-
Content Count
17,576 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Shabaab execute two women in Baladweyn
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Cawaale's topic in Politics
I didn't read warkaan, only read the thread's title, but I bet somewhere in that news report it writes that Barbaarta say the poor condemned women did admit to their crimes they are accusing them. Such a fabrication against the poor victims is always a known fact. I hope I am wrong in this case. -
Dabshid, nice sawir. Laakiin baruukadaas uma fiicno, tinteeda caadiga ahayd ee sida wiilasha camal u jarneed ku qurxooneyd, as she looks fantastic in this video clip of her stay in . I wish I was in Koronto markaas. Taleexi, adigaa i garatay. Waala heshay. Haye, Aaliya, su'aasha Taleexi ka jawaab hee. Wax ma isku heysaa adiga mise baruukadaas camal meesha la imaanee?
-
Maqaayadaha Soomaaliyeed ee Qurbaha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Wah, ookiyaal u baahantahay hee. Sawirkaa soo gilisay waa kan. Muraayadaas irida geeskeeda ah ee maqaayada waxa ku qoran ma aragtaa? Waxaas ka hadlaaye. -
Qoftaan arooskeeda u socoto oo by now afar afar leh faraha maa ka qaadiin maskiinta. She is dressed like exactly as my sister dressed in her wedding in 1988. Right to the dhiisha ee wado oo caanaha ku jiro iyo kuulasha yar yar gacmaha u suran. In that aroos of my sister, instead of fake large cake, iyada iyo xaajigeeda caano geel isa siiyeen iyagoo saas u labisan, asaga kasii darnaa waliba afro weyn deystay, even tooreeyda waa u surneed suunka, labadi go' caddaana u xirnaa. Caddaan badan joogay oo qaarkood uninvited iska imaadeen since meesha lagu dhigaayo Hoteel Jubba ahayd and they were staying in the hotel. Hiddaha iyo dhaqanka ka yaabanaayeen. Watching arooskaas now, walaahi waaka yaabaa qofkii keenay fikirkaas, iskuna hagaajiye. They were ahead of many people. Those days taash iyo waxaas la xiiseen jiray.
-
Aljasiira, the only international network that never forgets the Soomaali plight, always putting it on the spotlight. If it isn't Riz Khan's show talking about it, it is Inside Story; if it isn't Inside Story, it is People & Power or Raage Awmaar's Witness program. And then there is Max'ed Caddoow oo mar walba kasoo waramo dhibka Soomaalida ku heysato dalka gudihiisa iyo dibadiisaba. Aad ayee ugu mahadsanyihiin.
-
Maqaayadaha Soomaaliyeed ee Qurbaha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
at 'sarifka jeegaga.' Meesha maqaayad ka sugaayee, waxeeba isku badashay meel jeegag lagu sarifanaayo iyo telefoonada kaararkoodana lagu gado. Tanaaba ka daran tii hore. -
Maqaayadaha Soomaaliyeed ee Qurbaha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Maqaayadooda xataa see u egtahay Reer Columbus inay tuulo tahay waa laga garanaa. Afsoomaaligooda meesha ku qorteen xataa -- aah, I don't want inaa wax kasii sheego. -
Maqaayadaha Soomaaliyeed ee Qurbaha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Of course waa kinda corner store too. Tabeelaha ayeeba ku qorantahee. Meesha waa tuulo, so one needs to maximize one's business joint. Waraa threadkaan camal adigaa ka faa'idoysid, iskaabulo tuulooyinkaas Midwest ku rafaaday tahee. Don't worry, you will thank me later. -
Igaarka beeso, beeso usoo caraftay. Beeso wax badan ayee dad iloowsiisaa. I guess he went back to his 'K9' days, dadka og ayaa ogee. Waxaas kuma fiicno, dad badana taageero u haaye ka yax yaxi doono. Reer Galbeedka, dumarka ayaa xureynay ayee ku leeyihiin, kuna beenguuraan and how they humiliate them, though subtle, waa beyond logic. I had seen a few times that then very prime time show, Deal or No Deal. It was so insulting to your intelligence to see the objectification of kuwa boorsooyinka keeno in that show -- surprise, surprise, all semi-nuudo women. Runtii all smiling identical robots u ekaayeen, without any sense of feeling anything. Dad sharaftii laga qaaday in the name of money.
-
Qofta faraha ka qaad, waraa. By the way, haddii wax positive la dhaheynin in la iska aamuso ka fiican because saas ka wanaagsan. That is my aragti.
-
Maqaayadaha Soomaaliyeed ee Qurbaha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Keep them coming, guys. it will help us one day. P.S. - Aaden Waraaqle oo Afsoomaali qoraayana markaa arkay aad ugu farxay. Saas ku wad dadaalka, igaarka. __________________ Salaama - Birmingham, Ingiriiska. Daallo - Atlanta, Mareykanka. Jubba - Stockholm, Iswiidhan. International Cuisine - Charlotte, Mareykanka. Banaadir - Toronto, Kanada. Kulmiye - Edmonton, Kanada. Banaadir - Degmada yar ee Faribault, Mareykanka. -
Isii. Ereyga qalanjo qofkii u horeeyo gabar ku amaanay qoftaan uu maskaxda ku haaye.
