Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,437
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    310

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. And now Reer Khaliij are competing to invest millions of dollars in Turkiga.
  2. Dhibka wuxuu imaan doonaa guddiga doorashooyinka ma madaxbanaanaan doonaan, siiba tan lagu dooranaayo madaxweyne maamul goboleedka iyo ku xigeenka? Soomaali waa isnaqaan waala faragelinaa.
  3. Scapegoats. Mahad Qalaaye markee soo xiraan ayaa ogaaneynaa inay run ka tahay.
  4. "Waxa aan murugada la qeybsanayaa hooyooyinka, aabayaasha Soomaaliyeed iyo ehelada ay ka baxeen wiilasha ciidanka XDS ee maanta lagu laayay qarax ka dhacay Kulliyadda Ciidamada Jaalle Siyaad. Inta dhaawacana Allaha bogsiiyo. Dareenka waalidiinta aan ku arkay Isbitaal Ex Digfeer waxa uu ahaa mid uurkutaallo weyn ku abuuraya qof kasta oo leh damiir aadminimo. Waxa aan aaminsanahay in dhalinyaradaasi difaaca dalka dareeska u xirnaa in lagu laayay shirqool gudaha ah oo laga yaabo in ay ku lug leeyihiin saraakiil labo shaarlayaal ah oo dhiigooda faaiido ku helay. Kulliyada Jaalle Siyaad waxa ay ka mid tahay kulliyadaha ciidan ee ugu magaca weyn dalka ee lagu leyliyo saraakiisha. Marka la eego goobta ay ku taal, sida loo ilaaliyo iyo baraha koontorool ee la maro suuragal maaha qarax xajmigiisu intaa la egyahay in xeradaas la galiyo, la keeno dhagarqabihii fulin lahaa , fursad uu u helo inuu isku soo xiro, la fahmi waayo , waxana ay tani caddeyneysaa shirqool la soo gardaadiyay in aanu meesha ka marneyn. Dadka amniga yaqaan waxeey dhahaan qofka xiran jaako walxaha qarxa lagu soo xiray xitaa si saani ah uma laafyoon karo oo dhaqso ayaa lagu fahmi karaa. Sidaa darteed Dowladeenna gondaha ayaa loogu jiraa waana muuqataa dhagaraha dhacaya marka la tixgaliyo, balse waxa aan soo jeedinayaa baaris ay hormuud ka yihiin dad aqoon u leh in ay horseedo in la helo kuwii fudeeyay iyo kuwii dayacaadda sameeyay intuba, sharcigana loo marsiiyo. Hadii aan tallaab la qaadin wax badan ayay tani innagu soo noq noqon doontaa , waalidiin badan waxeey ka niyad jabi doonaan magaca Dowlad." - Xildhibaan Macalin Ibraahin Macalimoow
  5. At 6:39 ayaa ka go'aaneysaa sababta Xasan Socdaal u tagay Talyaaniga. Tuug waligiisa ma daahiro.
  6. Blatant shirqool by argagaxiso facilitator Mahad Qalaaye and co. Alloow u raxmo halyeeyda shahiiday.
  7. Safarada Xasan Socdaal ee dalxiiska ah: Imaaraadka - 10/06/2022 Turkiga - 03/07/2022 Eritareeya - 10/07/2022 Kiinya - 15/07/2022 Jabuuti - 16/07/2022 Masar - 24/07/2022 Ugaandha - 08/08/2022 Tansaaniya - 15/08/2022 Kiinya (2nd time) - 12/09/2022 Mareykanka - 15/09/2022 Ingiriiska - 18/09/2022 (rushed back from Mareykanka for the islaantii aaskeeda) Mareykanka (2nd time) - 20/09/2022 (back to Mareykanka for Qaramada Midoobay sessions) Itoobiya - 28/09/2022 Ugaandha (2nd time) - 08/10/2022 Jabuuti (2nd time) - 22/10/2022 Suudaan - 01/11/2022 Aljeeriya - 02/11/2022 Masar (2nd time) - 06/11/2022 Eritareeya (2nd time) - 10/11/2022 Jabuuti (3rd time) - 08/12/2022 Sacuudiga - 09/12/2022 Mareykanka (3rd time) - 12/12/2022 Talyaaniga - 08/02/2023 Imaaraadka (2nd time) - 22/02/2023 Qadar - 04/03/2023 Eritareeya (3rd time) - 13/03/2023 Jabuuti (4th time) - 15/03/2023 Ugaandha (3rd time) - 18/03/2023 Itoobiya (2nd time) - 14/04/2023 Ugaandha (4th time) - 27/04/2023 Qadar (3rd time) - 17/05/2023 Sacuudiga (2nd time) - 18/05/2023 Imaaraadka (3rd known time) - 21/05/2023 Turkiga (2nd time) - 02/06/2023 Jabuuti (5th time) - 11/06/2023 Mareykanka (4th time) - 20/06/2023 Talyaaniga (2nd time) - 23/07/2023 ______________ Updated. Leading geedi socod country bolded.
  8. Waaba mahad Alle hadduu bil dalka ku sugnaa, however that streak was broken on yesterday as Xasan Socdaal flew to Talyaaniga:
  9. Dadkaan tahriib ayaa loo wadaa ee lacag la baxeen. They have nothing to do with shirka meesha ka dhacaayo, which itself ahayn shir madaxweyne ka qeybgalo.
  10. Xasan Socdaal oo qaraabadiisa iyo ehelkiisa ku wehlinaayo safarkiisa soo socda ee Talyaaniga. Sababta uu shir saan camal ah ugu qeybgalaayo asagoo madaxweyne ah la yaabanahay. Qaarkood inay isdhiibaan tahriib ah loo wadaa.
  11. Ladies and gentlemen, wasiirka ganacsiga ee dowladda Xasan Socdaal: