Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,641
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    324

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Waa hore download gareystay heestaan. Waa ku mahadsantahay, xaaji. Farxiya Fiska sanadahaan dambe calanka iyaduu u shidanyahay.
  2. Kan camal ayuu dalka ka dagi la yahay. Teeda kale dhulkii dowladda goormaa la sharciyeystay. From Siliga Ameerikaanka ee Wadajir banaankeeda ku yaalay ilaa Afgooye laga tagaayo dhul wada dowlad ahayd, oo jaamacadii Gaheyr iyo kuliyadiina Lafoole ku yaalay. Meeshaan Ceelasha Biyaha la leeyahay oo la wada dhisanaayo waxee ahayd ceelashii biyood ee Reer Muqdisho isticmaali jireen, ceelashaas tubooyin ugu soo qaadi jirtay. Maantana waaba meel la wada dhisanaayo. Yaabka adduunka. Dadaa iska rabo dhibkaan la iskaga sii jiro, waligiisba dhamaan maadaama maal dadoow iyo dhul danwadaag xaaraan ah iska sii wada bililiqeystaan.
  3. Markaa yaabay waxee ahayd magaca Mayoow mid ku abtirsaneyso oo u qortay 'Maio.' Maxee Soomaalida magacyadooda sahlan badalkooda geed dheer iyo buur gaaban ugu koraan. Kuma arkeysid Serbianka oo magacyadooda badalaayo, they never change their 'c' (pronounced 'j') nor do you see Talyaaniga oo badalaayo their 'c,' which is pronounced another form of 'j' as well. Umaba baahni inaa sheego Reer Scandinavia, Reer Spain iyo Ruushka magacyadood see u qoraan suu u yaalo. _________________ About the proposed subject, my aragti waa hore ka dhiibtay and again here, in short: Federalism (ama iskutag) will never solve the prolonged Soomaali problem than bringing too many new problems, kan ugu darana waa gobollada iyo degmooyinka ku midowgi karo iskutagnimo. It won't, never in a country like Soomaaliya.
  4. Originally posted by AfricaOwn: quote:Originally posted by Thankful: No doubt he has every right to do what he wants! But from a business standpoint it would be wise to not get involved with politics. Or risk losing business! where is the competition? Face it, Dahabshill got the game on choke hold. You're forced to use the service. Barakaad used to do think like that, and it firmly had on the thread the few competitors it had faced then. Dahabshiil was second and far behind it. Ah, if the owner of Dababshiil would love to thank anyone, it would have to be Bush Jr., precisely his dire actions of closing down Barakaad and its subsidiaries, exactly nine years ago this time. The game is now even more competitive, and if I was a Dahabshiil executive, I wouldn't sit comfortably.
  5. Waa ku mahadsantahay. Laakiin this ayaa more relevant ku sii ah a thread like this.
  6. Originally posted by *Buuxo*: LOL@Thread. I saw this video at Bartamaha the other day Drake disses Somali girl The comments are out of this world? weeyna ceebeysay & shit. Why does someone else's behaviour determine your sense of self as Somali? Buuxo, abaayadiis, qof walba dareen Soomaaliyeed leh wax walba wuu la wadaago Soomaalida kale, wanaagooda waala farxeena, jabkooda iyo xumaantoodana waa dhibsaneynaa. Waa iska Soomaalinimo. It is nothing to do with shaqsinimo iyo waxaas. It is Western mentality waxaas. Same way like qof Muslim dhib markuu soo gaaro, of course as a Muslim waala dhibsaneysaa. Cajalkaas aad keentay is a classic example. Gabadhaas saas ugu jeestaanaayo fanaankaas, of course, waaka xumaanee since especially reer ka dhalatay, waalidna dhalay. No Soomaali wants to see his/her child on a stage like that, saas lagu sameynaayo. Anyway, the topic wuxuu ku saabsanaa maba la wada fahmin - it was about how far some non-Soomaali people go online to degrade the Soomaali name, not that Soomaali name needs more degradation than it already is. But meelo badan saas ku arkay non-Soomaalis pretending to be cheap Soomaalis just to diss the name Soomaali, I don't know why. Waxa wax ila fahmay waa Ismalura. Ninac, Yorkdale yaa ku baray? Laakiin iskool fiican sensitivity dadka aad u baro oo Reer Hollywood tagaan Yorkville (Bloor & Bay), not Yorkdale, ku yaalaa. Originally posted by Prinz: quote:Originally posted by The Zack: ^Are you and the poster implying that somehow Somalis are superior to Jamaicans? I mean, why can't a Jamaican brother be ashamed of a Somali girl? Just read your signature. Ileen Saak iskumaba jeedo.
  7. Soo dhawaada dadkiina wada cusub. Shaah, caano geel, caano lo' ama isbarmuuto intaa rabtiin waa wada yaalaan.
  8. Originally posted by Ismahaan: ''Modern DNA tests have proven that the somalis are 15% euroasian ( persian, arab) 5% bantu, 80% cushitic Y-DNA E1b1b1a which the somalis share with the oromos,afars, amharas, beja, egyptians, berbers,italians, greeks, albanians and macedonians. So how can the somalis be " black african" when they share DNA with greeks, italians, albanians, macedonians. Actually the somalis have more genetically in common with russians than with bantus and west africans because 10% of the russian people also carry Y-DNA E1b1b1a. Somali are not black -the best argument ever You completely missed the point that gene -- the gene the vast majority of Soomaalis belong to -- proves. That Soomaali gene is older than all of the groups you named besides those closest brothers we are closest to -- Oromada iyo Canfarta. It is not Soomaalida who descended from waxaas Caddaanka lagu sheego, but it is them who descended from Soomaalida, that Soomaali gene you posted just proves it. So, if any group should be put in another league, it is them, those 'Albanians, Talyaanis, Gariigis' who originate from meesha hadda loo yaqaano Geeska Afrika and not vice versa. I base this because of that ancient gene, which the vast majority of Soomaalis belong to and the fact the oldest to date known human being's skeleton was found in Geeska Afrika. And that doesn't make one to be 'madoow' or 'white.' I personally don't believe those labels. We are Soomaali. I just believe Soomaalida are Soomaali, that is all. Dadka dhan in la wada categorize lagu sameeyo ma'aha.
