Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,517
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    313

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Xataa haddee run tahay xilli ku haboon la sheego ma'aha xilligaan maadaama dhulal iyo hanti badan dowladda dhexe lahayd maamul goboleedyo iyo dad kale iska qaatay, siiba dekedihii iyo garoomadii. Xilli kale sharci la isku waafaqsanyahay la sameeyo oo dowlad dhexe loo dhanyahay jirto ayaa haboon.
  2. Waa dad aad u daciif ah and think Reer Baraha Bulshada can be bought, that they can have no qadiyad and mabda'. They think that was what Farmaajo and co. did because they couldn't believe how overwhelming Soomaalis of all walks of life supported that government. They think that cannot be possible unless dadka aragtisooda la gato. Corruptions, masuqa iyo qabyaalad qaabdaran ee ku dhex jiraan, sameynaayaan in lagu taageero ayee rabaan - maangaabnaa oo qaabdaranaa.
  3. Dowlad ku sheegaan midnimo kaliya la iskaga dhicin karaa ee midooba, maalkiina iyo muruqiinaba ku midooba.
  4. Ma xumo qadiyad ahaan laakiin waa inay xeerka saxda ah soo maraan - golaha wasiirada la horgeeyo, ansaxiyo; baarlamaanka la geeyo, laga doodo, laga badalo wixii loo baahdo, la ansixiyo; ka dibna madaxweynaha saxiixo. Laakiin waxee waraaqdaan u soo saareen waxee rabeen in aanan bannaanbaxyaasha Xamar ka socday laga hadlin.
  5. These whole moves by Xasan Socdaal regime just proves how terrified they are about Reer Baraha Bulshada. Xasan, Xamsa and Alqabyaala openly are complaining about their corruptions being exposed on social media and declared amateur war on them. They first tried to buy them, starting with tolka Qaraxquute and C/llaahi Balwaan. Balwaan refused, however Qaraxquute is on per diem. Shiine Culey was paid by Xamsa as is Amiin Caamir by wasaaradda warfaafinta. They briefly shut down Cali Yare's Facebook accounts twice, declaring him dead, so was Abwaanad Naciimo Qorane. They tried to shut down Sh. Cabdi Xirsi's social media accounts by sending legal threatening letters to Meta and Youtube. Macalinka Luggeeya kama fakan, trying to hack while he is on live. C/risaaq Teera iyo Naciimo Qorane baasaboorada ayee ka kansaleen. Kabtan Ayuub weyba ka samreen. Moooryaan aanan xishood iyo sharci midna kaa qabaneynin dalka xoog inay ku heystaan rabo. They are really mad at Ilhaan Garaad because her superviral video about gabadhii ordeysay exposed their full incompetency.
  6. Waxaan in laga heshiiyey moodaaye ee maxee tahay dagaalka dib ugu qarxay hiraabtaan? Reer Garoowe saan ma dhab ah inay u ogaaladaan daneystiyaal magaaladooda burburiyo rabo? Such a shame.
  7. Hala soo qabtee bahdilka ee qabashadiisa iskaga duubeen muuqaalo iyo isirtikoorka caayda ee caaynaayeen reerkiisa kuwa ciidamada sheeganaayo. Waa moooryaan aanan dowlad B iyo T ka aqaan. Moooryaan sharci kaama qabto, kaliya shantaada. Sida Baraawe tii lagu dhigay.
  8. Haka saarto. Badbaado Qurun kii taageeraaye asaga waaye oo xataa xilka laga qaaday.
  9. Reer Xalane iska gada leeyihiin, yaa ogaado Reer Xalane waxee ogaadeen in uu marqaankooda waalni caadi ah gaaray.
  10. Marka kuleelka xabadeeda kugu badato ka dhuumo from SOL. Abwaan markii la dilo ama dad kale lagu xasuuqo Laascaanood soo orod. Keep hiding and if you think killing this abwaan gives you a chance, wax badan riyooneysaa ee dhuumashadaa iskaga noqo. Go disappear again.
  11. Ma go'doon la galiyo godkaan, nothing comes out and goes in. No re-enforcement, no cunto and no biyo. Waa fahmi la ahay sababta wali jid ee maraan u heystaan marka lagu wareegsanyahay.
  12. Meantime Telefishanka Qaranka initially tweeted this: Died kulaha. They were forced to edit.
  13. So far Xasan Socdaal is refusing to send a simple tacsi. Unbelievable, Ismaaciil Cumar Geelle muxuu ka haayaa ninkaan, saan si ma'ahee.
  14. Waraa, respect SOL's rules - stop waalidka aad aflagaadeyneysid and writing qabiil names. Wax badan ayaa dulqaadanay ee jooji.
  15. Che iyo aniga inaa nahnay the dinosaurs of Reer SOL ma'ogid miyaa. I joined SOL in Aug., 2001, though registered a few months later. Waaba 22 sano, tii/kii waagaas dhalatay/dhashay doobnimo waa dhaaftay/dhaafay.
  16. Islaanta warka isii: Shalay Reer Sool see ula hadli jirtay isma xasuusato. Madaafiicna markee sokeeye yihiin wey kulushahay.
  17. Haddana jago lagu maal yeesho ayaa loo magacaabay tuugii weynaa. Ra'iisul wasaaraha shaabad iska noqday. Wixii noo magacaaw la dhaho jug. Xataa ku xigeenka qof asaga keensada lasiiyo looma quuro.
  18. Feysal Dhurwaa wax tolka hoose ka dhex socdo ogyahay. Tolkiisa godkaas ku jiro ka soo baxaayaan maqlaayaa.
  19. Muuse Muqayil culeyska, dagaalada iyo dhaqaalo la'aanta heysto maa laga faa'ideysto. Maanta ugu daciifsanyahay ee maxaa la sugaayaa?