-
Content Count
17,576 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Maakhiris To Withdraw Support from TFG ?
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Beel walba hal wasiir ugu yaraan inay yeelato maa dhaqtar u qoray? Beelo badan qadee iska suga toogtiina wey imaanee. Teeda kalena waxaan waa iska magac u yaal, oo dowlad awood leh iyo waxaas ma'ahee maxaa la isku wareerinaa. Just ugu ducee inay shaqeyso, dadkeedana wax u qabato. -
at 'bushuq bushuq.' Mayee, dhusuq dhusuq.
-
Three pirates shot dead attacking Kenyan navy
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacpher's topic in Politics
Originally posted by Jacpher: ^Maxaa kaaga bi'i lahaa haddey Kenya kugu aqoonsan laheyd! Kalifi sow maha tii Malindi ka sii shisheysay? Haddey sida warka loo dhigay sax tahay, raggan maxaa geeyey Kalifi? Kan kaa hooseeyo waxaa ka hadleysid maba fahmooyo ee maxaa iskugu wareerinee. Nin meel gaaban wax ka arkaayo u egyahay. -
Saado Cali oo ku jileyso ruwaayad. Ruwaayadii Cilmi iyo Caado. "Naayaa, Maano Caddeey..." "Aboow..." "Tuur...gudaha ku tuur." "Ilmee sidaayee aniga yaa i sidaayo..."
-
Haddaa nahnay Reer Kanada waa qaadacnay dowladaan cusub maadaama meesha sad bursi ku jirto. Reer Mareykan ayaa ku shubtay. Looma dhamo, mana aha 4.5.
-
Waligood waxaa la yaabaa siduu go'yadooda had iyo jeer u cadyahay, nadiif u yahay. Sawirada see u ekaayeen ayaa loo sawiray, ee haddee go'yaal wasaq leh huwan lahaayeen sawirada laga arki lahaa.
-
Four gifted siblings between ages 10 and 16 enrolled at the UI
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Aaliyyah's topic in General
Originally posted by Ismalura: I always knew the significance of a parent's role both through the genes they pass on and the way they bring up their kids but the home schooling part is so amazing Walahi. It is one thing to ensure that your kids go to school and do well but it is a totally different thing to teach them at home and make so much out of it I envy them so much... Laakiin too much pressure, pressuring one's children to excel in their academies ma fiicno, too. Just look at Jabaan, that country and its suicide rates as a result of too much parental pressures of their children's success at schools. Wax walba balancing ku fiicantahay, a moderation. Teeda kale si ba'an ayeeba dadka u saaranyihiin waalidiinta qaarkood. I don't know, I believe it says more about their family experience than wax kale. Qofba suu noqdo Rabi ayaa ka haayo ma'ahee wax uu waalid ka qaban karo maleh after a certain age, siiba qurbahaan lagu soo qaxay. Soomaaliya ayaa la joogi jiray and one's parents hardly involved with any of their children's lives, and Eebbe mahadiis, the vast majority of us turned out just fine. I know, I know, dhul Galbeedkaan iyo Soomaaliya isku mid ma'aha la dhihi doonaa, still. Our parents are fine, and they are doing fine. Unlike others, they are not that nosy, too nosy to get involved with their children. They are not too controlling, as some other immigrant communities do. If anything can be blamed, the blame methinks would be the freedom they give to their children, which I wouldn't take it away. Soomaali wax walba ha lagu eedeeyo, but compared to other communities, they give their children the utmost freedom, oo dad badan ayee dhaamaan. I applaud that. -
Hadda kahor ayaa qaamuus Soomaaliyeed ku arkay micnaha Afsoomaaliga ama ereyga u dhigma ee ereyga 'theory.' Wuxuu qaamuuskaas u micneeye 'qaacida.' Marka haddaa raaco qaamuuskaas, theorist waxaa la dhihi karaa 'qaacidoyahan?' Intaa iloowin, here is my word: Punctual.
