Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

Moderator
  • Content Count

    17,576
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    318

Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar

  1. Mööryaantaan busta miirana meesha lagu soo dhajiye xee ahaayeen. Mööryaanimo xiligeeda in la mooday moodee. I guess I thought wrong.
  2. Labada xabo ee 'public relations' Reer Iswiidhan kasoo bartay muu meesha keenay. Yaa u sheego in dadweynaha masaakiinta iyo Barbaar ku sheegaas xiriir aad u sareeyo ka dhaxeeyo, taas oo ah qoor goyn, isbiimeyn la isku qarxinaayo, karbaashid, garaacid, gacmo iyo lugo goyn iyo maalkooda maalin walba la dhaco. Intaas ka sare xiriir kale maaba jiri karo.
  3. Museveni waa nin shaqsiyadeed oo iskiisba Soomaalida jecel. Laakiin waxmagarato badan Soomaali fahmeynin meeshuu wax ka arko. Museveni Soomaalida dhibkood ayuu la dareemoyaa. Museveni waxba ma ugu soo kordhin lahayn hadduu ka seexan lahaa arrimaha Soomaaliya, sidee ugu seexdeen madax badan ka tirsan Afrika. Not him. Haddaadan ogeyn, ogoow hadda: Isla Musevenigaan waa kii isku daye in uu heshiisiiyo Cali Mahdi iyo Caydiid iyo damcayna in uu kahortago dagaalkoodii halaagga weynaa. Waa kii ka degay Xamar oo gubaneyso, asagoo cabsaneynin in uu heshiisiiyo labadaas qabqable isku daye. Ma dan siyaasadeed ayuu kalahaa waagaas? Ma kuwaan Barbaar ku sheega ayaa joogay? Ee marka jacburkaan raqiiska ah naga yaree.
  4. Maya waa daruuro socdo, hadba meesha dabeesha (u aqri: $$$) yaalo u yaaco.
  5. Mayaani, ma ila aragtay? Mareykanka in loo dabanaageeyo waaba laga yaabaa waaba dal awood adduuneed aad u sareeyo lahee, laakiin ka waran kan Soomaaliga ah oo Xabashi tuugsi ku nool sii tuugsanaayo, kana cabsanaayo. And they support those fawning entities. Epic irony is lost to dad badan.
  6. Weyba ku jiri jireenee see ugu biirayaan. Ninac, waaku salaamay. Halganka meesha kasii wad, aniga a bit torobo mashquul iska noqdee.
  7. I would like to know Xabashida kuwa u dhilo ah then oo waliba Soomaali sheeganaayo. Hmm...
  8. Yaa Reer Maanifeesto wax ka sheegay? Markaas anaaba la isoo galooyaa. Kaftan aside, Maanifeesto dad badan oo wanaagsan ayaa ka buuxay oo dalkeena la jeclaa horumar weyn. Kuwii saxiixay ka hadlooyaa that famous Manifesto baaq in Juun of 1990, just a mere six months before the civil war reached the centre of Xamar. Aqoonyahanadaas, waxgaradkaas, reer diinlayaashaas, ganacsatadaas, siyaasiintaas, odey dhaqameedkaas iyo kuwa kale oo badan oo sumcad iyo heybad ku leh dalkeena iyo dadkeenaba waxee ka cabsi qabeyn, kana digeen wey soo baxday. If only Siyaad Barre listened to them, if only...
  9. Goormuu wax the regime in Israa'iil ku saabsan soo bandhigi doonaa, oo qarxin doonaa sirar badan iyaga ah. Markaas ayaa geesi geesi dhalay u aqoonsan doonaa.
  10. Hambalyo iyo boggaadin ayaan leeyahay Md. Max'ed Colaad Xasan. Calankaas aad ku labisantahayna waligaaga haay, waligaagana aaminsanoow dad badan kula aaminsanee. Meeshana kasii wad dadaalkaaga.
  11. Originally posted by Kamaavi: A tough match is waiting for Farmajo's cabinet. Ninka la sheegi waa nin naftiisa u baqay. Reer Aakhiraadka fiirsanaayo iigu daran. Dadkiiba ma wada noolee, yee xukumi doonaan taloow. Baddacas, use that 'report post' feature. It can be helpful.
  12. Haye, noo sheega hee baasaboorada lagu joogo Sacuudiga. Been maala isku sheegaa mise...
  13. Hilowloow, qabiil magacaabisteeda ka yaree meeshaan, baliis. Teeda kalena, your aragti stinks of claiming a certain clan 'owning' Xamar. Xamar waa magaalo madax Soomaaliyeed, Soomaaliweyn ayaana dhisatay. Qof qof ka xigo iska yar. Haddaa leedahay waa lagu soo kala horeeye meesha, taariiqdeeda wey jirtaa, taasna been lagama sheegi karo. If we follow your own logic of explanation, Talyaanis can claim to the 'ownership' too, iyagaa qeyb weyn ka dhisee, dad badana kasoo horeeyee.
  14. Originally posted by The Zack: Somalia waa Koonfur, Galbeed, Waqooyi, and Bari, sax? Seddexda danbe use "dh" and not "r". Tusaale, Galaydh, Gabadh, gaadhi, etc.. Yaa waaye sadexda? Reer Bari maa haddana isticmaalo 'dh' maa i dhihi rabtaa maanta? Reer Soomaali Galbeedkana xadkooda intuu ka bilowdaa kuna dhamaadaa? Certainly not kuwa dego Qalaafe, Mustaxiil, Dooloow, Wardheer, to name a few towns. Kuwaas lahjadooda kuma jirto 'dh.' Reer NFDna waaka tagtay, kuwaas kalena waa gooni. Mise Koonfurta ku dartay, waa Koonfur Galbeed kuwaas. Saa adi u aaminsantahay dadka kale haku qasbin. Sadex wax la dhaha iska yaree.
