-
Content Count
17,576 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
318
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
Shariif oo kala eryay taliyaasha ciidamada fashil dartiis!!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maaddeey's topic in Politics
Adigana maxaa u shaqeysaa, Mr. Goosashadoon? Ain't it Xabashi interest in dalkeena la kala gooyo, which you advocate yourself. Adiga isarag intaadan dad kale fiirinin. -
The new TFG - Somalia's hope to stability!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalina's topic in Politics
Telefashinka Qaranka Soomaaliyeed. -
Shariif oo kala eryay taliyaasha ciidamada fashil dartiis!!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Maaddeey's topic in Politics
It looks, sounds, functions like a true dowlad. Ka naxoo nafta ha isku qarxin. Maan, Farmaajo and his administration, especially wasiirkiisa gaashaandhigga, keeps impressing me. Rabi ha u garabgalo. -
LEYTON: Death threats issued against Imam
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalina's topic in General
Soomaalina, haye, waxaan aan aamisanahay maa soo wadaa. Mayooy iga dheh hee. -
Peasant, sawirada Nayroobi waa qaadaa but badanaa dad kale ku jiro, so I don't want to put others pictures online, but mid aniga ku jiro oo central town ah iskaga qaaday the other day ku tusinaa and here it is. Taken on last week. This one was taken on last year. That is downtown Nayroobi I am looking at. And the park I am at is Uhuru Park, the very park I saw at naagtii caddeed diraca wadatay on the weekend. N. B. I will try soo sawiro magaalada hoose, though this blog is about Islii.
-
LoL at Malika. Soomaalina, gabadha ila socotay aad u yaabtayba. Aad iyo aad, aniga saas uma yaabin because Toronto ayaa dhif dhif ku arki jiray dad kale hiddaha iyo dhaqanka Soomaalida iska wato. Xataa duqdaas timaha qeyb wey u tidcaneyd. Yaab iga dheh.
-
Solid? That I don't know, but Soomaali waa iska taqaan and here being Kenya after all, only lacagtaada ayaa kaa xigto, not laws or wax kale. Wey isku dhex wadaan Soomaalidaan wax dhisanaayo, wixii legal ah iyo wax kale ma kala garaneysid. _______________ Today's blog: An amazing sight I was at Nayroobi's downtown's Uhuru Park (kinda like New York's Central Park) on the weekend. Just enjoying and strolling with qof kale when we saw an amazing and unexpected sight. Naag caddaan oo around 55-year-old camal ah oo wada xiran beautiful green-flowered dirac, with matching garbasaar and goorgorad. Unbelievable. She just walked by. Xaafadaha caddaanka deganyihiin that park u dhow ayee ka timid filaa. Inaa salaamo rabay, oo sii wareysto. Xataa kaamirada waa watay oo sawir kasii qaado rabay, then isiri amee naxdaa oo tuug ku moodaa or something oo faraha ka qaaday. But that was beautiful, and I kinda felt proud islaan caddaan diraceena iyo garbasaartiisa iyo goorgoradiisa xiran si caadi ah. She even looked like qof had iyo jeer gishto dharkaas because diraca kor ayee u qaatay oo dhex gilisay to show goorgorada. Very professional. We will go back on next weekend, Rabi ha idmee and I hope to see her again.
-
Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo Habaaray Al-Shabaab
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Somalina;699585 wrote: MMA, bilahan danbe oo dhan ayaa qabiil magacyadiisa la soo qorqoraaye, marka walaalow si fiican indhaha u fur. Dad badan ayaa u baahan a reminder. Ee waa ogtahay inaanan si toos u joogin, oo waxaa arko lee arkaa aniga. Qaarkood waa i dhaafi karaan, ee haddaa aragtid naga caawi oo na tusi, si private waa noogu soo diri kartaa ama si kale. It is not possible for me to view every single post and thread. -
Maaddeey;699716 wrote: ^^calanka waxaan ka soo deynsaday sxbkey MMA oo signature'kiisa wax ka qaldanaayeen oon anigu isku aaddiyey 'out of curiousity' Waxba kama qaldaneen ee the new SOL does not allow animated images as a signature. It was my old signature.
-
Maaddeey;699549 wrote: ^You missed jiirow Bakaal's comment. Ninaan shaqadiisa aqoonin iga dheh! Waa arkaa ee waa u dhaafay, lest some think inaa dhibsaday camal if I edit. Waxaas caay haddee ka tahay dad ayuuba amaanooyaa.
-
Masaakiintaas barbaarta waxba ogeyn xasuuqooda loo wadaa. Maalin hore inta ciyaal ee soo sireen oo laga wada laaye ayaa ku filnaan weysay filaa.