  9. Your profession ii sheeg mee sheekada mareysaa.
  10. Gadaal ayaan ka ogaaday that 'she' wasn't a Soomaali after my suspicion made me sii baaro magacaas she is using on that site.
  11. American politics. It is never far from being insane. I don't know how Soomaalis live there. I too waa waalan lahaa, Eebba ha naga qabtee.
  12. Shuqulkii Barbaarta ayaa la keenay. Dadkiina degmada ma loo wacay si inay u fiirsadaan diltoogashada?
  13. Originally posted by Aaliyyah: MMA who cares lol... You seem to think all somalis should conduct themselves in a certain way. Some somalis date outside their race. Not something I would personally support. But, each on his own...right? salaam Qofta Soomaali maba aha, as I believed. Waa qof magaca Soomaaliyeed in uu dhimo damcay, waana la fahanay. Marka waaba kaas, wareer kale masii jiree. And the day a Jameykaan (or a Bulgarian/Cambodian/Alaskan/...) feels ashamed being associated with a Soomaali is the day boosaneero feels ashamed being associated with, you guessed it, barfuun udgoon. Warka intaas kusii dhanyahay. Not that anything wrong being a Jameykaan. Isku daaqsiba ma nihin, meel aan isku aragana iska yar.
  14. Originally posted by NinaNC: ^^ Aqiyaar ma aqrisey qoraalka horta? JB ma rabin in halkan laga aqriyo the following: Maryan Mursal ayaa xataa ku jirtey dadka demo sameynayey. Waa ogaa. I was being sarcastic. He didn't obviously post this article because it pretty much damns what he kinda dreams of.
  15. I lost a bit respect I had for Morales because of this.
  16. . Dadkii dushaadee Kusoo degaanee Waala daryeelaa Waa loola duubtaa
  17. Aaaaaaaaaaaah, ma anaa garan. I knew "she" wasn't Soomaali. I smelled that crap millions of miles away. I googled "her" username and I came across this question being asked by that same username in that same board. I Want Sexy Black Boys!? I'm Egyptian and i live in Sharm El Sheikh.. I'm tired of dating Egyptians. WHERE CAN I FIND A SEXY BLACK AMERICAN real talks. Yep, here .
  18. Okay, so to you im probably a young girl who thinks she's in love. But i do believe it, regardless of how ****** i sound right now. Anyhow, i would like to get this off my chest so im posting it on here, Cause i feel so insecure knowing i dont have any real friends to turn to who will be able to give me an honest answer.. Well my boyfriend is Jamaican and Im Somali, and i've never had any problems.. except for the rude comment i'd get from the odd somali or black girl now and then.. but that doesn't really bother me.. its just that my boyfriend said to me a couple of weeks ago "its embarrassing people knowing i go out with a somali" :[ i didnt say anything.. cause it obviously hurt.. i didnt expect that and he dont normally talk like that.. But im just wondering why his ashamed? and if his always been ashamed of me. im so upset.. his like the only person i have and i dont wana lose him.. and btw his not racist, its just apparently somali's and other blacks are not meant to get along? :-S Its nonsense Inta kasii aqriso __________________ I don't think qofkaas waxaas qortay tahay Soomaali. I don't even think it is a she. Not in a thousand years. And in a .00000001 a chance that she happens to be a Soomaali, qofta normal ma'aha. Lonely ee ka hadleyso wax ka jiro oo Soomaaliba ma kala taqaano.
  19. Qashinka amuu adiga ku daba socdaa taloow ma isweydiisay? Maqaayado fiican Landhan wey leedahay, if one knows where they are located at. Ismahaan, Blue Ocean kale waa mid iga dambeysay, waana taa sawirkeeda soo giliye. Tii hore Haringey ayee ku taalay.
  20. Berigii irida la furi jiray ayaa la gaaray. Taloow meeqaa safka dheer kusoo jirto wali, waiting their application being processed. Ar soo dhaaf, hana isku martiyeen meeshaan.
  21. How come the initiator of this thread didn't post this article since he likes to post latest google-indexed articles that has the word "Somaliland." How come he didn't post that one? Oh, I guess.
  22. Halyeey dalkooda u geeriyooday, siiba Qamar, whose family's house and our house isku dhaganaa in Xamar and many of her siblings and my siblings were very close friends ahaayeen. Eebbe ha u wada raxmado.
  23. Maxaa galaa, waaba ku jiraayee. Makuu sheegay horta in la igu dhalay xataa masaajid? [Istaqfurlaahi. ]
  24. Maxaa diin keenay? I am talking about the Youtube comments. Bisinka. Ar gaaladaanaa. Diinta Islaamka kama fakato, had iyo jeer u raadinaayo eedeen. Dadkaas wey iska ciyaarayeen.