-
Content Count
17,576 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Today's pictorial blog. Yesterday's Mowliid parade on Islii's main thoroughfare. It was wonderful.
-
Nuunka, the $25,000 ma'aha per year payment. Waa one time lacag la bixiyo saa furaha ugu heshid. Haddeeba Amaal kiyoos kor ku yaalo oo yar yahay $5,000, imagine kan oo afar jibaarkiisa ah oo meel fiican ku yaalo, sar cusubna ku hoos yaalo oo socoto. Saak, cunto jumlo iyo tafaariiq ayee isku gadaan, plus very prime location ku yaalo, especially saro dad wax heysto deganyihiin hoostooda. Aad ugu socotaa. Gabar Siyaad Barre abti u yahay oo Reer Mareykan ah midkood share ku lehba oo sanadkiiba mar imaataa. Teeda kale waa runtaa. Lacagta inta taalo waa fooqal caqli, maba la rumeysan karo. Dadkana kama muuqato, unbelievable waaye. Qofkii leh $50,000 la imaanaa oo ganacsi weyn ku furanaa waaba lagu qoslaa. Che, wuxuu Nuunka kuu sheegay hoteelo ma'aha so don't heed. Wixiisa wa iska lodge, I think. There is no decent hotel that is cheaper than 500 Kenyan shillings per night. Anything cheaper than 500 waa looj qaabdaran. Most economical hotels in Islii costs between 500 to 1,000 Kenyan shillings a night. In dollar terms, waa between $6 to $12 dollars a night. Then after that you have the so-called 'high-end' hotels' suites that cost between 1,500 to way up 4,000 a night. Again in dollars waa $18 to $50 per night. Those are Islii hotels, which I would recommend. Ha isku wareerin staying in downtown and commuting to Islii each day. Adoo Islii iska joogtid kuu roon, especially now they have very, very decent, modern hospitals, including ones whose pictures I posted. Malika, ina'adeerkaa Che waala soo dhaweynaa hadduu rabo, xataa yariistoo lagu meheriyo waa loo sii diyaarinaa uu qabowga kaga baxo. Wyre, masoo noqoneysaa mise bas waaye boorkeeda iyo dhiiqadeeda ma rabtid? Kamaafi, haa waa runtaa. Alliance Medical Centre waxaa furanaayo dad wax kusoo bartay Bakistaan, qaas ahaan magaalada Karachi. My brother-in-law ka yimid Toronto ku jiro, who himself wax kusoo bartay jaamacadda Karachi in '80s and again in '00s. My older brother also asagana ku biiri rabo, who again wax kusoo bartay Karachi in late '80s and early '90s. Asagana Ingiriiska ka imaanaayo next month or so. Both share ayee ku darsadeen. The medical centre this coming month la furi rabaa, wax kaliya la sugaayo waa farmashiyaha daawooyin la dhigi lahaa u dhamaan. Sawirka meeshaas horaa usoo giliye, again waa kan: The mid-floors of this building laga dhigaa isbitaalka/clinic. Jacbaro, hay'adii ku keentay maa meesha trainingka ku qaadaneysay ku dajisay. Dhoore waaxid, dadka hay'adaha keento Islii hoteeladeeda soo degaan and the NGOs pay after receipts loo geeyo.
-
Kobcinta aqoonta af-soomaaliga
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Positive's topic in News - Wararka
Ereyga yalax qof sheego maala waaye wali? Yalax = jileec. -
Home in Islii. We live on the first floor, the two windows on the left. It is located in the centre of Islii. Those dukaamo on the main floor space. Guess how much they cost just to have its keys in order to rent? Between $23,000 to $25,000. Yep, there is no typo, that is $25,000. Just to have the keys and the monthly rent -- which is an extra $350 -- does not include. And no, it is not deposit. ? Laakiin aad ugu socdaan dadka leh. Qaarkood Reer Mareykan share ku lehba.
-
Malika, Islii la'aan waa abaar. Runtii, I don't think I would have stayed this long each time I visit at any other part of Nayroobi, and yes, that includes high-end residential estates and blocks of Lavington, Westlands and Hillgam. Nuunka, maya, maqaayadaan waxee ku taalaa 12ka, waxee ku dhagantahay meesha basaska Gaarisa ka baxaan, gaar agaan e-coach iyo g-coach kuwaas. Agagaarkaas dhan hadda Kilimanjaro la dhahaa. Libaax, waxaas waa iska sheeko maryooleey. Dadka hadda wax dhisanaayo waa dad isku dardarsado lacagaha, buying flat apartments in design and paying half in pre-construction and the other half post-construction. Depending of the location and prime floor, the flats cost about between $49,000 to $55,000. Saak, ileen ninkaas Marx uu ahaa. Muxu kugu maagay ninkaan cusub islahaaba. Even Marx hadduu yahay xataa waxba kama galabsan ee ma'ogidiis. Perhaps his banning inaa ka qeybqaatay amuu mooday. Wyre, goormaa Islii ka tagtay? Bilaal, adaa mudan, walaaloow. Waana ogaha, waana la socdaa dhibka heysto dadkeena. Dal burburay dadkiisana wuu la burburaa, taas isweydiin maleh. Believe me, though, waxa hadda jiro wax ka daran inay jiri lahayd ka cabsi qabay maadaama dad dhan soo wada qaxay nahnay. Waana ogahay elders aad ka hadleysid, waxeena badankooda fadhiistaan in front of Gaarisa Looj. Laakiin intaa arkay waa dhif dhif. Waana runtaa ganacsiga inta ka socdo ganacsi wuu dhaafay. Nowadays Shiinees hunguri kasoo galay in Islii, oo jidadka ku arkeysaa. They are opening jumlo stores, directly importing their cheap wares into Islii. No middle people needed. Inay suuqa ka saaraan rabaan Soomaalida filaa. Separatist, waa u maleyaa, koley dadka dego Gaarisa qof kamid ah leh hoteelka Nomad Palace saa u maqlay. I didn't know mid ay isku magac yihiin in uu Gaarisa ku yaalo. And yes, it is located on Pumwani Rd., just across from Islii Mall/Andalus Hotel. Malika's 'charts and quotes.'
-
Alpha, are you sujuu? Don't take offense, just asking lee. Malika, why not? Maxaa Islii at night ugu carari jirtay. At night shidantahay Islii, wonderful waaye.
-
Ahahahaha at my 'venture.' There is no venture, dear. Ask Nuune, waxaas asagaa iiga fiicanee. By the way, intee Islii ka joogtay mise you only visited it during the daytime to shop oo ma aadan stay gareynin? And speaking of building construction, have you seen the expanded South C? Lord, Soomaali maalkooda meel ee geeyaan waayeen. Nice, wonderful gated community estates in there. But with biyo la'aan. Dah.
-
Malika, haa, abaayo. Walaahi marna waa naxaa, marna waa farxaa. Waa naxaa because I would have loved Soomaaliya oo saas loo dhisay and not on a non-Soomaali land laga dhisto; waana farxaa because dhaqaalahaan iyo maalkaan Soomaali ayaa leh. Imagine maalkaas haddii dalkeena la gilin lahaa. Alpha, I don't know. I would have loved them ku dhistaan sarahaas Soomaaliya. But I guess it is about the market -- demand and supply. Dad badan qurbojoog ayaa yimaado Islii, who would have loved to visit Soomaaliya laakiin cabsanaayo.
-
Grand National Conference in Somalia Moving the capital-
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to General Duke's topic in Politics
Shir lee maa lagu jiraa fiinaa wiito. Waala qafiifay markaas. And yaala heshiisiinaa, Barbaarta iyo who? Dowladaan hadda jirto yeel ama diid ama ogoloow, iyadaa u dambeyso, iyadaana soconeyso, regardless who heads it at the top. Leadership can change, but dowladda can still function. Dadka hoggaaminaayo haddaadan rabin now, don't equal them with the dowlad itself. Kuwa hadda joogo shaley ma joogin, berina wey baxaayaan. Ee marka dadkaaga iyo dowladaada dhinac ka raac. -
Yes, especially on its main avenue laga soo galo and all are facing the main roundabout. Why? When was the last time you were here? You seem surprised.
-
Today's pictorial blog: These following hoteelo were opened in the last six months or so. All are owned by Soomaalis and are located side by side from one another, only a block or so between them. Our 'own' hotel in Islii, Nomad Palace Hotel. Xataa geelka logo u ah. SOL should sue. It is also Islii's own '5-Star' hotel, costing betwen $50-70 per night. Grand Royal Hotel. Madiina Mall. A restaurant, a hotel, shopping centre and upcoming hospital/clinic that is yet to open. Islii's own Barclays. Islii has more than a dozen different banks. All reputable major banks of East Africa have a major branch in Islii. Kilimanjaro. Islii's favourite modern maqaayad, congregated by Reer Galbeedka Soomaalis. It is also Islii's most expensive maqaayad, and always busy. It is in this restaurant that I met a Reer Koronto guy. He was like intee ka timid, New York? London? Maya, Toronto ku iri. Qosol asagii. So am I kulahaa. And on the top of that, he lived at the very street I lived at and we never met in Toronto. He was going to Xamar, geesi iga dheh.