-
UAE bi*tchslaps Canada - New Visa requirement for entry
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to ElPunto's topic in General
Shukaansi kulahaa. Of course, comfort u baahantahay, especially long flight haddee tahay. And of course it would help more if great flight attendants saaranyihiin. From point A to Z kulahaa, sheekadaas yaree. Haddee dhab kaa tahay, Air Canada Jazz u raac London, cariirigeeda. I wish it served international flights. Adiga su'aasha ka jawaab, waligaa Emirates ma raacday? -
UAE bi*tchslaps Canada - New Visa requirement for entry
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to ElPunto's topic in General
Waligaa Emirates ma raacday? Air Canada duqooshin hostees ka ah ku nacayba, and I do think lamana fire gareyn karo because of powerful union. Now compare that to the exotic, multicultural Emirates flight attendants, who change themselves in every four hours of flight time. In a long-haul eight hours flight camal, the flight attendants will change half way. Newly, fresh faced ones will serve you after four or five hours and kuwii horena will go upper level of the airline to rest. Waxaasaa diyaarad la dhahaa haddii kale iska daa. Qanaxda Air Canada with ayeeyooyin in old uniforms serving you shaah xee sheegee. -
UAE bi*tchslaps Canada - New Visa requirement for entry
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to ElPunto's topic in General
Canada had military base in UAE? And they were using it for FREE yet they couldn't accommodate landing slots for only two UAE airlines? Just to protect Air Canada? I guess Air Canada can now come up with the $300m the military has to pay now. UAE is showing some xiniinyo lately. I blame and place all on these squabbles at the feet of Air Canada. It is this airline who is doing behind the scenes war against the expansion of Emirati airlines. They are strongly lobbying efforts of denying Emirates and Etihad to have more landing rights on their expansion of Canadian cities. If both Etihad and Emirates were allowed to land on other major cities like Vancouver, Montreal and Calgary and more frequently as they want, few people would use Air Canada, which Air Canada is fearing. The Conservative government is also biased, biased against successful Muslim companies with global brands, officially stating there is no market for those two Emirati airlines. Why don't they let the market judge. -
Destiny - calaf?
-
Originally posted by Taleexi: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Qosol la dhac xee tahay. Ereyada kuwa lasoo gaabiye waayee, oo ah 'laughing my *** off.' Marka it should be: Laughing my as's off = dabada ayaan ka koodooyaa/qoslaayaa. The world of languages you can't have literal translation all the time. Haddaan kuu jilciyo qosol baan la dhacay baa ku habboon Laughing my *** off...... unlike as you put it up there. okay ya MMA. [/b] Kaftan iga ahayd, xaaji. Inaa ila fahmeysid moodee.
-
British forces mark Remembrance Day in Somaliland
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacaylbaro's topic in Politics
I don't see no poppies on their chests. Where are the poppies? Speaking of poppies, my ten-year-old niece once asked me on a so-called Remembrance Day why I am not wearing a poppy. After she arrived from school, she asked me, "Abti, where is your poppy?" "Waa kusoo isistaagay ku iri." "Alla..." kulahaa. "I am not a Canadian," ku iri, "You are." And that awoowgey dagaal gaaleed iigama dhiman, dalkeenana uma dhiman. Iyadii qosol. -
Shukaansiga qoraxda uu la dhacaa miyaa? And see lagu ogaanaa qof shukaansigiisa maadaama dad guryahooda ku jiro yihiin, and since when did diinta allow dad guryahooda ku jiro loogu tago? Then again kuwaaan maxee diin ka ogyihiin.
-
Originally posted by Ismalura: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: quote: Originally posted by Ismalura: "Hamdi Ali Osman, aka “Big Hamdi,” aka “Boss Lady,” 22 Years old. Fadumo Mohamed Farah, aka “Naana Naana,” aka “Gangster Boo,” aka “Barnie,” 25 Years old. XAMDI IYO FADUMO markay howshaan ku jireen aawaye dadkoodii mise Soomaaliyeey danbigaan gaalada maan u saarnaa mise yuhuudda mise quruuma kale iyo howlaha maraakiibta?????" Copy pasted this from wergalin show's Facebook page and I was like this is exactly my sentiment ! Caruurtan inbadan beey lunsanaayeen. You are a member of Wargelin Show's facebook page miyaa? I thought I was the only SOLer on that page. Let me guess, you are also a member of One People. One Religion. One Somalia. No Qabiil , the largest Soomaali group on Foolbuug. Actually I am not on 'One people. One religion. One Somalia.' I checked it out now and it looks good; SOL beyba meela badan uga egtahay. I wondered if MMA is one of the moderators there too ! I enjoy Wergalin show and I follow it both on Facebook and youtube. I think that guy is doing some good work. No, abaayadiis, I am not a moderator on that group page, but I do post on there some of the time, especially some of the things I post on SOL. I guess that is where you got the familiarity from. It is the best Soomaali group on facebook. It tells you midnimada Soomaalida waa laga maarmaan.