  15. When I lived in Mogadishu we were called “Jews” because of our hunger for education. Therefore we were the brains of the former Somali administration. President Siad Barre was not fond of Awdal’s either having referred to us as “Indians”. Where are Reer Awdal on SOL? Aawey Xiddigo iyo Castro. We need ekisbalaneeshin.
  16. Originally posted by The Zack: I have to agree with Naxar on this, most Somalis use the "dh" over the "r" in these kinds of words/names. Galaydh, it is.. As for the topic, Galaydh made a good point. Somalia's new cabinet consist of well-educated and heavy weight personnel. Yee yihiin the 'most Soomaalis'? Intaa ogahay Galeyr isticmaalaan, waana sax, shimbirtaas galeyr u naqaanaa anaga. Using your logic, too, Gaheyr would have been Gaheydh, no?
  17. Dadka SNM saraakiishii iyo askartii ka tirsanaa 'mujaahidiin' ugu wacaayo ayaa dad kale ku eedeynaayo jabhad qabiileed. Isma fahmaan miyaa maankiisa waxa kasoo baxaayo iyo farahiisa waxa ee qoraayaan? Mise garasho la iskugu noqdo maba leh miyaa. What exactly is difference between SNM iyo SSC? Noo sharxa, tee jabhad qabiileed ku dhisan, mideena ku dhisneyn. And, pray tell, SNM too maxee dooni jirtay?
  18. Originally posted by Hunguri: quote:Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: Beel walba hal wasiir ugu yaraan inay yeelato maa dhaqtar u qoray? Beelo badan qadee iska suga toogtiina wey imaanee. Teeda kalena waxaan waa iska magac u yaal, oo dowlad awood leh iyo waxaas ma'ahee maxaa la isku wareerinaa. Just ugu ducee inay shaqeyso, dadkeedana wax u qabato. Ma jeclayn, inaan mawjaddan daciifka ah dhex jibaaxo. Hase ahaatee, markaan ninkan oo kale oo meesha Cimaamada u hayaa, hadallada kor ku qoran ee jilaycu ka muuqo soo qoro, ayaan kambayuutarkayga haa-haabtaa. MMA, saaxiib haa ( Beel walbaa inay wasiir hesho, Diktoor ayaa qoray, waana wax ku dajjisan xeerka dawlada. Haddaad doonaysid, inaad baratidna waxaa la yidhaahdaa ( 4.5 ). Waa hadii aynu ka hadlayno, meesha Sheekh Bishma Casse iyo Armaajo haystaan. Hadii si cadaalad, wanaag, iyo Somalinimo loo hadlayo, waxna lagu dhisayo. Jawaabtu waxa weeye, maaha inay beel walbaa Wasiir hesho. Waayo, mar hadii caddaalad iyo wanaag jiraan, dee saaxiib Wasiir yaroo caantayn ah, waxba sheegi maayo. Saaxiib, markaa wixii 4.5 lagu saleeyay, qof walbaa wixii uu kaga qanci karo, waa inuu ama miiska u garaacdaa, ama bakkooradiisa iyo gacantiisa ku raadsadaa. Taas, haddaan intaa kaga baxo. Zack, ayaan usoo noqqon. Zack , adigu wiil yaroo daacad ah ayaa tahay . Daadax! Nabady! Intaan dhan waxaa kaa keeneyso because tolka oo ku qaday getting a minister from one of the phantom ministries? Soomaali qaarkood yaabkooda. Haddee dowlad dhab jiri lahayd taloow kistoo waaba garan karaa, laakiin... Naasir, iisi, iisi. Hal qabiil ma qadinee, qabiilo badan qaday. Waana sax. Qabiil walba dowlad walba la magacaabo wasiir lagama siin karo, otherwise wasiiro ku sheega would be more than 100 ministries ee maamulaan. See camal, use your common sense. Haddii maanta la qaday, beri la heli karaa iska suga. Reer Awdal waa qadeen this time too, qeylana kama maqlooyi. Dad ayaa ilaa iyo sagaashankii la qadinaaye, dad ayaa 'nus' loogu yeeray in afar iyo barka formula iskana samirsan, yaab idinkiina...
  19. Yes, a random weird picture uu ahaa. But it could also be interpreted as a tasteless in a way. I can understand that.
  20. Ismalura, sis, that image looked funny. I found it on a public place on facebook, marka I just wanted to share. On the other hand, waa gabdho Soomaaliyeed oo sharaf leh, if in any way that picture sharaftooda meel ugu dhacaayo, my bad then. That is why now ugu saaray, plus as an extended courtesy to other respected SOLers as well. Oos, waaka heshay yaah. Indhafuur waaxid.
  21. Good gene raadis maala maroyaa. Laandheere iyo tol badis lee Soomaali lagu ogaa, maanta yaa dheecaan wanaagsan oo caruur wada caqli badan lagu dhalo yuu ku jiraa maala gaaray? Waa wareey. Teeda kale, Eebba caadil waaye, hadduu mid genius yahay, ciyaalkiisa inay noqon laga yaabaa. Mid haddee dhoore iska tahay, inay ciyaalkeeda noqdaan laga yaabaa. Rabi waa caadil.
  22. Ciyaar dhaqameed ka qatarsan ma arkin. Tanaa ciyaar la dhahaa haddii kale hala iska dhaafo.