-
Malika, waa runtaa, great restaurants ku yaalo. I took top Soomaali restaurant in Islii's picture today. I will post it in a moment. Soomaalida maqaayadahooda Kenyaatiga ka shaqeeyo downtown ugu imaado during lunch time. Waa very inexpensive and yet delicious, non-Soomaalis long ago realized that.
-
Showqi, waa kugu salaamaa, brother. Reer Kanada si uu qadariyaa maadaama niman uu qadarin jiray oo dalkeena usoo halgamay ku duugan carada Kanada -- marxuumadaas oo kala ah Cabdullaahi Maajoor (xildhibaan in '60s) iyo Max'ed Cawaale Liibaan (halyeygii alifay calankeena suuban). Ismahaan, hakuna matata. Saasa gaani, ariireey. Afkaan sagashameydii dhexdeeda inta aan joogay baran waayee ma haddaa baranaa. Nuunka, kaas iyo qaafkiisa iskama warhaayaan yaah. Ar Reer Islii iyo beentooda micnodarada ah. Soomaalina, abaayadiis, waxaa sheegtay wey jiraan and they are in rare cases. Wax gaajo u dhimanaayo oo Soomaali ah maleh horta. Gabdhaha yar yar aad sheegtay wey jiraan, laakiin waa rare, very rare oo waalidkoodana la socdo laakiin gabdhaha ayee soo diraan maadaama dadka ka naxaayaan than dad waa weyn. And again waa few people in rare places. Waxee badanaa istaagaan iridaha laga galo hoteelada qaaliga ah. I used to see few of them the last time aan inta joogay maadaama hoteelo mar mar seexan jiray (don't ask me why ). Again, saas uma badno waana dhif dhif lagu arkaa, badanaana fiidkii lagu arkaa hoteeladaas qaarkood hortooda. Hooyooyinkoodana la socdo oo gaajo weyn ma wada heyso. I guess your aunt hoteelaadaas mid kamid ah ee ku degtay. Dadka tuugsada wey jiraan, inkastoo, Rabi mahadiis, aynan badneen. Badanaa dumar u badan oo dhif dhif ah, siiba dumar jiro haayo ama dhaawac soo gaaray. Dadka tuugsiga ku badan waa Kenyaatiga, and not Soomaalis. Kenyaati jilbaabo iyo qamiisyo isku soo taagay, maqlay Soomaalida deeqsi ah oo jilbaab, indhashareer iyo qamiis hadda u gishatiin Muslimiin idin moodo wax ku heleysiin. Ciyaal 'jokoro' (street boys/ciyaal suuq) noqday mar jiri jiray oo Soomaali ah laakiin taas Rabi mahadiis Soomaali isku xilqaantay oo jidadka ka aruuriye oo meel ku xanaaneeye, nolol maalmeedkoodana siiye. Marka 'jokoro' Soomaali ciyaal ah maba lagu arkaayo inta sanadahaan dambe. About community iyo midnimo, Soomaali meel walba ee joogto ee kala wadaagaan. Koley waa iska garan kartaa. Kuwa ganacsiga ku midoobay jiro, oo ganacsata waa weyn wada leh, kuwaas wax aan ka ahayn wax Soomaali kale u doodaayo waa yaryihiin. Meesha ugu soo sokeeyso Soomaali u doodeyso waa safaaradda Soomaaliya ee dalkaan. Chimera, mahadsanid, brother. That password waaba iska ilooway. Were you still using it? Waaw. Wyre, aniga lee yaabanaa adiga iyo Nuunka ileen wax ila aragteen. Dadkaan inta joogo waxaasaa ka daacad ah, caadi ayba la tahay.
