-
Content Count
17,641 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
One of the sham deputy ministers appointed [Nov 18] Resigned
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to NASSIR's topic in Politics
Originally posted by Kamaavi: A tough match is waiting for Farmajo's cabinet. Ninka la sheegi waa nin naftiisa u baqay. Reer Aakhiraadka fiirsanaayo iigu daran. Dadkiiba ma wada noolee, yee xukumi doonaan taloow. Baddacas, use that 'report post' feature. It can be helpful. -
Somaliland Flag Raised in the Hajj
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Haye, noo sheega hee baasaboorada lagu joogo Sacuudiga. Been maala isku sheegaa mise... -
Hilowloow, qabiil magacaabisteeda ka yaree meeshaan, baliis. Teeda kalena, your aragti stinks of claiming a certain clan 'owning' Xamar. Xamar waa magaalo madax Soomaaliyeed, Soomaaliweyn ayaana dhisatay. Qof qof ka xigo iska yar. Haddaa leedahay waa lagu soo kala horeeye meesha, taariiqdeeda wey jirtaa, taasna been lagama sheegi karo. If we follow your own logic of explanation, Talyaanis can claim to the 'ownership' too, iyagaa qeyb weyn ka dhisee, dad badana kasoo horeeyee.
-
Originally posted by The Zack: Somalia waa Koonfur, Galbeed, Waqooyi, and Bari, sax? Seddexda danbe use "dh" and not "r". Tusaale, Galaydh, Gabadh, gaadhi, etc.. Yaa waaye sadexda? Reer Bari maa haddana isticmaalo 'dh' maa i dhihi rabtaa maanta? Reer Soomaali Galbeedkana xadkooda intuu ka bilowdaa kuna dhamaadaa? Certainly not kuwa dego Qalaafe, Mustaxiil, Dooloow, Wardheer, to name a few towns. Kuwaas lahjadooda kuma jirto 'dh.' Reer NFDna waaka tagtay, kuwaas kalena waa gooni. Mise Koonfurta ku dartay, waa Koonfur Galbeed kuwaas. Saa adi u aaminsantahay dadka kale haku qasbin. Sadex wax la dhaha iska yaree.
-
Mayhem = qalalaaso? Cyber.
-
Maakhiris To Withdraw Support from TFG ?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
When I lived in Mogadishu we were called “Jews” because of our hunger for education. Therefore we were the brains of the former Somali administration. President Siad Barre was not fond of Awdal’s either having referred to us as “Indians”. Where are Reer Awdal on SOL? Aawey Xiddigo iyo Castro. We need ekisbalaneeshin. -
Originally posted by The Zack: I have to agree with Naxar on this, most Somalis use the "dh" over the "r" in these kinds of words/names. Galaydh, it is.. As for the topic, Galaydh made a good point. Somalia's new cabinet consist of well-educated and heavy weight personnel. Yee yihiin the 'most Soomaalis'? Intaa ogahay Galeyr isticmaalaan, waana sax, shimbirtaas galeyr u naqaanaa anaga. Using your logic, too, Gaheyr would have been Gaheydh, no?
