-
Content Count
17,648 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
324
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar
-
If it was Soomaali-owned, then it has to be the one called The Mug, central downtown ku taalo. Been to it too markaa joogay inta last time. Qof Reer Kanada ah ayaa leh maqlay.
-
Widaay Afmaxaatiriga soo kama dhumin, while Afmaayga dadka ku hadlo isticmaalaan wali. Saararka Careys Ciise (Eebba ha u naxariistee) ku maqlay asagoo isticmaalaayo ereygaas 'widaay.' Nin loo gali karo ma ahayn marxuumka.
-
Che, maqaayadaas waxee ku taalaa jidka hoteelkaa degantahay jidka ku aadan. You know, the roundabout markaa dhaaftid, waa sii soconee. Its name is Towfiiq. Islii waa laga yaqaanaa. You went to Moonlight miyaa? I think I did once while I was here on last time. Maba xasuusti how it was like.
-
Malika;712589 wrote: ^Pls do..Lol - I am looking forward to coming to Africa this summer to just eat. I know it sounds strange, but I so look forward to the lobsters iyo fresh fruits..anigi baa hunguri iis geliye..Lool Kuwaanba UK waa laga helaa maxaa. Mise hawada Afrika iska rabtaa dheh nooh. :-)
-
Haye, abaayadiis, iimeel ma kugu soo diraa that bariis. And yes, u sheeg walaasheen Aaliya, intee wiil saas iyo wiil saan aan doonayaa ku jirto amuu nalka sam ka dhahaa, yacni ka damaa.
-
Aaliyyah;711925 wrote: ^lool is that af maymay? walee somaligii way aaseen...all i understand is fulaynimadii blahblah Dadka Afsoomaaliga aasay waxaa ku ogaaneynaa su'aashan yar aan ku weydiin rabo jawaabteeda. Su'aasha waxee tahay maxaa Afsoomaaliga lagu dhahaa 'friend.' Intaadan lasoo boodin 'saaxiib,' think again.
-
Saak, waaba yaabanaa, xalwo aanan aniga Islii ku arkin oo aanan cunin warkeeda see kugu soo gaartay la yaabanaa. Warkaaga hubso nooh. Che, Westgate shaneemo ku dhextaal waxaa la yiri maryooleey wada fadhiso, shukaansi jacburis ahna ku jiro. A modern shaneemo ku taalo Westgate, inkastoo aanan galin wali. Aaliya, intaa ku jirtid wiil saan ah aan rabaa, dooqeyga waa saas, guur saas aan jeclahay in la ii dhigo, fanaankaas in uu ka heeso arooskeyga rabi lahaa iyo waa shaqeynaa iyo ma shaqeynaayi markii la i arooso -- intaa waxaas ku jirtid waxaa ka cabsanaa inay qoraxda kugu dhacdo.
-
Today's blog: It is for Soomaalina, abaaydeen ayaa rabtee inay aragto cuntooyinka laga cuno maqaayadaha Islii. Maqaayadaan Towfiiq ayaa la yiraahdaa, Islii ayeena ku taalaa.
-
Gaandi oo waji gabax kala kulmay Shirka Mahiga
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in Politics
No body kasoo horjeedo everything. This 'thing' inay soconeynin aniga, adiga iyo jamaacad weynta Soomaaliyeed wey ogtahay. Jubbooyinka gobollo la isku heysto waaye, awalba dad hore ku hardameen, qolona ku guuleysan weysay. Marka ninkaan jug soo dhacay ah, iskana indhatiraayo xaalka Jubbooyinka in uu iska sameysto maamul magac u yaal ah cusub oo waligiis soconeynin wuu ogyahay. And on the top of that, Kenyaati wax ay sameysatay, proudly claiming the players behind this sinister project on their media ayaaba yax yax laga qaadaa. -
Gaandi oo waji gabax kala kulmay Shirka Mahiga
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Why stop at Buurhakaba, maxaa. Gobolka Baay Buurhakaba xadkiisa kuma dhamaatee. And heck, maxaa Baay ugu ekaanee, Shabeellaha Hoose sii aad, xataa Banaadir iskaga darso nooh. Magaca jeebka laga soo baxsaday ee 'Asaaniya' ayaaba i dishay. Kuwii 'laan, laanka' la baxaaye ayaaba awalba boos loo heyn jirin, xee ahayd magac wareerkaan. Saak, waxaan ma soconeysee, adiga iyo anigaba waa ognahee maxaa iskugu madadaalinee. -
This is Nayroobi, duqa. $$$ lee kaa xigto, walaa irid walaa ganjeel walaa albaab waa laguu furaa, xataa Kibaki hadduu gudaha ku jiro. Ha igu qasbin inaa beri aado. By the way, xaa meesha kuugu qoran? Ma Barbaartii waalneyd ayaa difaacdaa? Yaahuu. Saak, dhib malaha.
-
Gaandi oo waji gabax kala kulmay Shirka Mahiga
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Haye, Saak, "Asaaniya" intee ka bilaabataa kuna dhamaataa. Noo sheegba. Tuulada ee ku dhamaato iyo buulada ee ka bilaabato. -
Gaandi oo waji gabax kala kulmay Shirka Mahiga
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in Politics
"Asaaniya?" What the... -
Yee shaqo la'aantaas heysaa. Shir meeshaan kama jiree maaweelin ayaa ka socoto, kuu siyaado ahna hoteelo iyo dadkii lahaa iyo kuwa qabanqaabinaayo lacag beenaad ku cunaayo.
-
The Westgate mall Che was talking about. It is ultra-modern mall for a Nayroobi standard. N. B. - I didn't take those pictures.
-
Che, Westgate Mall maaba aragtay. Bas waaye, Nayroobi wax yar kaaga dhiman inaa wada aragtid marka hadda. Saak, Che Islii kama maarmo now. Aad iyo aad ugu bogay. Nuunka, LoL, sidiisa kale hadda dhidid u dilooyaa, haddii laba marduuf loogu daro igaarka waaba wareeraayee. Ka qalee nooh. Aaliya, xaa ku qoslee. Runtey waaye Che dhowr jeer jidka asagoo laafyoonaayo ku arkay. Qof Islii ka helay u ekaa, oo xataa lagama garaneynin Reer Islii, socodkiisa xataa Reer Islii isku badalay. Boston where la leeyahay.
-
Shabakooyin ku dirir, indeed. Soomaalina, ey ki bari Afmaayga. Maad Haaji Mukhtaar ayaaba soo quote gareyneysaa.
-
Sh Sharif Finally got it--Used and abused!
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to Som@li's topic in Politics
Saan baa loo hadlaa haddii kale la iska dhaafaa. Runta ayuu u sheegoyaa. Kaca ku dheh 'beesha caalamka' ku sheega. Kaca waliba kir iyo yur ha loogu daro. Soomaaliya ayeeba shirkad hoteelo qandaraaso ku qaato ka dhigeen. Marba hoteelo ku yaalo magaalooyin shisheeye loogu yeeraayo madaxda Soomaaliyeed, lacagtii masaakiinta Soomaalida loogu tala galayna lagu cunaayo. Kaca, waliba gis ku dheh, indeed. -
Today's blog: Some anti-Barbaarta pamphlets Islii lagu daaye a few weeks ago.
-
Soori folks for a lack of blogging. Kinda being a bit busy the past few weeks. Stoic, adaa mudan brother. Saak, I met the legend Mudane Che himself marar badan. Hadda indhihii u furmay, marka Islii caadi la noqotay. Asagoo marba meel u ordaayo jidadka ku arkee. Wuuba ka helay markaan Islii filaa.
-
Yaa iskugu aruuray, LoL. Che lee soo dhacay, la yaabana dumarka caanaha jidka ku gadaayo. That tells us how Afrika mudo badan ugu maqnaa. Haye, goormaa adiga inta imaanee, don't worry chartered diyaarad non-stop to Laascaanood ah lagaa sii saaraa, if you want.
-
Somalia: Al shabaab '' Bunka waa mamnuuc''
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Dankis, abaayadiis. Keep it updated too. A lot of stuff la mamnuucay since then. -
Somalia: Al shabaab '' Bunka waa mamnuuc''
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar replied to oba hiloowlow's topic in Politics
Where is that interesting thread of 'Everything Alshabaab' banned. Bunka waaku jiray waxa la mamnuucay, too. Dadka lee ha isku sii diraan, iska daaya. Koley wax jecel iska dhaafee, wax u dulqaato soo yaraanooyo. -
Yes, I am. PM kuu soo diray, ii soo sheeg meeshaa joogtid or lambarkaaga.
-
Che, Kilimanjaaro kusoo degtay miyaa. It is an average hoteel in Islii. Mar hal habeen seexday. Haye, I guess meeshaan Boston camal u dhalaasho sugeysay miyaa. Qof leerta Afrika wax badan ka maqnaa u egtahay, hence the mother of shocks oo yaabka la yaabantahay. Don't worry, intaa la qabsaneysid waaye. Dumarka caanaha gadaayana waaba shaqo fiican, lacagna wey ka helaan oo reerkooda ku biishaan. Meeshaan waa iska Soomaaliya camal, everything Soomaaliya ku arki jirtay waa ku arkee. I don't know how that could surprise you. I think kuwa kasoo horjeedka Kilimanjaaro fadhiisto, next to hoteelka Grand Hotel, islaamahaas meesha caanaha ku gado aragtay. Geelle, business consultants iyo legal consultants iyo wax walba waa wada joogaan. Soomaalida Sujuuga taas heysato. Meeshaan dad ayaaba sharci ku lahayn, laakiin heystoo $$$$$, marka dadkaas meel wax loo mariyo u baahanyihiin. And in Kenya, only the mighty $$$ hadleyso. Nuunka, saaxiibka Che Islii ma'ogi wuxuu ka filanaaye. Perhaps Boston's ghetto-like sugaaye filaa. Saak, haddaa meel aan ogahay la geeyo ninkaan, like the slums of Mathare meel la dhaho, Islii waxee la noqon lahayd adduun kale. By the way, ariyadaas waxaa lagu keenaa trucks meesha ka muuqdo. You can see some of the trucks at the back of the pictures. Those trucks, of course, too, are owned by Soomaalida.