-
Content Count
17,690 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
326
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Maqaayadaha Soomaaliyeed ee Qurbaha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Wax non-Soomaali ah oo Soomaalida ka daba dhacdo ifka u necbahahayba. That '99' joint sounds familiar, laakiin no, waligey ma tagin. Wax aan Soomaali ahayn ani maba dhaafi oo meel kale ma aadi, it is my dabeecad. Hadda kahor ayaa mid Hindi Muslim ah isla shaqeyneynay ayuu wuxuu na galiye Vietnamese restaurant, asagoo amaanaayo their soup. I really didn't want to be there, let alone tasting their soup. Laakiin amaantiisa uu iga bad badiye, and I still declined. He insisted, finally haye iska iri. Laba qaato ka kabaday and that was it. And at 'kuuseey,' kuuseey waayadaan waala isku amaanaa, see camal. Same like 'shortie' waaye nooh, casriga la qabso. -
How many Somalis do you know drives one of these?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Haatu's topic in General
Originally posted by Ismalura: Absolutely don't care and wouldn't drive that in a million years even if I had the money. Not to mention that I wouldn't know if its expensive or cheap if i saw it outside my house. A true marwo qalanjo iga dheh. Maxaa kuu gadaa now? Baabuur noocaas camal ah? Waxaas 'bling bling' ah dadka xiiseeyo waligood inay soo marin nolol iska xoogahoo roon u egtahay. Maal iyo fame adduun iyo aakhiraba meel ma lagu gaaro. Actually, maal dambigiisa ayaa badan, only few ka badbaado oo maalkooda si wanaagsan ugu noolaado, tan aakhirana iloowin. Dadkaasna waa very few. Maal waaba lagu fasahaadaa, not many people are aware of that. -
Maqaayadaha Soomaaliyeed ee Qurbaha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
You have been to Ocean, too. Ee aniga maa i daba socotaa hee, kuuseey? Yep, in 2003 tagay Ocean restaurant. Actually, guriga walaasheey aan joogay dhabarkiisa ku yaalay oo dhowr jeer aan tagay, marna Reer SOL igu casuumay. Waa tagi lahaa this year mar aan joogay, but waala xiray aan maqlay. Yes, they serve wonderful cunto laakiin meesha wada cariiri ayee ahayd, siiba basementahooda. -
Jon Stewart on Juan Williams' firing,foxnews, and more!!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Gheelle.T's topic in General
"Jihadist Inquisition..." Faux News wey kasii dareysaa. -
Musaylama Al – Kadab, Musaylama the Liar
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Tyra Banks ma laga fiirsadaa taloow? Waala hormaree. -
Kaas duqa magaalada Landhan ma'aha. Boris Hebeloow ku ogaa in uu ahaa.
-
Musaylama Al – Kadab, Musaylama the Liar
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Thankful: I gave up when it started with "Oprah Winfrey said." Runtii you just read my mind. Markaa Oprah saas tiri aqriyeyba maqaalka dhan waaka wareegsaday. Qoraalka Soomaali ee ku socotay, ma aadan moodeen to middle-aged white, suburban mothers ku socoto. Soomaali iyo Oprah xaa iska quseeyo. -
Laasqoray Port: A Failed Project ???
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Laasqorey, Baraawe, Qoryooleey, Warsheekh, Iskushuban, Berbera -- degmooyinkii calankooda dhacay post-civil war. Pre-civil war degmooyinka calankooda shidnaa uu ahaa. -
Maqaayadaha Soomaaliyeed ee Qurbaha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Best visual restaurant I had seen waa maqaayada Idman in London, Ingiriiska. I hope its cunto as appealing as its interior design. -
Maqaayadaha Soomaaliyeed ee Qurbaha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Saak, Xamdi yaa gaaro. It is a franchise, mar dhow Yurub ayeeba ka furan rabaan. They also own Salaama, a nice, cushy cafe in Toronto nowadays that is busiest. Maqaayadaha Toronto tartan weyn ayee ku jiraan, oo waala wada dhalaaliye. I have to find Xamdi's restaurant's picture that is in a good quality. Xamdi. Dabshid, tan Qurux iyo Qaboob in Dubeey ayaa tagtay ma'ahoo? Waa iska garan karaayee. Aaliya, waxaa maqlay Salaama Hut kama baxdid run miyaa? Ninac, wax badan u dhaxeysay hee markaa tageysa iyo markaa tagaaye. Koley maqaayadaas caan ee ka tahay Washington, and they serve bahashii xumeyd. -
Labiskaas iyo xaragoontaas kuwa hadda joogo haddii kun jeer isku dayaan ma gaaraan qoftaas. Wiiw. Runtii wax ayaa lasoo maray. Jaamacyaasha gadaal kasoo jeedo, oo dhankooad soo fiirinaayo ma qofka sawirka qaadaayo ayee fiirinoyaan mise xaajiyaasha sawirka laga qaadaayo? Ninac, qoftee tahay kuwaan waa ogahee waa ku jirtaayee. Mise xaajiyo afrodaan ayaa tahay miyaa? Surwaalka elefaantiga gadaal ka muuqdo arag.