-
Conjoined Twins - Abigail and Brittany Hensel
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Jacpher's topic in General
Maskiin. Hore u arkay laakiin markaa arkaaba waaka naxaa. Waxaa ku qoslay laakiin tan markaa aqriye from wikipedia: The Hensel twins both successfully passed their driver's license exam, both the written and driving tests. They had to take the tests twice, once for each twin. Abby controls the pedals, radio, heat, defogger, and other devices located to the right of the driver's seat, while Brittany controls the turn signal and lights; together, they control the steering wheel. -
Al Shabaab oo gowracay oday dhaqameed Hiiraan caan ka ah
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalina's topic in Politics
Faahfaahin ku saabsan dil Hooyooyin loogu geystay Beledweyne Weerarkaan oo dhacay shalay abaaro 12 duhurnimo ayaa waxaa ku geeryooday hooyo Soomaaliyeed oo da’ ah halka ay ku dhaawacantay mid kale. Falkaan naxariis darrada ah ayaa waxaa gaystay labo wiil oo yar yar kuwaas oo ka tirsan kooxda Al-shabaab kuwaas oo da’dooda lagu sheegay 14 jir iyo 15 jir, waxaana ay ka tirsanaayeen carruurta yar yare ee Alshabaab ay ka soo duufsadeen reerahoodii. Hooyada dhimatay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Dhuubo Garwayne waxaana da’deeda lagu sheegay 60 ilaa 70 sano inta udhaxaysa, taas oo ku howlaneyd Sameynta Salliyada (Dirin), xaafad ku taalla Gudaha degmada Beledweyne. “ labo wiil oo yar yar ayaa u yimid Maama Dhuubo oo iska joogta halkii ay ku soohaysay (falkineysay) dermaha, waxaa ay ku dhaheen salaadda aada, waxay ku tiri salaadda waa ii dhawran tahay waana aadayaa, markaas ayaa labada wiil kii yaraa jeedal (karbaash) ku bilaabay, iyaduna waxay la qabsatay jeedalkii kaddibna wiilki la socday ayaa xabad ku furay , sidaas ayay ku geeryootay” ayuu yiri goobjooge ku sugannaa meel u dhaw halka uu falkaasi ka dhacay. Wararka aanu ka helayno Beladwayne ayaa intaasi ku daraya in hooyadaan aanay caafimaad qabin oo ay wax uga dhimanaayeen maskaxda isla markaana ay ahayd qof waayeel ah oo nolosheeda ka soo saran jirtay samaynta saliyada (Dermaha). Haweenayda dhaawacantay ayaa iyana waxaa lagu magacaabaa Mayran Goobe, waxaana da’deeda lagu sheegay inta udhaxaysa 50 ilaa 60 jir, waxaa ay la joogtay hooyada geeriyootay Dhuubo Garwane, rasaasta ayaa haleeshay iyadoo hadda lagula tacaalayo goob caafimaad oo ku taalla Beladwayne. Weerarrada aan kala joogsiga lahayn ee maleeshiyada Al-shabaab ay ku hayaan haweenka Beladwayne ayaa walwal ballaaran ku dhaliyay haweenka halkaasi ku nool kuwaas oo mucjiso iyo la yaab ay ku noqotay markii ay arkeen rag ku tartamaya dilka haweenka si sharci darro ah, taas oo ka sakoow ay ka soo horjeedo Diinta Islaamka haddanna ka baxsan dhaqanka dadka Soomaaliyeed oo ku salaysnaa in aan haweenka la dilin iyo guud ahaan dadka loo yaqaano Birimagaydada. Dhawaan ayay ahayd markii labo gabdhood oo da’ yar ay isla maleeshiyada Shabaabku ku dishay meel fagaare ah oo ku taalla magaalada Beladwayne, iyagoo ku eedaynaya in ay u basaasayeen dawladda Soomaaliya, taas oo ay beeniyeen ehellada gabdhahaas, hase ahaatee waxaaba su’aali ka taagan tahay dilka dadka u shaqeeya dawladda Soomaaliya oo uu sal u yahay ku dhaqanka shreecada Islaamka. Xigasho Duurjoogtaan ayaa diin iyo wax inay xukumaan kuu sheeganaayo. Actually, duurjoogtada weyba ka daranyihiin. -
Samir iyo iimaan reerka Eebba haka siiyo. Rabi ha u raxmada marxuumkana -- aamiin, aamiin.
-
By the way, whatever happened to your old nick? You sound very familiar.
-
This isn't wadani hees, but sawir. Waa calanka Soomaaliya oo cambuurnimo u sameysan. Err, about kubkaas, no comment. Absolutely...I said no comment, darn it. P.S. - Qofta waa model and she posted this picture by herself publically online, so I am not violating anyone's privacy by posting this sawir on here.
-
Originally posted by Ismalura: "Hamdi Ali Osman, aka “Big Hamdi,” aka “Boss Lady,” 22 Years old. Fadumo Mohamed Farah, aka “Naana Naana,” aka “Gangster Boo,” aka “Barnie,” 25 Years old. XAMDI IYO FADUMO markay howshaan ku jireen aawaye dadkoodii mise Soomaaliyeey danbigaan gaalada maan u saarnaa mise yuhuudda mise quruuma kale iyo howlaha maraakiibta?????" Copy pasted this from wergalin show's Facebook page and I was like this is exactly my sentiment ! Caruurtan inbadan beey lunsanaayeen. You are a member of Wargelin Show's facebook page miyaa? I thought I was the only SOLer on that page. Let me guess, you are also a member of One People. One Religion. One Somalia. No Qabiil, the largest Soomaali group on Foolbuug.
-
Swirl = wareeg Dare = maku dhacdaa/car Plunge = tiimbo (ruub)