-
Heestaan iyadoo maqal aan hore u soo giliye boggaan, haddana iyadoo muuqaal ah. Viva Reer Norway, dadkaas daljecelnimo dhab ah ku jirto, muuqaalo badan ka arkay see calankeena u sharfaan Soomaalida Reer Norway, dad isku duubana wey u egyihiin. Fursad ayeeba u yeesheen heestii caanka ahayd ee u qaado asagoo la joogo. Midigeey, bidix maka maarantaa Madaxoow, majaha maka maarantaa Maskax iyo aqoon maka maarantaan Umadyahay, midnimo maka maarantaa Maamul dawladnimo maka maarantaan Nabad baa macaanee maka maarantaa Soomaaliyeey, Soomaaliya maka maarantaa
-
Maqaayadaha Soomaaliyeed ee Qurbaha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Wax non-Soomaali ah oo Soomaalida ka daba dhacdo ifka u necbahahayba. That '99' joint sounds familiar, laakiin no, waligey ma tagin. Wax aan Soomaali ahayn ani maba dhaafi oo meel kale ma aadi, it is my dabeecad. Hadda kahor ayaa mid Hindi Muslim ah isla shaqeyneynay ayuu wuxuu na galiye Vietnamese restaurant, asagoo amaanaayo their soup. I really didn't want to be there, let alone tasting their soup. Laakiin amaantiisa uu iga bad badiye, and I still declined. He insisted, finally haye iska iri. Laba qaato ka kabaday and that was it. And at 'kuuseey,' kuuseey waayadaan waala isku amaanaa, see camal. Same like 'shortie' waaye nooh, casriga la qabso. -
How many Somalis do you know drives one of these?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Haatu's topic in General
Originally posted by Ismalura: Absolutely don't care and wouldn't drive that in a million years even if I had the money. Not to mention that I wouldn't know if its expensive or cheap if i saw it outside my house. A true marwo qalanjo iga dheh. Maxaa kuu gadaa now? Baabuur noocaas camal ah? Waxaas 'bling bling' ah dadka xiiseeyo waligood inay soo marin nolol iska xoogahoo roon u egtahay. Maal iyo fame adduun iyo aakhiraba meel ma lagu gaaro. Actually, maal dambigiisa ayaa badan, only few ka badbaado oo maalkooda si wanaagsan ugu noolaado, tan aakhirana iloowin. Dadkaasna waa very few. Maal waaba lagu fasahaadaa, not many people are aware of that. -
Maqaayadaha Soomaaliyeed ee Qurbaha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
You have been to Ocean, too. Ee aniga maa i daba socotaa hee, kuuseey? Yep, in 2003 tagay Ocean restaurant. Actually, guriga walaasheey aan joogay dhabarkiisa ku yaalay oo dhowr jeer aan tagay, marna Reer SOL igu casuumay. Waa tagi lahaa this year mar aan joogay, but waala xiray aan maqlay. Yes, they serve wonderful cunto laakiin meesha wada cariiri ayee ahayd, siiba basementahooda. -
Jon Stewart on Juan Williams' firing,foxnews, and more!!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Gheelle.T's topic in General
"Jihadist Inquisition..." Faux News wey kasii dareysaa. -
Musaylama Al – Kadab, Musaylama the Liar
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Tyra Banks ma laga fiirsadaa taloow? Waala hormaree. -
Kaas duqa magaalada Landhan ma'aha. Boris Hebeloow ku ogaa in uu ahaa.
-
Musaylama Al – Kadab, Musaylama the Liar
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Thankful: I gave up when it started with "Oprah Winfrey said." Runtii you just read my mind. Markaa Oprah saas tiri aqriyeyba maqaalka dhan waaka wareegsaday. Qoraalka Soomaali ee ku socotay, ma aadan moodeen to middle-aged white, suburban mothers ku socoto. Soomaali iyo Oprah xaa iska quseeyo. -
Laasqoray Port: A Failed Project ???
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Laasqorey, Baraawe, Qoryooleey, Warsheekh, Iskushuban, Berbera -- degmooyinkii calankooda dhacay post-civil war. Pre-civil war degmooyinka calankooda shidnaa uu ahaa. -
Maqaayadaha Soomaaliyeed ee Qurbaha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Best visual restaurant I had seen waa maqaayada Idman in London, Ingiriiska. I hope its cunto as appealing as its interior design. -
Maqaayadaha Soomaaliyeed ee Qurbaha
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Saak, Xamdi yaa gaaro. It is a franchise, mar dhow Yurub ayeeba ka furan rabaan. They also own Salaama, a nice, cushy cafe in Toronto nowadays that is busiest. Maqaayadaha Toronto tartan weyn ayee ku jiraan, oo waala wada dhalaaliye. I have to find Xamdi's restaurant's picture that is in a good quality. Xamdi. Dabshid, tan Qurux iyo Qaboob in Dubeey ayaa tagtay ma'ahoo? Waa iska garan karaayee. Aaliya, waxaa maqlay Salaama Hut kama baxdid run miyaa? Ninac, wax badan u dhaxeysay hee markaa tageysa iyo markaa tagaaye. Koley maqaayadaas caan ee ka tahay Washington, and they serve bahashii xumeyd. -
Labiskaas iyo xaragoontaas kuwa hadda joogo haddii kun jeer isku dayaan ma gaaraan qoftaas. Wiiw. Runtii wax ayaa lasoo maray. Jaamacyaasha gadaal kasoo jeedo, oo dhankooad soo fiirinaayo ma qofka sawirka qaadaayo ayee fiirinoyaan mise xaajiyaasha sawirka laga qaadaayo? Ninac, qoftee tahay kuwaan waa ogahee waa ku jirtaayee. Mise xaajiyo afrodaan ayaa tahay miyaa? Surwaalka elefaantiga gadaal ka muuqdo arag.
-
Halyeeyda aan waligood la iloobi doonin.