-
Halyeeyda aan waligood la iloobi doonin.
-
Heestaan wadaniyeed oo laga qaaday shirkii Carte ee 2000 waa hees aad iyo aad ugu qiirooday. *Sigh* Waxaa qiirada igu sii kiciye markaa ku arkay labada calanwadiyaal ee dalkooda jecel, had iyo jeerna calankeena sido -- Waa Asli Calansida iyo Xirsi Calanside. (Waa labada hal mar isla soo istaagaayo in the :37th second.) Inta ka . Dhiigoo ii dhe'aankoo wada ennaa Dhalashoodeen ii sumadeen ay dhunee Dadkii fahmi waaye, in Afmaxaatiri: Dhiig iyo isku dheecaan baan wada nahayee Dhalashadeena iyo sumadeena yeysan dhumin
-
Maqaayadaha Soomaaliyeed ee Qurbaha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Originally posted by NinaNC: free advertising aa ka wadaa meesha maa ii sheegtid. Do you have their menus, reviews? Btw, Nimco Ethiopian ayaa ka buuxey last time I went there. Wax Soomali maba ku arkin. Nimco xataa aniga waa arkay u maleynaa. I was FOB in 1996, mar aan Washington DC booqday from Baltimore ayaa maqaayad la i geeye oo Itoobiyaan miiran ah. Soomaali wey joogtay meesha. It looked exactly like that, oo hoos loo galaaye, si si u dhuubanayd like guri yar oo dhuuban basement ku yaalo camal. Waa xasuustaa rooti qaleel iyo a bowl of ansalaato with koobab biyo ah first noo keeneen. Xaa ka aqaan, waaba yaabanaa rootigaan qaleelka iyo ansalaatada angagan maxaa lagu sameynaa kaligood isweydiinaaye. Ileen kusii sug ahayd. Ma anaa kuu og, waa ku cusbahee Mareykan dhan. Saak, adi maa kuu shaqeeyaa. Ii soo raadi kulahaa. By the way, maqaayadahaan iyo kuwa kale aan kasoo tagay Mareykanka u badanyihiin. Kuwa dalal kale ah oo Soomaali leeyihiin la keenaa soon. -
Maqaayadaha Soomaaliyeed ee Qurbaha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Geedqumbo (Palm Tree) - London, UK. Banaadir - Nashville, Mareykanka. Dalxiis - Brixton, Ingiriiska. Karuur - Toronto, Kanada. More to come soon. -
Maqaayadaha Soomaaliyeed ee Qurbaha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Nimco - Washington, Mareykanka. Calanleey - Columbus, Mareykanka. Casablanca - Minnesota, Mareykanka. Grotte del Pretoria - Pretoria, Koonfur Afrika. Jubba - Phoenix, Mareykanka. Luula - Milwaukee, Mareykanka. Balanbaalis - Boston, Mareykanka. Hoyga Soomaaliyeed - Indianapolis, Mareykanka. -
Salaama - Oslo, Norway. Qurux iyo Qaboob - Dubeey, Imaaraadka. Safaari - San Diego, Mareykanka. Iimaan - Calgary, Kanada. Darusalaam - Edmonton, Kanada. Safaari - Minneapolis, Mareykanka. Baraawa - Portland, Mareykanka. Safaari - Melbourne, Ostareeliya.
-
Yusuf Garaad Removed from the BBC ???
