Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Laheystiyaal is'heysto ayaa nahnay. Soomaali ayaandaranaa.
  2. Afar toddobaad xataa looma baahneen and my prediction is right on it.
  3. Something must have happened behind the scenes for the secessionists recently praising Xasan Socdaal's regime and garaadka openly making this statement in public. Wixii la wada ogaa ayaa bannaanka la wada keenay. Xasan odeyaashii Waqooyiga tagay baaq soo saaraan ka diiday.
  4. Beesha uu kasoo jeedo Koofi oo war culus soo saartay, baaq u dirtay beel kale Beesha uu kasoo jeedo Maxamed Aadan Koofi ayaa sheegtay in dano siyaasadeed laga leeyahay dacwadda musuq-maasuq ee lagu soo oogay agaasimihii hore ee hay’adda socdaalka iyo jinsiyadda dalka. Koofi ayaa ka mid ah illaa 18 mas’uul oo xeer-ilaaliyaha qaranka Suleymaan Maxamed uu dacwad ka dhan ah u gudbiyey Maxkamadda gobolk Banaadir, ayada oo loo haysto eedo ay ka mid yihiin musuq-maasuq iyo xatooyo dadweyne. Beesha uu kasoo jeedo Koofi, oo kulan ku qabatay magaalada Guriceel, ayaa sheegtay in qorshahan uu yahay mid ay ka dambeeyaan dad ay isku hayaan xilka madaxweynaha maamulka Galmudug, oo ay sheegeen in Koofi uu doonayo inuu isku sharxo. Beesha *** ee *** ayaa sheegtay in dadka ay is-hayaan Koofi ay kasoo wada jeedaan beesha ***, balse ma aysan magacaabin shaqsiyaadka ay is-hayaan. “Waxaa nasiib darro ah in dadka Koofi ku dulminaya shaarka dowladeed ay yihiin dad aan nahay dhaqan wadaag, dhiig wadaag iyo dhalyo wadaag, oo cid qabataa aysan jirin ilaa hadda ama u caqli calisaa,” ayaa lagu yiri war-saxaafadeed kasoo baxay shirka. “Madaxweyne Xasan Sheekh waxaan leenahay, maanta waxay maraysaa meeshii aad ka tiri ‘Farxaanow dhiiqaa laguha laguu geliyoohaayaa’, annaguna waxana leenahay, madaxweyne, dadku waxbay gartaan ee yaan dhiiqo lugaha laguu gelin.” Odayaasha ka hadlay shirka ayaa ugu baaqay beesha *** *** inay is ceshtaan oo ay isqabtaan, islamarkaana ilaaliyaan walaalnimada. Baaqa loo diray beesha *** *** ayaa laga fahmin karaa in qofka aysan odayaasha magacaabin balse ay is-hayaan Koofi loola jeedo agaasimaha hay’adda NISA Mahad Salaad, oo kasoo jeeda beesha ***, islamarkaana la rumeysan yahay in loo wado xilka madaxweynaha maamulka Galmudug. Warka kasoo baxay beesha Koofi ayaa imanaya ayada oo shalay Maxkamadda Gobolka Banaadir ay si rasmi ah ugu yeertay 7 masuul oo Koofi uu ka mid yahay. Koofi ayaa dalka ka maqan. Baafin rasmi ah oo kasoo baxday maxkamadda gobolka ayaa waxaa kasoo dhex muuqday agaasimihii waaxda canshuuraha bariga ee wasaaradda Maaliyadda Muxiyadiin Saabey, agaasimihii hore ee hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) iyo agaasimihii dhawaan is-casilay ee hay’adda socdaalka Cabdul, iyo xubno kale. Xigasho
  5. This misguided secessionist who thinks calling me a clan name is an insult itself. War qabiilkaa sheeg sheegtid is a proud, very large clan that live in historical Buurhakaba vicinity and is much older than your confused Carab-and-Xabashi-wannabe clans. Marqaan-induced secessionists waxba maba kala yaqaanaan since awal Wanlaweyn - another degmo in Shabeellaha Hoose - ayee caay moodi jireen. Waraa marfishka ka soo leerso ee bannaanka u bax.
  6. Add to the list now to this secessionist's self-admission of drinking the cursed drink. Ileen wuxuu diinta Islaamka wax ugu sheegaaye waaba qof aanan ku dhaqmin. Qabyaalad haba sheegin. War diintaada u noqo oo ku dhaqan.
  7. Wah Che, argagaxisada ma taqaanid inay yihiin kaliya non-Irir Samaale.
  8. Waa dabkii labaad suuqa Jigjiga ka dhaca in four months. Dababkaan gacmo shisheeye ee la dagaalamaayo, curyaaminaayo ganacsiga ummadda Soomaaliyeed ayaa ka dambeeyo, no doubt about this. And these fires always start late at night - Muqdisho, Jigjiga, Hargeysa, Gaarisa, Wajeer... Haddaa dukaamo waa weyn ku leedihiin Boosaaso, Baydhabo, Kismaayo, suuqyadiina habeenkii ilaalsada.
  9. Faahfaahino dheeri ah oo kasoo baxaya dabkii xalay qabsaday suuqii waynaa ee magaalada Jigjiga Dab ayaa fiidnimadii xalay ka kacay suuqa wayn ee magaalada Jigjiga ee loo yaqaano Taywaan kaas oo khasaare laxaadleh gaystay, inkastoon wali aan la shaacin khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dabkaas. Inkastoo wali aan la ogaan waxa sababay dabkan balse wararka qaar ayaa sheegaya in meherado ku dhexyaal suuqan dab ka kacay uu sababay gubashada suuqan wayn ee Taywaanka ee magaalada Jigjiga. Dabkan ayaa billowday qiyaastii 11kii fiidnimo ee xalay iyadoo suuqani uu gabi ahaanba basbeelay oo aysan jirin meherad suuqan kutaalay oo ka badbaaday dabkan, inkastoo dadkii gurmadka u yimid ay isku dayeen inay meheradaha ka guraan alaabaha, haddana dadku intooda badan alaabtoodii maysan noqon mid badbaadda. Suuqan ayaa waxa uu ka dhisnaa cidhifka magaalada Jigjiga, waxa uuna ka dhisnaa Jiingado aan aad u habaysnayn taas oo keentay inuu si dhibyar dabku ugu faafo suuqan, waxa kale oo sababay inuu dabkan sii faafo dabaylo xooggan oo dabka sii hurinayay. Xigasho
  10. Laba sano ka dib, dowlad moooryaanta ka buuxdo talineyso, still doing the same:
  11. Maxaaba la xiraa madaxtooyadii ayaaba roog gaduudan loo dhigay. Muxuu Xasan Socdaal dowladnimo bahdilay.
  12. Galbeedi ilma adeerkiisa si xun i bahdileen Xasan iyo moooryaantiisa.
  13. Now, now, you have crossed the line by downright insulting diinteena suuban iyo Rabigeena. This site has two decades old Golden Rules, in which one of these rules explicitly states: "4 - Anti-Islamic: No one will be allowed to insult Islam and Muslims under any circumstances. Your post will be deleted and/or username banned if cought with any anti-Islamic attacks. Your views are welcome but your deragotory language against Islam/Muslims will not be welcomed..."