I loooooooooooooooof tuna. I sometimes experiment with it. Marar digir (the soft beans) iyo tuna isku dhex kariyaa. Mar mar ukun iyo tuna la isku karinaa, mar mar kalena sadexdooda la isku daraa and you heat a bit. And finally qudaar isku dhex qasan ayaa tunada lagu dhex karinaa. Wax cajiib kasoo baxaayo. It tastes wonderful. Try garee.
-
Hee, dharbaaxo kale xiimeyso maaka cabsatay? Wiilalnimo ma'aha ee indhaqabsi iyo waxaas waaye. After I went in Xamar, a lot of my siblings isbiimeyeen too, oo waxee dhaheen MMA hadduu isbiimeeye ma anaguu naga geesisanyahay. Many of them were sisters, wali iyagoo ciyaalkooda babies ah oo yar yar wato. Truth be told, anigaba waa la iiga horeeye, oo laba sisters iiga horeeye in a few months before my arrival laakiin baando kale ila dhalatay markee ani oo tagay i arkeen isadkeeyeen iyagana.
-
It is nice to see a Soomaali reach that position; however the thread is misleading. He is not elected. He is 'sii haaye' MP. The elected MP is Beatrice Ask. He is her deputy. His very website says so. He sits for her when she is outside the country and for official trips. Members of Parliament for the City of Stockholm: Fredrik Reinfeldt (Prime Minister) Beatrice Ask (Justice) Lena Adelsohn Liljeroth (Culture) Maria Abrahamsson Sofia Arkelsten Anna König Jerlmyr HG Wessberg (Secretary) Mats Johansson Johan Forssell Gustav Blix Deputy: Jessica Rosencrantz Amir Adan Margareta Cederfelt Cecilia Brinck
-
New faces for shaking up Toronto city council
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalina's topic in Politics
Khadiijo Cali has the best chance; last time she came in a distant, but quite well, second. The incumbent, Rob Ford, is not running marka fursad weyn heysataa. Xaafadee rabto laga doorto waa xaafadda Soomaalida, if Soomaalida ay mideysan yihiin lee. I hope Reer Etobicoke North (waa degmadee Dhigsan [Dixon] ka tirsantahay) midoobaan for once. -
Reer Suudaan yaraantey ilaa hadda ogaa waxee u qabteen Soomaalida maxaa yeelay walaalahey aadi jiray, waxbarashonimo u aadi jiray. Suudaan iyo Bakistaan waxbarasho u aadi jireen, sawiradee kusoo galeen lee arki jiray. Mid kamid ah walaalahey Urdu ayeeba ku hadli jirtay oo Karaaji (Karachi) kasoo baratay. Soomaalida iyo Suudaan dowladihii ka jiray aad iskugu dhawaayeen dhaqan bandhigeed, waxbarasho iyo waxaas dhan wey isdhaafan jireen. Masarna saas camal ahayd, siiba waaguu Jamaal C/naasir noolaa. Xamar goormaa kugu dambeysay adi? Saa ugu soo fiigtay maku noqon filaa? Ee markaas anaa kaa geesisan oo mar indhaha qabsaday aan dalaq iri in 2003.
-
Ninac, Florence, Talyaaniga ee joogtaa xaajiyada. 1-Sinnaantaan la magac ahay, Sanku-neefle ma oggoli, Inuu iga sarrayn karo Iyadoo hees ma arkin laakiin iyadoo gabay camal loo qaadaayo arkay, intana ka dhageyso ama iyadoo nooc kale ah. Iyadoo wada qorana inta dhowr jeer lagu soo dhajiye laakiin mid waa tan.
-
Reer Qaahira ahayd miyaa? Ma ogeynee. Soomaaliya wixii Soomaalida ama Soomaaliya mahadiyo ayee u mahadnaqi jirtay. Saas ugu wacan filaa Qaahira jid Soomaaliya loogu magacdaray inay ku taalo maadaama iskool Jamaal Cabdinaasir Xamar ku yaalee asagana.
-
NBC News profiles Soccotra Island
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Libaax-Sankataabte's topic in General
Soomaalida jasiirad ma jeclo, ma'ogi waxa ugu wacan. Geel meel uu iska soc socdo uu iska daaqo uu rabaa, jasiirado yar yar kuma filno filaa. Geeljirtana waa saas camal. No wonder Soomaali maryooleey degan maleh all those paradise islands off the coast of Jubbada Hoose. -
Bas kamid ah gaadiidka Roome. Obviously the bus' route is 'Somalia' since there is a 'Somalia' street (Via Somalia) in Roome. Xamar had Via Rome, marka waala isku mahadcelinoyaa. Xamar, too, had Via Liberia, and in turn, Monrovia, the Liberian capital, has . Go Soomaaliya, indeed.
-
. Xeebta Liido iyo Axmed Naaji motoring a 'yacht.'
-
Cajalkaan hees ma'aha laakiin afar la isku daray wuu kaa qiimo badanyahay. Haddee Soomaali wax dheegeyso kaliya lee. Haddee Soomaali dhagaha wax ku maqli lahaayeen eedadaas qiireysan iyo eedooyin badan hadalkooda waa hore la dhageysan lahaa.
-
Meesha waa Islii, iridaas birta laga sameeye ka garanaa iyo darbigaas qaabkiisa. I might even know the room, who knows. It kinda looks very familiar. Just kaftaming.
-
Aawey Nuunka. Waxaan asagaa kala yaqaanee hana noo kala bandhigee.
-
Qolobaa calankeed. Magool, Xasan Aadan Samatar, Axmed Rabsho, C/jibaar Alkhaliiji iyo kuwa kale magacooda ii gooye wada qaadaayo.