-
Imaam Maxamuud Imaam Cumar oo Habaaray Al-Shabaab
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Hilowloow, dhowr jeer magacyo qabiil inta kusoo qortay adoo la socotid inaan laga ogoleyn meeshaan magacaabida qabiilada ee jooji, baliis. -
Today's blog: Buufiska iyo Islii Buufisnimo Islii koley kuma cusbo, and in fact, I believe the very word buufis was re-interpreted from its original meaning right here in Islii sometime in ‘90s. Of course Soomaalis being Soomaalis, wali wey socdaan, especially bug ku socdaan qaarkood, laakiin it is getting harder and harder to get into Yurub illegally. Thus qiimaha lagu baxaayo each time hundreds of dollars iskaga darsanto. Demand and supply economics in reverse. The harder it gets to get into Yurub, the more expensive it is to pay a muqalas. The price range these days is $23,000 to 27,000 depending the destination, particular time and how well you or your family know the muqalas. On rare times, it is even $30,000. Before your jaw-dropping reaction, know this: Reer Islii waxba lama aha waxaas, especially dad buufis si xun u haayo and it is not lacag ee shaqeysteen badanaa. Ehelkooda usoo diree, kusoo rafaadee. Haddaa ku dhahdid maa lacagta iskaga shaqeysatid, waaba laguugu qoslaa, laguuna jawaabaa waa gartaa adiga beri meeshaan busteeda waaka noqoneysaa, adigaba maad joogtid, maxaa ugu carareysaa lagu leeyahay.
-
Wyre, kuwaas warkooda laga maqlo warbaahinta laba sano kahor ugu dambeysay. Eber laga dhigay, wax la dilay iyo wax la wada xiray noqdeen filaa. Laakiin kuwa iyaga camal Soomaali ah Islii ka bilaabooyo sheeko dadka inay dilaan, xaley ugu dambeysay wiil ayee jugta ka saareen, si xun u jirdileen. Nabadadaye, isqabqabashadii dadka la qabanaaye wey dhamaatay, tii waliba askartii tuugada ahayd oo dhar caadi qabtay dadka iska qabsan jiray habeenkii kuwaas waa hore dhamaaday warkooda. Isqabasho waxee jirtaa kaliya markuu official raaf jiro bas. Umul wuu joogaa filaa oo Koonfur Afrika kasoo noqday, laakiin aniga kama heli ninkaas. Dadkuu kicin jiray, oo dhiiragelin jiray ka buuxo Barbaarta kuwa la baxay Soomaaliya ka dagaalamooyo maanta oo nafta u keenay ummadda. Maxaana ula yaabee gabdhaha imaado wiilashiiba iyaga xataa wey imaanoyaan. Waayeel, da'yar iyo barbaarba wey wada imaanoyaan meeshaan. Saa'id loo imaanooyaa, Soomaali meel kale ee tagto malahee. Eebboow dhulkeena noo nabadee -- aamiin.
-
Al Shabaab Asks Former Military for Consultations
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Kamaavi's topic in Politics
Naf lacaari ayaa heyso. -
The new TFG - Somalia's hope to stability!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalina's topic in Politics
Soomaalina, however, will love to read this: "SOMALI NATIONAL TV (SNTV) was OFF AIR in 20 years but today i'm telling you friends the TV will be on air next week... Thank God we're coming back. Soon i'll tell you guys where you can watch it Frequency and stuff..." That is what the host of Wargelin Show posted on his facebook page. He is in Xamar. -
Lahjadihii Xamari iyo Xaayoow maala isku qaldooyaa. At least he tried and came close. Cajaladaha Awkoombe soo dhadhageyso, waa soo barbaranee Xamari si fiican markaas. Or better yet Marshaale jilaaga ah oo Yunifersal (Universal) kasoo galo mar mar fiirso asagaa kasii baranee.