-
Wa'ayo Kooxdan Sidata Magaca SSC Maxay Doonayan?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Saalax's topic in Politics
Dadka SNM saraakiishii iyo askartii ka tirsanaa 'mujaahidiin' ugu wacaayo ayaa dad kale ku eedeynaayo jabhad qabiileed. Isma fahmaan miyaa maankiisa waxa kasoo baxaayo iyo farahiisa waxa ee qoraayaan? Mise garasho la iskugu noqdo maba leh miyaa. What exactly is difference between SNM iyo SSC? Noo sharxa, tee jabhad qabiileed ku dhisan, mideena ku dhisneyn. And, pray tell, SNM too maxee dooni jirtay? -
Maakhiris To Withdraw Support from TFG ?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Originally posted by Hunguri: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Beel walba hal wasiir ugu yaraan inay yeelato maa dhaqtar u qoray? Beelo badan qadee iska suga toogtiina wey imaanee. Teeda kalena waxaan waa iska magac u yaal, oo dowlad awood leh iyo waxaas ma'ahee maxaa la isku wareerinaa. Just ugu ducee inay shaqeyso, dadkeedana wax u qabato. Ma jeclayn, inaan mawjaddan daciifka ah dhex jibaaxo. Hase ahaatee, markaan ninkan oo kale oo meesha Cimaamada u hayaa, hadallada kor ku qoran ee jilaycu ka muuqo soo qoro, ayaan kambayuutarkayga haa-haabtaa. MMA, saaxiib haa ( Beel walbaa inay wasiir hesho, Diktoor ayaa qoray, waana wax ku dajjisan xeerka dawlada. Haddaad doonaysid, inaad baratidna waxaa la yidhaahdaa ( 4.5 ). Waa hadii aynu ka hadlayno, meesha Sheekh Bishma Casse iyo Armaajo haystaan. Hadii si cadaalad, wanaag, iyo Somalinimo loo hadlayo, waxna lagu dhisayo. Jawaabtu waxa weeye, maaha inay beel walbaa Wasiir hesho. Waayo, mar hadii caddaalad iyo wanaag jiraan, dee saaxiib Wasiir yaroo caantayn ah, waxba sheegi maayo. Saaxiib, markaa wixii 4.5 lagu saleeyay, qof walbaa wixii uu kaga qanci karo, waa inuu ama miiska u garaacdaa, ama bakkooradiisa iyo gacantiisa ku raadsadaa. Taas, haddaan intaa kaga baxo. Zack, ayaan usoo noqqon. Zack , adigu wiil yaroo daacad ah ayaa tahay . Daadax! Nabady! Intaan dhan waxaa kaa keeneyso because tolka oo ku qaday getting a minister from one of the phantom ministries? Soomaali qaarkood yaabkooda. Haddee dowlad dhab jiri lahayd taloow kistoo waaba garan karaa, laakiin... Naasir, iisi, iisi. Hal qabiil ma qadinee, qabiilo badan qaday. Waana sax. Qabiil walba dowlad walba la magacaabo wasiir lagama siin karo, otherwise wasiiro ku sheega would be more than 100 ministries ee maamulaan. See camal, use your common sense. Haddii maanta la qaday, beri la heli karaa iska suga. Reer Awdal waa qadeen this time too, qeylana kama maqlooyi. Dad ayaa ilaa iyo sagaashankii la qadinaaye, dad ayaa 'nus' loogu yeeray in afar iyo barka formula iskana samirsan, yaab idinkiina... -
Yes, a random weird picture uu ahaa. But it could also be interpreted as a tasteless in a way. I can understand that.
-
Ismalura, sis, that image looked funny. I found it on a public place on facebook, marka I just wanted to share. On the other hand, waa gabdho Soomaaliyeed oo sharaf leh, if in any way that picture sharaftooda meel ugu dhacaayo, my bad then. That is why now ugu saaray, plus as an extended courtesy to other respected SOLers as well. Oos, waaka heshay yaah. Indhafuur waaxid.
-
Four gifted siblings between ages 10 and 16 enrolled at the UI
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Aaliyyah's topic in General
Good gene raadis maala maroyaa. Laandheere iyo tol badis lee Soomaali lagu ogaa, maanta yaa dheecaan wanaagsan oo caruur wada caqli badan lagu dhalo yuu ku jiraa maala gaaray? Waa wareey. Teeda kale, Eebba caadil waaye, hadduu mid genius yahay, ciyaalkiisa inay noqon laga yaabaa. Mid haddee dhoore iska tahay, inay ciyaalkeeda noqdaan laga yaabaa. Rabi waa caadil. -
**Removed**
-
Ciyaar dhaqameed ka qatarsan ma arkin. Tanaa ciyaar la dhahaa haddii kale hala iska dhaafo.
-
Maakhiris To Withdraw Support from TFG ?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Beel walba hal wasiir ugu yaraan inay yeelato maa dhaqtar u qoray? Beelo badan qadee iska suga toogtiina wey imaanee. Teeda kalena waxaan waa iska magac u yaal, oo dowlad awood leh iyo waxaas ma'ahee maxaa la isku wareerinaa. Just ugu ducee inay shaqeyso, dadkeedana wax u qabato. -
at 'bushuq bushuq.' Mayee, dhusuq dhusuq.