-
Today's blog: Lies, damning lies and Islii. One fact a person who visits and is not famliar with Islii would immediately realize in his/her stay from the get-go is lies. The pathological lies. The lie doesn't have to be important, dadka wey u barteen. Minor, nothing, major, unimportant lie -- dadkiina lying and liars u wada eg. An example is, you would call a person and without even asking where he is at, he would tell you he is at Mombasa or somewhere while at the same time uu Islii ku rafanaayo. He didn't need to tell you that, especially since you didn't even ask him meeshuu joogo on that time. Since a pathological liar forgets the more he lies, he forgets telling you this lie and unaware of his lie, he might even visit you at home ileen isma ogee. Haddaa ku qabatidna ku leeyahay, hadda, hadda soo galay, another damning lie. Masoo buubay. Wax loo baahneen been laga wada sheegaa. I guess it is another side of buufis.
-
Showqi, brother seytuun iyo canuuni midkoodba kuma arkin Nayroobi dhan, iskaba dhaaf Islii. Qaro, cambo iyo caananaas lee tuban meel walba, mar marna tufaax iyo canab arkee. Mar dhif ayaa raqeey arkay. Valenteenah (carabka iga qaloocdayba trying to pronounce magacaaga ), no, I didn't migrate. Other reasons u joogaa, abaayadiis and yes, waa noqonaa. Soomaalina, maqaayado aad u cunto macaan ku yaalo inta, qaarkood very modernised, oo pizza iyo sandwich kala nooc ka heleysaa. All owned by, of course, Soomaalida. They have names like Kilimanjaro, Milano, Andalus to name a few. Dharka inta laga xirtana maba la sheegi karo, koley hal bahal ayaa aad ugu muuqdo beryahaan -- bahalkaas oo ah, of course, indhashareerka. Dad kala jaan ah wada xirto ama siyaabo kala duwan u xirto. Kooxba si u xirataa, but the main groups are: Kuwa u xirto indhashareerka waji qaris, oo dadka ugu sheekeeye inay dhoofeen ama inay ka dhuuntaan rabo. Kuwa suuqleey ah oo banaanka miisas la fadhiyo oo busta iyo qoraxda ka xiranaayo. Kuwa hoteelada booqdo oo dadka iska qariyo waxee yihiin maadaama meesha waxa ka dhacaayo la ogyahee. Kuwa wajigooda see daawooyin ugu wadeen qorax wajigooda ka ilaalinaayo, maalintii markee baxaan indhashareer isku taago Kuwa tuugsado wajigooda qarsado. Iyo of course, kuwa u dambeeyo oo wadaadnimo u xirto, a la Barbaarta-style. Adi kuwee ku jirtaa taloow? And your comment of 'wuu aroosay.' All I can say is :D Malika, meeshaan yaaba kabo usoo qaadan karo. I know it very well, oo each time aan imaado three pairs of sandals jilicsan keensadaa. Kabo maba lagu gishan karo, haddaa gishatidna ciyoow kaa dhamaanaayo. Will you come visit to Islii again? Bob, xaa sheegoysaa, wewe. Afkaas maba la i tuso. Saak, saas miyaa? Ma hubtaa? :D Libaax, aabo aad u fiicanyahay, mahad alle. In fact sawirkaan aan ka qaaday in Diseembar ku tusinaa. He is still kicking and well, Eebba mahadiis.
-
Rejected Members: 163,670+
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Miskiin-Macruuf-Aqiyaar's topic in General
Lixkarooneey, yep, this year is my tenth anniversary. SOL is one of the best sites out there for me. And I am not exaggerating. Che, Mr. Refulooshanari, kacdoonada ka socdo Carabada adaa ka dambeysay la yiree xaaka jiro. -
Haye, haye, haye, ma bilowday jacburiskaaga. Kooweey koow.
-
Ahahaha, bas, bas, bas. Tuujka eberaa ka dhignee waaka qaleyneynaa. Haye, xaaji, waa inoo mar kale, widaaygiis.
-
Ila dheel
-
Lixkaroon waligey ma arkin qof iskugu wacay ama la dhaho ee maxaa horta ugu wacan. Shan lee ma u badan. Faadumo Qaasin heesteeda ayaaba dhaanto iyadaa 'kun qof iiga roonoow' ku heesi jirtee.
-
Intuu baraf socdo uma socdi dhulkaas. Allaheey ka alla. Haye, goormaa inta joogtay adi? Nofeembar dhexdeed maa joogtay inta?
-
Soo jaf jaf oo soo hur hurguf kaas. Ottawa baraf ku dilaayo yaa ogaada maskiinka. Aah, I hadn't seen baraf quite sometime. Maxaa ka neefsaday, by the time aan noqdo it will be three years of winter's non-baraf for me.
-
I was just looking around the new SOL and that stat above caught my eye. Whoa, I didn't know SOL was this exclusive.