-
Content Count
17,576 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
U sheeg, xaaji. I don't know why dambi unnecessary ah la earn gareynooyaa. Wanaagiisa iyo xumaantiisa Eebbaa og, marka wax la isku dambaajiyo iska yar. Personally, after seeing this clip, I won't ever say anything about him again -- nin tiisa heysato waaye. Aad ugu -- what is the appropriate word, 'naxay'? -- yacni fajac ka qaaday.
-
Marka koowaad soo dhawoow. Waa loo baahnaa Reer Jarmal inay nagu soo biiraan. Marka labaad waa jeclaan lahaa inaa qoraalkaaga falaqeeyo laakiin waaba fahmi waaye meesha aad ula socotid, ka socotid, una sii socotid. Jahwareer ka qaaday.
-
International Relations in Af Soomaali
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to nuune's topic in News - Wararka
Curiye, qorsheeye, agaasime, maareeye, habeeye iyo dejiye maxay ku kala duwan yihiin? Dejiye maxaad ooga door biday? Isku micno ma wada aha ereyadaan. Curiye = inventor Qorsheeye = planner Agaasime = executive Maareeye = manager Habeeye = editor/designer Soosaare = director (waa ogahay liiska kuma jiro kan) Dejiye inkastoo la dhihi karo 'planner,' haddana si kale waa loo isticmaali karaa. Communicator - Gaarsiiye/Isgaadhsiiye Xiriiriye, isku xire ama shir gudoomiye sow lama dhihi karo? Ma'ogi in gaarsiiye loo isticmaali karo laakiin xiriiriye looma micneysan karo. Xiriiriye = moderator. Badanaa saas loo micneeyaa. Shirguddoomiye/miso = chairman/woman -
Nuunka jacburkiisa ma dhamaadee wax kale suga.
-
Gabadhaan looks feeri familiar.
-
Kor iyo hoos caloosha lee isla gali lahaayeenee... My cousin isoo xasuusisay back in the day. Mareykan uu kasoo noqday. Wuxuu isku cuni jiray wax walba uu isku dar daro. Babaay iyo shaah ayaa la isku shiidi jiray mar mar indho adeygnimo. Dadka markee la yaabaan, he used to say calooshaba wey isla tagaayaan sooner, marka maxaa dhib ka ah.
-
Kor iyo hoos caloosha lee isla gali lahaayeenee... My cousin isoo xasuusisay back in the day. Mareykan uu kasoo noqday. Wuxuu isku cuni jiray wax walba uu isku dar daro. Babaay iyo shaah ayaa la isku shiidi jiray mar mar indho adeygnimo. Dadka markee la yaabaan, he used to say calooshaba wey isla tagaayaan sooner, marka maxaa dhib ka ah.
-
Xamar Caddeey One can see the city planners at work, how zoning helped Xamar Caddeey become a truly incredible city. Dadkaas ayaa ka dambeeye planning the city.
-
Aaaaaaaaah, tanaa inta kale waa... Now I know gabadhii gurigeena joogi jirtay why she was so obsessed with Sulfa back then, oo cuntada ma karin jirin without hees kamid ah kuwa Sulfa u shidneen on rikoorka. Duufaan iyo dabeel luleesoo Damankaan ila soo darseene Dar Allaa laygu deeyee Ducadiii Awdiinle Nuuree Dulmi daad kaama qaadee Dambi Daai'nkeey daah masaaree Dad iyo duur ma laysku deeyee Dareenkaa lahaawee Dab iyo daayac iiga dhoortooy Dulqaad ii lahaydaay Dandaradaan maa laysku deeyhaa Ana waa daalayee Dulmi daad kaama qaadee Dambi Daa'inkeey daah masaaree Dad iyo duur ma laysku deeyee Dareenkaa lahaawee
-
Habartaa xee ku tiri?
-
... I don't want to state what is in my mind. Dambi ma rabiyee.
-
Yaa cunaayo? Maan, I loooooooooooooooof tuna. I sometimes experiment with it. Marar digir (the soft beans) iyo tuna isku dhex kariyaa. Mar mar ukun iyo tuna la isku karinaa, mar mar kalena sadexdooda la isku daraa and you heat a bit. And finally qudaar isku dhex qasan ayaa tunada lagu dhex karinaa. Wax cajiib kasoo baxaayo. It tastes wonderful. Try garee.
-
Yaa cunaayo? Maan, I loooooooooooooooof tuna. I sometimes experiment with it. Marar digir (the soft beans) iyo tuna isku dhex kariyaa. Mar mar ukun iyo tuna la isku karinaa, mar mar kalena sadexdooda la isku daraa and you heat a bit. And finally qudaar isku dhex qasan ayaa tunada lagu dhex karinaa. Wax cajiib kasoo baxaayo. It tastes wonderful. Try garee.
-
Hee, dharbaaxo kale xiimeyso maaka cabsatay? Wiilalnimo ma'aha ee indhaqabsi iyo waxaas waaye. After I went in Xamar, a lot of my siblings isbiimeyeen too, oo waxee dhaheen MMA hadduu isbiimeeye ma anaguu naga geesisanyahay. Many of them were sisters, wali iyagoo ciyaalkooda babies ah oo yar yar wato. Truth be told, anigaba waa la iiga horeeye, oo laba sisters iiga horeeye in a few months before my arrival laakiin baando kale ila dhalatay markee ani oo tagay i arkeen isadkeeyeen iyagana.
-
It is nice to see a Soomaali reach that position; however the thread is misleading. He is not elected. He is 'sii haaye' MP. The elected MP is Beatrice Ask. He is her deputy. His very website says so. He sits for her when she is outside the country and for official trips. Members of Parliament for the City of Stockholm: Fredrik Reinfeldt (Prime Minister) Beatrice Ask (Justice) Lena Adelsohn Liljeroth (Culture) Maria Abrahamsson Sofia Arkelsten Anna König Jerlmyr HG Wessberg (Secretary) Mats Johansson Johan Forssell Gustav Blix Deputy: Jessica Rosencrantz Amir Adan Margareta Cederfelt Cecilia Brinck
-
New faces for shaking up Toronto city council
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalina's topic in Politics
Khadiijo Cali has the best chance; last time she came in a distant, but quite well, second. The incumbent, Rob Ford, is not running marka fursad weyn heysataa. Xaafadee rabto laga doorto waa xaafadda Soomaalida, if Soomaalida ay mideysan yihiin lee. I hope Reer Etobicoke North (waa degmadee Dhigsan [Dixon] ka tirsantahay) midoobaan for once.