-
Three pirates shot dead attacking Kenyan navy
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacpher's topic in Politics
Originally posted by Jacpher: ^Maxaa kaaga bi'i lahaa haddey Kenya kugu aqoonsan laheyd! Kalifi sow maha tii Malindi ka sii shisheysay? Haddey sida warka loo dhigay sax tahay, raggan maxaa geeyey Kalifi? Kan kaa hooseeyo waxaa ka hadleysid maba fahmooyo ee maxaa iskugu wareerinee. Nin meel gaaban wax ka arkaayo u egyahay. -
Saado Cali oo ku jileyso ruwaayad. Ruwaayadii Cilmi iyo Caado. "Naayaa, Maano Caddeey..." "Aboow..." "Tuur...gudaha ku tuur." "Ilmee sidaayee aniga yaa i sidaayo..."
-
Haddaa nahnay Reer Kanada waa qaadacnay dowladaan cusub maadaama meesha sad bursi ku jirto. Reer Mareykan ayaa ku shubtay. Looma dhamo, mana aha 4.5.
-
Waligood waxaa la yaabaa siduu go'yadooda had iyo jeer u cadyahay, nadiif u yahay. Sawirada see u ekaayeen ayaa loo sawiray, ee haddee go'yaal wasaq leh huwan lahaayeen sawirada laga arki lahaa.
-
Four gifted siblings between ages 10 and 16 enrolled at the UI
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Aaliyyah's topic in General
Originally posted by Ismalura: I always knew the significance of a parent's role both through the genes they pass on and the way they bring up their kids but the home schooling part is so amazing Walahi. It is one thing to ensure that your kids go to school and do well but it is a totally different thing to teach them at home and make so much out of it I envy them so much... Laakiin too much pressure, pressuring one's children to excel in their academies ma fiicno, too. Just look at Jabaan, that country and its suicide rates as a result of too much parental pressures of their children's success at schools. Wax walba balancing ku fiicantahay, a moderation. Teeda kale si ba'an ayeeba dadka u saaranyihiin waalidiinta qaarkood. I don't know, I believe it says more about their family experience than wax kale. Qofba suu noqdo Rabi ayaa ka haayo ma'ahee wax uu waalid ka qaban karo maleh after a certain age, siiba qurbahaan lagu soo qaxay. Soomaaliya ayaa la joogi jiray and one's parents hardly involved with any of their children's lives, and Eebbe mahadiis, the vast majority of us turned out just fine. I know, I know, dhul Galbeedkaan iyo Soomaaliya isku mid ma'aha la dhihi doonaa, still. Our parents are fine, and they are doing fine. Unlike others, they are not that nosy, too nosy to get involved with their children. They are not too controlling, as some other immigrant communities do. If anything can be blamed, the blame methinks would be the freedom they give to their children, which I wouldn't take it away. Soomaali wax walba ha lagu eedeeyo, but compared to other communities, they give their children the utmost freedom, oo dad badan ayee dhaamaan. I applaud that. -
Hadda kahor ayaa qaamuus Soomaaliyeed ku arkay micnaha Afsoomaaliga ama ereyga u dhigma ee ereyga 'theory.' Wuxuu qaamuuskaas u micneeye 'qaacida.' Marka haddaa raaco qaamuuskaas, theorist waxaa la dhihi karaa 'qaacidoyahan?' Intaa iloowin, here is my word: Punctual.
-
UAE bi*tchslaps Canada - New Visa requirement for entry
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to ElPunto's topic in General
Shukaansi kulahaa. Of course, comfort u baahantahay, especially long flight haddee tahay. And of course it would help more if great flight attendants saaranyihiin. From point A to Z kulahaa, sheekadaas yaree. Haddee dhab kaa tahay, Air Canada Jazz u raac London, cariirigeeda. I wish it served international flights. Adiga su'aasha ka jawaab, waligaa Emirates ma raacday? -
UAE bi*tchslaps Canada - New Visa requirement for entry
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to ElPunto's topic in General
Waligaa Emirates ma raacday? Air Canada duqooshin hostees ka ah ku nacayba, and I do think lamana fire gareyn karo because of powerful union. Now compare that to the exotic, multicultural Emirates flight attendants, who change themselves in every four hours of flight time. In a long-haul eight hours flight camal, the flight attendants will change half way. Newly, fresh faced ones will serve you after four or five hours and kuwii horena will go upper level of the airline to rest. Waxaasaa diyaarad la dhahaa haddii kale iska daa. Qanaxda Air Canada with ayeeyooyin in old uniforms serving you shaah xee sheegee.