-
The new TFG - Somalia's hope to stability!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Somalina's topic in Politics
Ay dhoont noow weer to boost dis, bat eniwej, hiya it is. ____________________ DFKMG oo Magaca ka bedeleysa Dugsigii Xaawo Taako Tallaabo iila muuqata gaf laga galayo taariikhda iyo halgankii dadkii dhiiggooda u daadiday Dalka iyo Dadka Somalia ayay dawladda magac ahaanta haattan u jirta qaadatay waa go'aan la ii sheegay inuu ka yimid madaxwaynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed uuna soo marsiiyay Wasiirkiisa Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Dr C/nuur Sheekh Maxamed, sida aan ka xogsaday saraakiil ka tirsan waxbarashada . Xaawa Cismaan (Xaawa Taako) oo lagu garto halgankii la dagaallanka Gumaysiga waxay ka mid tahay astaamaha xornimo u dirirka Dalka, Dawladdihii xalaasha ahaa waxay u sameeyeen xasuus waarta waxaa kaalinta xasuus reebka dadkii halganka usoo galay dalka kaalin mug leh ku lahaan jirtay wasaaradii waxbarasho. Maanta oo ay dawladda Soomaaliya isugu soo aruurtay afar xaafadood oo xamar ka mid ah ayay go, aan ku gaartay inay magacii iyo maamuuskii ka xayuubiso Xaawo Taako , wasaaradda waxbarashada ayaa maaggan inay Iskoolka Xaawa Taako ka dhigto xarun lagu xanaaneeyo Caruurta Agoonta ah , waxaa la ii sheegay inuu Madaxwayne Shariif u sheegay Wasiirka Tacliinta inuu Iskoolkaas u bixiyo Prof Caddow, wasiirkii Tacliinta ee Shaamoow lagu dilay Qarax . Wuu mudan yahay Caddow in loogu magac daro iskool iyo wax ka wayn laakiin ma qurxana in Hooyadii dhiigeeda u daadisay Ummadda Somaliyeed iyadoo waliba hor taaggan Gumaysi Gaamuray dalka iyo dadkana xoog ku haysta in magaceeda loo tir tiro taasi waxay hordhac fiican u noqon kartaa in gurboodka yar yar si sahlan looga masaxo taariikhdii halganka xornimo u dagaallankii mudda dheerna aan soo harsanay asii maanta naga maqan tahay oo aan heer ka xun kii maantaa xaawo uu Gumaysiga arxanka daran ku daadiyay dhiiggeeda . Ma filayo inay Xukuumadda haattan Villa Somalia daggan haysato dhaqaale xumo ay ku dhisto xarun agoomeed magacii la doono markaa ha loo baxshee laakiin waxaa dhab ah in Magaca Iskoolka Xaawa Taako doorintiisu tahay gaf wayn oo laga galay halgankii xornima u darirkii lagu Dhaliyay J. Soomaaliya, in la doooriyo magaca iskoolka Xaawo Taako wuxuu ka dhigan yahay astaanta Qaranka oo la badalay. Xaawo waa astaan qaran una taagan halgankii xoraynta dalka. Xigasho _______________ Qoraalka waa tifaftiray. -
Hilowloow, maxaa ka ogtahay waxee soo kordhin karaan. Kasoo horjeedida aad ciyoow kasoo horjeedid iska dhaaf, horta hubso ama la sug waxee kusoo kordhiyaan. Mise inay Shariifka meesha ka saaraan ka cabsanee? Ma saasaa Shariifka ula safantahay. Shariifka waa shaqsi, berina waa baxaa, wuuna baxaa ee jagadaas asaga malahee. Wax walba oo xaalka Soomaaliya nabad u keenaayo, samatabixinaayo waa soo dhaweynaa. Taas isweydiin maleh.
-
Nuunka mee ku dhahayn. Dhinaceena aa ka galnay iga dheh. Laakiin shiishooyinka meeshaan miyaa mise shiisho dhan saas u urto. Yaq, meeshaan ur kaliya shiishadee cabaan. Waaba lagu lalaboonaa markaa gishid guri saa'id loogu cabo oo leersan. Bahashaas ebidkey ma cabin, mana cabi dooni. ________________ Today's blog: A family feast.
-
Ar Soomaalidaa!
-
Askar ugu wac? Askarta iyaga hilfaha loo qaadaa. A whole block leeyihiin oo masaajidkooda ku yaalo. Nuunka knows masaajidkaas asagaaba ku tukan jiray. Mar walba mid isla muranaa guriga imaado, suu u amanaayo dhiigkar ku kaco anaga sheekadooda nama marsiin karee. Rag rag dhalay u aqaan kulahaa kuwaas. Ar daraad waala dhameeye, dad badan reerka yaqaanaan oo qaraabo kore la yahayna laga dilay ama laga dhaawacay oo Barbaarta ku jirtay. Xaalkooda waa siibtay labadaan beri, saas Maadeey Maadkeer u aamusanyahay ogoow. Inta kale howl kale waxaas ka daran u joogaa. Koley inta barafka socdo waa sii joogaa, Eebba ha idmo. Speaking of shiisho, meeshaan ayaa shiisho qalad laga fahmay. Mid walba iyo dhoore walba caboyso. Uff. Urkeeda guryaha laga cabo markaa gishid yaabeysaa. Waligey ma cabin bahashaas, haddana markaa inta ku arkay saan loogu isticmaalo waaba sii nacay. Maalin guri tagay, gabdhahoo fadhiyo oo bahasha cabaayo soo fadhiiso aboowe kulahaa, oo nala cab. Jaadaa ii dhaamo anoo cuno ku iri, maxaana kulahaa. Saas waaye iri.
-
Aboosto, xaaji. Bash bash, barbaar iyo barwaaqo. Kooyaasee?