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Warka waxaaba loo qoray qof la laga buriye camal shaqadiisa. Yuusuf Garaad kartadiisa ayuu ku joogay, which unfortunately a lot of Soomaalis ka maseereen. He has done a lot for Beenbeensiida. Hadduu warka runyahayna, Yuusuf Garaad kaliya shaqada lagama qaadine ee shaqaalaha dowladda Ingiriiska shaqooyinkooda laga jaraayo la mid yahay shaqadiisa. Now BBC Soomaali section will have a busy non-Soomaali that whose job will probably include too many different branches. No more middle management editors like Yuusuf Garaad, who dalacsiiye horumarka idaacadaas afka Soomaaliga ku hadasho oo meel heersare gaarsiiye since his coming to the top. I guess now some so-called Soomaalis saas jecel to see. They would be glad to see a non-Soomaali managing the Soomaali section than a Soomaali one because of qabyaalad qurunkeeda. -
New faces for shaking up Toronto city council
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalina's topic in Politics
Very, very sad result to see. She was defeated by the newly elected mayor's brother. That marax Ford family ayaaba that district iska leh. It was his brother before him, and before that their father was elected from there to Ontario provincial parliament. And what is even more sadder is that Toronto, of all places, got a new right-wing, conservative mayor. oh, Koronto, now nalka ayaa ka dami doono. -
'Calibeesteens' in Xamar.
-
The National Museum. Perhaps Maalinta Nadaafadda. Xeebta Liido. The house's style was a popular Muqdisho-style back in the day. Most houses of middle-class people looked like that. No respectable family built a house without that barando and fiyoorin geesaha darbiga gudaha ku hareersan. Xiddigta Oktoobar la aqrisanoyaa. Waaw. Maan, kuraastaas waa hore igu dambeysay aragooda.
-
Some of those following high quality images hore ayaa loo soo giliye meeshaan laakiin threadkaan laguma soo dhajin. Let me repost them for xasuus' sake. Note that full-filled pool in Curuba hotel on the right. Masaajidka C/casiis, Xamar's oldest masaajid, said to be close to 1,000 years old. Xabaalahaas waa hore ee Barbaarta jajabiyeen filaa. Suuqa Ceelgaab. That is Dhagaxtuur statue at the background, so is taalada Sayidka too. Masaajidka ka dambeeyo Dhagaxtuur waa Isbaheysiga; the building on the right on the hill waa Golaha Shacabka (Guriga Ummadda). And the little park full of trees between taalada Sayidka and Golaha Shacabka waa Beerta Daraawiishta.
-
Guuroowgii wadani ee . Max'ed Gacal Xaayoow magaciisa waa maqli jiray waligey laakiin guuroowgiis ma dhageysan. Ileen ninka xikmo ayaa ka buuxday.
-
This is how the Habashis are brainwashing our kids
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Mad_Mullah's topic in General
Ciyaalkaas Soomaali ma'ahee ee wax kale la imoow. Jigjiga Xabashi badan ayaa soo degay, iskuna balaarinaayo sanidihii u dambeeye. Soomaali intee qabiil hebel, qabiil heblaayo ku haayaan ayaa dhulkooda kis kis la iskugu balaarinaayaa. I saw that same thing happen in Gaarisa. Kenyaati badan ayaa kusoo arkay in last year mar aan booqday. That wasn't the case in late 1992 and early '93 mar aan u qaxnay oo Nayroobi ka qaxnay because fear of election violence. -
Originally posted by NinaNC: MMA, haddii aad sidaas aaminsantahay why were you defending Sakiin on the thread? Xildhibaanada is qarqarinaya ilaahey mey ka baqaan intey is qarqarinaayaan. Danta shacabka why aysan priority uga lahayn agtooda? Shariif Xasan ma difaaceynin, abaayadiis. In uu ku saxsanyahay lee sheegaaye in this particular case, yacni I believe in codeynta qarsoodida ku wanaagsantahay and not gacan la taag taago. Gacan taag taag dhowr jeer la tijaabiye, buuq badana ka dhashay. That is another reason aan u jecleenba. Ra'iisul wasaarahaan cusubna in fursad la siiyo waa aaminsanahay, cod qarsoodi or not. Isqabqabsi aan micno lahayn adduunka kuma dhameysan karnee. Dad ayaa wuxuu qoray ugu soo horjeedo -- I could be among one of them, too -- laakiin isweydii, ra'iisul wasaarahaan iyo warlords waligood madaxweyne rabi jiray (and one of them became a transitional president), yaa daran ra'iisul wasaarahaan la magacaabay qoraalkaas qoray ama qabqabliyaashaas dhiigyacabka ah? And while many of them are still xildhibaano, waa kuwii dalkeena kala cun cunay.
